Kuwan isku dhegdhegaaya lamaan yaabin ee waxan la yaabanahay dadkan masha allah halkan ku soo qoraaya waar ilaahay u toobad keena…subxaanalaha, xataa wiilka dareenkiisi ayaa kacay, jeeebka ayuu gacanta ku haya oo wuxuu garba-duub u hayaa faaraxii oo gadooday.
المفروض هذا الفيديو يمسح او block, فيه كثير من الفاحشه، وصاحب هذه القناة سوف ياثم، كل أحد شاف هذا المقطع سوف يكون في ميزان سيئاته، الله يستر علينا حتي انا شفته الي النهايه، استغفر الله العظيم واتوب اليه
Huno miyad umaleni nin sankula bashalayo oo qawnidada ladabanayo inu Ku gursani haka yabin kan nin ugu iskoris san hata Marku aqal galayo Waxu radiya nag asturan oo wanagsan
Allah maxay hoogeen oo ay qasaareen hdal ay anbiyadii hore ku hadleen oo nabigeen csw ino soo gudbiyay wxu ahaa إذا لم تستحيي فا صنع ما شت hdadan xishoonayn waxad doonto samee waa tanaa naarta Ayay u diyaarsanaysa kana diyaarsanaysa dabaqyada marba Isteel qaawan
Indhaha ka qarsada waxa meeshan ka socdo, dadkanu qaflad ayey ku suganyihiin, waa naked maalin cad, rabbi soo hadee gudcurbay joogaan intaan waqtigu ka dhamaan iyakoo dulimaad joogo
Gabadha sidaa foosha xun isku qaawinaysa ayaa doonaysa in Ilaahay nolol wanaagsan ku nooleeyo. Subxaanallaah. Si ku talo-gal ah ayay laabteeda u qaawinaysaa. Bal u fiirso.
Is this actually happening in muqdishu, that’s paractemol guy left from America to bashaal in muqdishu where’s before people would go to America for bashaal
Ninkayga oo naag aanu qabin sida ula ciyaaraya walahi habeen uma hoydeen lkin dumarkeenu waxa xalaasha ah ayey ka masayraan nagta uu ninkaas qabo hadii lagu yidhaa wa lagula guursaday way waalanaysaa waxas camal na way ku fiirsanaysaa yahuu
2:18caadi bay shalmada iskaga qadaysa suu nasaheda u ruxsay subhanallah Rasmi way kaso dartay wilkaba cishooday oo u qariyay bisinka walaley ilahay ka baq qof wayn tahee
Qoftan Sidaa loogu baashaalayo meyna rag ladhalanin miya..qofta ninka maisaga qabaa mise club indha fur ah weeyaan..practemolow sxb caadi iskadhig meesha club yadii Ohio ma ahane..umadana waa umad Muslim ah..iskudhagdhagan is another level..
Baristimool wali waad dhawdahy m.a saas u asturo gbdh walbo oo somali ah coz waa wllshaahe allaa ku shrfoh wllkei❤💯💯
Kuwan isku dhegdhegaaya lamaan yaabin ee waxan la yaabanahay dadkan masha allah halkan ku soo qoraaya waar ilaahay u toobad keena…subxaanalaha, xataa wiilka dareenkiisi ayaa kacay, jeeebka ayuu gacanta ku haya oo wuxuu garba-duub u hayaa faaraxii oo gadooday.
