jabuuti ayu caan ku noqday heesta canfareedna wan aqaan : fananaada roda daher roda mash la dhahoo ayuna ka gursaday jabuuti oo gabadha uu sheegay uu dhashay ;lacag badan ayu ka sameeyay inta ku joogay wandankeenq : i still love his songs i was a huge fan of him abou his piano skills :
please can you talk about the situation of the eastern department of the somali region of ethiopia particularly sitti. The latter, there were wars between Somali forces and the Afar one. Somali needs your support as a Somali.
please can you talk about the situation of the eastern department of the somali region of ethiopia particularly sitti. The latter, there were wars between Somali forces and the Afar one. Somali needs your support as a Somali.
King Khalid inu leyahay aya u heystay heesta nagma guul iyo gobanimo sidii cali winkey adiga iyo mdx wynha mustaqbalka c/xfd
WAXAA SO QABATA
HASAN ADAN SAMATAR
HASAN ALI KHEYRE
AWALE ADAN
AJAKIS
ABUKAR MAHDI
SHADIYA SHARAF
SHARMA BOY
YURUB GENYO
DAYAH DALNURSHE
ALI DHANTO
XASAN LABSALAX
MUSHARAXINTA MUCARADKA IYO MIXAFADKA
SHEQ SACID RAGE
SHEQ MUSTAFE
SHEQ UMAL
SHEQ SHIBILI
SHEQ CABDIRASHID
IYO QAAR BADAN OO KLE
THANKS FOR YOUR JOBB KIPP GOING SXB
Sidii cali winkey walle washaqsi qiimobadan bls dalkena burbury waqtiga kahiilshy malmihi wacna weyso socdan sidiicali winkey waqtiga hakuhilsho idamka alle aamiinyarabi
Hooyo intii dhimatay iyo inta nool rabbi ha u naxariisto yaa rabbi🌹♥️♥️♥️🇸🇴
Siidi cali wiikey waa legend 🙌 ❤ markii iigu horeysay ee aan arko waxay ahay soo dhaweentii sh shariif oo uu hees aad u macaan u qaaday
Waaberiyoow wanaagsanow walaalihiis waa is wataan viva reer waaberi via Liberia suuqa beerta ❤❤❤❤❤💗❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah ❤️thank you by brother Abdixafid.. Fanaankana waan u mahadcalinaynaa❤️
Ramadan Kareem dhamaantiin ❤️
Ramadan coming soon hada u xiistay plz like ii saar
Subxaaballah qof kalaamullaaah saaxiib la ah niikana jecel waxey tusaale u tahey wali kalaamullaaah ma aadan macaansan
Ilaahow macaanka dikriga nasii kulligeen
Waaaaaaaaaw ustaad siidi allaha ku xifdiyo
jabuuti ayu caan ku noqday heesta canfareedna wan aqaan : fananaada roda daher roda mash la dhahoo ayuna ka gursaday jabuuti oo gabadha uu sheegay uu dhashay ;lacag badan ayu ka sameeyay inta ku joogay wandankeenq : i still love his songs i was a huge fan of him abou his piano skills :
You're right
Alfanaan siidi Ali winky fanaan aad iyo aad uqaaliya
Ustaad sidii aad baan ku salamaya from Muqdisho
Legend Allaha cimrigaa ku dheereyo siidii Cali fanaaan qaranka somaliyeed ah
Waa nin qaran sidii cali wiikey alle xifdiya
Hooyo mcn Allah kuxafido inti hoyadod dhimate Allah unaxaristo
MANSHA ALLAH "" SIIDI ALI WINKEY"" CODKA QOR'AANKA AAD BUU U MACAN YAHAY🌹🌹👍
Sxb Qali❤️ Waraysigan Masugi Karno Masuul Sare Abdihafid Sxb ❤️❤️
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo walashin ayan aahee inshallh illaahay Ramadaan nabad haa nagu garsiyo aamin 🙏🤲
That was major. Loved this piece as usual ❤ Keep on the good work.
Ajakis no keen
Noo soo casin ma jaajileyste cabdi rahman heelo
Fanaan kuli siidi waa fanaan weyn horey u soco
Masha allaah dadkena waa dad diinta jecel
adeer siidii cali winkey. gabdhiisa daris ayaan aheyn waxaana la dhahaa waliyo lkn magaceeda saxda ah waa sumah siidii cali winkey.
