KIRADA GURYAHA ISTANBUL🇹🇷 NOLASHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #ruumikitchen #subscribe #like #like #‪@ruumichannel‬‪@ruumichannel‬

КОМЕНТАРІ • 52

  • @Za__channel499
    @Za__channel499 Рік тому +2

    Masha allah ❤

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate Рік тому +1

    Masha alha tabarakalah

  • @ayanahmed70
    @ayanahmed70 Рік тому

    Mashaallah ❣ ❤

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 Рік тому +5

    Mahadsanid abaayo waa u baahnaay qof informaation iga siiyo

  • @habonali9734
    @habonali9734 Рік тому +1

    Mansha allaah ❤❤❤❤illaahey haydiin amaan sado

  • @SumayaQurux-l9k
    @SumayaQurux-l9k 8 місяців тому

    Abaayo ruumi.wakujecelahy.nosobadi.dhaqaalaha❤❤❤❤❤❤

  • @queensaafi
    @queensaafi Рік тому +1

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +2

    Manshaallah😍ruumi waxay u qalanta ka badan 😊

  • @hooyocooking
    @hooyocooking Рік тому +1

    Maasha allaaah tabarakalaah xabibti horay u soco ❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +1

    Asc mashallh

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 Рік тому +1

    Mash allah abaayo allah idin xifdiyo🎉🎉

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Рік тому +1

    Ruun Waa muhiim aan ku weydiiya shugran jasa kalaahu jeyr in badan Waa loo baahanaa shugran in badan ASC

  • @HuDaDaimon
    @HuDaDaimon 20 днів тому

    Huno ila soo hadla aniga turki ku soo socde qof guri ii balmiya

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Рік тому +2

    Hotel kama helaysaan washing machine hotel qaylo lama ogola hadaad ciyaal wadato your best option is to rent a house

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Рік тому +1

    Masha alaah waan soo guriba❤❤❤

    • @soosabd7986
      @soosabd7986 Рік тому

      Sharcıga aad ku jogaysıd anıgon ıska soo hubın ha soo guurı wllo waıga talo

  • @afarah9985
    @afarah9985 Рік тому +2

    Somalidu vacation qalad ka fahmen vaca is vacation inad wax karis iyo ina wax dhaqdid midna tona inad samaysid maha iand dalxistid oo ilmaha bashal sisid waye maha guri jajabad oo 100euro ah inad diyarad uso racdid please gabdho ilmaha lacagtoda kanoleya oo odey yada so wata vacation maba gali karto mamo 6carur ah kaliged wada subxan

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 Рік тому +5

    Dadka ha soo walin iqamo ma helayan oo dadka cusub walaga xiray xabiibti 😢

    • @umusalma3508
      @umusalma3508 Рік тому +1

      Taas ayaa been iheen xabiibti istanbul leh maqlay inlodiday madami daadkoda said obatay

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali Рік тому

      @@umusalma3508been Ma aha intaasoo sano ayaana wadanka joogaa luuqadana waa aqaanaa ee kafiiri webkooda hadaad luqada taqaan dadka beenta kadaaya iqaamad dalxiis waala joojiyay

  • @abdifitahbashiir
    @abdifitahbashiir Рік тому +3

    Abaayo waxbarashada kasoo hadal I wish inaa imaado ❤

    • @fadumosahra9194
      @fadumosahra9194 Рік тому +2

      Aniguba waxbarsho u aad isleyahy

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali Рік тому +1

      Wax barashada waa luuqadooda iskuulada kuwa international wey jiraan waana qaali

  • @nimcoabdilaahi1246
    @nimcoabdilaahi1246 Рік тому

    Masha Allah ruumi abaayo waaku mahadsantahay wargelintaada qofwalbe saas lagama helee ayaantaan anigaba fasax baan ku maqanaa waqti aa komenti kuqoraba waa wayay

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi Рік тому +4

    Walalo can you share with us the number people who do that

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 Рік тому +1

    Mash allh abayo ❤❤❤mhad sanid

  • @MandeeqMandeeq1
    @MandeeqMandeeq1 Рік тому +1

    Huuno horay usoco

  • @sabrinas8603
    @sabrinas8603 Рік тому

    Wallal waxa laga dalbada websid Airbnb( guryo farabadan bad kaheli. Mapka kudul qabo priceka kusobixi Istanbul xafadwelba for exempel❤

  • @yasminibrahim25
    @yasminibrahim25 Рік тому +3

    Hotel ilmo Nafis kuma daremayaan wax guri inaa kirewysato waa rayiga u fiican oo holiday nafis ah aad ku so qaadankartit hada caruur wadato haduu Hal iyo labo yahay xataa cunug hotel malala sarnan karo cariir aa daremee

