filimkii qayd sidato cali hunguri oo qoftii aw furay rakaab ahaan ugu timid😂 ka dibna jcyl la ooyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 160

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 місяців тому +48

    Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw😮

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 8 місяців тому +8

    mansha allaah dhulkii udugaa oo barwaaqoobay sxboow gobalka gedo oo isna barwaaqoobay baan kaasoo salaamayaa

  • @mahadcumar4569
    @mahadcumar4569 8 місяців тому +9

    Hadal Afka kaso Baxo waxa u wngsan saliga Nabiga scw😮

  • @abdihamiiddaahir532
    @abdihamiiddaahir532 8 місяців тому +13

    الهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @CabdirisaaqMaxamuud-ft5vx
    @CabdirisaaqMaxamuud-ft5vx 8 місяців тому +7

    Cali hunguri wllhi ma miyir qabo Waa nin waalan🤣

  • @user-qx6pi3xd5s
    @user-qx6pi3xd5s 8 місяців тому +7

    Legendary Farhan diraac keeping my pro🎉❤

  • @OskaSheikhOfficial
    @OskaSheikhOfficial 5 місяців тому +1

    Qoyskaan reer Mali wayadaan waad ka seexatay walaale ee wax ma ka heysaa cusub 🇲🇱🇸🇴

  • @MusbahBashane
    @MusbahBashane 3 місяці тому +1

    Naagaha soomaliyeed Yaa uu kenaa cali hungiirii

  • @cabdulaahimacalin2770
    @cabdulaahimacalin2770 8 місяців тому +3

    Basadiir soodhig legend❤❤

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 8 місяців тому +2

    Nio warkaas Hadd ka baxdo basadiir ayaan ka rabnaaaa views kagii malmahan hoos ayuu u sii socdaaa waliba saaid ee basadiir sop celi hadii kale gelaaga dhaqo anaga wan iska tageynaaa

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 7 місяців тому +2

    Qaydsito soo badi ama waa lay falaydheh anku dawaynee

  • @damajalebunge-uy3eq
    @damajalebunge-uy3eq 8 місяців тому +1

    Basadir awi madinti

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 8 місяців тому +1

    waa CANIHII AAN NAQANAY o GEEL manshaaalh

  • @MadarAbdullahi
    @MadarAbdullahi 5 місяців тому +1

    Ar nio ma geeri baa luguu soo sheegay nio😅😅

  • @LiibaanxusenCumar
    @LiibaanxusenCumar 8 місяців тому +12

    War nio basaba kuwanba ka xarabo badan😂

  • @LiilovePro
    @LiilovePro 8 місяців тому +3

    Basadiir sidii aad isugu dhacden miya daacad idin ka ahayd prank modaye farxanow
    Ragaan ba waxey so saran majajilo cajiib ah ku soco

  • @boqorkaafrica7929
    @boqorkaafrica7929 7 місяців тому

    Basa kuwaan kashidan soo badi sxp

  • @mubaarigmaxamuudguuleed
    @mubaarigmaxamuudguuleed 8 місяців тому +2

    Lasoo dhakhso weeye sxb QaliH 😊

  • @jecelowboy4262
    @jecelowboy4262 8 місяців тому +2

    Horta sow asigii walshii ahayd shemuu aroosay 💔😭🤣

  • @abdiqanilazio1181
    @abdiqanilazio1181 8 місяців тому

    Jarerkii bidaarta lahay wlhi korka hurayo ninkas adiga wax ka dhigay wlhi wadankoda waxbo kama ahan😂

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 8 місяців тому +1

    Cali Hurguri Jacaylkiibaa Dib ugu Labaqarxay Baarinimow Kaqaaday kala Tagii

  • @user-lr7bd6lx3y
    @user-lr7bd6lx3y 8 місяців тому

    ASC farxaanow meeh saxip keen paso war noosoceli basadiir iyo qataatadi amrad

  • @user-qu8gy6bd5k
    @user-qu8gy6bd5k 8 місяців тому

    Zxp farxaan wxn kaa rabnaa dadku iskuma jiro mararka qaar waa inaad baadiyaha iyo dhaqanka iyo xoolaha aad qac kasoo siisaas ina adeer 🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐄🐎🐩

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 7 місяців тому

    🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰🎉💯

  • @Abdiwaliyussuf-cz9ru
    @Abdiwaliyussuf-cz9ru 8 місяців тому

    Basadiir away farxaan wan u xisnaay

  • @abduladirabdi6131
    @abduladirabdi6131 8 місяців тому

    Zxp farxaan aaaway reer basadiir

  • @maahirelhadadi
    @maahirelhadadi 8 місяців тому

    Basadir away sxbow

  • @arreadam7086
    @arreadam7086 8 місяців тому +1

    Dorada fakatay qosol igudishay😅😅😅

  • @mumtaazsheekh9396
    @mumtaazsheekh9396 8 місяців тому

    Kkkkkkkkk waxani aan jid iyo jiho Tonna laheeyn muxuu ahaaaaa

  • @boqorkaafrica7929
    @boqorkaafrica7929 7 місяців тому

    😅😅😅😂😂 nacalaa gudub & dhirir kudhalay maxaa nooga jabisay dhalada

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 8 місяців тому +1

    Hhhhhhh 😅😅wanna gartay caano macaan war waxagee meeshu nomadan aheegine

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 8 місяців тому

    Brother nirigta yariista ah caanaha u daaya haka celinina hooyadeed adinka rag waaeeen baa tihiine bariiska iyo cawska cuna.

