IYADOO UMUL AH AYAAN SI KADIS UGU BOOQDAY KAWSAR LUCKY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 739

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  3 роки тому +498

    BAARI ALLAH KAAGA DHIGO WALAAL
    ua-cam.com/channels/KQnQd31jejHgg2oMOpWQbw.html

    • @ilhaanomar3617
      @ilhaanomar3617 3 роки тому +5

      Keep going my brother Asad hagio Alle haku xafido wallke qali Aduun iyo Aqiraba 🤲🤲🤲🤲

    • @deeqomohamuud73
      @deeqomohamuud73 3 роки тому +4

      🥰🥰🥰🥰❤❤💖💕❣

    • @hanaansamramynasir4435
      @hanaansamramynasir4435 3 роки тому +4

      Asad walaalka waku cawiya Ilahey ha u danbi dhafe waxan ku rajeyna lugahada ina ku istagto

    • @Ilkacaze__YouTuber
      @Ilkacaze__YouTuber 3 роки тому +2

      Keep going pro 🙏

    • @haashimyare1466
      @haashimyare1466 3 роки тому +2

      Aamiin

  • @qamar7784
    @qamar7784 3 роки тому +150

    Plz pray for me to get pregnant may Allah make my dream come true ya Allah 😭🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

    • @hamdixiischannel1482
      @hamdixiischannel1482 3 роки тому +6

      Ilaaheey haku siiyo owlaad baari ah oo caafimaad qabo Aamiin .

    • @bahsanhussein3693
      @bahsanhussein3693 3 роки тому +5

      Abyo alle ubaaad qeyr qabo kusiiyo inshll wahelee diaa 🥰😍😍am gonna pray for you

    • @hibaaqqurux5673
      @hibaaqqurux5673 3 роки тому +3

      Allaaah ubad kheery qabo hakusiiyo inshallah waad helidoontaa one day Allaah haduukuugu talagaley udab aad kufaraxdo Allaah hakusiiyo inshallah...

    • @maskiinkaal908
      @maskiinkaal908 3 роки тому +3

      allaha ubad khayr qaba ku siiyo

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 роки тому +7

      Insha Allah you will get pregnant soon.
      I wanna tell you some advices
      1 .believe that you will get because Allah gives those who believe.
      2. Wake up midnight and pray allah .at this allah accepts everything thing you ask
      3. Pray allah with his names like rahmaan and razaaq

  • @princessheva6099
    @princessheva6099 3 роки тому +34

    Aniga manta ii tahay 20bari umul ahay alxm qaliin ku dhalay 🥰❤️😍😍 alxm illahy awlaad bari allah seyo inta haysanin

  • @umucadnicabdiqaadir4166
    @umucadnicabdiqaadir4166 3 роки тому +140

    Masha allah asad qof wanaagsan Tahy Guulayso walalo ❤️

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 3 роки тому

      Aamiiin Aamiiin

    • @ibraomar461
      @ibraomar461 3 роки тому +1

      Muxu qof wngsan ku Yahay maxaad se ku taagertay somalaay maad diinta barataan oo aad Kala garatan qofka taagerada mudan iyo qofka kale Alle ka baqo

  • @hamdireebe3471
    @hamdireebe3471 3 роки тому +21

    Mansha allah asad hagio qof qalbi wnhsan thy
    Wilkayga curad sanad iyo bar ka hor kugu samiyey illahay qof sidada axsaan badan ha iga dhigo asad yare my son samigaaga ❤❤

  • @user-mm8nv2km3v
    @user-mm8nv2km3v 8 місяців тому +2

    Masha allah asad waa will qalbi furan allah lugahaaga kusoo celiyo walaal mcn❤❤❤❤❤

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 роки тому +36

    Masha Allah walalka cabdulahi su ku caawinayo ilahay ajar haka siiyo wa walal qimo leh

