WIILO IYO BAABA JEEY KA SHEEKEEYAY JACAAYLKA UGU XANUUNKA BADAN SOMARO IYO QARAXADA ADUUNKA😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 675

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  3 роки тому +93

    Waxaa Jiraa Cinwaanno Badan oo Fake ah oo layga Samaystay .. Marka
    Halkan Igala Socda Walaalaha Sharafta Leh..
    FB Page-ka facebook.com/ShaadiyoSharaff
    FB Profile-ka facebook.com/shaadiyo.sharaf.3
    Instagram : instagram.com/shaaadiyo_sharaf/
    TikTok : www.tiktok.com/@shaaadiyo_sharaf02

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 3 роки тому +109

    Shaadiyo adi iyo faadumiina ayaan rabnaa oo isla joogo iyo ruwaayado inad nooso sameysan

  • @fadumoquruxofficial3111
    @fadumoquruxofficial3111 3 роки тому +117

    Wiilo cawa calosha I hurisay wlhi waxa kahadashay hadey run yihin wlhi wa xanun 😭😭

  • @yusufidirismediapro2498
    @yusufidirismediapro2498 3 роки тому +77

    Wiilo qosolkeeda ku heystaa .. kal iyo laab ugu qoslaa 🤣🤣

    • @maaxmedia4784
      @maaxmedia4784 3 роки тому

      Yuusuf Idiris yuu kugu hinaasin babaajey kkkk

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 3 роки тому

      Aniga xitaa wa iska jeclahay wiilo qosol keeda ban u dawada vidio ey ku jirto ima dhafo

    • @yusufidirismediapro2498
      @yusufidirismediapro2498 3 роки тому

      @@maaxmedia4784 🤣🤣🤣🤣

  • @queenzuhana5133
    @queenzuhana5133 3 роки тому +31

    Cilmi nafsi ahaan qofka qoslka badan wa qof murgysan wiilo sabr abyo🥲qiso xunun bdn weye

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 3 роки тому +14

    WLALHY Nabi Maxamed scw wuxuu dhahay ilahy adoonkisa wuxuu cawiya marku adoonku cawiyu walalkisa fadlan soo booqu channelkyga ku soo biirinta ku dhifo ganbareerkna furo aduu mhdsan😭😭🙏🏻🙏🏻

  • @aishakiin8923
    @aishakiin8923 3 роки тому +22

    heesta hindiga babajey iyo shadiya markle nogu soceliya wlahi codkina illahy haidindayo🥰🥰🥰

  • @samsamibraahim8670
    @samsamibraahim8670 3 роки тому +19

    mnsha allah shadiyo iyo baaba jeey wiilo markad is heshaan
    beerkaa icadada wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mariafarey2938
    @mariafarey2938 3 роки тому +60

    shaadiyo abaayooy faadumiina noo casuum please❤🙏

  • @aminomaxamed4184
    @aminomaxamed4184 3 роки тому +17

    Babajey wllhi waaqiiroday wllhi Adi iyo wiilo iyo shaadiyo sharf 🥰🥰🥰

  • @munaabdi7540
    @munaabdi7540 3 роки тому +16

    wlhi waxay ku hadlaan ma fahmo hadana soo funny😂😂😂😂

  • @amalabdikadirabdikarim8556
    @amalabdikadirabdikarim8556 3 роки тому +18

    wiiLo abaayo waakula qiirooday wlh
    inta badan dadka Qosolka badan
    waxaa jiro wax ay qariyaaan
    Dadka ugu dhoolacadeynta iyo farxada badan wlhi Waa dadka Inta badan dhaawaca soo gaaaro😥😥😥😥

  • @nimcomaxamuud2438
    @nimcomaxamuud2438 3 роки тому +35

    Shaadiyo baaba jey wiilo saalan sare saxiibo yaal🔥❤🥰🤣

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 3 роки тому +72

    Wiilo qosolkeeda qiso xanuun badan kuqarisaa miya 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @anhaarkashkaash9844
      @anhaarkashkaash9844 3 роки тому +1