2:50 cajiib wiilka isaga intu xishoode garba saarta u toosinaya rasmiyey xayadii haka tagin wixi asturnan lagu waayana qaawanan laguma hello😢hadalkas mel iga qoro
Wiilku waa beerka jecli, xaydha necbi kkkk
Hhhhh
@@alibaax5346 😂🤣🤣🤣🤣
Haduu xishoonayo waxaba lamuu sameeyen
@@khadraaadan9001 haa wa run abayo lkn siba si bey dhaanta isago la cayaarayo ayu hadane xoga qawanan teda diidan yahay iyagu inay is garate aheyd
Adunka waa 2 beri ilhaywo qadumo wanagsan igu dil yarabi 🤔🤲😭
Aamin ya Allah
Indaha kabashaala hhhhh adunka wa lawa Pari
@@farooinaabdi8517 😂😂
@@farooinaabdi8517 ibtisaamey aan iska raxaysano waxa ku yaala wad u jeedaye 😂
@@hanadabokor9117 🤣🤣🤣🤣 igu hale
Daaroodku weesada iskama jabiyaan viva MR iyo OG my bloood is muujiya🇸🇱👑🥰🥰
Dhakhdakh😂😂😂😂
💋💋💋💋💋💋💋
Mar aadnaceysay maa is muujineynaa
Diintee wadan daaroodka
Caqli xumo
ALLOW DADKAN SO HANUNI😭😭😭
Amiin yarabi 🤲🤲
Amin yaalah🤲🤲🤲
Amiin ya rapi
Aamiin
Amiin
Woooow amazing thanks 😊 🙏 ❤️ 🙌 😘 ☺️
Saddex jeer oo Omg ah iyo Vaara oo waawayn ayaa Heestaan ku jirta Subxaanallaah. 1:58 gabar ayaa Ka naxaysa oo gabasaarta u saaraysa Rasmi, 20:23 gabasaartii loo saaray ayay si bareera isaga tuurtay, Markale 3aad ayuu 2:50 Barastimool u saaraya intuu qajilo ama xishoodo.😂😪
😂😂😂😂
Amaantaan kuu qiray rasmi rays
Codadka dahabiga
Daarood ku weyso iskama jabsho miyaa wan yaabaye alx o iga dhaliyay hawiye ragi rag ahaa 🤲🤲🤲💪💪💪
🤣🤣🤣 Allah berka 😅😅😅
Aqlaqda ma ahan qabil ee wa tarbiyenta walidka alxamduliha allah ba walid wanagsan iga dhaliyay
@@maryamocumar2286 sax alxamdulilaai
Dhilo iyo niiko iyo nin iyo naag isla seexdo oo xaran sharmutoyin hawiyo laga keenay yahuu
@@faadumobilal3963 yaa kushegay qofka aad ujawaabeysid in oow hawiye yahay?
OooooooooooMG HE IS A GENTLEMEN ILOVE HOW HE IS COVERING HER UP WITH GORBASAARTA ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Nice
Agah dumashi so dhawow from ogadeniya 🇬🇲🇬🇲🙏
Agah daroodku wesada iskama jebiso
@@misspamba1 😂😂😂
@@misspamba1 😂😂😂 mareaxan darood maha
@@Xuralcayn agah ar adeer idin kala garan mayne ee guleysta
@@misspamba1 eega waa saa 😂
Daarood is helay iga dheh wataa gabartii ina adeerkeed dhan kasto u ciyaarsiyay go forward rasmiyey😍😍❤
Qabiil ma ficno, dhamaanteen waxaan nahay somali.
