Deg Deg Imaaradka Oo S/Land Ku Diray Somalia, Xabad Joojinta Daliban & Mareykanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA

КОМЕНТАРІ • 50

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 4 роки тому

    Balaayo idinku dhacday,, UAE

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 4 роки тому

    QOF IYO COD BAA LA SAMAYNAYAA DADWEYNAHA/SHACABKA SOOMAALIYEEDNA WAA GARANAYAAN CIDDAY DOORANAYSO
    DANTOODA IYO DANTA WADDANKANA KA SHAQAYNAYSA.
    KUWA DALKA IYO DADKA DIBINDAABYADA IYO DILLAALNIMADA KU HAYA.

  • @jiyaaabdillahi
    @jiyaaabdillahi 4 роки тому +7

    Wllhi Ethiopia iyo Emaradka waa tuugo isbeheesatay

    • @puntishboy1028
      @puntishboy1028 4 роки тому +1

      Etoobiyana farmaajay heshiis la tahay oo itoobiyya wxy doonaysaa badaha soomaliyeed imaaradkana muusaa wata iyana waxay doonayan badaha somaliyeed midna.dann somaliyeed ma hayyo

    • @jiyaaabdillahi
      @jiyaaabdillahi 4 роки тому

      Bro waa waruntaada

  • @axmadshaacir2851
    @axmadshaacir2851 4 роки тому +4

    Runta ayaa ushega imaarad wax uqaban mayo waa tuugo wana arki doonaan iska dhaafa

  • @calideeq12379
    @calideeq12379 4 роки тому +13

    Mucaraadku walaahi way niyad jabeyn, waayo maalinkasta wax an jirin bay ku celceliyan. Dad iska ha hadleya iga dheh. Guul dalkena iyo dowledana 🇸🇴

  • @calideeq12379
    @calideeq12379 4 роки тому +4

    Hargeysa dadka dagan qaarkood walle way gumeysi jacelyhiin sidi 'Ingriis cade'. Maantana Emaaraatka aya gumeysta.

  • @muhamuudbille9158
    @muhamuudbille9158 4 роки тому +5

    Nabad iyo nolol

    • @nuurnuur423
      @nuurnuur423 4 роки тому

      Mamulka qabyalada iyo baba a somaliya Ethiopia aya gumaysata dakadana free ayay ku dagsadan wax walba kalunkana way dhofsadan nacala ku yala dhiigyacabka hargaysa haysta

  • @huseindhalxash6770
    @huseindhalxash6770 4 роки тому

    yaadoortay dhil dhibaan kaanwaa lan aaway nimankii soodoortay neefkaan habar kasto wiilneef ah ayeey soodirsatay

  • @huseindhalxash6770
    @huseindhalxash6770 4 роки тому

    cosoble waxaan dooraneey naa qeeyre iyo farmaajo 12sano waalaba nin isfahamsan oo aan mucaarad laheeyn abgaal ninkaan waashay halabalo warsan gali midle hadoorteen

  • @Mkaueh7373bjahanmana
    @Mkaueh7373bjahanmana 4 роки тому

    WAXAAN KA WADAA IMAARAATKA WAXAY NOO DIIDAAYAAN IN AAN UBAAHAN AYAGA WADANKEENA WAA QAYRAAT AA KA BUUXA MARKA AAN ISKA DHAAFNO XUMAANTA AAN LA SOO BAXNO QAYRKA ALLE naku mutaystay ALLE ayaa mahat leh

  • @omarosman4440
    @omarosman4440 4 роки тому

    Wada hadalku waxa kaliya uu ku saabsan yahay waa aynu si wanaagsan u kala tagno, waad ogtihiin sida adag inaynu ku kala go'naye.

  • @huseindhalxash6770
    @huseindhalxash6770 4 роки тому

    imaa raad kaan waa inlaga dacweeyaa caalam ka maxkamada aduunka faragalin ta soomaaliya imaaradka halagu duulo hargeeysana halagu daro

    • @jokerchannelmaax2611
      @jokerchannelmaax2611 4 роки тому

      a wooda yaa idin siinaya
      afkahadal ayad hesaye🤫🤫🤫🤫
      imaradka guul 🤘🤘

  • @monelola6184
    @monelola6184 4 роки тому +2

    War soomalilaan waqaran ilaahay moyane cidkale wax kaqaadi Karin se jabkuu ladamcay farmaajo muqdisho ilaahow ugurmo gacancadaw ayay isgasheen

  • @adaaeeday2030
    @adaaeeday2030 4 роки тому

    Araktideeda haddaan kahadlo dhibwalba oo imaaraadka iyo
    Keenyaba noo geestaan waxaa
    Mas, uuliyadood qaadaya dooladahii hore ee xasan shiiq iyo
    Shariif shii axmed waayo waa saxiixayaashi 2daasi dal iyo kulifaaqanka soomaliya waxana ognaha shariif inuu uceliyay wakiilna kaga noqdo seeydoonkii afgooye iyo nawaaxigeeda

