Maxaa la gaaray xiligii dhabta ay wajihi lahaayeen dhalinyaradda Soomaaliyeed, 4 Xaqiiqo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 234

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Місяць тому +22

    Inalaahi waa ilarajucuun ale muqdisho nabad haka dhigo iyo dhulka musliinta dhamaanba from burco aamin aamiin

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Місяць тому +12

    ilaahy ha unaxariisto inta ku dhimatay weerarkan xaqdarada ah inta ku dhaawacana ilahay ha booga dhayo😢

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Місяць тому +8

    Dowladu dhalinyarada sirdoon ha ka dhigaan waxaan waa laga hortagi karaa lakin ninkii dalka masuulka ka ahaa haduu safar malaa yacni ah u sii socda maalin walba lacagtaa dhalinta shaqo sirdoon ha ugu sameeyaan

  • @ibrahimmatoye1436
    @ibrahimmatoye1436 Місяць тому +5

     
    وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِدًا فِيهَا وَغَضِبَ اللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَابًا عَظِيمًا (93)

  • @saalax12axmed19
    @saalax12axmed19 Місяць тому +4

    Haa waa runta wlhi Illahay ha u naxariisto walaalaheen dhalinyarada soomaaliyeed kuwo isku xiran oo qabyaalad ka fog illahay haka dhigo 😢😭☝👊

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Місяць тому +2

    GAYLAN media, waa run sheeg tabiya xaqiiqda dhabta ah. Congratulations Faarax iyo team-kiisaba👍🏽🇸🇴👍🏽

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 Місяць тому +7

    Waxaan dareemayaa Caro iyo ciil iyo xanuun Aad u badan waxaa Jira naceeb naloo qabo suura gal ma tahay in aan iska qabano yaana kaliya maalinta dhibto dhacdo yaana barooran Aan Hal gacan iskaga qabo waxuush taan eeyaha naarta aan iska qabano wlh in uusan jirin qof ladeynayo ee Aan iska dul qaadno gumeesiga cadayga umada soomaaliyed cadayga umada Muslimka ah 😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
    @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz Місяць тому +5

    Alaha unaxariisto dhalinyaradii iyo maxastii xalay shahiiday ee sida arxan darada loo dilay argagaxisadu waa masiibo shacabka soomaliyeed ilaahay ku diray ilaahow soomaliya cadowga ku dhex jira ka bad baadi

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 Місяць тому +1

    Allaha u naxariisto naxariis waarta
    Inta dhaawaca ah Allaha u booga dhayo. Wixii dhacayna wax halaga barto meela mashquul ah halayska ilaaliyo in shaa Allah. Waxa soomaali dhagraya Allaha dhagro.

  • @micadnuurhello6216
    @micadnuurhello6216 Місяць тому +1

    Hadalku run Buu u dhintaa GAYLAAN media thanks wadani somaliyeed👍

  • @NasriAbdi-y2w
    @NasriAbdi-y2w Місяць тому +1

    Ilaahy inta dhimatay hawrxmdo inta dhawwc ah na haw gargaro 😢 magac kastay wataan cadawga muslinka xasuqaya ale Ha jabiyo
    Shacabku hakaacan reer konfow form Hargysa

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 Місяць тому +5

    Waa dulmiga xaqiirnimada ka jirta muqdisho waayo marka Allah madax fiican siiyo waxay aadaan qabyaalad marka masiibo qabsatana calaacal baku waashan ma oga miyaa inaa lagu ciqaabyo abaal daraday ka galaan madaxda wanaagsane soomarta markay qabyaalad ka doortaan

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb Місяць тому

    Inaalaahi waa inalaalihiy rajucuun alle ha u naxaristo inti ku dhimatay meshaa ax ax 😢

  • @user-dr7gj3ls3w
    @user-dr7gj3ls3w Місяць тому +5

    Mansour roobow aa madaxtoyo noo fadhiya xasbunalahh nicmall wakiil dhalinyaroy fadhiga kakaca

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 Місяць тому

    Sxb gaylan hadad malin walba sida u hadlilahayd somali odhan ayad warbhin u noqon lahyd lkn marmar ayyay ka sibata ❤ hore u soco oo so badi barnamojkan qof dhig iyo damir leh ayunbu hurdada ka kicinaya inshlh

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 Місяць тому

    Adkaada caano mac lagu qabay xaqiiqda ookuhadlaayo awgeed wow Masha Allah Ilaahey kudhaaf