  • @gaduudo
    @gaduudo 3 роки тому +90

    Masha Allah Asad waa wiil qalbi fiican ilaahey hana tuso adigoo lugahaaga ku socdo insha Allah. Umusha kadis looguma tago 😆

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 3 роки тому +18

    WLALHY Nabi Maxamed scw wuxuu dhahay ilahy adoonkisa wuxuu cawiya marku adoonku cawiyu walalkisa fadlan soo booqu channelkyga ku soo biirinta ku dhifo ganbareerkna furo aduu mhdsan😭😭🙏🏻🙏🏻

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +3

    2023/11/6 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah

  • @sahrinabea2288
    @sahrinabea2288 3 роки тому +2

    M.a wlhi asad wa qof qalbi fican alle hai I tuso adigo cafimaday o carur dhalay asad inshallah bi id milah wan arki dona walalkey

  • @liltom2378
    @liltom2378 3 роки тому +46

    Lipaax aan ku faano always full respect wllka ✊

  • @guledibrahim2128
    @guledibrahim2128 3 роки тому +34

    Wooow legend ASAD your back with other video ❤️🖤💙🙏 one love big brother and U my favorite UA-camr that I like to watch every time your upload a video I’m the first person who watch it and I enjoy watching it

    • @ubahqueen984
      @ubahqueen984 3 роки тому

      Asd al walahi wiil qalbi fiicn ale hakudaayoo walaky asd xaji

  • @saciido1235
    @saciido1235 3 роки тому +4

    Mn sha allaaa Asad qof wanagsan wlhi waxaa laga garan wanagaga sida kawsar. Oo dhalan 7 bari uboqatay wiliba si kadis ah. Mn sha allaaa asad allow ku cafi lugahaga abowe 🤲🏻

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 3 роки тому +14

    Mansha Allah aamiin ducada Allah ha noo aqbalo adiga iyo nuunaha farxada iyo caafimaadka Allah ha idiin siyaadiyo ,asad adiga Allah waxaad ku haminayso ha ku siiyo wll 🤲🥰🥳

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 роки тому +10

    Maansha alaah asad qalbi dahab wallo ale haku sharfo waad shaarfan tahaybe, habo abdihakiim yare kor oo kaalin khayr qabta gal

  • @sheikhyuusuf1144
    @sheikhyuusuf1144 3 роки тому +28

    M.a Legend Asad hagio Keep going
    Masha Allah Ku Xafido Asad hagio

  • @bashiirlucky346
    @bashiirlucky346 3 роки тому +4

    manta hadii la idhaha laha asad kili ayuu raba wlhi waan kusiinlaha lkn Lugo maya ,mudo Badan ayaan ugu xiranahay broh marwallbo niyada kaagaso duceeya ,allah wuu abooda again inaad socoto ,amiin 😭😭😭😭😭😭 2016 ayaan bilaawey inaan ku daawado marwallbo alllah hakusiyo cimri dheer🤲🤲🤲🤲🙏

  • @ugasska9443
    @ugasska9443 3 роки тому +93

    1M COMING SOON

  • @adontiallah5857
    @adontiallah5857 3 роки тому +13

    ManshAllah Adad waa wiil qalbi fiican ilahay xaas foican iyo caruur hakusiyo walaalo 💖❤❤💖

  • @shukriahmed1004
    @shukriahmed1004 3 роки тому +3

    Wllky asad xaaji dadka saad ucaawiso allah ku caawiyo waxan rajaynaa inaad icawiso wayo wxan ahay qof hami leh lkn nolasha ayaa iga adkatay o hamigayga iga hor istaagty saad dadka oga farxiso iga farxi wllky thanks

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 3 роки тому +40

    Asad hagio Wiil WANAAGSAN wlhi sxb Team 27 Hawshu hasoco To keep going my brother Gacmo Wadajir Baywax ku Gooyaane Noolow bro

  • @ayaan143cilmi2
    @ayaan143cilmi2 3 роки тому +3

    Masha allaah kawasar alle ha idin xafido adiga iyo wiilka asado alle ha ku xafido huno

