insha allah abaayo ani waxaa ii qor sheesan inaa sad dahab aan soogato insha allah dahabna qaali waaye 80 dollar ayuu maraayaa garaankii ee noo soo ducee in uu allah uu noosoo raqiisiyo ❤❤❤
Ruumi abahay oo 14 sano arkin baan u socdaa waliba xaj inan u kaxeeyo rabaa 3 ciiyaala iyo ani waxaan ku bixi lahayn baan diyaariyey alle khier badan ha ku siiyo abaayo. Waan tashtay wlhi ilaa hada waxaan ka yaabanahay waxaas oo lacag ah meesha aan gayn jiray
Ruumiyey dadka deynta kadhamaan oo lcgtodi deyn qabtan ahaa sanadka bilaawgiisi wxa go'ansaday ina deynta iska bixiyo isku tashto ilaa may ila gaarty june ayuuta galay bishaan qaaty joondal guri kujoog qurux badan gaty aadana u faraxsanhy adna ajar allaha kasiiyo hada kadibna deyn layguma oga I.a wana ku duceyo caruurta iyo odayga iyo cimrigaba allaha ku barakeyo xbbty
Dhigato dhijisan noqdey wayahan sas ma ahan jirey wallahi wax badan wan kedsadey ganacsi galiyey lkn sanadkan xaga family waliba abahay murugtisa dhibeyso mid wallakey dhib geystey abahey wax mahayo wuu wal wala anigi ano dhibey le arka aabo ohoo lkn abahey waxu i dhahay waxa xagey ka so adey kabadan ku so galayo aabo 😢
Aniga aya u liita gabdhaha aad la talisay abayo ruumeyey waxna haba yarate meel ima yalo hada 1$ allah haka yele ,intas oo dhana barnamijkaga waan la socda
😂😂 ruunay waa ku salaamay xabibti qof walbaa wuxuu haysto wax meel ha ka dhigtaa lkn cidlayiri gaajo isku dil male ee waxaa layiri nin walba taagtiisaa qodaxdu ugu tagtaa waad mahadsan satahy xabibti 🫡
Asc ruumi abayo waxan qata lacag dhan 520 o kiro ku jirin waxan ka dhiga meel 200dollar inta kale guriga yaan galiya ninkega wa nin cuto fuula raba waxan joga xamar maxa igu talin laheed Abayo
ua-cam.com/video/1g2dyRn2Cg4/v-deo.htmlsi=vWl4GqY2nzXTGYDI. NADAFADA IYO ROUTINE SO BOQDA ASXABTA
insha allah abaayo ani waxaa ii qor sheesan inaa sad dahab aan soogato insha allah dahabna qaali waaye 80 dollar ayuu maraayaa garaankii ee noo soo ducee in uu allah uu noosoo raqiisiyo ❤❤❤
Anigu waan uruuriyey hooyaday ayaanan ugu tagay aniga iyo caruurtayda. 17 sano ayaanan arag hooyaday balse maanta waan faraxsanahay waayo caruurtaydii ayaa soo arkay hooyaday iyo wadankoodi. Waanan kuu duceya adiga iyo hablo kale oo dhaqaalaha ka hadlo. Mahaadsanid wall ❤❤❤❤
Ruumi abahay oo 14 sano arkin baan u socdaa waliba xaj inan u kaxeeyo rabaa 3 ciiyaala iyo ani waxaan ku bixi lahayn baan diyaariyey alle khier badan ha ku siiyo abaayo. Waan tashtay wlhi ilaa hada waxaan ka yaabanahay waxaas oo lacag ah meesha aan gayn jiray
Masha alh insha alh dheh ilaha haku barakeyo
@@rahmaabdullahi9786 in shaa Allah,
afka ka dhahay inan qoray baan u malaynayey Jazakallahu Khier abaayo
Manshaalah naag tashatay
Aniga maanta idiinku soo biire Ruumiyey insha allah sanadka cusub xisabteyda waso gudbina waxana joga somalia ❤
Ruumiyey dadka deynta kadhamaan oo lcgtodi deyn qabtan ahaa sanadka bilaawgiisi wxa go'ansaday ina deynta iska bixiyo isku tashto ilaa may ila gaarty june ayuuta galay bishaan qaaty joondal guri kujoog qurux badan gaty aadana u faraxsanhy adna ajar allaha kasiiyo hada kadibna deyn layguma oga I.a wana ku duceyo caruurta iyo odayga iyo cimrigaba allaha ku barakeyo xbbty
Joondal ma sad baa abaayo
@@KhadroMahamoud haa abyo
@@Saamiya-b3r thanks abaayo
Ruumey saw ma ogid in lacagta laftedu sago wajib ku tahay haday 85 grm oo dahab gadi karto tusle 6000 oo dollars hada sanda hayso oo savin tahay waa wajib in sagada laga bixiyo marka hooyinka iyo gabdha kasta waxan kula talinya inay dahab gadtan iyo dhul labadub way fiican yihin lkn anigu dhul magadto kaliya dahaban gadta wana kula talin laha dahabka 💯