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Місяць тому +1

    Walee waa Run Bahalo Bani’aadam Ah ❤❤ ❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +15

    waxan wa isir safeyn lagu hayo soomaali iyo dhasheedaba waxana kadabeeya codow debeda iyo mid gudaha iyo xasan sheekh oo dowlada hoos u ogayn iyo dadku shaqaaleysinayo

    • @amiiniid5483
      @amiiniid5483 Місяць тому

      Isir siFayn zomaliyeed MaaHa GopoLada kLe oo dHami waa Napad MaaHa zida MuqdizHo MeezHa Gumaadku ka zocdaa waa MuqdizHo
      Isir siFayn zomaliyEed Noqon MayzO Lknze waa izir ziFayn Lagu Hayo BeezHa HawiyE waayo Iyaga ayaa MeezHa ku padan Dadka La Gumaadayaa waa Iyaga wallow somali kle MeezHa ku NoozHaHay Lknze Dadka Ugu padan ee MeezHa Lagu Gumaadaa waa dHalin yarTa iyo wx Garadka HawiyE Mrkaa waa Inay Iyagu tazHadadaaan ayaahaoodana ay ka taliyaan zidii aaFadan Lagu MadHay wx Looga Qapan Lahaa
      sorry Brothers and sisters Father's and Mother 😢😢😢😢

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

      ​@@amiiniid5483muqdisho soomaali oodhan baa joogata Mark wa isir safeyn wayo meelaha cadowgu beegsado wa caasimada oo hadi wadan lagu duulo caasimada labeegsada marka soomaaliya caasimada laga qabsan raba dee wadan hadi caasimada laga qabsadona way udhamaatay

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

      ​@@amiiniid5483gobolada maxay kadoonayan waxay beegsanayan meesha soomaali oodhan kudhantahaye laakin gobolada qabaail ba degan isyaqaan ee argagixisadu meesha soomaali oodhan kudhantahay bay rabaan ee makala jecla soomaalida iyo qabiilada

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

      ​@@amiiniid5483hawiye muqdisho keligi madegna ee soomaali oodhan ba kudhan dee khawaarijtuna beel keliya ma beegsato ee waxay beegsadan shacabka masaakiinta waayo wa fuleyaal shayaadina

    • @amiiniid5483
      @amiiniid5483 Місяць тому

      @@firdowsmusay-ze9gs waligEedpa zomali Ha Joogto Lknze HawiyE ayaa ugu padan kuwa ugu padan Ee MeezHa ku MadHaana waa Iyaka

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 Місяць тому +2

    Mr Gayllan waa weriyaha keliya ee u qalma weriyanmo ee aan sheegan, soomaaliya waa liska sheegaataa wax walba.

  • @superfun1819
    @superfun1819 Місяць тому +3

    Siii ficaan udhigtay😢😢 Muqdisho dadkeeda udhashay guubaya.

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 Місяць тому

    Allaha u naxariisto intii ku dhimatay inta dhaawacane allaha u booga dhayo

  • @Mustaqbalmidea
    @Mustaqbalmidea Місяць тому +5

    😢😢😢😢 taas baatilmaamaysa ladagaalanka dhayarada soomaliyed zi loobaabi iyo soomaaliya waana meesha kaliya ee ay somaaliya kasoo noolaankarto😢😢😢😢😢

  • @AbdinassirAbdullahi21
    @AbdinassirAbdullahi21 Місяць тому +3

    Inaa lilaahi waa ina ilayhi raajicuun 😢
    Allah ha uwado naxariisto dhamaan intii dhimatay
    Kuwa nool Allow caafi 🤲😔

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel Місяць тому +4

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @pc.fitaax4785
    @pc.fitaax4785 Місяць тому