  • @amiiragaaz4515
    @amiiragaaz4515 3 роки тому +14

    Masha allh azad qof qalpi wanagsan tahy alle haku barakeyo😘

  • @swsw798
    @swsw798 3 роки тому +12

    Masha allah asd walhi wxd thy qof wngsn illaahey wxn kaga baryaaa inaad lugahaga hesho bi idni llaah

  • @mustaqimmuxudiin7772
    @mustaqimmuxudiin7772 3 роки тому +11

    Masha ALLH kuu barakeyo wlshy dhamteen intii hessne Allh siiyo ubad ey kufarxaan in a

  • @ismahaancadey8758
    @ismahaancadey8758 2 роки тому +4

    Maasha Allaah Tabaarakallaah run Ahaantii Asad haigo waa qof qalbi wanaagsan ILAAHEY luwihiisa caafimaad taam Ah ha usiiyo walaalkeena Asad hagio Amiin Amiin Amiin yaarabi Abaayo macaan ILAAHEY hakuu xafido cunugaaga ILAAHEY hakaaga dhigo kii diintiisa iyo dalkiisa iyo dadkiisabo Anfaco Insha Allaah 🌷 💓 ❣ 👍 ⚘ 👏 🌷 💓 ❣

  • @user-qc2op1vg5f
    @user-qc2op1vg5f 3 роки тому +7

    Asad wa ilmo jacelyahy m.A bowe rabi adna mar dhaw hkgu irzaqo mid wax kutari doona i.n❤❤🖤🖤🖤🖤 abyo adna allh hku dhaafo🖤🙏

  • @qaaliali4741
    @qaaliali4741 3 роки тому +8

    Kowsar waa qof qalbi wanagsan hambalyo abaayo alh ino xafido wiilkaga

  • @suldaanboy1555
    @suldaanboy1555 3 роки тому +3

    Msha allh Kowsar lucky Hambalyo Wlashe Bbe Alle hanoga dhigo Midku Dintisa Dadkisa iyo Dalkisaba Anfaco Aamiin Yaaa Rabbi

  • @actrosdinhotruckboy3673
    @actrosdinhotruckboy3673 3 роки тому +13

    Mashallah Alle haxifdiyo ducadena ayu qaba nolow abti mcn Amiin

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 3 роки тому +18

    Masha Allah tabarakallah asad

  • @fjfhigg9314
    @fjfhigg9314 Рік тому +2

    Asad allah ku cafiyo abowe insha allah lugahaga ayd ku Socon dontaa wiil qalbi wngsn ayd tahay wan ku taageraa allah ya xafdak from Saudi 🇸🇦

  • @qaaliomar6947
    @qaaliomar6947 3 роки тому +13

    Caruur iyo xaas wanagsan alah ku siiyo qof naxarisleh ayaa tahy bro Amin

  • @nuuramuhamed7982
    @nuuramuhamed7982 3 роки тому +3

    Masha allah wlkey asad wlhi waxaad thy qof qalpi wanaagzan qofkaztapa waa wllkaa ama wllshaa sikedis ahna gurigiisa ayaad ugutegeysa adiga weli ma arkin qof si. Kedisa kugu imaada walaalayaal sida uwakhtiga idin siiyo idinkuna wakhti ulaqaata ooxaafadiisa ugutaga waan idin jecelahay dhamantiin ILove you dadkaygiih ❤️❤️🥰

  • @user-tj2iq1nz4k
    @user-tj2iq1nz4k 3 роки тому +15

    Asad allaha Caafimad Iyo nolal qurxon kusiiyo wll mcn ..🤚

  • @hooyomacaan5970
    @hooyomacaan5970 3 роки тому +116

    May u stand with ur legs soon ameen🤲🤲🤝

  • @aaminomohamedaaminadaacad8595
    @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 роки тому +3