Maansha Allah
Baayo ruuney waan ku salaamay ilahay reerka haku barakeeyo gulyso ❤
Abaayo horta alaha kubarakeeyo aniga maahi dhigato dhiijiso alax waan isku tashtay adna ajara alaha kaasiiyo
Dhigato oo dhijiso ba ahay away teamkyga😂😂🙈☝️
Ruumi walac ahy iso duceeya
Allhakuu adkeeyo abaayo allha anagana ha nagu arsaaqo
Macalimadeena alle haku barakeeyo
Aniga 1 bishaan ayaa kubarday wllhi waan kaafaa iday ❤ waxaa aruuriyay 100 Halkaraan dahab ayaa kusookaday waayo waan iskucunaa lacag mahaaykare 😊
Masha ❤ Allaah
Dhigato dhijisan noqdey wayahan sas ma ahan jirey wallahi wax badan wan kedsadey ganacsi galiyey lkn sanadkan xaga family waliba abahay murugtisa dhibeyso mid wallakey dhib geystey abahey wax mahayo wuu wal wala anigi ano dhibey le arka aabo ohoo lkn abahey waxu i dhahay waxa xagey ka so adey kabadan ku so galayo aabo 😢
Lkn wallahi mar marka qaar lacag an nafteyda ka hagrado sas iga baxdo abahey wax wan siya lkn midkan ila dhashey aabo marina markasto
@@IbtisamAli-u2v wax kabadan baa kuso galeysa duca muhin ah😢
Anigu alxm hooyaday ban ku kabay oo wiilyar wllkay oo xanuunsana oo ku kurbaysnayd xanunkisa wala qalay alxm hooyo faraxsan ban hada arkaa kal iyo laab ban ufarxay ruumiyey
Man sha Allah tabarakalh duca ku dhinac jiifta
Hadaan kugu cusbahay dhigato dhiijisaa ahay xabiibti nosoo faa idee insha alaah
Ani saso kale ayan ahay dhigato dhiijiso😂😂 bal talo iisii xabibiti la.aaan taadu waa abar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a I'm now but wan so dahey bilowga talada ❤❤❤❤🎉🎉
3yrs 20000 dollar seef garayey guri 25000 kuna dhisayaa Africa jooga
Ruumi ani waxan dhigay 10000 masha allah
Aniga aya u liita gabdhaha aad la talisay abayo ruumeyey waxna haba yarate meel ima yalo hada 1$ allah haka yele ,intas oo dhana barnamijkaga waan la socda
Wa heleysaa abyo niyada kheyr u sheg astaqfarta badso insha allah wad libane
Masha Allah ruuney xappti waad na dhiiri galisay Alle abalkaga Jano haka dhigo❤❤🎉
Masha Allah ❤
Asc abaya rumiyeey ani waxan dhigo 2bil kadib wan cuna 😢oodigey ayag shaqada marna helo marna shaqa laan ahy ani gabar yar ijogto 5bil jirto cano ayan uga gata
Masha Allah sifican bad samesey ado lacag mel kutalo gabadhadha yey ka gajonin
@@hanideeq9482 wa sax yeyna ka gajonin gabadhada
Wax fiicn ayad samaysay wayo waxad wax u aruurineysaa waa in aad Malin un wax ku qabsato ❤
Wax fiican baad samaysay walaal, odayga shaqo khayr qabta Allah hakuu siiyo
Maansha allh noosobadi ruuney way na anfacaysaaa
😂😂😂 roomi walahi ku jeclahay taloyinka fiican nasiisi Masha Allah hormar kaga ❤ ❤😊
Mashallah always like ur gd advice to keep some thing for your future
Ruumiyey aniga neh waan ku so sheegi doona hadaa wada noolnahay insha allah love u xabibti
Waan cusubahay qalbi❤❤❤❤❤
Abaayo gabdhaha Africa jogo ka so hadal o shaqeen o biilka sugo bals iso jawaab washey ❤
Hagbad ban galay hooyaday oo xanuusanyso kelyaha loo dhaqo waan usoo cimreeyay daasadna illaa 2500$ ku aruuriyay aan 2dayda habloodee yaryar dahab immika ugu dalbay meelna share ayaan kudarsaday lacag yar inshallah wxn kaloo qorshaynaya inaan waalidky soo arko January aan baxo.. wakaas waxqabadkygi oo kooban oo koombo kujira
Guri inaa ku dhisto baa ii qorsheesan. Wan idin lasooobilaaabay. Waan idin la socdaaaaa. Koowaad Insha allaah baa inoo blana Insha allaah
FARXAD BAAD U DHALATAY MASHALAAH TABAARIK
Wan dhowahy quruxeey ❤❤❤
Anna waa waa wili Insha Allah maalin uun banrajeenayaa in aan furo sanduuqa
Masha alaah walaashey sidaa noderigeli anku wax meel madhegto hadaan bilaabin
Mansha allah abaayo mcn 👍
Asc. Walshay ruumi.
