SEERAHA QALOOCATO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @Starisgoodatthings
    @Starisgoodatthings 2 місяці тому +4

    Asc aad baan ugu faraxsanahay sida aad dalkeena barakaysan muuqaal aad u fiican waad mahadsantahay ❤

  • @AbdiAli-w4q
    @AbdiAli-w4q Місяць тому

    Mashaa Allah

  • @nuurxashi2894
    @nuurxashi2894 2 місяці тому +2

    Waa meel qurux badan

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 2 місяці тому

    Maansha alaah abdilaahi yare Soo barbaar

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 2 місяці тому

    Showgaan siyaasada kama sidaasaan ku jeclahay❤❤❤

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 2 місяці тому

    Maansha alaah

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 місяці тому

    Subxanallah

  • @Duraan571
    @Duraan571 2 місяці тому

    Xaaxi noo soo duub indr Caalinow 🥰🥰💕👌

  • @Qurbaawivlogs
    @Qurbaawivlogs 2 місяці тому

    Wallhi farqu weyn ayaa u dhexeeya🎉

  • @DayibAhmed-q2w
    @DayibAhmed-q2w Місяць тому

    Waa shaqo fiican ayaa laga qabtay
    Ha lasii wado shaqadaa
    Laakiin sababta seero dawladu uga sameyn weyday gobolka maroodi jeex iyo gobolka gabiley

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb 2 місяці тому +1

    Maasha-ALLAAH,Cabdilaahi yare Wuxuu yidhi ILAAHAY ayaa Soo bixiyey geedka roobka sidaa ka dhigay.

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 2 місяці тому

      Mayaa illaah sidaa ka ma digin waa in waqti uuu dexeeyaa waa In la mamulaa ullah ma samenayoo waa in aad adiga hagajisid

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 2 місяці тому

    Waa barnaamij aad uqiimo badan runtii aad baanan ugu faraxsanahay ciddii hirgelisay waa duco qabto. Anigu inbadan waxaan ahaa dadka deegaanka unaxa ama udhaqdhaqaaqa waa indeegaanka la ilaaliyaa loona soo jeestaa insha ALLAAH

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 2 місяці тому

    Waaa xageee

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 місяці тому

      @@somaliano99kingkonghimself75 QALOOCATO

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 2 місяці тому

    Cabdillahi yare wuxuu ka caqli wanaagsan yahay 15 jir Europe iyo qurbaha ku dhashay.

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u 2 місяці тому +1

    Walaahi waa waxa xun xalufinta lakiin geedo halagu abuuro

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 2 місяці тому

    Dhiiri galiyaha ruuxiga ah salaan sare

  • @AbdiAli-w4q
    @AbdiAli-w4q Місяць тому

    Dhulkaa isbedel weyn baa ka muuqda, dhirta yaan la jarin fadlan.

  • @Cadnaan.Cadceed
    @Cadnaan.Cadceed 2 місяці тому +1

    Reer qaloocato waxay mudan yahiin ku dayasho

  • @Starisgoodatthings
    @Starisgoodatthings 2 місяці тому

    Asc waxaan ka codsanayaa fadlan inaad muuqaal kula wadaagno tuulada candhada dhexee❤

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g Місяць тому

    Dalkeena aynu dhisno oo aynu xanaanayno

  • @mohamoudyusuf957
    @mohamoudyusuf957 2 місяці тому

    Marka ma reerkiina ayaa ugu talo galey. Reerkiinu dhib badanaa

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 2 місяці тому

    Oodweyne. Ugu. Dhulweyne Soo. Duub 100 tuul. Hoos yimaada