    Masha Allah umul fiyow alaah haja dhigo keep going asad hagio pro qaali alaah haku xifdiyo🤲

  • @asmaali6521
    @asmaali6521 3 роки тому +21

    Masha allha asad hagio keep going

  • @deeqaasad1152
    @deeqaasad1152 2 роки тому +1

    Mansha alh ale ha ku dayo wll qali cunugaga barine hakaga dhigo

  • @cwaasacmaxamud
    @cwaasacmaxamud Рік тому +1

    Allah ha kaaga dhigo bari wanaagsan oo ku adeeca Asad ilaahay Adna haku barakeeyo

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 3 роки тому +4

    Ameen masha Allah ilahey hano barakeyo inta hesan na Allah aad io aad ❣️🙏

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 3 роки тому +2

    Ased xaajow masha allaah qof qalbi nadiif ah illaahey haku xifdiyo habo mcn

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому +1

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN...

  • @suldanirsiqchannel1658
    @suldanirsiqchannel1658 3 роки тому +6

    Wow 🤩 masha Allah waxan idin odhan lahaa oo kaliye idam allah allah idinka farxiyo dhamaanteenba 😍👏🏽👏🏽

  • @hibolio2120
    @hibolio2120 3 роки тому +2

    waxaa isoo carfeysa 1 million in sha allah alle nabad ha inagu gaadhsiiyo team 27 august

  • @CaashoCali-zj5kt
    @CaashoCali-zj5kt Рік тому +1

    Masha allha allha haku dayo inabadan walshey qaliya sobar bar habo ❤❤❤❤

  • @cawiljeesto2610
    @cawiljeesto2610 3 роки тому +1

    Kawsan rabi haku barakeeyo illahy qaar khyr qabah hkusiiyo
    Adiga iyo wllkana waad mahdsantihiin farxada gabdh ka muqatah mnsha allah

  • @zakipro3387
    @zakipro3387 3 роки тому +8

    Masha Allah Asad hagio qof qalbi wanaagsan

  • @hamdamohamed3063
    @hamdamohamed3063 3 роки тому +6

    Wax fiican baad sameysay Allah ku wanaajiyo farxad aan dhamaan Allah ku siiyo wll

  • @mustafecabdale7008
    @mustafecabdale7008 3 роки тому +20

    Keep Going Pro AsaD

  • @abdikanisheikh2933
    @abdikanisheikh2933 3 роки тому +28

    Keep going will

  • @hassanabdiabdillahi9982
    @hassanabdiabdillahi9982 3 роки тому +22

    Legend Asad mahmed hagio💥💯✌

  • @aishahashi4543
    @aishahashi4543 3 роки тому +12

    Masha allah asad❤

  • @AmiiraYariisey
    @AmiiraYariisey Рік тому +3

    Masha Allah aha ku xafido 🤲🤲❤

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 3 роки тому +1

    Maashaa Allaah tabaarikallaah walaalkey qaali ilaaheey hakaa siiyo AJAR badan sidaad Allaahuma Aamiin usoo booqatay walaashaa. Ilaaheey hana tuso adigoo lugahaad ku socoto mar dhow Allaahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤🌹🌹🌹

  • @mustafeyhassan1027
    @mustafeyhassan1027 3 роки тому +14

    Keep going my big brother

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 роки тому +1

    Asc Asad xaajiyow maansha allaah illaahey ha ku ciseeyo walaashena illaahey ha ka dhigo umul Caafimaad Qabto umushii is xambaarto babygina kii dadkiisa dalkii iyo diintiisa anfaco aaaaaammmmmiiiiiinnnnnn