  • @mohaayub1
    @mohaayub1 8 місяців тому

    First comment and like ❤

  • @user-mt4yb6ut1u
    @user-mt4yb6ut1u 8 місяців тому

    Basadiir intuu ku danbeeyaa iisheeg farhaan diraac

  • @InnocentPetCat-yi7ol
    @InnocentPetCat-yi7ol 7 місяців тому

    taliye tiam calihunguri maxadkuhesatan manosabadhidan ❤

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c 8 місяців тому

    Farxanow dee wad nago rajisa ee so dadajiii ❤❤

  • @maankajr312
    @maankajr312 7 місяців тому

    Niyo basadir aawey nosodhig 😢😢😢😢😢

  • @user-yl3dd5vy9p
    @user-yl3dd5vy9p 8 місяців тому

    Zxp caani iyo geeli xassuustay inan galabta kaboxo magalka iga haysaba waxamaxy gawaha xoorka leh jah

  • @jaarikpro9138
    @jaarikpro9138 6 місяців тому

    Cali hunguri 😂 Sxb nooso badi

  • @abdihakinibrahimofficial9120
    @abdihakinibrahimofficial9120 8 місяців тому

    First comment reply

  • @mubaarigmaxamuudguuleed
    @mubaarigmaxamuudguuleed 8 місяців тому +1

    Wanku salaamay taliye 🎉

  • @AhmedG36
    @AhmedG36 8 місяців тому

    Caano geel ❤❤❤❤

  • @SamiroAbdullahi-rr7yh
    @SamiroAbdullahi-rr7yh 8 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂Dhabo hayso

  • @hothomohamed6416
    @hothomohamed6416 8 місяців тому

    Baso mee nio waxa naga daayoo😂😂😂

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 8 місяців тому +1

    Hablihii hore baa saan looga daba carari jiray kuwa iminka jira saas u daba carareysid aa nafta kaa bexee 😂😂😂

  • @husseinabdi5333
    @husseinabdi5333 8 місяців тому +2

    War Nio Ninkii Basa ahaa Aaway Ninkaa Ayaa Jiliin Fcne 😂😂

  • @Totti12
    @Totti12 8 місяців тому

    Nio xariif aya tahay wayo lacagta yutup kaheshid geelo kugadataa kolee hada wekubateen😁 wax iga sii

  • @CabdulaahiYare-sx8vo
    @CabdulaahiYare-sx8vo 8 місяців тому +1

    Soo badi cali hunguri😂😂😂

  • @jaarikpro9138
    @jaarikpro9138 6 місяців тому

    War Sxb nin kan waa ka helay Ee noo soobadi Walhy waa iga qosliyey

  • @kaltunismacil4680
    @kaltunismacil4680 8 місяців тому +1

    War dadkan Mali walba dhalo jabiya ya ugada horta😂😂😂

  • @haybeabdiaziz5392
    @haybeabdiaziz5392 8 місяців тому

    Waan ku salaamay zxp

  • @mohamedabdirhmanmcc4353
    @mohamedabdirhmanmcc4353 8 місяців тому

    Go no back ban kuu jarayaaa😂

  • @user-zc4ib6iu7y
    @user-zc4ib6iu7y 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ zxb soo badi

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 8 місяців тому

    ❤ina diraac legend wanku wataa ❤

  • @hassanmohameddhaqane770
    @hassanmohameddhaqane770 8 місяців тому +1

    Hano qeylin Hdan kuso Sasabne ma dhalada naga Xaquuq bdn😂😭

  • @user-lr6tz2nz4p
    @user-lr6tz2nz4p Місяць тому

    Mansha allah ❤❤❤❤❤

  • @user-nt3vd9qe8k
    @user-nt3vd9qe8k 7 місяців тому

    Farxaan diraac isagaa naagaha fura waad isku keenaysaa

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 8 місяців тому

    Baso bikh nio Ragan waa waa bircun halaaga ah noo soo badi balse niyow nin adag baa tahay adoo geelaag maalanayaa guryahaga dhexdooda nagu madadaalisaa cajiib!