    • @najaxupdy9594
      @najaxupdy9594 Рік тому

      Yes hotelka xataa dad badan markaa tihiin ma nafisi kartid iskaba daa in caruur lagu hayee guriga ka jaban gurigana ka nafis badan hal bil aya dhiibeysaa waa nafisee😊😂❤

  • @mariaseidxuseen2279
    @mariaseidxuseen2279 Рік тому +1

    Aniga ankara ayan daganan jiray ankara ayaa jaban waxkasta inkastoo aduunka oo dhan kacay lkn ankara aad bay uga jabantahay markasta istanbul

    • @umusalma3508
      @umusalma3508 Рік тому +1

      Been ma ahan taas lkn hada seyma ayay nıqoty istanbul waa goob dalxiis ah xabiibti sidas dartit waaye

    • @sabrinas8603
      @sabrinas8603 Рік тому

      Sister waxan maqlay Ankara way cunsiriyeyay somalida xas

  • @CabdirahmanmaxamadIiman
    @CabdirahmanmaxamadIiman Місяць тому

    Asc waa qurux badan thy ma abyo mcn Inaa imado rba shaqo ma ledahay Turkish ka abyo mcn

  • @sahramuse4903
    @sahramuse4903 Рік тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Ruumi waxad soo booqataa Ayasofya Masjid iyo Sulthan ahmed masjid oo loo yaqano (blue masjid) way iska soo horjedan waxana u dhaxeeyo jardiin qurux badan. aniga wan tagay ee asxaabtaada kale uga soo waran. Mahadsanid Mahadsanid

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Рік тому +2

    Qof vacation ku tagay Turkey kama warimi karo School iyo visa
    Waxaa fiican qof arday ah inaad weeydisaan.

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi Рік тому +4

    Asc walalo I want to go holiday in Turkey 🇹🇷 inshallah please can you tell the good hotel or apartment to stay I got kids from UK thank you

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali Рік тому +1

      Haa waaheli kartaa

    • @AmanAli-gl2qf
      @AmanAli-gl2qf Рік тому

      I am from the uk too. Please let me know if you find a good hotel/ apartment. I want to take my kids' holiday as well.

  • @shugriyamahamud8199
    @shugriyamahamud8199 Рік тому

    Baayo waaruntaa aniga iyo caruurteyda ayaa bisha todobaad ayaantag ney oo kasoonoqanay

  • @MahamedahmadHassan
    @MahamedahmadHassan Місяць тому

    Asc

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Рік тому

    Inta aada soo dhigin kaarka horta weydiii ineey raali kayihiin.

  • @NajmaCammuudi-id5lb
    @NajmaCammuudi-id5lb Рік тому

    Asc walaalo waxaan ku weeydiiha waaxaan ahay hooyo 6 caruur wadato diyaarada malagayeelaa ineey wado kaligeeda caruurta please iga sojawab keep going

    • @sabdi143
      @sabdi143 Рік тому

      Abaayo aniga inta aqoon u leeyahay labo cunug 2 sano kayar hal qof ma wadi karo madaam oo dhabta lagu xiraayo lkin hadee labo sano ka wada weyn yihiin wax diidayo majiro saa isleeyahay

  • @ronaldofan1465
    @ronaldofan1465 Рік тому

    Hadalka soo gasbi

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Рік тому

    Qol walba waa inuu joogo qof qaankaar ah hotelka

  • @fadumobashiir9927
    @fadumobashiir9927 Рік тому +1

    Abyo wiilsha somaliyed numberkod isii dadka ma daama ardey yihiin si ay wax uga faaidaan

  • @nuromohammud8808
    @nuromohammud8808 Рік тому

    Markan aniku tage 100 euro iyo 100 liiro sam beta ahaayeen waa a duun iyo xaalkiis

  • @umusalma3508
    @umusalma3508 Рік тому

    Habo daad danyar iyo daad wax dhaqaliyo ma ahan ii waxaa waye market ka waa mid waxayda nadif tahay oo wax walbo laga helo subax walbo ama duhur walbo adeeg cusub la kino tajir iyo faqirba waa ka adegtan micnaha burka oo kali bim market ayaa fican ukunta sido kali waa nadif kuwa kali wax daxlistay ku sinayaan inaa iska dhaqdo waaye wax yalaha kali xitaa waa wax nadif iyo wanagsan wax walbo wayka taxadaran rootşyasha xitaa way badalan kuwa kali way isku qasan lama kal garanayo waa sas matka dukamada qar carab iyo turki waye qof walbo meshi orun oo nadif ayoo adaa ani ahan bim ayaa jeclhy waxaa ka wayaba A101 iskasto bimka kajeclahy kankali waa kaeiswisaa

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Рік тому

    ASC walaalo anqara Waa raqiis Waa 150 $$dolar bishii maa la dego anqara guryo iib ah Waa buuxaan,,????? Ruun eey ASC