  • @guredheere5777
    @guredheere5777 3 роки тому +11

    MASHA ALLAH KEEP GOING BRO

  • @axd_12ja
    @axd_12ja 3 роки тому +7

    الله يشفيك ويعافيك يارب العالمين

  • @fatmanorismael1124
    @fatmanorismael1124 3 роки тому +4

    Masha Allah loan Allahabad Ashima Ashoka Umesh ho ja Tak Sab hi ❤️❤️❤️😍😍

  • @nawdarhakim7040
    @nawdarhakim7040 3 роки тому +14

    Keep going my bro f

  • @cumaryasmin107
    @cumaryasmin107 3 роки тому +8

    Mashallah mashallah Allh ha Ku dayo wll qali ☝️☝️🤲🤲🌹❤️🥰💋

  • @user-kq4ot5ip3p
    @user-kq4ot5ip3p 3 роки тому +5

    ما شاء الله ما شاء الله الله يحفظه يارب ان شاء الله

  • @naimaguled2633
    @naimaguled2633 3 роки тому +11

    Masha Allaah

  • @abaayosusu3085
    @abaayosusu3085 3 роки тому +1

    Mashallah ilaheey baari haka dhigo amiin. Asad libaaxa guuleeso my brother.

  • @cuudeyluul8110
    @cuudeyluul8110 3 роки тому +1

    Farxad kunolow waligaa ilaah wxn kaaga baryee mar Lee cagahaga inaad ku istaagto walaalkana Allah hakuxafido.from kenya

  • @naimamohamed4096
    @naimamohamed4096 3 роки тому +6

    Asad my favourite UA-camR❤❤

  • @amaalxeydar5473
    @amaalxeydar5473 3 роки тому +2

    Masha alaah hambalyo kowsar adigana Asad hajiyow adigana guur qeer qaba iyo oowlaad baari eh alaha kusiiyo😍😍🥰🥰😍

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 3 роки тому +9

    M.a Abti mcn waxaa tahey qof qalbi wanagsan Allha ku barakeyo caafimaad team Allha ku siiyo 🥰❤#ASADHAGIO

  • @naciimodheman1722
    @naciimodheman1722 3 роки тому +1

    Ilahay kaama qaado wallkaa Abdullahi wuxuu kuu yahy aabe oo kale❤❤

  • @abdisamedadem5204
    @abdisamedadem5204 3 роки тому +1

    asc walaalkay asad hagio ninka kaliya ee agtiisu farxad TAALO WALAAL KAY HORE USOCO MASHA ALLAH

  • @hodanthemoon1749
    @hodanthemoon1749 3 роки тому +9

    Masha allah

  • @fatxifaandhe5777
    @fatxifaandhe5777 Рік тому

    Asadow abowe illahey xas wanagsan o owlad bariya illahey haku siiyo ina adeer

  • @xuseenclaahi2921
    @xuseenclaahi2921 3 роки тому +8

    Full Respect wll ASad Hagio

  • @hamdakaafiyashmohameth529
    @hamdakaafiyashmohameth529 3 роки тому +1

    Asad xaajiyo wlhi wnkujeclhy plz ila soo xidhiidh asad Anwar l miss you wlhi indhaywad wnkamaqnaa muqaladada tageero buuxda ayaan kuu ahay asad alleh wxn kagah baryaaya inuu hamigaaga oo Aan macsilahayn ku siiyo inzhaAllh cfmd dhamaystiranah rabi kusiiyo one love asad Anwar

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому

      Instigramkisa kaga qrx badan malaha, halkas Ayaa privet Ahe

  • @AsioMusse-fd4ie
    @AsioMusse-fd4ie Рік тому +1

    Mansh wallo is jecel wakuwan kosar adna abayo allha ku barakeeyo awlaada❤

  • @badraahmed3107
    @badraahmed3107 3 роки тому +1

    M.a illhay ha kaaga dhigoo mid baariya oo daadaadkisa iyo daalkisa anfaaca wll 🤲🤲🤲🥰

  • @faadumoahmed2764
    @faadumoahmed2764 3 роки тому +1

    Illhy ha kaa badbaadiyo hakariska asad xajiyo waxad tahay qof qalbi wanaagsan mnsha allaah hbo soo bar baar