      @@hudachanel2495 wan ku saaray abaayo guuleyso

    • @aaminanuura9700
      @aaminanuura9700 3 роки тому

      😰😰😰😰😰😨😢😢😢😭😱

    • @beerlula1047
      @beerlula1047 3 роки тому

      Dadka qosolka badanaaa qiso ayaa ku duugan qosolkooda 😢😭

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 3 роки тому +2

      @@beerlula1047 mama malyuun baanka maqlay dadka qosolka badan inay wax qarinayaan

    • @beerlula1047
      @beerlula1047 3 роки тому +1

      @@caashobashiir648 Haa Waa run abyo

  • @riyaan8038
    @riyaan8038 3 роки тому +59

    15:08 wiilo cadey caawa maxaa daaray qosol maleh😪

    • @aliabduule6903
      @aliabduule6903 3 роки тому +2

      weee qiiirootay maskiiin

    • @yussufismail49
      @yussufismail49 3 роки тому +2

      Wlahi horta ayaa qoray

    • @drshayaat555
      @drshayaat555 3 роки тому

      vedioga inta hore qodol ayuu ahaa inta danbe waa qiiro socoto wiilo sorry😰😰😰 mcnto mid ku jecel ayaa helee abyo

    • @saqiqa
      @saqiqa 3 роки тому

      Walahi wan la qiirooday wiilo qisada ku dhacday 🥺🥺

  • @maimunaissack3681
    @maimunaissack3681 3 роки тому +14

    Love the way sharaf is laughing..keep going

  • @mohanbishar989
    @mohanbishar989 3 роки тому +10

    Baabjeey inta allah dartiid u jecel like isaara 👍👍👍

  • @maarifarobah6787
    @maarifarobah6787 3 роки тому +11

    Woooooo Masha Allah wiilo manta wey iga farahisey ina adeerke bey doratey Oromo thanks wiilow wan tu tagersanahay xabibti

  • @shukriissaqcadehey6502
    @shukriissaqcadehey6502 3 роки тому +38

    Iɴᴛᴀ ɪʟᴀ ᴀʀᴀᴋᴛᴇ ʙᴀʙᴀᴊᴇʏ ɪɴᴜᴜ ʜᴇs ʜɪɴᴅɪ ᴋᴜғɪᴄɴʏʜʏ ʟɪᴋᴇ ᴅʜᴀᴄ

  • @ayaanaragsan1230
    @ayaanaragsan1230 3 роки тому +40

    Shaadiya Queen of mogudisho ❤️❤️❤️

  • @ifraxhoor3216
    @ifraxhoor3216 3 роки тому +15

    Wiilo qisadeeda waan isku eg nahey wllhi ax😭😭😭😭😭

  • @safaxasan9595
    @safaxasan9595 3 роки тому +3

    Shaadiyo and babajey wiilo halo kala kiciyo waan jacelahay wiilo waa gabar bari ah kaso hadal xaga

  • @salmalove8326
    @salmalove8326 3 роки тому +4

    Fadumina iyo shadiya u codeeya in kulmaan 💕💕💕

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku
    @bashirbashiirhawaarojaceylku 3 роки тому +4

    Ruun ahaanti jaCeylka xanUun kisa waaxa dareemi kara qoF usoo maraY💔🥺
    JacaYlki iso maraY aniGa wxN
    Ula maGac baxaY ↪___kalSooni laa dhawAcaY💔🥺😫
    ShiT mardanBE jacYlka maa amiini doono😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @AbdifetahIOmar-zd6gh
    @AbdifetahIOmar-zd6gh 3 роки тому

    Shaadiya iyo baaba jeey wallahi qosolka iga dhamesen waa best comedian walaalo is jecel

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 3 роки тому +7

    ASC. Shadiya iyo wiilo iyo Babajey walee qosal iguma harin 😂😂😂😂

  • @zimannuurabdulahi2081
    @zimannuurabdulahi2081 3 роки тому +13

    Manooooli wlhi babajeey mid mahn wlhi🤣🤣🤣🤣

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 3 роки тому +3

    Wiilo wlh wa xanuunsady😪 xanun jeceyl qofkiii soomaro aya daremi.karo😔😪
    Wa sababta aan jecel dhan unacay😪😭