  • @daadaamiin389
    @daadaamiin389 8 місяців тому

    Aaway basadiir

  • @maxamedcabdullaahi6907
    @maxamedcabdullaahi6907 8 місяців тому

    Farhanow basadiir aaway sxb

  • @mohamedkaraamo911
    @mohamedkaraamo911 8 місяців тому

    dhanaan weeye

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 8 місяців тому

    Gudub iyo dharer kulaha kkkkk

  • @badrisheikh
    @badrisheikh 8 місяців тому

    War waxaan films ma ahaa please basadiir raadi

  • @mohamedwinerwiner750
    @mohamedwinerwiner750 7 місяців тому

    Farham kaa saa shidan sxb soobadi

  • @user-qp3lf4dn8k
    @user-qp3lf4dn8k 8 місяців тому

    Kkkkkkk kan xasuus paan kugalay

  • @CabdiRashiid-vv7ct
    @CabdiRashiid-vv7ct 8 місяців тому +1

    ❤ wcs ❤

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 8 місяців тому

    Basadiir waaloo darsaday waxani xiiso maleh
    Cali hunguri iyo qayd sidato naga cun

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 8 місяців тому

    War aaway basadiir ahaa

  • @user-yy7jo7jp8o
    @user-yy7jo7jp8o 8 місяців тому

    Marshall aha

  • @user-lx2os5pu1j
    @user-lx2os5pu1j 8 місяців тому +5

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiwaduudsiciid7486
    @cabdiwaduudsiciid7486 8 місяців тому +1

    Qayd sidato soo badi😂😂

  • @mowliidmohamed7605
    @mowliidmohamed7605 8 місяців тому

    Nin geel leh waa gob nin guryo lehna waa gun

  • @user-ih7qm4xy3k
    @user-ih7qm4xy3k 8 місяців тому

    Kii madaxa diirna maxa ku dhacay pro😅

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 7 місяців тому

    Marma basadiir ayaa ku sixray kumee dee baryahan

  • @kurana289
    @kurana289 8 місяців тому +1

    Legend hon farhan diraac guuleyso legend 👑❤😍🙏

  • @Alitarabie
    @Alitarabie 8 місяців тому

    Sxb wad dadalysaa horay uso farh dirac❤❤

  • @Hon525
    @Hon525 8 місяців тому

    Nio farxanow Codkar ba tahay

  • @crisaaqbashiir3433
    @crisaaqbashiir3433 8 місяців тому

    Waar diracow basadiir mee😢

  • @user-he6uz5em3s
    @user-he6uz5em3s 8 місяців тому

    Away basadiir

  • @Abdullahi_Abdi_Jama
    @Abdullahi_Abdi_Jama 8 місяців тому

    War aaway basadiir horta

  • @KhaalidqardhoChannel
    @KhaalidqardhoChannel 8 місяців тому

    Waxaan soo xasuustay jaceyki ahaa

  • @user-ur1pl8ql6n
    @user-ur1pl8ql6n 8 місяців тому

    farxaan waa dhaqan maaal

  • @user-nq2jr1qr1i
    @user-nq2jr1qr1i 8 місяців тому +1

    Qeysidato dad lama dhalan miyaa😂😢

  • @SadaamJamal
    @SadaamJamal 8 місяців тому

    Reply wll mcn 🎉❤

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 8 місяців тому

    Tansaaniyaan miyaa kuwaan 🤔

  • @mubaarigmaxamuudguuleed
    @mubaarigmaxamuudguuleed 7 місяців тому

    Farxaan maxaa dhacay sxb😊

  • @Ilyaas_Totti
    @Ilyaas_Totti 8 місяців тому +1

    😂😂

  • @user-hc3xu9qp9b
    @user-hc3xu9qp9b 8 місяців тому

    Soobadi sxp

  • @user-bj5xd4fm7u
    @user-bj5xd4fm7u 6 місяців тому

    Cali hunguri

  • @Totti12
    @Totti12 8 місяців тому

    Nio malmaha nukudereenesaa daqso sodaa

  • @jimcalekhadar
    @jimcalekhadar 8 місяців тому

    Cawa so dhig

  • @user-hl9rk1fr9w
    @user-hl9rk1fr9w 8 місяців тому

    Legend so badi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 lipax

  • @Shahihiidocali0000
    @Shahihiidocali0000 3 місяці тому

    Kkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-cw8je7le2f
    @user-cw8je7le2f 8 місяців тому

    Hhh

  • @abdimahadmahanad4196
    @abdimahadmahanad4196 8 місяців тому

    😅😅😅😂😂😂😂

  • @zola2487
    @zola2487 8 місяців тому

    Dhakalkaa kaa xun waa dhakal lo aad

  • @user-vv3tg4on9j
    @user-vv3tg4on9j 8 місяців тому

    😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @sabiriincali3646
    @sabiriincali3646 4 місяці тому

    Scw

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 8 місяців тому

    Horta yaan Subscribers I yahay ma farxan baa mise waa madaxa xiirnaa baa

  • @abdallaabukar4476
    @abdallaabukar4476 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