Xaafadda Amal Village oo u dhismaysa si casri ah ayaa iftiiminaysa caasimadda Puntland ee Garowe.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 49

  • @ZakAli9904
    @ZakAli9904 4 місяці тому +6

    Masha.Allah Amal iyo reer Puntlanba garabkii Allaha galo wlhi waan ku farxay.. Masha.Allah

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 місяці тому +5

    Maasha Allaah. Waa horumar, qurux, caqli iyo karti ay la soo baxeen shacabka Soomaaliyeed. Guul iyo go gobanimo. Soomaali wax walba way qabsan kartaa.

  • @rocky4066
    @rocky4066 4 місяці тому +3

    Maasha allaah tabaaraka allaah waa wax loo baahanyahay Intii ganacsatada maalgashi ay ku usameeyn lahaayeen dalalka shisheeye waa in dalkooda maalgashadaan oo ay ku faan aan dalkooda qurxintiisa iyo horumarkiisaba

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 місяці тому

      Soomaali qabiil qalba ha dhisto Gobalikiisa

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 4 місяці тому +3

    Shirkada Amal iyo is gaar siinteda Amtel waan taageersanahay❤💯💯👍

  • @jugaase
    @jugaase 2 місяці тому

    Maashaa Allah
    Waa horumar wacan. Waxaan keliya oo ku talin lahaa, in ninka shirkada u hadlaya ee la waraysanayo uu afkiisa hooyo ku hadlo oo ka xishoodo ereyada qalaad ee uu isticmaalayo.
    Waxaan u mahad celinayaa Weriye Dhalo oo ah weriyaha kaliya ee xooga saara inuu warbixintiisa kusoo gudbiyo Af -Soomaali aad u qurux badan oo ku dheehan ereyo dhaxal noqon kara.

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed 4 місяці тому +2

    Illaahay khayr haydin siiyo wadankiina qurxiya laakiin qaaliga badan ka daaya

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 4 місяці тому +6

    Inaad Mashruuc dalag ah beertaan bay ahayd si dadku uga faa'iido
    Waayo dadku waxay cunaan bay rabaan runtii

  • @majid2968
    @majid2968 4 місяці тому +2

    Masha alah waa inan guri ka iibsada

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 4 місяці тому +2

    Masha Allah well done guys 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @leilodore5932
    @leilodore5932 4 місяці тому +1

    MAASHA ALAAH HORUMAR WACAN

  • @salmaan6233
    @salmaan6233 4 місяці тому +4

    Man sha alah

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 4 місяці тому +2

    Waa ku faraxsanahay dhismaha garoowe waa dhulkeeni inkastoo reer garoowe ahayn

  • @Muhiim701
    @Muhiim701 3 місяці тому

    Waan la dhacay qaabka loo dhisayo insha Allah waan usoo guurayaa markey dhisanto ani iyo qurbe waan isdeyneynaa waxaan rajeynayaa ilmaheyga iney ka heli doonaan insha Allah.

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 3 місяці тому

    Masha Allah tabarakallah ❤️

  • @nuradinmusa5234
    @nuradinmusa5234 4 місяці тому +2

    Masha Allah good work

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 4 місяці тому +1

    Amazing work guys

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 4 місяці тому +4

    War warshada dhisa guri waxba sookordhin maayo

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 місяці тому +2

    Good job 👍🏾

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 5 місяців тому +3

    WALIGEEY. MAARAN CAGAAR AAD U QURUX BADAN. IYO. MASAAJIDO AAD U QURUX BADAN. .SUPER MARKET. ALAAB JABAN. WAR. GAARO INTA GOORI GOOR. TAHAY. .....

  • @alihassan469
    @alihassan469 4 місяці тому +2

    Ma dadbaa loo dhisayaa mise marka la dhameeyaa qofkii rabaa iibsanayaa?