    Allaha U Naxariisto intii ku shahiiday inta ku dhaawacantayna Allaha Bogsiiyo

  • @aliweli3664
    @aliweli3664 Місяць тому

    Ina lilahi waina❤ileyhi Rajicuun. Runta aya ka hadaahay allaha ku xifdiyo

  • @xafsamaxamed700
    @xafsamaxamed700 Місяць тому

    Allaha u naxaristo dhamantod😢😢

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER Місяць тому

    SubhanaAllah,Waa Geeri Xanuunbadan Walahi Waa tacsi inawada taabatay 😢😢😢😢😢

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER Місяць тому

    ربنا ظلمنا أنفسنا وان لم تغفرلنا وترحمنا لنكونن من الخاسرين 😢😢😢😢😢

  • @ahmedabdirahman3951
    @ahmedabdirahman3951 Місяць тому +7

    Illaahay how naxariisto dhalintaa Somaliyeed 😢😢😢😢

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Місяць тому +2

    إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
    Dhamaaan intii xalay ku geeriyootay qaraxii liido oo walaleheena ama asxbtena ama ehelkeena ka mid ah ilaahay u naxariisto, Janadii Eebaheyna haka waraabiyo, inta dhaawaca ahna ilaahay ha u boogadhayo dhaawacooda.
    XASUUSIN: fadla wll haddii aad joogtid Muqdisho hala tago hospitalada oo dhiiga aan ugu sadaqeyno dhammaan intii xalay ku wax yeeloobeen Qaraxii Liido.
    إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

  • @Ahmed.buuhoodle
    @Ahmed.buuhoodle Місяць тому

    Allah ha u naxariisto .. Allah Cadowga Ummaddan ha jabiyo sidan laguma sii jiri karee ilahay Isbedel degdegan oo khayr qaban waydiistay.

  • @MuxyadiinXaaji-kp4li
    @MuxyadiinXaaji-kp4li Місяць тому

    Ale mustaqbal wanaagsn ha noo keeno dhalinyarada so.aaliyeed waa qadara jabeeen😢😢

  • @Shacni724
    @Shacni724 Місяць тому

    Inaalilaahi💔😭😭 Alla xalay maxaa indho xumo arkay Subxanallaah

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢illahayow unaxariiso. Dhamaantood

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 Місяць тому +3

    Hawiye dowladnimo maraban runta hawajahan alshabab iyaga madaxdodi ah dhulkey katakiyan wa dhulkoda

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 Місяць тому

    انا لله وانا إليه راجعون ان لله ما اخد وله مااعطي وكل شيء عنده باجل

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed Місяць тому

    Allaha unaxariisto walaale heen insha allah

  • @Qaybarmedia
    @Qaybarmedia Місяць тому

    Alle ha uu naxristo

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 Місяць тому

    Rahmanku haw naxaristo 😢😢😢

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 Місяць тому

    Wexey hihiinba waa cadawga dhalin yarada waxana waxaa laga hogaminaya xerada xalane iyo kuwa qawarijta oo isbehestay dina waa lagu marmarsiyonayaa ilahayow naga qabo shartoda aniin Allah

  • @craxmanahmed3630
    @craxmanahmed3630 Місяць тому +1

    Alle ha u naxariisto

  • @maxamuudaxmed-v5t
    @maxamuudaxmed-v5t Місяць тому +1

    mw qaraxa muqdishu kamanoxo waxa aan kanaxaa ka nayroobi kadhaca waxaa yidhi ka imikajooga

  • @AbdiMaydane
    @AbdiMaydane Місяць тому

    Allah h naxarristo

  • @abdullahijire7215
    @abdullahijire7215 Місяць тому +1

    Inalilahi waina ileyhi rajicun Allah haunaristo inta kudimate inta kudawacmate nah Allah hano cafiyo walahi murugo iyo urkutalo cadowga Allah hanaqato

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Місяць тому

    Waa hubal in qoomkani sidaa udhamanayo ilaa inta ay ilahay uga sonoqonayan oo ay qabyalada iyo waxa halkas dhigey aykatagayan

  • @TarsanCfc77
    @TarsanCfc77 Місяць тому +3

    Xaqiiiqo weey warbixintaanu

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Місяць тому

    waxa dhacaya madaxda dalka wa ka qayb ayaan qaba anu 😢😢😢😢

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Місяць тому +1

    Cadowga argagixisada khawarijta shaydan wa in lagu jihaada cadowga 😢😮😮

  • @user-uj6ko7qo2w
    @user-uj6ko7qo2w Місяць тому

    حسبي الله ونعم الوكيل انا لله وانا اليه راجعون

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Місяць тому +2

    Welkom 🤗 Gaylay media

  • @user-ed5gp5lm5t
    @user-ed5gp5lm5t Місяць тому

    Ax ax ax ax ax ax ax ax 😢😢😢😢😢

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Місяць тому +1

    Waa mudahadaadkii Jimcahii ka dhacay Xamar oo loogu muujiyey Falastiin waxii dhacay waa jawaabtii ka dhalatay mahan markii ugu hireysay Marwalba oo loo banaanbaxo Falastiin sidaan ayaa ka dhalata