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 роки тому +2

    Masha aalh sacdiyo hadow kula joga baba jay kiliyah aaya kuxanonayan wanyabay qofkii kaliyah zaid kaga gusulsiyo waye baaba

    • @nuuraadan4465
      @nuuraadan4465 3 роки тому +1

      Sacdiyo cawa binka igo gabo san nugunayo ayan firina abayo

  • @abdifatahmohamed7302
    @abdifatahmohamed7302 3 роки тому +1

    Kkkkkk qosol iyo farxad hadaa rabto muqaal shadiyo iyo Baba jeey ay iskula jiran yusuan kudhafin 😂😂😂

  • @Gn_171
    @Gn_171 3 роки тому

    Wiilo sii hadii loo firiyo baba jeey wey jeceshahy wlhi 😂😂😂😂😂

  • @misszuheylaabdulkadirothma702
    @misszuheylaabdulkadirothma702 3 роки тому +11

    Shaadiya qosolKaga Love Ku AhaY love you 🥺♥️🤞🏻🔐🙌🏻

  • @shadiabashir7666
    @shadiabashir7666 3 роки тому

    Nolosha haduu qof kaa tago ogow in ilhy naxriis uu kuu naxriisanaayo uu qofkaas kaaga tago
    Dhamaanteena qisoyin ayaa jirto ilhy mooye uusan qofkle nala ogyn ilhy inta qalbiyadooda murugsnthy ilhy ha dajiyo🤲

    • @basraibraahim5794
      @basraibraahim5794 3 роки тому

      Aaaaaaaamiin aaaaamiin 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +6

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢❤

  • @baarliin50
    @baarliin50 3 роки тому +3

    Jaceyl wuu I soo maray wlh anaa u sabab ahaa inaa kala tagno asigana sidoo kale sabab ayu kuluha lkn waxaa rajeynayaa mid ka wanaagsan inaan helno dadka jaceylka soo maray

  • @cashiali968
    @cashiali968 3 роки тому +1

    Wiilo qosolkaga rabna pls ha murugoon

  • @ahmedjama2272
    @ahmedjama2272 3 роки тому +2

    ALla Codmacaana Mcha aLlaH♥️♥️♥️🤲

  • @alimahamed1717
    @alimahamed1717 3 роки тому +7

    Wiilo miskinta ha ku kakicinina waa singel 🤣🤣

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi9752 3 роки тому +1

    Yaaa asxaaaaab wxaad naga qoslisiinba cwa jwiga jcyl baad noogadhigteeen🥺❤🤦‍♀️wiiiloy wan kula qiiirody wllhi qisadaaaada🥺🤦‍♀️🙏🏽

  • @NourAhmed-17
    @NourAhmed-17 3 роки тому +8

    Wiilo Qof Lover Ah Ayeey U Egtahay Dareen Ahaan, Jacayl Ku Guurso Kuna Nooloow Abaayo.

  • @ubaxsheikh4521
    @ubaxsheikh4521 3 роки тому +2

    shadiyo io baaba jeey markaa isla joogtn qosol wlhi mshallah farxad ku waara ❤💕💖

  • @cabdiraxmaanhadaafoow8198
    @cabdiraxmaanhadaafoow8198 3 роки тому +5

    Boqorada somalia i lake you so much i miss you also love you thank you sister💪💪💪💪🇸🇴❤❤❤❤❤💋

  • @hamdazakiriye7374
    @hamdazakiriye7374 3 роки тому +1

    Abaayo shaadiyo iyo baba jey iyo wiilo waan idin jecelahay wlhi abaayo shadiyo aad ayaan ku jecelahay wlhi abaayo shadiyo allah ku xafido adiga iyo dumashigey iyo wiilkah habo aan uh ahay allah idinka qabyoh cadawkaga amiin 🥰🥰🥰🥰

