Maasha Allaah! Dadka Keenya iyo dowlaha kale ee deriska guryaha ka dhisanaya ama maalgelinaya waxaa u haboon, una kheyr iyo sharraf baddan in ay dalkooda maalgashadaan sida Garoowe oo kale.
Somali meediyey isku dhaqan baratay I wish Somali inay ku wada noolan lahayd si nabad ah, laakin adigoo Amaankaga ilaalinaya ka iibso hooy meesha ad u dhalatsy, balse hooyoyinka qoladad doonto u dhalo ha u gadin Guri lagu cunsuriyadeyo u daneene carurtada, halkay farxad iyo nabad ku helayaan ee ay u dhasheen la degg, intay Somali qaangareyso.
Dad isku tashtey waaye ee walaalkaa ah Maasha allaah intaad xaasidi laheyd, Insha allaah adigana kii ku dayan lahaa ama ka fiican lahaa allaha kaa dhigo, aamiin yaa allaah 🤲🏾
Masha Allah warkiina lagu farax, salaantii Boorama iga gudooma.
Maasha Alla, indrkay wariye sare Abdisalaan Hereri,
Aniga Ayaa soo dagi insha Alla
From
Garxajis Woman 🎉 Boqortooyo 👑
haday Caruurtadu gasho halkaas indr w ok kkkkk priorities-ka ayaga leh
Maasha Allaah! Dadka Keenya iyo dowlaha kale ee deriska guryaha ka dhisanaya ama maalgelinaya waxaa u haboon, una kheyr iyo sharraf baddan in ay dalkooda maalgashadaan sida Garoowe oo kale.
Masha Allah walahi wa arin wanagsan. Somalia qabilka iska daaya. dalkena aan ku dadaalno. Cimalada hesano dunida ma hesatan
Alaha barakeryo amal group❤❤shukran AC ❤
Amal express, mise wa Amal vilage kale cusub, oo ka madax banan
Mashaa Allah. Only I wanted to add a comment roof should be flat for hot climate and ٨ shape for clod snowy countries
waa ku faraxsanahay inaan guri ka iibsaday (AV Garoowe Somalia)
Manshaa allaah tabarakalaah alxamdulilaah ilahay mahadi weeye wanso soconaa hadii ale idmo
Xaasidka dhag hawdhigina dhul udug
Mansha allha
Masha allah
Waaw
Mansha Allah
Warbixin qiimabadan ❤❤❤❤
Qiimha plzz
Somali meediyey isku dhaqan baratay I wish Somali inay ku wada noolan lahayd si nabad ah, laakin adigoo Amaankaga ilaalinaya ka iibso hooy meesha ad u dhalatsy, balse hooyoyinka qoladad doonto u dhalo ha u gadin Guri lagu cunsuriyadeyo u daneene carurtada, halkay farxad iyo nabad ku helayaan ee ay u dhasheen la degg, intay Somali qaangareyso.
Talefonka Maa haliikarna please
Ninkas qaymaha kama jawaabin meeshas waa in qaymaha cadeya
Oromo maxaa kayalah garowe Somalia 🇸🇴 ♥ ayaaleh dalkaagii aad
🇳🇴Congratulation puntland.
Hereri❤❤❤❤❤❤
Laba Jiingadood?????
Dad isku tashtey waaye ee walaalkaa ah Maasha allaah intaad xaasidi laheyd, Insha allaah adigana kii ku dayan lahaa ama ka fiican lahaa allaha kaa dhigo, aamiin yaa allaah 🤲🏾
Masha allah