  • @ibrahimmatoye1436
    @ibrahimmatoye1436 Місяць тому

    انالله وإنا إليه راجعون اللهم اغفرلهما وعافه واعف عنهما وأكرم نزلها

  • @CsalanmaxmedbareQudaado
    @CsalanmaxmedbareQudaado Місяць тому

    Muusaad maalin uunba la ogaandoona in madaxdeena qaarkamida ay ha.haanjireen sirdoon shisheeye

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому +1

    DHALLINYARADA MUQDISHO, HAKKA JOOGSADAN, TAGIDDA LIIDO, HALKAASO, BURCAD LACAG XAARAN AH, HOTELLADAS U DHISAY SAXIIBADOOD SHABAAB IN AY KU XASUQAAN, DHALLINTAN INDHAHA XIRAN.

  • @Beru700
    @Beru700 Місяць тому +1

    Masiibada somalia ka jirta .
    Waa mid ay abuureen siyaasiyiin dhiiga ka ganacsada iyo kooxo magac islamka ku shaqaysta balse u adeega dano shisheeye

  • @maxedmuuse4072
    @maxedmuuse4072 Місяць тому

    Alle ha unaxarriisto inta dhimaty inta dhawacaha alle ha caafiyo

  • @user-yz8bs4tb3v
    @user-yz8bs4tb3v Місяць тому

    Alle how naxriisto

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k Місяць тому

    Sida ma nolalba malinkasta balayiin qofba la xasuuqaya
    Su,aal ban waydinaya reer muqdisho cidan baas ee dadka xasuuqaysa wa,ayo miyaan malin qudha la soo. Qabanayn wll meesha ka kaca oo kacdoono dhiga oo dowlada baas xitaa rida sidani ma nolalba😭😭😭💔💔😭💔😭😭😭😭😭😭

  • @ssalad5012
    @ssalad5012 Місяць тому

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Allahayow naxariis jano ugu deeq. Argagaxisadana nagaga filow.

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 Місяць тому

    Allaha unaxariisto inta dhimatay inta dhaawacantana allaha ubooga dhayo

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 Місяць тому

    Wn ka xumahay runtii in manta
    Wali dhalinteyda somaliyeed
    Naftoodu wx qiima ah lahayn
    Samir iyo iiman Alle ha inaga
    Wada siiyo

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Місяць тому

    Run iyo kalmado xaqiiqo ah baa afkaaga kasoo burqabaya lkn meeye dadkii wax ku qaadan lahaa shabaab kuwo kasii xun baa shacabkan xilal u haya oo meelkasta fadhiya ilaahay ha u gargaaro umadan somaliyeed ee hoggaan xumada iyo qabyaaladu ragaadisay

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 Місяць тому +6

    Reer xamarow Xasan isagaaba argagisa ah war xalanaa laydiin fadhiyaa Xasan isagaaba dejiyey!!

    • @maryamhassan8093
      @maryamhassan8093 Місяць тому

      Mudane xassan sheeq waa ninka kaliya oo wadanka hogaaminkaro waana madaxweynaha kaliya oo shabaab la dagaalamay

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 Місяць тому

      ​@@maryamhassan8093dhamaan dadka kashaqaya dawlada somalia wa As

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      ​@@maryamhassan8093 lama dagaalamni ciidankii ayuu shirqoolay
      Xasan alshabaab weeye waana damujadiid nacalad Haku dhacdo
      Dhiigii xalay daatay ee Dhalinyarada isagaa ka masuula aduun iyo aakhiruba oo u dhaartay Dalkaan

  • @AadanCabdisalanAadan
    @AadanCabdisalanAadan Місяць тому +1

    inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun

  • @muqtarmadaxey
    @muqtarmadaxey Місяць тому

    BAHALO BINI AADAM AH😢😢😢

  • @user-hu1ud3ol2b
    @user-hu1ud3ol2b Місяць тому

    Waa runtaa balse away dadkii kula fahmi lahaa sxb midaa

  • @micadnuurhello6216
    @micadnuurhello6216 Місяць тому

    Alle ha unaxariisto

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Місяць тому

    Subaaaxnalllah ilaaaahow reer muqdisho xiftiiii oo balayooyinka ka hay subxaaaanallllah

  • @JimcaaleMahamuud-g1c
    @JimcaaleMahamuud-g1c Місяць тому

    Suxanalah

  • @SharmaakeSharcoz
    @SharmaakeSharcoz Місяць тому

    Allah ha unaxaristo

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Місяць тому

    Alle hawnaxariisto Amiin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd Місяць тому

    Waa masiibo dhalin yaro aan wax
    Galabsan lagu laayey meeshii ugu amaan sanayd madaxweyne xasan sheekh ha iscasilo wuu fashilmay,.

