- 90
- 159 662
Amal Dahir Official Channel
Приєднався 16 жов 2021
Asxaabta aan jeclahay ku soo dhawaada "Amal Dahir Official Channel" oo aan idiin ku soo gudbin doonno idamka Alle Talooyin muhiim ah oo ku saabsan Hooyada, Dhallaanka iyo sido kale sheekooyin dhiiri galin ah oo aad kaga faaiidaysan doontaan hiigsigiina iyo himilooyinkiinaba.
Wax badan ka baro faaiidooyinka ay vitaminadu jidhkaaga u leeyihiin
Wax badan ka baro faaiidooyinka ay vitaminadu jidhkaaga u leeyihiin
Переглядів: 66
Відео
Dhibaatada internetku uu ku keeno ciyaalkeena
Переглядів 3128 днів тому
Dhibaatada internetku uu ku keeno ciyaalkeena
Sidee u xallin kartaa caqabadaha noloshu kugu sababto.
Переглядів 267Місяць тому
Sidee u xallin kartaa caqabadaha noloshu kugu sababto.
Caanaha ugu fiican ee aad cabi karto xilliga uurka iyo faaiidada ay idiin leeyihiin.
Переглядів 3083 місяці тому
Caanaha ugu fiican ee aad cabi karto xilliga uurka iyo faaiidada ay idiin leeyihiin.
Sideed u ogaan kartaa in ilmahaagu xasaasiyad ku leeyahay sonkorta
Переглядів 544 місяці тому
Sideed u ogaan kartaa in ilmahaagu xasaasiyad ku leeyahay sonkorta
Bedel maskaxdaada si aad u gaadho yoolkaaga iyo himiladaada (Mindset)
Переглядів 1596 місяців тому
Bedel maskaxdaada si aad u gaadho yoolkaaga iyo himiladaada (Mindset)
Qiimaha marxaladda nolosha aad ku sugantahay part 2
Переглядів 426 місяців тому
Qiimaha marxaladda nolosha aad ku sugantahay part 2
Qiimaha marxaladda nolosha aad ku sugantahay halkan ka baro part 1
Переглядів 516 місяців тому
Qiimaha marxaladda nolosha aad ku sugantahay halkan ka baro part 1
Adiga oo uur leh ilmo kale ma nuujin kartaa
Переглядів 1436 місяців тому
Adiga oo uur leh ilmo kale ma nuujin kartaa
Wax ka ogow faaiidooyinka mandheertu u leedahay caafimaadka ilmahaaga
Переглядів 9357 місяців тому
Wax ka ogow faaiidooyinka mandheertu u leedahay caafimaadka ilmahaaga
Si fiican oo aad u fakartaa waxay kuu horseedaa guulo
Переглядів 938 місяців тому
Si fiican oo aad u fakartaa waxay kuu horseedaa guulo
Ila dhegayso sheekooyinkan dadkan caanka ah laga qoray si aad u gaadho yoolkaaga iyo hamigaaga.
Переглядів 738 місяців тому
Ila dhegayso sheekooyinkan dadkan caanka ah laga qoray si aad u gaadho yoolkaaga iyo hamigaaga.