  • @Fays2010
    @Fays2010 4 місяці тому +6

    Amal real state waa mashruuc wacan waxaase ka dhiman oo ku dari lahaa inay jirto mashruuc shaqo siin kara dadka deggan meeshaan isla markaana aanay u baahan inay meelo kale u shaqo tagaan. Amal ha samayso mashruuc wax soo saar!

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 4 місяці тому +1

      Magaalada waa looshaqatagi karaa waan tagay anoo yurub ka tagay sanadka waxaana soo arkay magaalo haday hirgasho aan magaalo kale ubaahnayn maashaa allaah tabaarakallaah fikir qaldan ayaa iga baxay

    • @hibomohamed2427
      @hibomohamed2427 4 місяці тому +1

      Hadaad guriga gadato waad shaqaysankartaa waddanka adaa leh adi shaqo abuuro amal ma umadoo dhan bay shaqo u haysaa
      Hadaad doonto beer falo ama adiguba fikir cisub la imow

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 місяці тому

      Xagay shaqadu taala😒

  • @MakaMohamoud
    @MakaMohamoud 5 місяців тому +2

    Masha Allah

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 4 місяці тому +1

    wahou , je suis rester bouchée bée, puntland un état hors paire , un plaque incontournable

  • @AH78078
    @AH78078 4 місяці тому +2

    Ma sh allah

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 5 місяців тому +3

    Hambalyo

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 4 місяці тому +1

    Waa arrin aad u qurxoon oo lagu farxo, Xabash ayaan u madax raaricinaa walaalna waa u madax taaga reer Putland dadkad dooranaysiin iska eega.

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 4 місяці тому +3

    Noo soo sheega qiimaha guryaha lagu gadanayo

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji 4 місяці тому +1

    Horta waa in adeg kasta waa iney ledahey

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 4 місяці тому +1

    Dadka Narobi lacgat ku bixinaayo guri keyna dalkin mahena Somaliyeeya

  • @Bulshokaab-Media
    @Bulshokaab-Media 4 місяці тому +1

    Qiimaha maxaa loo sheegi waayay oo loo qariyay

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed 4 місяці тому +2

    Ku socda waa dulinimp inaa Kenya dhisano

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 місяці тому +1

    Soo ina Farole iyo wax la mid ahi madaafiic kuma soo tuuri doonto. Soomaliya maalgashi badan Laguna aamini Karo inta sharcigu reer iyo qof u qafaalan yahiin.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 місяці тому

      Faroole mxa ku tusey orod nooga bax meesha

  • @shukriqalo5913
    @shukriqalo5913 3 місяці тому

    Hadaan lagu darin beero reerka xaafadaa daga muxuu ku quraacan

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 5 місяців тому +1

    Arinta ka hortaagneyd in garoowe la maal galiyo waa fulinta dhismayaal casri ah, shacabka maal gashanaya Nairobi waa hubaal ineey garoowe soo dagaan,

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 4 місяці тому +1

    Xagee lagala xiriiraa walaal

  • @teacherpubg9441
    @teacherpubg9441 5 місяців тому +2

    Sannadkee baa idiin qorshysan in la dhamystiro dhismaha

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 місяці тому +1

    Soomaali waxay Ku waalatey guri Cid dagayso jirin
    Maal galin kale ma yaqaanaan

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 5 місяців тому

    Hhhhhh the most expensive houses in the world hhhhh dude

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 4 місяці тому +2

      Somalia meel guri raqiis ah maba laha waxa kale ma heysaa

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 місяці тому

      ​​@@nasriina12345
      Tolow Guriga Qiimihiisa iyo tayadiisa ma isleeyahay?🤔

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 4 місяці тому

      @@batulasmail8261 taas qofka iibsada ayaa sheegi kara

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 4 місяці тому

      @@batulasmail8261 qofka iibsada ayaa sheegi kara

  • @democracy480
    @democracy480 4 місяці тому +1

    Masha Allah