rumiyey yurub aan joga kun yuuro bil naloosiya xita imadeeqdo sidee wax udigaa
ruumiyey muqalada dhaqaalaha nosobadi aad bey noafacayaan Hal bil ban kulasocdaa mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
dahab ani waan nacay qasaara weeye malinta dhehda celi lacagta kusoo iibisag kuma helaysid ayuuta fiican markay ku soo dhacdana boos yar ku iibsa
Walee. Faarax lacag waligey umadiibanin inaan kasiiqaado mahane 😂😂😂😂hadow lacag ay haisataa ayuubaleyehe
Biilkaba ciriir igu ehe maxan wax aruursada ilaahey hana siiyo waxan wax meel kadhigano wallhi waan wareeray😢😢
Mashallah kkk runey aruriso ocunto igdheh 😂
Wcs scw scw❤❤😂😂 masha allah wll❤❤❤🎉🎉🎉
Abaayo ruuney waa aniga wlh dadka aan waxbo faidin wana dhigaayaywaxna mahaayo wlh
Kkkkk wlhi beentaa maaha laacag uruuris ayn biloobey odaay geeyga dhahay lacgta iskugu keen daar waan diideey xaashaa lilaalaah ayn dhahay waxaaygu waa I gooni adna goni uu aruursoo maan khaaldaneey 😅
Good for you!! Keep going sister.❤😊
@@hawahassan4841 👸
Haa xbbti waad saxantahy
I was dhigado and dhiijiiso 223 bu I changed now 😅
Clibkan Mnsha Allah tasho ceeb maha wlhi inan meel wax udhigan lkn hda bilaba iso duceeya
yaa lagu dhacin qosol badana waxaan arkay qaar laga dhacay o lasasabay walaahi raga wax halaga qorsado sida ayaa fiican 😂😂😂😂
Amiga afrika joga alx wan dhigte somali usocda sanadka dhamadkisa
Lacagta waxan raba horta inan business ku bilabo
Mansha allah ruun wankugu heysanaa ogow
Somaali ya ayaan joogaa
Wc’s wc’s ❤Masha Allah tabaraklaah wax badan baan kaafaa idnay mahadsanid👍
😂😂 ruunay waa ku salaamay xabibti qof walbaa wuxuu haysto wax meel ha ka dhigtaa lkn cidlayiri gaajo isku dil male ee waxaa layiri nin walba taagtiisaa qodaxdu ugu tagtaa waad mahadsan satahy xabibti 🫡
Waa dhawnahay qaali
Waxan haystaa 20000 $ sidee ugalaa
Wax hala save garesto haba yaraate thanks SIDA no dhiirigalinesid
Rumiyeey my rajo maday ka ma seyrtay waxasa baraha bulshada wareegaya
Abayo uma maleyo iney saas wax u jiran qof walba si buu amin sanhay
🤲Alxm alxm alxm 🤲
aniga waxaan ku jiraa kuwa lcgta iska xadaan xooga markan aruuriyo hadane wan ku noqdaa
Qorshahayga waa inaan gu ri ku dhistaa markay ii dhamays tidanto mahadsanid
Aniga camal 😂😂 rumeyyey iso duceya inu ilahay ibro seven 😢😊😊
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Mashallah
Group 4 baan ahy anuu African jooga 😢
Somalia badanaa wax badan mafuulaan sababtoo nabad kamajirto
40 gram rabaa ani inan arursho sanadkan wax yaraana iharay 3di bilb 10 garam mel inan dhigo isku qasbay alx ilahow untan heysan sii yarabi
Asc abayo rumiyey sanadka bilowgisi ban bos gatay