Reeka ugu faanka iyo fulaynimada iho dhaqan xumada xun atihin somalida faankaga xun la fadhiiso
Shadia Shadia wad bugta geesinimada daarood laga wayay yaa laga heleyaa,io diinta Sheikh yada ugu caansan Somali waa daarood wadan ka waxa u soo halgamay waa darood,anigu qabil kuma caanayo wayo Hawiye io daarood waa dad Somali ah
@@mahmudabdulle750 fAanki iyo suurihi laydinku yaqaanay wadaaye dad aan ku aqoonin ku xidhxidho bayo
@@shadiashadia9867orod siil qadhmuunka meesha kalatag hadaad noshahay
Daroodku isma geeyan markaso kale👏
Aduuunka lagu waari maayo dhaldhalanka aduunyi yaynaan raacin aakhira danbaysa
Rasmi rays waa wax dhimaty doqonta bilaa xishoodka ah
barasadamool waa wiil aad uqalbi fiican masha alaah
😭😭😭subxanallha ale haku sohanuniyo
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم، اللهم اهديهم واهدنا 🤲😞
اللهم امين بنات صومال قبل محتشمين والحين تغيروا الله يهديهم 🤲
@@bedriyaosman6600 امين اختي ،اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض، اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲
المفروض هذا الفيديو يمسح او block, فيه كثير من الفاحشه، وصاحب هذه القناة سوف ياثم، كل أحد شاف هذا المقطع سوف يكون في ميزان سيئاته، الله يستر علينا حتي انا شفته الي النهايه، استغفر الله العظيم واتوب اليه
xishoodka waa waxsharafah nimanki baa xishonaya rasmi rees maxaakudhacay xishoo walaal alaaha soohadeeyo waa gabar fiicaan rasmi reeys
Dad badan baa gabadhaas iyo wiilkaas ku mashquuley. horta dadoow, meesha qof uyimid asturaad majiro, tankale . Gabadhaanu waad ujeedaan hees bay JILAYSAA, marka wiilkana waxaan arkaa inuu la cayaarayo amase uu sawirka heesta lajiibinaayo, marka anigu qaawanan kahor, qof kaliya kumashquulkiisa uma arko in diin aad ku gabaneysaan ee, ama heesaha kahadla, amase dadka faraha kala baxa,, inaad tiraahdaan wuu asturey, amase marada uusaarey waa shaqo la aan,, waayo heestii amaase dadkii meesha wada yimid, oo dhanba kama duwana,. E
Tulaw rasme Ray's waagaas mawaalniid
Waxdan mauqarsano qofta 😂😂🤣😂
Wlhy waan naxay gabadhas say ledahay markan arkay ilaahayow cebtena astur
Marexan iyo ogaden ❤️❤️🇸🇴 Arooskan sugaynaa,,waryaa guurso inaaderta..
Huno miyad umaleni nin sankula bashalayo oo qawnidada ladabanayo inu Ku gursani haka yabin kan nin ugu iskoris san hata Marku aqal galayo Waxu radiya nag asturan oo wanagsan
@@Abdisadik28774 mashalah runtaaa usheegtay
Xishoodka waa guurey diintana meel ma lagu sheego nayroobi waa meel faasuq ah
sax wali
Rasmiyeey waad kadartay alle kabaq is astur
Mncha allah ilma xalaal uu asturay iyadoo gabadha ayuu marada sifiican u hubiyey.
😭😭😭😭😭🥺 ciil badana marku muslinki gal daqankisa raco 🥺🥺🥺🥺🥺🥺
Caku walhi😢
Wilka der oo ciyarta qurxon ma Ogaden ba talow
waa marexaan
wa gobti majerten
@@fatumometan1114 mareexaan weye
@@humairahaji12345 ma keeba mareexana ma wiilka mise Gabadha
2:50 😭😭😭 nassib daro runti walahi
Subxnllh
Subxaan Allah. 2:23 bal Ayaa Ila Arka iyada iska tuuraysa garbasaarta kadibna isaga u hagaajinaya