  • @king...3695
    @king...3695 3 роки тому +3

    Wll ku sali nabiga scw

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 3 роки тому +1

    Mashaa Allah umusha iyo wiilkeeda Allah barakeeyo adigana ajar Allah hakaa siiyo

  • @nimcocadey5460
    @nimcocadey5460 3 роки тому +1

    Mashaa allaah abayo hamblyo umushi isqadata allha kadhigo
    Mama korowyno
    Allow ubadka nobarake
    Allow intaa haysan siii awlad khyr qabta amiiin yaa rabi

  • @aasbaro710
    @aasbaro710 3 роки тому +9

    See daremee xagee maroosaa 😄😄😄😄 Asad mixnad aa tahy wlhi

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +3

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢

  • @maryanhaji1702
    @maryanhaji1702 3 роки тому +8

    Masha Allah 😍😍❤️❤️

  • @hafsaabdiabdi4085
    @hafsaabdiabdi4085 3 роки тому +1

    You are such agood person
    Allah ku daayo asad al usuud

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 3 роки тому

    Waa inanta labaad ee reer malaysiya shaqfaan sida adan oo kle ayaa kawsarna u sharfo alle ha idin sharfo idinka mnsha allah

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +4

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂😢

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 3 роки тому +2

    Maasha allaah asad arintan kadiska caadi ma ahan

  • @hamdakaafiyashmohameth529
    @hamdakaafiyashmohameth529 3 роки тому +7

    ManshaAllh asad alleh hakudaayo wllo qof aad unaxariis badan ayaad tahay asad

  • @abdimaalikmire340
    @abdimaalikmire340 3 роки тому +17

    Legend asad hagio iska farax sanaw mar walbo

  • @rahmaali5594
    @rahmaali5594 3 роки тому +1

    ASC SOMALIYEEY WAAN KU FAXAY ASAD XAJI WAXUU SUBIYEY WAA SOMALI JACEEL EE SOMALIYEEY ISWALAALSADA EE ISKA ILALIYA XASIDKA SOMALIA SOMALIA BA NAHAY GUUL IYO GOBAANIMO INSHALLAH SOMALIA HANOLATO

  • @queensaaraa9562
    @queensaaraa9562 3 роки тому +2

    Ilahow asqdoo lugihisa ku istagan na tus yaa rabi😭🤲🤲🤲🤲💓🌍🙏

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 роки тому +9

    Masha Allah. Hambalayo ❤️❤️

    • @fadumoadan6885
      @fadumoadan6885 3 роки тому

      Masha Allah Jambalaya ❤️❤️❤️💘💘❣️

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 роки тому +1

    Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation baby Asad yar so barbar habaryar waliid ka iyo ditaba ka anfaca noqo amiin amiin .Asad Hagio brother ma sha Allah tabaarakallh baad tahay agtay daa qimoo ku lee Allah ha ku ku xifdiyo walaal qalbi fican baad tahay ❤️❤️👍❤️👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹😀😀😀😀😀🎁🎁🎁🎁sister Kowsar wan ku salamay Allah ha ku xifdiyo amiin amiin umul cafimad qabta noqo amiin amiin.keep going Asad

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 3 роки тому +5

    Masha Allah congratulations new baby 👶❤️❤️

  • @Central-i4w
    @Central-i4w 3 роки тому +7

    Asad m.a keep rocking

  • @farax6361
    @farax6361 3 роки тому

    Masha allh hambalyo wllshy kowsar alle hakaga dhigo kii ddd anfaca

  • @fardowsohappychannel2044
    @fardowsohappychannel2044 3 роки тому +4

    Asc asde waan kuubaahanahay iisoojawaab

  • @amiinadeeqa1905
    @amiinadeeqa1905 2 роки тому

    Msnsh aall wlshy kasar Cali aadan aalle Haku xafido wllky Asad xaaji wngi oo qofa wllky qliyamansh aall