Bal halka madaxweyne muse gaadhisyeey somalialnd eega ciidamada qaranka xagay mareen ?? Maa waxaana kuu faanina in ciidano beelad ay wax iska celin subxanallah
Waa inuu jananka ciidamaduna uu xuduudada uu ku faafiyo kala badh ciidamada j.somaliland oo uu u diidado meel ay ka neefsadaan iyo meel kaliya oo u banaanata oo ay kasoo galaan waa in saf balaadhan lagu qaado jabhadahan loo taag laayahay oo laga soo faraxashaa kol kaliya shicibkuna codkooda si xalaala ay ugu codeeyaan si nabad galyo ah oo ay shacabku ugu codeeyaan waxa kale oo aan halkan uga faa'idaysanayaa oo aan kala hadlayaa shacabka reer laascaanood oo aan leeyahay walaalayaa si aad si nabada ugu codaysaan hadii xabadu idinku xoogaysato usoo gala gudaha j.somaliland oo kaalaya burco ceerigaabo oog iyo magaalooyinka idiinku dhow dhow oo hays odhanina waa laydin neceb yahay taasina waxba kama jiraan ee waxa laynaga dhex saarayaa ciidamada meelaha kale inooga soo duulaya ee xasan sh.maxamuud iyo deegaanada kale inooga soo imanaya ee alshabaabta xamar waashay ayaa doonaya inay dagaal ina soo dhex galiyaane shacabow cidi idinka cadaawad iyo nacayb idiinma hayso ee ayaan been laydiin sheegin!!?
X Basar warkaaga cad dhab ah Allow aadan beerka u dhiman thanks
CIIDANKA MADANIGA HABER JECLO SSB GUUL GUUL GUUL
Beenaale ma buqdharkayn iyo jaamac siyaad baad aadi kartaan SSC guul iinsha allaah❤❤❤❤❤❤
XISBIGA KULMIYE Guul Guul GUUL SOMALILAND GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL
Shalom Xaaji Basar❤
Zuuga waa 5 K anagaa reer muduga oo aàn suug waxan ahayn Ku dagaalamin
Ciidankii SNM ta iyo habar urguf vs dhulbahante
Xaaji basar taliyaa laguu magacaabaayaa
Aidada adigaaba ku dheereeya
Hiilka habaryoonis ma rumaysan karo markii horeba waatay dheheen kuma jirno iminkana waa inta doorashada ka horaysa.
Bal halka madaxweyne muse gaadhisyeey somalialnd eega ciidamada qaranka xagay mareen ?? Maa waxaana kuu faanina in ciidano beelad ay wax iska celin subxanallah
Waad talada
Xaaji basar waxaad bixinaysaa xog ciidan
Waad.asiibtay
Xaaji Sheekadaa Maydadka maxaa loo soo bandhigiwaayey si magacooda loo garato?
Waxaanu Arkaa Inaynu Qunyar qorigawadaqaadano . OO Nijaastan Aynu Iskanadiifino . Dhulkale Ayqaxooti Kunoqdaan .
Somaliland Indhaha Hafurto o Dalkeena Andabaqavano. Haynadhaafen Waxani
Waaryaadheheen xarakada SSB meelaha ay ku suganyin ha sheegina iyo tatics dhaqdhaqaaqa, waa maxay shicibkani, waar shaqo adag ayaa socoto ee aamusa
BASAASKAN qadhmuun kulahaa Qorilugud bay ku soo dhawaadeen! Bal beentaa eega? War qofkan Pooliiska Somaliland waa inay waxan qabtaan
SSB🦊🧡❤️ dorashada iyo dagaL wa u diyaar
Adiga tolkaa muxuu keenay ?
Waar gabantii buqdhar kain ahaaud manoshahay waar isdifaac
Waa inuu jananka ciidamaduna uu xuduudada uu ku faafiyo kala badh ciidamada j.somaliland oo uu u diidado meel ay ka neefsadaan iyo meel kaliya oo u banaanata oo ay kasoo galaan waa in saf balaadhan lagu qaado jabhadahan loo taag laayahay oo laga soo faraxashaa kol kaliya shicibkuna codkooda si xalaala ay ugu codeeyaan si nabad galyo ah oo ay shacabku ugu codeeyaan waxa kale oo aan halkan uga faa'idaysanayaa oo aan kala hadlayaa shacabka reer laascaanood oo aan leeyahay walaalayaa si aad si nabada ugu codaysaan hadii xabadu idinku xoogaysato usoo gala gudaha j.somaliland oo kaalaya burco ceerigaabo oog iyo magaalooyinka idiinku dhow dhow oo hays odhanina waa laydin neceb yahay taasina waxba kama jiraan ee waxa laynaga dhex saarayaa ciidamada meelaha kale inooga soo duulaya ee xasan sh.maxamuud iyo deegaanada kale inooga soo imanaya ee alshabaabta xamar waashay ayaa doonaya inay dagaal ina soo dhex galiyaane shacabow cidi idinka cadaawad iyo nacayb idiinma hayso ee ayaan been laydiin sheegin!!?
In kaaahin dagaal ayuu bilaabay
Marka doorashadii waad carqaladeeseen hadaad buqdhurkeen weerarteen
Waar cidan kii qaranl
Hhhhhhhh.aakulataha.yaakugurmanaya.adiga
Daallimiin baad tihiin habar urguf 👎👎👎👎👎
Beenale ma budhurkeen ayaad aadi kartaan
Wax weyn may dhicine iska horimaad yar uunbuu ahaa
𝑥𝑎𝑎𝑗𝑖 𝑏𝑎𝑠𝑎𝑟 𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 𝐺𝑢𝑢𝑙 ❤❤❤𝑆𝑆𝐵