XAFADA GOOLADA SAYLADA ILAA GEEDKA CAANAHA HARGEISA 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • XAFADA GOOLADA SAYLADA ILAA GEEDKA CANAHA IN HARGEISA 2024

КОМЕНТАРІ • 46

  • @anwarsadat2637
    @anwarsadat2637 3 місяці тому +1

    Faadumo saayid iyo islaantii dhool baa ugu caan sanaa halkaas

  • @SakariyeCabdi-pr7up
    @SakariyeCabdi-pr7up 3 місяці тому +3

    Xafadayadi ankudhshy ba ila hadana ano 21years jogo hadana weye😂😂😂

  • @IfrahHasan-tp3lz
    @IfrahHasan-tp3lz 3 місяці тому +1

    Manshaalah wll keep go on and you have good title

  • @SakariyeCabdi-pr7up
    @SakariyeCabdi-pr7up 3 місяці тому +1

    Waa zxp nay ninka cabdilahi

  • @frizzy1819
    @frizzy1819 3 місяці тому +3

    Ana qurbo joog, magalada kala barto rabe isoo duub suuqa iyo goobaha lagu caweeyo ama laga cunteeyo 5 star Ama kuwa jaban ba iyo xaafadah ay ku yaalan
    X HARGEISA 🗣️

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому +1

      Haye sure mahadsinid

  • @sayidibrahinibrahin2609
    @sayidibrahinibrahin2609 3 місяці тому

    Rayskii❤ abtiile

  • @MohamedIsmail-gc5eq
    @MohamedIsmail-gc5eq 3 місяці тому +1

    Jiic aboorka warbixin kadiyaari ninka cali layidhaana warayso

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 3 місяці тому +2

    Faadumo saahid. Run

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @sayidibrahinibrahin2609
    @sayidibrahinibrahin2609 3 місяці тому

    Hotelkii shabeel ma xasuusata Ka sandheere la yar dhaafo iyo xamaamkii waayo hore 😂😂😂❤❤❤

  • @cabdiwaasacmohamed
    @cabdiwaasacmohamed 3 місяці тому

    it is amazing to see Hargeisa and there beautiful land

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому

      Thanks again wllo mahadsid

  • @sayidibrahinibrahin2609
    @sayidibrahinibrahin2609 3 місяці тому

    Ninkaa gaaban wlhi waxaanku xasuusta sabaxareed iyo meeshii ilama masmas ee Washington geedkii qasabada ax waayo waayo aanku waydiiye miyaa soo gaadhay hotelki iqra school Ka qudhac dheer hortiisa2003

  • @qabyatira1438
    @qabyatira1438 3 місяці тому

    Ninka keliya ee hargeysa ikala Barry

  • @abdiazizidan5018
    @abdiazizidan5018 3 місяці тому

    bro 5 sano iigu danbeysey xfdyeyda qudhac dheer ,xasuus galeyba hahah ,
    keep going bro

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому +1

      GACANTA WAXAN KU HYAA IMKA VEDIO BARI IYO XAFADA QUDHAC DHEER WLLO

  • @aminabdilahi27
    @aminabdilahi27 3 місяці тому +1

    Wd ku mahadsantahy muuqaldan quruxda bdan eed nala wadaagto, wxn ka codsanay inan muuqal kasoo sameyso dhismaha dawlada hoose ee tiyatarka udhaw dhismihiisu halkuu marayo hada.

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому

      Haye wllo inshallah

  • @WardiHussein
    @WardiHussein 3 місяці тому +1

    Abtile beri buu makinad dhagta igaaga jaray an lacagtiban kal cararay aniga iyo zhpkaye ahmed hussein 😅

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому

      WLAHI NIN AAN WALLAAL NAHAY SIGAAR BUU KU DAMIYAY WALAHI

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 місяці тому

    xaafada cheelkii hore ee Hargaysa uu ku oollichiray baa aabahay daganaanchiray.
    dukaaan macka iibiya baa ku oollichiray waxaa iskalahaa reer makaahiil ah oo caan ah.
    waa cheelkii waynaa ee Hargaysa.

  • @NajiibNahri
    @NajiibNahri 3 місяці тому +1

    Waar wllo qof sidaa usoo duuba magaalada waaloobaahnaayee.
    Laakii zhp talo yar baan kugu darsanayaa hayday ku anfacayso meelaha magaalada taariikhigaa inoosoo duub meelabadanbaa jiree. Keep giong bro

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому

      Haye wllo sure XAFADEE AYAAD JECLAAN LAHEED INAN so duubo

  • @Garwaaqsade
    @Garwaaqsade 3 місяці тому

    Ninkani waa x hargaisa

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 3 місяці тому +1

    Sxb ninkaa aad shegayso
    Ee gadhigu jiidhay
    Waxa la yidhaa MAHAD
    Waliba
    Waxay ahayd galin dabe oo iskuulka
    Laga soo dareeray
    Hada
    Ninkasi waa tagsiile
    Dhawici bariga ka so gadhay lugta
    Uu u dhitiyaa

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 3 місяці тому

    Sxb waxad soo duubaysaa
    Meelo badan oo ex ah
    Iskaanta aad shegayso
    Ee bisadaha korin jirta
    Ama wax siinjirta wax la yidhaa
    Dhudi alle ha unaxariisto
    Hudhelka lilaab harakogan ka cuni jiray waxan iska lahaa ilam jirde
    Xitaa salaam wan ka cunijiray

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому +1

      Sanadheere wad GARATAY hadaa halkee JECLAAN LAHEED INAN Soo duubno Nala Soo wadaag

    • @GF-fk4is
      @GF-fk4is 3 місяці тому

      @@XHARGEISA hadad wakhti u hesho
      Noo soo duub

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 3 місяці тому +2

    Wll gurigayagi wax yar baad u jirta private kii London ka so horjeeday please so duub 😂

  • @almestero
    @almestero 3 місяці тому

    Sariibada boos in nooga qabo booshari baynu ka furaynaaye

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому

      Ustaad NIN si wacan u kala yaqaan igu Soo xidh OO x calaamada ah

    • @almestero
      @almestero 3 місяці тому

      @@XHARGEISA diyaar wye ustaad

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому

      @@almestero Soo sii number bari baan Soo dubaye x calamada

  • @user-gamute
    @user-gamute 3 місяці тому

    Sheikh madar soo dub

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 3 місяці тому

    walaal boodhadh dukaamad qurxiya dheh

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому

      Haye wllo ok inshalah hhhhh

  • @abdilahizidan
    @abdilahizidan 3 місяці тому

    Geedkii caanaha ee aad noogty marka luuqa hawd usoo kaca lasoo raaco sheega mulcaamadii ku taalay magaceeda sxbyaal ex ciyaal saylada

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому +2

      Halkee dhankee maxa u dhawa ana ah x HARGEISA sayldee hhh

    • @abdilahizidan
      @abdilahizidan 3 місяці тому +1

      @@XHARGEISA luuqa kaaga began xaga hawd marka ka baxdo inta aadan gaadhin wadada kale ee tgaysa xaga masjid huda mulcaamada sheega magaceeda

    • @saammedia6510
      @saammedia6510 3 місяці тому +2

      TII SHEEKH ABDIRAXMAN XAMARAAWI MIYA MISE TI LABA QOL KU JIRTAY EE WADA KU JEEDA

    • @abdilahizidan
      @abdilahizidan 3 місяці тому

      @@saammedia6510 anas ayaa la odhan jiray