Ahadi Abdallah oo ah Canfari Activist, taasoo Jibouti ku eedeysa Xasuuqa lagu hayo dadka Canfarta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @Halgame334
    @Halgame334 8 днів тому +12

    XILIGIII JABUUUTI CANFARTU MAAMULI LAHAYD WAA LA JOOOGA

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 днів тому +10

    HADII AYNU NAHAY REER SOMALILAND WAA IN AYNU U HIILINAA WALAALAHA CANFAR OO DAAROOD KU SOO DUULEY HADII AYNAAN CANFAR U HIILIN WAA DHIBAATO WAAYO WAA DAD ISLAAM AH OO LAGA GARDARAN YAHAY ILAAHEY HA U HIILIYO UMADA CANFAR

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 8 днів тому +4

    Masha Allah Ahadi waa gabadh aqooni ka muuqato oo aad wax badan u og, Masha Allah quruxna u dhalatay

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 8 днів тому +7

    Wariye siicid ciise illeye ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin waa waraysi aad uu fiican loobahan yahay imka ahaan waliba macariudka jabuuti somali iyo canfarba guulayso siciid

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 8 днів тому +3

    CANFART Hala taageero siay uga tuuran dhigya cabka ah ee geele way guulaysan doona an guul canfarta

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 8 днів тому +5

    WAABA GABADH ISLAAMA OO XIJAABAN OOSOOMAALIKUHADLEYSA MAXAA LOO ADOONSADEY DADKAA DAWN GEELE TUUG

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 8 днів тому +3

    Ahadi Abdullah ha la soo dhaweeyo hadii aynu nahay reer Somaliland waayo waxay ku jirtaa Halgan kii aynu soo marnay oo kale. Viva Somaliland iyo Canfarta. Xaqna way u leeyihiin in ay jabouti Madaxweyne ka noqdaan oo dulmiga laga daayo Canfarta jabouti iyo dhamaan dadka kale ee jabouti ku dulman ee bilaa xortaha

  • @Halgame334
    @Halgame334 8 днів тому +3

    CANFAR WEY GUULAYSAYSAAA JABUUTI CANFAR BAY SOMALI UGUTAGTAYYYY

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 8 днів тому +2

    Hamda bdalla way kumadsantahay warbixintaa weriye siciid khayr ilaahay haku siiyo waxanu kaa rabnaa sidaad ugu olalayn lahayd in jabhadii furtay iyo jabhadii ciisaha si keligii taliye geele maasha looga tuuro

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 8 днів тому +3

    Ismaaciil waa inaynu jabhadaha kasoo horjeeda dadka Reer Somaliland ee qurbaha joogaa waa inaynu lacag iyo siyaasadba ku taageeraa inshaa Allaah

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 8 днів тому +1

    Thanks for brother and sister

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 8 днів тому +5

    gabadhi cafariyadi si wanagsan oo runa ayay uu hadashay wana runted waxa dagakan iska kashanaya isla kuwi iska kashaday ee dagalka kuso qaday lascanod ee donayay inay ku wiqan ama ku burburiyan jamriyada barakaysane somaliland kuwaso ah darod iyo cisee wana isla kuwi iska kashaday wakhtigi afweyne ee ay duriyada reer sheikh issaxaq dagalka kula jiren dalimki weyna ee afweyne iyago isku bahaystay duriyada reer sheikh issaxaq lakinse ay afka cida uu is bahaysiga faqashta geesiyadi mujahidinti snm hadaba waxan ugu baaya duriyada reer sheikh issaxaq inay hil iyo waaxba isla garab tagan qomiyada canfarta oo qomiyad ad uu wanagsan oo geesiyala una dagalamaya xaqoda ha ilobina duriyada reer sheih issaxaq iyo qomiyada canfartu cadow qudha ayay leyihin wana darod iyo cisee

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 8 днів тому +2

    😂gumeysta geele don't😂 ❤aalle❤ haidinka.qabto😂 ❤insha aallaah❤

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 7 днів тому

    Noolow walaal Ahadi! Somaliland wey tageersantahay walaalahod Canfar. Guul iyo Gobonimo ni rajeynayaa. Amiin