  • @jamiloquruxjamiiloqurux2153
    @jamiloquruxjamiiloqurux2153 2 роки тому

    Baba jey iyo shadiyo iyo wiilo hala cadeeyo hee kabtan bara hhhh marwalbo waalajafaaa maskiinka dhaafaa

  • @muniibjnr1049
    @muniibjnr1049 3 роки тому +6

    Shaadiyo,, willo iyo baaba adh idhin tagera keep going wllos

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 3 роки тому +1

    inanta wiilo la leeyahay fariidsanaa 😍oo qalbi daadaxsana 🥰♥️

  • @hannahassan1767
    @hannahassan1767 3 роки тому +2

    Wiilo qosalkeeda xaguu ka yimid hadaan fahanay masha alllah group funny ah waaye

  • @CfA-ox9qp
    @CfA-ox9qp 3 роки тому +2

    Baaba jey iyo shadiya heestas hindiga so dhamaystira cadi mha

  • @najaxsaxardiid5268
    @najaxsaxardiid5268 3 роки тому +2

    Mansha Allah baaba jey waa runtaa wallahi xaaskaga waa qof fiican allah kuu xafido
    Shadiyo iyo Wiilo salan sare

  • @deqomuqtaraxmed7012
    @deqomuqtaraxmed7012 3 роки тому +1

    Masha allh shadiyo iyo baabjey naa soo badiya heesaha hindiga

  • @samracali5564
    @samracali5564 3 роки тому +3

    Wlhi xasuus jclka waa xanuun 😭😭💔 nin wax la aamino mahan wiiloy

  • @nimcoabukar3182
    @nimcoabukar3182 3 роки тому +1

    Pls shaadiyo abyo kaftankaaga waan kahelaa iyo qosolkaaga blse marki ee wiilo dareemeheeda kahadashay inaa kuqososhaan meehen waayo murugo ayeey dareemeysaa inaa dareentaan ee ahayd idinkana blse keep going walaasheey❤️❤️

  • @farhiyaabdulle673
    @farhiyaabdulle673 3 роки тому +3

    Wiiilo wlhi isku mid nahay nimaka waji malahan 😔😔😔😥😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 3 роки тому +1

    Alla babajey cay badana wixisu waa cay caadiya fadumina kaleexo waryaa

  • @saara1434
    @saara1434 3 роки тому +4

    Shadiyo waan kusalaamey lov 💖you bebe wiilo iyo baaba iigu salaan iigu salaan dumashi iyo maxamed mc isii

  • @basraibraahim5794
    @basraibraahim5794 3 роки тому

    Qisooyinka jacayka noo soo badiya shaaadiyo

  • @zuperzaami7746
    @zuperzaami7746 3 роки тому +4

    dad fani Ah baa TiHiin Keep Going Shadiya Team

  • @ifraxqurux2933
    @ifraxqurux2933 3 роки тому

    Shadiya iyo baba jaye cawa waa isku nacay wlhi Wiilo firi sida ey idin ixitirameyso iyada o dhawacan ayey hadane idin la qosasha firi marka ey qisadeda idin shegeysey meqa mar aad ku celisen ixtirama qofka idin agfadhiyo youtube leyda dhamantoda dontoda ayey firsadan waxa ku cadeyneyso intas ayey daba socden Wiilo qalbigeda waxa ku jiro ma oganin iyo dhawaceda xita marka ey idin shegtey xita qiro wada u mujin weyden ama dhira galin sida quruxdan Ayad qabta ama asiga tagey iyo wixi la mid ah darenka qofka in la ilaaliya waa waxa aad u fican Wiilo ninki tagey asiga tagtey Alxmdulilaah manta qurux iyo dabecad Ilaahey waa ku siyey ku dheer dulqad hore u soco abayo waliga qofna ha u jawabin qofki ku inkira adigane inkar adunka waxa u jecelahay qofka i inkira guleyso walashey Wiilo qurux qosal wanag