Yaab markas naasa bey ka deelaa
Farxam yare halaga qariyo yaanu isdabine
Allah maxay hoogeen oo ay qasaareen hdal ay anbiyadii hore ku hadleen oo nabigeen csw ino soo gudbiyay wxu ahaa إذا لم تستحيي فا صنع ما شت hdadan xishoonayn waxad doonto samee waa tanaa naarta Ayay u diyaarsanaysa kana diyaarsanaysa dabaqyada marba Isteel qaawan
Masha Allah
Wale aniga isku maleeyey waa khajilay
InanTa shaLmaDa u CeliseY iLlaHaY iF iyO aKhirapa HakU aztUro WllaL❤
😍
Amen amen amen ya rabbi
Pracitimool he shame 🙄😂💯❤
Legend
Ninkan horta edabdaranaa m paresatamool muxu gabdhaha la qabo iskugu dhajiyaa bismilaah dances iyo ciyaartuu sixun u fahmey asaga dhan waa magaalo joog xumo socota uf he is crazy
Inaanay dhimanayno ilhy hor tgeen manay ogyn adoo noocaan ilhy afka kada dhimte ilhy haku soo hanuunuye😪😪
fanaanadu waa waa naag codkeeda iyo jidhkeeda ka ganacsata fanaanad aan qaawanayn oon jidhkeeda ku socodsiinayn heesteeda bal soo sheega, hanyti lawada leeyay weeyaan imikana qaawanidii baa xarago lamoodayaa
Saytahay offcourseee tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo iyoiyo gabadha ooridumaroo qiimobadan marwa yareey caday lagufarxo iyoiyo
Xishoodki away farxan yare tan wuxu uga cararay bu qaba nin aan qabin bee saas ugu kala kicin
Inta qarxiska kadib daawatey like
Indhaha ka qarsada waxa meeshan ka socdo, dadkanu qaflad ayey ku suganyihiin, waa naked maalin cad, rabbi soo hadee gudcurbay joogaan intaan waqtigu ka dhamaan iyakoo dulimaad joogo
Dadkii yaryaraa saanbay wanaag moodaan
Subxaanallh geeridii mad ilaawday wllshey 😥😥
Gabadha sidaa foosha xun isku qaawinaysa ayaa doonaysa in Ilaahay nolol wanaagsan ku nooleeyo. Subxaanallaah. Si ku talo-gal ah ayay laabteeda u qaawinaysaa. Bal u fiirso.
Sasay leyhin ninba ixumeyey Cardi al kudhcday wligodna nolol wngsan ma helyan inaty sas yhin
Aduun ka nin noloow maxaa aragti kuu laban waxkale kudhihi maayo ee alle haku soo hadeeyo
Subxnlllh waxa la jooga wakhti dumarkii maryaha xoorayaan o ragii xishoonayaan😭😭😭
Rasmiye ceshodkii xaguu maray wll
Ilaahay ayaan fanaanad gabadh iiga dhigin warqadaan halkaa ugu gayn lahaa wlhi
Hhhhhhhhhhhhh
Qayrkaa baa buuxa waxba kuma oga
@@qasri-dhiirigalin-somaali ka guursadaa waa dayuus wlhi oo bilaa damiir ah
@@nimcaanabdirahman8106 2maalin kahor buu sidan nin ku guursaday yaab
@@amirah4768 qof bilaa damiira ah oon mustaq bal caadiya rabin oo raaxo kaliya raba uun baa mu galaya wll qof mustaq bal dhaba raba ku gali maayo wlhi
Sidaan ma Muslim nimo lakushekanaa naagta waba qawan tahayee subxana Allah
Sheekhow meesha waa daahir yaaa shamis iskaga carar 🤣
Rasmiyey xalkaaga mishaas miyuu marayaaa plz allahvka baq
Hadaad 268 Comentin Ka Dhex Aragtay Nasiib Baad Leedahay Waxan Lasii Yaabay Yadii Naagta Ahyd Baaa Xishoon Wydy Isagii Ninka Ahaaa Baaa Xishooday 2:50 Bal Ufiirsada Omg What The Fuck