Abdi xafiid keep going my brother guuleso waligaa wadna mahdsanthy wll macan rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy keep going my brother guuleso waligaa
ماشاء لله تبارك الله
Sidi cali masha allah
Siidi Ali waa fanana la yaqaano ilaa jaabouti waxan jecelan lahayn inaa no so qabaato ABDI NUUR ALLAALE HOBOLADA WABARI
Xagee usocotaan, ceel jaalle
Maxaad ka doonaysaan ceel jaalle
Waynu jecelnahay ceel jaalle
Asc, ayaan dhalad kenya joogta noo sòo casum plz .we love her.
Nin fanka saameyn ku let clerics allaah u dheereyo
Fan iyo fanaan, heeso iyo music, dumar qaawan iyo rag waa fisqi ee fadlan wax faaiido leh noosoo gudbi. Haddii qaarkiin offensive u arkaana diinta Allah baa tiri.
What is the first song
Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴
Wanku saray Subcribe waxana kugu saray inta asd abo soomaaliyeed tahay aniga abahay waa dhintay Ilahay ha u naxaaristo jannatal Fardawsa haka waraabiyo Amin...
Caruta Ilahay haku xafido
Maanshaa allaah
please can you talk about the situation of the eastern department of the somali region of ethiopia particularly sitti. The latter, there were wars between Somali forces and the Afar one. Somali needs your support as a Somali.
Manshalaah ex reer waaberi xusuus qaaliya
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴
Waa diyaar wall adna inaa isaarta rajeenaya insha Allah
Ceel jaale waxaan u Aqaanay meesha Agoota ku xareeyo ee baladwayne ooo jernta kundidho ku taalay waan jeclaan lahaa qof Ceeljaale Balsdweyne Soomaray hadaa taqaaniin Aad Ayaan u jeclaan lahaa inaan la kulmo qof ku jiri jiray Ceeljaale
Mohamed qadar soqabo mr cimamad kutuur
Kabiir Zidi
Adihaafid zxb barnaamijka soo koob
Sxip ajakis Noo soqabo bro
Wow lagend
Maki xaji banadir soo qabo abdihafidow
Wlhi sxbow legend ayaa tahay
Siidii walaalkey MashaAllah 🥰
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🙏🙏🙏🙏🙏
Legend legend
Hooyo mcn
Hussen haile heskisi weyaan
Waaberi, ,Hodon Howlwadaaq waa ,walaalo,waa Walsall,
3dex sano iyo wayao badan is waayo is oomana weekend, xasuus wayo waayo ilaahoy nabad nooga yelel noo barakee.
Nagma anoo ad u da yar ban dhagaysan jiray se Waxan u haystay in king khaalid leeyahay.
sxb amiin camir so qabo odaygaa waa laf dhabarta bulshada
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Siidi a Ka gUdoney sharaf 🇩🇯
Ubixii kacaanka wallee wax dhaama walawaayey
Iska daansha daanshood dhulkaagoo idishaye walaal haygu digan
macakin buu ii ahaa ubaaxi wabari
Aamiin artis soo qabo nin ki waxii soo socdo iyo waxa qaldan toos ka ku ifi jiray lkn hada nabad iyo usab cab tumo
Sidii cali winkey sow maaha cumar dhuule aun kuu sodoga ahaa
Cabdi haybe laambad meel ku sheeg sxb
Walhi wa runti haalkudhiga qof waberi dagan oo aan garanenin ma jiro
Walee length baad keentay nolada 2dinaba
Maxamed qadar soqawo niyow 🤔🤔🤔🤔🤔
Nosoo qabo shama boy please
Ha boobsiin wicked fadlan
Shineemo curyamiinta ayaa igu dambeyse habeen u kan tumaaye isaga iyo awees khamis... Sayadii cali winkey waa legend somaliyeed haloo istaago
Kkkkkk saad wadaad u aheyd baa heesaau badeshey maxay tahay waxaa u raadisaa qoonkaan heesaayaalka ah balmaalin uun cadee gunta.
No
Waxaa noso qabta saaxaf iyo adna plz plz inta igu raacssn like 👍
Fg
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiya
please can you talk about the situation of the eastern department of the somali region of ethiopia particularly sitti. The latter, there were wars between Somali forces and the Afar one. Somali needs your support as a Somali.