  • @ifraaxxaashi4436
    @ifraaxxaashi4436 3 роки тому +3

    Wlhi sadaxdin wn isku kin jaclhy nolad wligi wxn jalan laha ina markasta si wada jir wx nogu so dubtan🥰🥰🥰🥰

  • @SANKUMANJR
    @SANKUMANJR 3 роки тому +2

    Mansha Allah walashy sacdiyo.hoor usoco maar walbo

  • @zamiiraabdiaziiz4399
    @zamiiraabdiaziiz4399 3 роки тому +4

    Baaba Shaadiyo wiilo is qabtaan qosol kugu ma haraayo wlhi fanny 😂😂😂

  • @sacduush_binta_omar3187
    @sacduush_binta_omar3187 3 роки тому +4

    Ani manooli wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xafsomaxamed661
    @xafsomaxamed661 3 роки тому +6

    Labadan waan ku haystaa qosolkoda 😂😂

  • @canabmohamoud7621
    @canabmohamoud7621 3 роки тому +3

    Shadiyo iyo asxbateeda noo soo badiyee shekoyinkan oo kle love you guys💯👍🌹

  • @yussufismail49
    @yussufismail49 3 роки тому +20

    Shaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaadiyooo from garissa cadey kenya love u abayo

  • @safacadey5791
    @safacadey5791 3 роки тому

    Iska kiin jeclhy walhi sida iga farxiseen ilhy ha idinka farxiya 💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️😪🙏🙏

  • @daadirali306
    @daadirali306 3 роки тому +2

    Shadiya qosol wng qofka kliya ee media ha ka taageeero guuleyso abyo qliya

  • @naimaguled2633
    @naimaguled2633 3 роки тому +1

    Wiilo waa gabar fiican ninkaas wasaq uu ahaa

  • @samsamibraahim8670
    @samsamibraahim8670 3 роки тому +1

    Abaayo shadiyo gabaytena maxamed yare iyo Abdifatax
    xanuunkii suu kayahay
    my familay noolada 💋💋💋❤️❤️❤️❤️

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    Waa run jaceylka Waa guurka kadib

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 3 роки тому +4

    Asalaamu calaykum waad iga qosliseen waad mahadsantihiin, Wiilo waan ka kumaaday waad ,heleysaa calaf kaaga mardhow in,sha, Allaah nabadeey ✌️😂

  • @DahabsanAbdulkadir
    @DahabsanAbdulkadir 3 роки тому +5

    Shaadiyo abaayo mcn wlhi alle dartiisa ayn ku jeclahay wxna ku ahay taagero weyn wxn ka codsanayaa inad maalin un ila kulanto wllshy mcn wn ku baryaa codsigeyga ii tixgali

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 3 роки тому

      Beerta banaadir ay shalay iska jogtay kwrn shadia wan arkay aniga😂

  • @f.a.909
    @f.a.909 3 роки тому +8

    Maasha allaah tabaraka laah ii noolaada🥰✨❤️😍✨👍🏻

  • @hawaaden7218
    @hawaaden7218 3 роки тому +5

    Qosolka igadamesen wllhi baba Jey iyo wilo shadiyo sharaf ❤️

  • @yussufismail49
    @yussufismail49 3 роки тому +2

    Wlahi wiilo weyqirotay marku baba jey hadlaye

  • @salmacisman4381
    @salmacisman4381 3 роки тому +12

    Masha Allah keep going abaaya Mcn 😍❤🙏👍🥰

  • @bushracadey2319
    @bushracadey2319 3 роки тому

    Shaadiyo sharaf iyo baaba jey iyo wiilo cadeey walaahi waa idin jaclahay markaa isla fadhisiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naciimosalax2679
    @naciimosalax2679 3 роки тому +13

    Mashallah allah ika xafido malpo💋🌹🌹

  • @zakimoha9381
    @zakimoha9381 3 роки тому

    Shadiyo wiilo iga gaarsi qalbiga allh udhayo maskiinta

  • @thegoats274
    @thegoats274 3 роки тому +1

    Baaba jey You make me cry xaaskaaga ilaasho

  • @caashodheerey4858
    @caashodheerey4858 3 роки тому

    Baba dhibka dhaf wiilo jecel gale 😂😂 miid ka dhaqa heela insh aallah mcnto wiilo 😢😢