Subxaanallaaaah Goormaa Hablihii Soomaliyeed Sidan Noqdeeen Yaaa Ilaaaaaah Aduunka Hanagu Rogin😭
Lol
And hi
Fanaan iyo fisqi maxaa kala haysta
2:25 subxanallah si bareer eh bey utuurty maradi allaha kusoo hdeeyo abyo
Wilku ficanaa gbdhii ayuuba dharta ucelinaa iyadiine wey iska qadee aduun 🙈
Wxan sameya qisoyinka calamka afsomali cartoon iso booqo Nd Support wllo Mhdsanid ❤️✊🏽
Walaal Waa ku saarey subscribe
Rasmi whi waa gabar farxad badan wiilkana waa wllkeed
Rasmi abyo maxaa kugu dhacay asturnaanti aaway inanki ayaaba xishoday wllhi😔
Saw Maaha Iyadaana Kas Shalmada Isaga Feeyday America Hakuu Waday Is Leedahay hahahaha
@@Miriamegeah sorry wlhi xtaa haday rabto inu America geeyo mahan inay xubnaheeda tusto ee ilaahay hanun baan uweydiiny
@@Miriamegeah lee😂😂
@@drsshaymaa3749 in
alla maxaad wax fahantqy@@Miriamegeah
Wow mashallah waxan kahelay sithu garbasarka ugusaray
Wooooow dancega inaba cadi ma ahan praatomol iyo rasmi wa isla keenen
Wllee aaqira waxbaa jiree alla maad joogtaan daqiiqada yaroo laguu sacaba tuma oo aad cadaabi ku mutaysataa wallee waxaa dhaanta inaadan mutaysanin cadabta illahay because naftadan yari wll cara"illaahay umadul"qaadato
Y'all noticed how the guy is tryna cover her... Ilahay hana hanuuniyo
I wonder why sometimes she is on hijab and sometimes she is naked shame on her
@@batulabatula5205 Allah hadeeyo hees awal ee xumeyd hadana naked nimo waa dambi kale oo daran walee waxu waa aduun 😐
Is this actually happening in muqdishu, that’s paractemol guy left from America to bashaal in muqdishu where’s before people would go to America for bashaal
Naagtas ninba hada gursaday
Ninkan naagta la tumanana naagbu qaba wayna dawanayan vediogan dulqaad badana qofka fanan qaba
Fanaan hadaad maqasho waa weel lawada leeyahay powe
@@abdirahmanboodhle8909 hhhhh dhib ahaa hee
Ninkayga oo naag aanu qabin sida ula ciyaaraya walahi habeen uma hoydeen lkin dumarkeenu waxa xalaasha ah ayey ka masayraan nagta uu ninkaas qabo hadii lagu yidhaa wa lagula guursaday way waalanaysaa waxas camal na way ku fiirsanaysaa yahuu
@@nasra591 wa runta wlhi laga yaabe iney heestas ku jaasto 🤣
@@cabdiraxman9118 isagu hadda xaas ma qabo lkn waa coming soon 😅
Bilaa dhaqan dadkan nolosha ka dhacay ee moogan xaqiiqdooda
aaqiro war baa jiro waa naag qawan iyi nin waalan
ilahi xishuka hanga qadin
Diracaa ay xidhantay Rasmi anigu walaahi kaas oo kale waaban ku seexan lahaa waaba dharkii hurdadee 🤔 Ilaahoow mudh ha naga dhigin
Naasa heyda ay niminka ka gaa deysa
2:18caadi bay shalmada iskaga qadaysa suu nasaheda u ruxsay subhanallah Rasmi way kaso dartay wilkaba cishooday oo u qariyay bisinka walaley ilahay ka baq qof wayn tahee
2:24 waye
Qoftan Sidaa loogu baashaalayo meyna rag ladhalanin miya..qofta ninka maisaga qabaa mise club indha fur ah weeyaan..practemolow sxb caadi iskadhig meesha club yadii Ohio ma ahane..umadana waa umad Muslim ah..iskudhagdhagan is another level..