Hooyada tacliinta lihi siday u bedesho nolosha ubadkeeda
Переглядів 489 місяців тому
Hooyada tacliinta lihi siday u bedesho nolosha ubadkeeda
Yaad filaysa in uu caqli badan yahay wiilasha mise gabdhaha? videogan ka baro
Переглядів 649 місяців тому
Yaad filaysa in uu caqli badan yahay wiilasha mise gabdhaha? videogan ka baro
Kor u qaad awoodda maskaxda ilmahaaga
Переглядів 3669 місяців тому
Kor u qaad awoodda maskaxda ilmahaaga
Horumari naftaada si aad u noqoto qof lagu daydo
Переглядів 11910 місяців тому
Horumari naftaada si aad u noqoto qof lagu daydo
Baro xilliga ugu horreeya ee ilmahaagu hadalka biaabi karo haddu caafimaad qabo
Переглядів 16010 місяців тому
Baro xilliga ugu horreeya ee ilmahaagu hadalka biaabi karo haddu caafimaad qabo
Kuwan waa farqiga u dhexeeya raga iyo dumarka dhanka nolosha
Переглядів 11410 місяців тому
Kuwan waa farqiga u dhexeeya raga iyo dumarka dhanka nolosha
Saamaynta uu kala taga waalidku ku yeesho ubadka
Переглядів 8010 місяців тому
Saamaynta uu kala taga waalidku ku yeesho ubadka
Guuleystayaashu maxay waqtigooda firaaqada galiyaan
Переглядів 2511 місяців тому
Guuleystayaashu maxay waqtigooda firaaqada galiyaan
Si fudud u ogow hibooyinkaaga qarsoon
Переглядів 6411 місяців тому
Si fudud u ogow hibooyinkaaga qarsoon
Raac talooyinkan sidaad u kordhiso rabitaanka cuntada ilmahaaga ama appetitekiisa
Переглядів 12311 місяців тому
Raac talooyinkan sidaad u kordhiso rabitaanka cuntada ilmahaaga ama appetitekiisa
waxyaalahan iskaga tag oo ka tanaasul si aad farxad u hesho
Переглядів 8911 місяців тому
waxyaalahan iskaga tag oo ka tanaasul si aad farxad u hesho
Duruusta awoodda badan ee ay tahay in aan ka barano nolosha
Переглядів 17011 місяців тому
Duruusta awoodda badan ee ay tahay in aan ka barano nolosha
Xidhiidhka u dhexeeya hooyada iyo ilmaheeda qaybtii labaad
Переглядів 93Рік тому
Xidhiidhka u dhexeeya hooyada iyo ilmaheeda qaybtii labaad
Xidhiidhka u dhexeeya hooyada iyo ilmaheeda
Переглядів 351Рік тому
Xidhiidhka u dhexeeya hooyada iyo ilmaheeda
Calaamadaha lagu garto in lamaanuhu iskhiyaamaynayaan part 2
Переглядів 87Рік тому
Calaamadaha lagu garto in lamaanuhu iskhiyaamaynayaan part 2
Xaasaasi, calaamadaha lagu garto in lamaanuhu iskhiyaamaynayaan part 1
Переглядів 103Рік тому
Xaasaasi, calaamadaha lagu garto in lamaanuhu iskhiyaamaynayaan part 1
Sida loo maareeyo loona xalliyo khilaafaadka Qoyska
Переглядів 199Рік тому
Sida loo maareeyo loona xalliyo khilaafaadka Qoyska
Asc wll bishii shanad ayaan geli rabaa week ka dib mana dareemo wxba
@@AwoaliJmac dhaqdhaqaaq maad dareemin miya qali marna
@AmalDahirOfficialchannel4615 haa wll ma dareemin dhakhtar waan tagay wxa laygu dhahay wx dhib ah ma jiraan
Waa caadi haddaa qali haddi aanay wax dhib ahi jirin lkn computer isi saar o la soco caafimadkaga iyo ka ilmahaaga qali
Wll ani hada 22 week ahay Isbucan u yareyay dhaqaqi cadibu u dhaqaqi jiray 4 cisho kahor maxa sameya awal computer wa isasaray cadi ah wakasta ila darad maar maar dhaqaqa wan ka walwalay
@@fadumomalin7783 goorma aya kugu dambaysay computer wl ta kale muddo intee leeg ayuna dhaqaqin ilmuhu wl
@ bil kahor igu danbaysay computer u dhaqaq yareyay ila 3 bari hal mar dhaqiq dhaqaq meel hoose ah
@@fadumomalin7783 ku noqo wl dhakhtarka computer isasaar
❤❤msha allh abayo kuwa gasaca ma cabaa
@@SahroLadan-n3g waad cabbi karta qali lakin kuwa lo'da aya kaga fiican
Amiin amiin amiin amiin
❤
Alx alow adiga ku mahdsan inta nodhiman nodhamestir
Aamiin Aamiin Aamiin yaa allah ♥️ ❤️ ❤
thanks
Asc
@@IstahilCabdi-bh6zz wcs wl
Cinabka uma roono bee
@@Ruweydocabdisalam haa waayo wuxu so dedejiya foosha
M.a❤❤❤
@@SeynabmaxamadCumar-k5n mahadsanid wl
Jei siid macuni kartaa hooyada uurkaleh
@@Z.clovey jei siid maxa ka wada wl I so sharax ma fahmine
Mashllh
Halvorson Field
Habo uur bilow ah baan leeyahay miisaan dhimisbaan waday masiiwadikaraa Midakale uurka oo bilow ah exercise masamaykaraa
@@ayaanyuusuf4505 ok mahadsanid marka kobad, mar labaadka miisan dhimista a jimicsi ayad ku wadey mise dietka ayu aha ta kale waa imisa week uurkaagu ama waa imisa bilood.