  • @daacad5731
    @daacad5731 3 роки тому +3

    Wiilo heesta waad ku dheeshey 😂😂😂

  • @ahmedabdiqadarsalat5662
    @ahmedabdiqadarsalat5662 3 роки тому +2

    Mashaa allah my queen shaadiy Sharif 💞💞💞💞

  • @hareiandaud546
    @hareiandaud546 3 роки тому +3

    Dhusadi uu si live ah udhuusey tiktok ayuub karlo iyo isaga bilal bulshawi 😂🤣😂

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 3 роки тому +2

    Microfonka dadka kale waa loo aga dareemoya codkoda wiilo maxa ku dhacay😃😀😀😀

  • @abgey
    @abgey 3 роки тому +1

    Abaayo wiilo hadeey xaqiiqtahay story gaan allaah kugu badalo sowj saalix ah Iyo mustaqbal qurux Badan🥰🥰🥰🥰

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 роки тому +1

    Wilo love you so much my sweet sister qisadaada so sad walahi 😭😭😭😭

  • @xabiiboxarago5628
    @xabiiboxarago5628 3 роки тому +1

    Masha allah dad qalbi wanagsan shadiyo io babajay wiilo horay u socda nolasha idiima xumayso wad iga qoslisen cawa

  • @nasteexoahmed1736
    @nasteexoahmed1736 3 роки тому

    Wlhi qosal kaBacdi wanqiroday qisadiina wilo iyo Baba jacelka aanlakulawadin waa xanuun wlhi waxaa tihiin sadax qofot oo qalpi fican ilahey haniixafido shadiyo iyo intii islaam ah oo fanka kujiro alaha kasaaro 🤲🤲 nolol farxad leh aaidinrajenaa

  • @Haniabdikadir
    @Haniabdikadir 3 роки тому +2

    Baabajey shaadiyo sharaf wiilo waa idiin salaamay Walalahy waa idiin tageeraa wallhi Really ❤❤waa idiin jeclahy

  • @iqramohamed5721
    @iqramohamed5721 3 роки тому +8

    Shaadiyo legend thy bilaahi

  • @hassansomali1442
    @hassansomali1442 3 роки тому +3

    Qosolkiina cafimad ayaan u arkaa markaan Fakiraayo idinka ayaa ii wehel ah wlh markasta sidan iigu sooqosla please please shadiyo abaayo 🙏🙏🙏

  • @ifraaxcabdullaahi7737
    @ifraaxcabdullaahi7737 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi 3jer aan ku soo cidhadey qosolkay iga dhameyeen

  • @naasirlyrics4238
    @naasirlyrics4238 3 роки тому +5

    Sedax qof aan taagero baba shaadiyo&wiilo kulun ad ahaa

  • @drsiqriina5794
    @drsiqriina5794 3 роки тому

    shaadiyo queen always queen girl of soomalia

  • @zeinabarsidirie7463
    @zeinabarsidirie7463 3 роки тому +6

    Shashka cadey 🤩🤩🤩❤❤❤👑👑👑👑🌷🥀👑 wlhi waa kujeclahay abayo

  • @sabirinmaxamed226
    @sabirinmaxamed226 3 роки тому

    🥺😢😢 nin Ey waaye wllh 😢qurxey qalbiga alle ha ku qaboojiyo

  • @abdallaislow3825
    @abdallaislow3825 3 роки тому

    M.a shaadiyo adiga iyo asxptada keep going waana kaxumahay jaceelkii xanuunka badnaa willo kudhacay

  • @hanaanitabosslady346
    @hanaanitabosslady346 3 роки тому +4

    😭qisadeyda wlhi buqa lagu qori kara ani xita😭🥺

  • @calimadeey7302
    @calimadeey7302 2 роки тому

    Shaadiyo marka wiilo jaceylka uga shekeyneysay 🤣🤣🤣 jiloowga lee qiiro jabaanta iga gadan