Mahadsanid qali marka kobad ilahay aya og waxa hooyo kasta uurjiifkeedu yahay lkn xooga cilmiga yar ee biniaadamku barteen ayeynu wax ku saadaalinaa haddi aad isku aragtay in calooshadu adagtahay ama matag badan iyo yalalugo leedahay amaba ilawsho gabadh ayeynu ku saadaalinayna ilahay idinki qali hadi calamadaha anad lahayna wiil ayeynu saadaalinayna ilahay ayana og xabbti
@@AmalDahirOfficialchannel4615 mhdsnd wllo mcnyy ilowshiyo ma lihi matagna ma lihi calosheyduna aad uma adka kaadi badan hurdo la aan ilmaho su udhaqaqeyba hoos badanka ka dhaqaqa babacada lugaha io gacmaha qapow aada ka dareemayo
Aniga wiil dhalay waxan is arki jiray halman zait ah iyo walac daran iyo jah warer maxa bil cagsi ka dhigay teda kale hada xamil ahy walc daran waso maray halmamkeyga zait waye wiil wada la idhahay kunbuyutur isa saray
Mahadsanid qali horta inta badan walaca aadka said ka u ah waxa lagu garta mataanaha iyo hadi hooyo sido gabadh mid kale aya jirta o ah in uu dumarka walaco ugu kala daran yahay o ah spermka raga marka taasna way sababi karta qali alle ha ku fudaydiyo
Wllo aniga uur 5bil ah ayaa leyahay walac daran ma marin keliyata waxa igu badna candhuufta io lalabada dhaqaqa ilmaha xaga hoose ayuu ka nuxnuxsada badana muxu noqon kara
Mahadsanid qali marka kobad ilahay aya og waxa hooyo kasta uurjiifkeedu yahay lkn xooga cilmiga yar ee biniaadamku barteen ayeynu wax ku saadaalinaa haddi aad isku aragtay in calooshadu adagtahay ama matag badan iyo yalalugo leedahay amaba ilawsho gabadh ayeynu ku saadaalinayna ilahay idinki qali hadi calamadaha anad lahayna wiil ayeynu saadaalinayna ilahay ayana og xabbti
@@AmalDahirOfficialchannel4615 mhdsnd wllo mcnyy ilowshiyo ma lihi matagna ma lihi calosheyduna aad uma adka kaadi badan hurdo la aan ilmaho su udhaqaqeyba hoos badanka ka dhaqaqa babacada lugaha io gacmaha qapow aada ka dareemayo
Hurdo yari ayan isku arkay habenki ilamahana dhaqdhaqaaqoda dhinaca kelyaha ayan kadarema tasi dhib miya iso jwb wll
Maya wlo dhib malaha lkn dhiiga ma cabirtay intee bil ayad tahay ta kale ma matano ayad sida wlo
Waa lix wll dhigna iskama cabirin ej bigana waa 8 een xilige ayaa laygaga bahan yahay talalka
Asc wll uur ban leyahay wana da.dii labaad 5 ila 6 ayan maraya dhaq dhaqaaqa urjifkana wan darema xaga hose kama daremo ee dhanka bidix ayaan kadarema
Malaha waa dhinaca uu ubadan yahy ilmuhu
Waxaan holre usoo dhaaley laba.wiil hdnà uuryl,y wàxyba dhanaan byaN a
Aniga wiil dhalay waxan is arki jiray halman zait ah iyo walac daran iyo jah warer maxa bil cagsi ka dhigay teda kale hada xamil ahy walc daran waso maray halmamkeyga zait waye wiil wada la idhahay kunbuyutur isa saray
Mahadsanid qali horta inta badan walaca aadka said ka u ah waxa lagu garta mataanaha iyo hadi hooyo sido gabadh mid kale aya jirta o ah in uu dumarka walaco ugu kala daran yahay o ah spermka raga marka taasna way sababi karta qali alle ha ku fudaydiyo
Abayo amaaley xulbadu miyay kordhisaa miisaanka ilmaha uurka ku jira
Maya qali ma kordhiso waxay dabcinaysa uun murqahaaga lakin bilaha hore ee uurka lama isticmali karo xulbada qali
Wll iso jwb
@@ayanmaxamed3416 maxan kaaga jwaabaa wll
Asc
@@IstahilCabdi-bh6zz wcs wl
Mataanaha ka sohadal
OK qali
Wll I stareska dhibato ma uleeyahey ilmaha
Mahadsanid nimco wl Haa wl wuu saamaynaya hadi uu adiga aad kugu badan yahay
@@AmalDahirOfficialchannel4615 Oh no good Insha Allah khayr
@@AmalDahirOfficialchannel4615wll madax xanuun saa’ida ayan daremayaa dhigeyguna waa 13g kawaran wll
Ha ka fogow wx stres ku kenay
Haa aad bu ugu daran yahay wll
Abaayo 6bil ii dhamaady waxuu igu dhahy gabdh ayad wadaa been iyo run ale og
Haa qali ilahay aya og lkn ultrasound yada la isi saaro qaar aya run sheega qaar way qaldami karaan
@@AmalDahirOfficialchannel4615 ok mcnto lkn hadaan midkle tago Oon Isa saaro wacadi somhn mise canuga wax by yeleysaa
Ma dhashey wllo😊