@@AmalDahirOfficialchannel4615 adaa habo Haa diet iyo exercise labadaba waan waday uurkaygu waa 2week inan in aan weight badan ridana waan rabaa jazaakallaah hbo ❤️✋
Caano nocee mcnto
Caanaha caadiga ah macanto kuwa xoolehena xata hadaad waydo caano boodhaha
❤❤❤❤🎉🎉🎉
Abaayo ilmaha markay dhashaan maqaarku dildilaaco maxaa waaye iyo meelkastoo laabataah Insha Allah isoojawaab mahadsanid
@aishamawlid maqaarka ilmuhu in uu dilaac sameeyo horta waa natiijada dabiiciga ah ee uurka. Ta kale ilmaha imiga dhashay waxa 9 bilood ku hareereysnaa dareeraha amniyootiga sidaa daraadeed maqaarka ilmaha yari uma so baxo sida maqaarka dadka waaweyn. Waxa kale oo laga yaaba in ilmaha dhashay maqaarkiisu inuu u eekaado mid qallalan oo uu bilaabayo in uu qoyo. Mahadsanid qaali
@@AmalDahirOfficialchannel4615 thanks wllshy qaali saliid inaan umariyo soomaaha waba naxay waxay dhalatay maqaarkeedu dhalaalaye kadibna qolfbaa kakacday iyo dildilaaco
@@aishamawlid Haa qaali saliid saytunka ama subag sixin ah ayad si yar oo khafiif ah ugu duugeysaa qali
Kaluunka daasada miyaan la cuni karayn wll
@@ILWADABDIAwdahir waad cuni karta wl lkn ka freshka ah aya ka fican kana vitamins badan
Abaaayo waxaan idhamanaya 9aalkii ilmaha habeenkii markaan gaadho maseexan Karo oodhaqaaqooda saaida waxaadna moodaa inay isoodhafayaan xoog bayisoriixayaan kaadi haysata maxaa keeni Kara isoojawaab macaanto
@aishamawlid mahadsanid wl ma ilmo kaliya mise mataano dhaqdhaqaaq badan in uu ilmuhu sameeya dhib malaha mcnto waxay tilmaami uun in ilmuhu caafimaad qabo ama in ay mataano yihin marka ha werwerin qali ilaahay ha ku fuduaydiyo stageki ugu dambeyey ayad ku jirtaaye.
@@AmalDahirOfficialchannel4615 thanks wllshy
@@AmalDahirOfficialchannel4615 amiin amiin mahadasanid
Caano noocee lacabaa abaayo
Caanooyinka xoolaheena qali lo'da adhiga geela xata hada kuwa awoodi weydid caano boodhaha si aad calcium uga hesho mahadsanid wlo
Masha Allah ♥️♥️
Asc bishii 5ba kujira Alxamdulilah allah ha no fudaydiyo waxan maqlay dad badan oo leh ha cunina kalunka
Wcs wl mahadsanid videogan wax walba wan kaga hadlay waxad cunayso iyo waxa anad cunayn qali si fican ula soco xata bil kasta o aad gasho
Marka wad cuni karta kallunka bishan
Waa mascoud iskawaran 🎉😂❤
Masha Allah, Amaal well done wall, waa na run in ay adagtahay in caadooyin cusub la samaysto. lkn ma dhacdo maaha.
Adaa mudan qalidaydi munira
Asc wll bishii 2aad ban ku jiraa canabka gaduudan ma cuni kartaa
Waad cuni kartaa wlo bisha labad ilaa sadex biloodka koobaad
Anigaa xalay ayan dhalay alxamdulilaah hadad qabto calolfadhi isbitalka markad nagta waxaad dhah
Mxd dhahday abayo
Mansha allah walaashay Qaali Amaal Daahir Cali waad ku mahadsan tahay talooyinkaasi dhaxal galka ah.