  • @Halgame334
    @Halgame334 8 днів тому +2

    ILAHAY SHUCUUBTA ISLAMKA INA GEEELE HAKA QABTO DAQUUUTKAA

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 днів тому +3

    CANFAR WAA IN SALDHIG MILLATERY LAGA SIIYAA GUDAHA SOMALILAND SI AY ISAGA CELIYAAN CADOWGA CUNAYA HILIBKOODA DAWLADA SOMALILAND WAA IN AY QAADAA TALAABO CAD OO HIIL U AH CANFAR

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 7 днів тому +1

    ❤❤❤

  • @ukulm6841
    @ukulm6841 8 днів тому +1

    Siciid ciise Ileeye adigana waanu ku soo dha waynay naa aad baa nu kuu gu maha dinay naa da daal kaa ga faraha badan ee aad ugu jirto qaran keena guud ahaan iyo di faa ciisa oo aad waqti badan aad u hurtay allah ha ku nuuro amiin amiin guul somaliland guul guul somaliland ...

  • @ugbaadmaxamedcabdi
    @ugbaadmaxamedcabdi 7 днів тому

    Viva Somaliland Djibouti Afar❤

  • @Daher-o6g
    @Daher-o6g 8 днів тому +2

    Issa and Afar are brotherly people. Why is there confrontation between them? Simple answer, it is Darod who wants to profit from it, and issas are becoming naively unaware of these subversive actions. Sumxanala...

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 8 днів тому

    Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 8 днів тому +2

    Frud na wareysta

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 днів тому +4

    ISMACIIL CALOOLMWAYNE DICTATOR ISAGAA NA DALBADAY

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 8 днів тому

    Canfarta iyo ciisaha xukunka
    Jabuti loga dhartay ha isa so
    Habeyan si ay heryada iyo
    Rajimka isaga dulqadan

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 8 днів тому +1

    WAAR LACAGBAA LAQEYBINAYAA CIRO WUUSOOQAATEY LACAG XILDHIBAAN QODAX WAALAIIBSADEY MUUSE MIYUUNA WAXBA HAYSAN MAXAA KHALDAN

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 днів тому +1

    SOMALIAND JABUUTI WAY WIIQI KARTAA SI FUDUD

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 8 днів тому

    Farid filked dhan

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 7 днів тому

    SOOMALIDA WAXA HOGAMIYA RAG DANAYSTA YAALA OO AAN CAQIIDADOODU SAXNAYNAYN
    MANA AHA INAY IS LAYNO
    OO SIYASIGA DOQONKA AHI INAGU ADEEGTO

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 7 днів тому

    Canfaarta soo casumi

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 днів тому +5

    Dagaalka somaliland lagu hayo ayaa canfartiina lagu hayaa

  • @aminaqali7767
    @aminaqali7767 7 днів тому

    Isaaq iyo canfar oo is qashanayo. Wixi la qariyabaa mar umbu so baxaa. Been iyo munafiqnimo lagu xeshiiyeey. Lakin miyey ogyaaxin, munafiq inuna guleesan oo gurdaroo la saxib yaxay

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 8 днів тому

    Waa kii somaliland lagu soo qaaday oo kale dagaalka canfartu

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 7 днів тому

    Sida Canfarta loo galay, waa tabta lala rabo imika Isaaqa. gobolada bari waaka dagaalku ka socdo, galbeedna waata dagaal laga soo abaabulayo Jabuuti. Waxana la adeegsanayaa qabiilooyinka la dega Isaaq iyo kooxo Isaaq ah oo la iibsaday sida madaxda xisbiga waddani.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 8 днів тому

    Dagaalkii lasacanod buu u eg yahay alxmdulillaah haday fahmeen cida ka dambaysa isla dagaalka SL lagu soo qaaday waxaa lagu soo diyaariyey jigjiga ka cafartana waxay u eg tahay in jigjiga lagu diyaariyey

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 7 днів тому

    Canfartu waa qawmiyad ka tirsan beesha Warsan-geli DAAROOD, sidaa daraadeed halala heshiiyo

    • @AliAhmed-gz8hv
      @AliAhmed-gz8hv 7 днів тому

      waa run in ay Afartu warsangeli yihiin asal ahaan

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 8 днів тому

    👎👎👎👎👎👎👎👎👎