Rumiyey waxaad modaba inaad iarkeyso waxaan ahay kheybta waxna dhigto bishadanbana xado😂😂😂inkastoo isqabtay oo 500$dhigtay hadana wan is xaday talaana kaga fadhiyaa ani iyo inta ila midkaa ee dhumanaya waxana jogaa afrika qasatan hargeiso
Ķkkkkkkl❤❤❤❤❤❤❤ sxb wan ku jeclahay xabibtiii
Adi h sheegin meelah lageliyo rumiyey kkkk
Asc walaal aniga dahaba ayaan ku gaateya
Hhhh dhigato dhiijiso ayn ahay lakin ayuutadi wan ku jiraa
😂😅m.a rumiyeey xeerka dumarka waa ilaalisay 😅is ilaali faarax waji ma lahan is ilaaliya 😂😀
Kkkkk ruumi fanny waye lacagahs mesha lagaliyey hala garo roog barkin 😂😂 luuqa xaaji barkin roog waxas waa been 😂😂
😂😂😂😂
Anigaa kowka ah dadka dhiga hadana dhiiqsada😂
Asc ruumi abayo waxan qata lacag dhan 520 o kiro ku jirin waxan ka dhiga meel 200dollar inta kale guriga yaan galiya ninkega wa nin cuto fuula raba waxan joga xamar maxa igu talin laheed Abayo
120 dollar mel ka dhig abyo 400 boqolana isku mareee
Naa ruumiyey hana kashifin dee meelaha lacagaha ku aruursano yaana noola daba marine 😂😂😂
Sax❤
Asc Abaayo wana dhirigalisa qeer ana dhamani Allow kusi hore usoco dadka dhaga hadalka kugu wado Waa qof kobi ah oo mar walba adiga ku kobinoyo waxbana aqonin oo mar walba Maamo Naimo ku dhahdo Hooy Afka Baro OoSidalo hadlo aqonin markasta adiga leeku kobinosa farom buush hada iscatenes iyo hada Socod Samey nosid kadaba samene hada wey iscelin weyse Maxa karabta Mamo Naimo Asoqbatey so firi sida loo karbashayo Hooy afbaro Cenwanka Ayaa ba idiley 😂😂😂😂😂 maser wey isclin weyse
Maxa ugu qoran mama naciimo
Aniga cid waxba uma qabo walahi gabdhah youtu.be kuwada jira waa wada supporte 😢 ilahy ceeb ha asturo
Asc abaayo odagaygii baan isku haysanaa lacagtii aan aruuriyay,
Wuxuu rabaa inuu kuguursado ana boosbaan rabaa inaan kugato
Maxaa sameeyaa?
Maxaa ogu sheegtay nin waa xaasid. Musiiba baa gacmahaaga ku keensatay.
Sorry walaley ayado reer la yahay oo la isqaba ayaa qof walba privecy leeyahay, lacagta adiga gooni u aruursato naftada xita la ilaawsiiyaa..!!
Haku guursadee iska sii abaayo
Naaa haaa siin
Adiga kuso xajji
Lacagta zako kuma waajibto
😂😂😂👋🏼
Ruumiyey fashila tahay odaygi oojoogo kuma dawankaro hore inokuwad dhiragelinta abyo
Abaayo.wakuduceeye.ganacasi.bafurtay.keedana.waheesata.kufakado
Asc
Ruumiy xabiibti lambarkaga sen o hela macanto sosheg labarkaga
Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga 🎉
😂😂😂😂😂
Asc. Ruumi was ku salaamy snapkaaga ksoo dir
Ruumi_kitchen igala so hadal ❤
Waaa dhownahay qaaali
FaankaiSkadaa guRigaxunkaWaxbakumaYaalin
Gurigeee abayo maxa kufanay
☝️😂😂
Hhhh ruuney 😂
Kkkkkjjj
Dhigato dhiijiso ayaan ahaa runti😂😂😂
Waxaa kusmana dahab kusogadan
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW 🫀 SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
Masha Allah ❤❤❤