Ale duqaad kiisa badanaa ragii badankooda waa maxishooda ayaal dumarkana daaba warkooda waxey noqdeen dumar raac qas
Sharafi dhimatay 😳😳😳 allow idin soo hanuuni
Subhanallah😭😭😭
subxanlaah
Wuukawaay Gababdhii
Ayy rasmideyda🥰💋💋izh cala dheel❤💋💋💋💋💋🥰
Bilaa shalmadu waa intaan u soo galnay meesha
2:05 Waa lii dambajiyay kulahaa paracetamol wuu I dambajiyay kulahaa
Naa xishood oo NAASAHAAGA qari shaydAn
Qarnigan Ragaa Xishoodo.
Waa raggedi garbasaartii ayuu u huwiyey nin ragged
Subxanlaa allhyow xishoodka naga qaadin..allah ku soo hdyeyo rasmi rayes wll
Cadowgan 90ka dumarkenu sheegan goorta ay qorta so qaban anigu magaran
Waqti waxan jogna ragi xishonayan😭ilahow na astur
سبحان الله اللهم نجينا😥😥
Ammen 🥺🥺
Ameen
Ayadoo og dirac ad qafiif u ah garbasaata garabka saartey wa leyska qaawan yhy.Aloow na astur.
Isaga ku asturay shalmad e ilhy ha sohadeyo meshi inantu xishon jirtay hada inamada xishonayah subxanalh
Nasiibdarro xishoodkii iyada laga rabay isagii baa xishooday waliba isaga dartiis bay marrada isaga tuurtay si uuu naasaheeda u arko balse isagii baa marradii uga asturay adduunyooy xalkaaa ba' ilaahoow soo hanuuuni hablaha
Khayrle ha siiyo moha paracetamol
Anoo yaaban oo naxsan buu uqariyey laabtiii😢😢😢
Masha allah qof wngsn baa tahay xagee lagaa helaa abaayo mcn
@@hogoblehogoble8414 UA-cam comment s baad ka qadhaaban ciilkaaga hhh
Maxuu qariyay dhexduuba iskaga duubee sidii maskii🤣
@@Kamal-mb9vz 😂😂
Subhanalah yaa naag ku dhag dhagay. Ma xishoodo waa naagtan
Wlhi Asaga xishooday ayadiina Weey Ka qaaday maradii Aniga Waxan la yaabay dumarki Waxa sidaan u galay Wlhi from tiktok ilaaa youtube naaas iyo futo unbaaa sidaaa loo warejinaa qoomka markii la duleen rabo xaga dumarka ayaa laga Soo maraaa markuu dumarka xishoon wayana oo Wax la hadlayana eeysan jirin Waxa Soo dagi doono ciqaabta allah waa yaaab ilahoow na astur oo hablaha Noo astur shekada faraha ayeey Ka baxday Wlhi
Markiii Hore maher Noocee ah bay ku dhaLadaY😕
Ninkii ayaaba laabteeda ka xishooday subxlah
Hhhh
Hoo iga qabo big wac bay tiri inuu firir soo gaaro buu ka baqay yarku
Dadbaa heestiiba u saarnahey daarood war nin iyo naag fasahaadsan oo lunsan miyaa qabiil dhan dhaha ka sateen allaha soo hadeeyo
Waan kuu saare
Anna ii saar👍👍🌹🌹
Raxeso xbbti ilhy darood ka dhiga mahdleh 😎😎😎😎😎❤❤❤❤❤cayanka ha is ka hdlen
Aakhiro ilaaahaa looqaba cmlaaaa
Waa anshax xumo Wayn tani
Waxan maqlay nin hadu jeebka gacanta gashto xalada wa bariga dhexe🤣🤣🤣🤣
Gedki miya tagmaya makaas😅
@@abdukhadirjelow3763 kkkkkkk
Adun isagoo wila xishoonya😭
Rasmi rays iyo paractamol.arooskoda sugynaa
Alle shaxaariyaal kabuuxaa mesha
Reer badiye man
Somalida waxa idinka yabay inta waxa dawtan ceydan idinka oo dhaan in Yara moye xumanta wad ladhunatan 👀
Uu raaxaystey wll