Adaa mudan wlo alle ha ku sharfo
Bisha 5 u dhaman rbto Uur ayna keyga helay Wana siya 😊❤
Sax qali wad siin karta
@@AmalDahirOfficialchannel4615 lkn wo iga shubmaya ana dhabarka iyo mindhicirka I xanunayo tabar dari 🥺 Allah I desto
Abaayo subix oo kaliyuh dhaqaq dhinac midiig naa way ih xanuunta Bishi 5 wuu dhaq dhaqi jiiray imka mar ayuuh dhaqa waliiba qunyar mxa siya abaayo
OK qali bishi imisaad ayad ku jirtaa hadda ta kale ma la xidhidha xanaanada gormase kugu dambaysay computer aad isi saarto
Wll imika waa sidee saasaan imika ahaye
@@nasraxasan900 weli ma sidi ayad tahay wlo su'ashi igamad so jawabin computer ma isisaartay goormase kugu dambaysay wlo
Imisa bilood ayad tahay
Asc Dir amaal wll dhiikar ban leyahy lakiin marwlba dhiigu waa deganyahy dhiiga sare marwlba waa 10 9 ka hoosena waa 76
Wcs wlo dhiigaagu waa normal marka hadu intaas yahay yaa kugu yidhi dhiikar ayaad leedahay
@@AmalDahirOfficialchannel4615 wll ilmo hore baa laygu qalay dhiikar awgi si xad dhaafa ayuu iigu kici jiaray
@@AmalDahirOfficialchannel4615 xita ilma wuu kori wayay dhiikar awgi Dir
Asc wll amal
Wcs qali
Waxaan holre usoo dhaaley laba.wiil hdnà uuryl,y wàxyba dhanaan byaN a
Abayo ibi qalalka kasoo hadal please 😢wal wal ihaayo ibida ayaa qalashay gees lay dhaha 36 week ahy ugub ah
Mandheerta ama abida o qalasha miya qali marka kobad waad dhawdahe ilaahay ha ku fudaydiyo qali mar labadna haye wan ka so hadlaya lkn hadda safar ayan ku jira aan ku so laabto dalka mahadsanid qali
❤
Ani hal ayaa qatay 20weeks ahaa hada 37 weeks ahy ma caaadi baa
Asc wllo shaha mrka. Mxn kubadalna xiliaga umusha
Sharaabka wlo
Jazakalh khyr
Shukran wlo
waaxan ahay 5bilod waaxa ixanuna dhina camidig
Mahadsanid qali waxan filaya ilahay idanki in aad sido wiil lkn qali ku xidhnaw goobaha caafimadka
@@AmalDahirOfficialchannel4615wll ilmaha kelida ku dhaqaqayo maxaa waye😢
❤❤❤❤❤❤
Cinabka lama cuno
Waad cuni kartaa cinabka wlo wuuba u ficanyahay hooyada uurka leh bisha koobad
Thanks sis
Ada mudnaanta leh sis
❤
Hurdo yari ayan isku arkay habenki ilamahana dhaqdhaqaaqoda dhinaca kelyaha ayan kadarema tasi dhib miya iso jwb wll
Maya wlo dhib malaha lkn dhiiga ma cabirtay intee bil ayad tahay ta kale ma matano ayad sida wlo
Waa lix wll dhigna iskama cabirin ej bigana waa 8 een xilige ayaa laygaga bahan yahay talalka
Asc wll uur ban leyahay wana da.dii labaad 5 ila 6 ayan maraya dhaq dhaqaaqa urjifkana wan darema xaga hose kama daremo ee dhanka bidix ayaan kadarema
Malaha waa dhinaca uu ubadan yahy ilmuhu
Naa naga daa beeenta
Caanaha noce fcn wllo
Lo'da iyo geela labaduba way ficnyihin wlo
Wax ii soo baxday in aan maamulka ku fiicanahay aingu amaleey 😅
Masha allah wl hambalyo hibadaa halka ayad ka si wadi
Ma
Fhf00
Mahad said abaayo
Ada mudan wlo