  • @Mkaueh7373bjahanmana
    @Mkaueh7373bjahanmana 4 роки тому

    ASC WALAALAYAAL ISAGABA TAGAYAA MAXAA UDIIDAY FARMAAJO IN UU TAGO HARGAYSA SOOMAALIYEEY AQLIGA HA SHAQEEYO

  • @katuundhaqancelis2862
    @katuundhaqancelis2862 4 роки тому

    ilaahay yamadhiyo imaaraadka aamiinta iiraacsha asxaabta

  • @clwalicllaahi9834
    @clwalicllaahi9834 4 роки тому

    Tuu go argi jiray doon

  • @mkh8898
    @mkh8898 4 роки тому +2

    Emaratka waxaa uu rabaa. Dariishada inuu Naga soogalo, ethopiankana albaabka in laga soo galo, emaratka waa tuugo puntuland iyi somaliland waxay ka qaadan iyo waxay soogaliyan cid taqaano maleh

  • @hhaahmed1412
    @hhaahmed1412 4 роки тому

    Cadwga somalia wa imaratka iyo sucudig

  • @khadijomaxmedyusuf4379
    @khadijomaxmedyusuf4379 4 роки тому +1

    Imaradka walagu yaqana isku dirka iyo kala keynta somali

  • @aweysshacbaan7295
    @aweysshacbaan7295 4 роки тому

    Your

  • @puntishboy1028
    @puntishboy1028 4 роки тому +1

    Aad baan uga xumahay in madaxda somalidu iyagoo kuraas iyo waqti dherersi doonayya ayy wareejiyaan dhaxalkii umaddan

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 роки тому +3

    Imaratka waa Waraabe waa in hush la iska dhahaa

  • @dmm7903
    @dmm7903 4 роки тому +2

    Waar Somaliland cidina uma yeedhiso waxna laguma khasbi karo waayo cidina wax ma siiso. Ilaahay baa wax siiya ha moodin maamulka somalia ee beesha caalamka wax siiso ka dibna farta ugu yeedho oo waxay rabto u sheegto iyaguna degdeg u fuliya iska ilaabay in Ilaahay wax irsaaqo,ee ku waashay beesha caalamka. Adiguna waxa tahay jaahil been badan.

  • @sacdiyodahir8343
    @sacdiyodahir8343 4 роки тому

    Warkina awalba wala oga caraby awalba waxd aheyden cadowga somalia mna rbtn horumarka somaliya balse imarat iyo kenya waxna nga khadimaysn insha allh

  • @shukriwarsame5442
    @shukriwarsame5442 4 роки тому

    Clduqaadir cosoble yaab kuleyahay

  • @engabdurashiid9371
    @engabdurashiid9371 4 роки тому +1

    waar beena alayaal maxaa inka galay waanu raacsanay imiraaka inay nala shaqeeyaan waanay ku saxsan yihiin inay yiraahdaan iska joojiya wadahadalka somaaliya yaasi indinku yiri saylac ayaa etoobiya la siiyey bal beenta aad faafinaysaan day beenaaleyahow

  • @daahirmaahir3006
    @daahirmaahir3006 4 роки тому

    🙊🙊🙊✈✈

  • @aasiyoaxmed6216
    @aasiyoaxmed6216 4 роки тому

    Waxaa yaaba inay mucaaradku ku hanjabaan in hadii aan laga noqon doorashada qof iyo cod hanjabaadaasi mawaxay usocotaa in dadka shacabka xamar lagu xasuuqo

    • @aasiyoaxmed6216
      @aasiyoaxmed6216 4 роки тому

      Waayo markay hanjabayaan waxay umuuqataa inay rabaan inay bilaabaan rabshado iyo qaraxyo xamar kadhaca caqlixumana waa kuyeeli karaan inay shacabka xasuuqaan

    • @hassanyuusuf5895
      @hassanyuusuf5895 4 роки тому

      Beenaale garaad tv

    • @aasiyoaxmed6216
      @aasiyoaxmed6216 4 роки тому

      Balse waxaa muhiima inay ka xumaan horumarka dalkeena waa hadii ay ka damqanayaa dadka soomaaliyeed oosoo maray dhaqaalo yari iyo colaado qaraxyo iwm

    • @aasiyoaxmed6216
      @aasiyoaxmed6216 4 роки тому

      Waxayna kahadlaan had iyo jeer dhaliil usoo jeedinta dawlada ayna marna ka hadlin guulaha aan la qarin larin ee dawladu gaadhay

    • @aasiyoaxmed6216
      @aasiyoaxmed6216 4 роки тому

      Waa yaab miyaanay ka damqan dhalin yaradeena ee ku dhibaataysan dunida daafeheeda iyo tahriibta ma dhibaa ku jirta hadii ay wadan kooda shidaalka looga soo saaro oo faqriga iyo qaxootinimada ka baxaan

  • @engabdurashiid9371
    @engabdurashiid9371 4 роки тому

    waar beena alayaal maxaa inka galay waanu raacsanay imiraaka inay nala shaqeeyaan waanay ku saxsan yihiin inay yiraahdaan iska joojiya wadahadalka somaaliya yaasi indinku yiri saylac ayaa etoobiya la siiyey bal beenta aad faafinaysaan day beenaaleyahow