  • @user-ru4tp2ty7x
    @user-ru4tp2ty7x Місяць тому

    Maskiin wllhy dhib ayaa haystaa alle ha gargaro

  • @marshmula4273
    @marshmula4273 Місяць тому

    Ha la tahriibow Somalia nabad ma ahan

  • @laaska0014
    @laaska0014 Місяць тому +1

    madax kusheegu dhammaan tood waxay ushaqeeyaan shisheeye cida loo danleeyahayna waa dhalinyarada waana in aynu dadkan iskaqabano haddii kale waa ay siisoconaysaa gumaadka dhalinyarada waliba kursi lagukoro

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Місяць тому

    Itoobiya iyo Muuse horror, waxay dib ugu laabteen ficilkoodii foosha xumaa iyo gumaadka Soomaaliya, ayagoo ka faa’iidaysanaaya dawlad ku sheegga tabarta daran oo aan isla xisaabtan lahayn.😭😭😭😭😭😭

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Місяць тому

    Hasssen shiikha gaaraguurta waxaa ninkaasa Hawiye hayskaa Qabaten😢😢😢😢

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 Місяць тому

    Ilaahay umadda haka qabto argagaxisada iyo madaxda xilka haysaba naartana eebe haku abaal mariyo

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Місяць тому

    Ax Ax Ax alle ha u naxaristo dhmntood

  • @hajiadani5419
    @hajiadani5419 Місяць тому

    Galyan media ❤

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Місяць тому

    Hawiye waa mooryaan

  • @user-vn2bl7dc4u
    @user-vn2bl7dc4u Місяць тому

    Qaraxuu wuxuu ahaa taageeradaa israa iil
    Maadaamey taageereen
    Ismaaalciil heanii Ah

  • @MaykalGandheri
    @MaykalGandheri Місяць тому

    Ax ax alla arxan daarnaa kuwa madaxda sheganaya ayaa ah argagixiso

  • @mahameddacaad1253
    @mahameddacaad1253 Місяць тому

    Ilahay ha u naxariisto dadka soomaaliyed ameen xasan dhiiqo wadnka laga qabto hada

  • @MacalimAfrah
    @MacalimAfrah Місяць тому

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @DHAGAX1
    @DHAGAX1 Місяць тому +1

    ALLAH HA UNAXRIISTO 😢

  • @MedbouhYacin
    @MedbouhYacin Місяць тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 0:24 ina ileyhi rajoune

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Місяць тому

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢😢

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 Місяць тому

    Xasuuq indho Laan ah weeye Alle ha naxariisto

  • @user-nn6ph4rz7t
    @user-nn6ph4rz7t Місяць тому

    Dhamaan dadka ka shaqeeya dowladda somalia waa Alshabab lkn ilahay ayaan leenahay

  • @Khaatumawi987
    @Khaatumawi987 Місяць тому

    Somali ilaah ba u maqan lakin dhalinyaro an kacno malin walba u ma joogi karno tacsi qaran wn ka hor tagi karna wxn ha la kaco 😭😭🇸🇴

  • @cabdallataareey6784
    @cabdallataareey6784 Місяць тому

    Wlhi xaqiqa ayaad ka hadashey dhalinta somaliyeed Allah Ka yeelo kuwa fahma waaqica ay u noolyihiin asagooda kunool dunida inteeda kale

  • @abdallaabdi25
    @abdallaabdi25 Місяць тому

    Waa Dhabi Arin kaas lkn aa way kaalintii dhalinyaradii Soomaaliyeed.

  • @abdulaliahmed1918
    @abdulaliahmed1918 Місяць тому

    Allah u naxriiso

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Місяць тому

    Allalhayow dhalinyarada gumaadka kusocda ugargaar xagaaga kayimid

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому

    Dhalinayoow Anigu hada laga bilaabo kuma Kalsooni Siyaasi , kuli waa isku Mid Siyaasiyiinta iyo Khawaarijta e aynu Kacno oo Dalkeena ka Xoreeno Labadaaas Inoo heshiiyay 😮😢

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Місяць тому

    Alle ha u gargaaro wlladeen

  • @dafeahame833
    @dafeahame833 Місяць тому

    Waad nalahadashay