XASAN ADAN SAMATAR CASHO SHARAFKISII HOBOLADA WAABERI IYO FAARINTII MADAXWEEYNAHA JABUUTI 2019
Вставка
- Опубліковано 11 гру 2024
- MD PRODUCTION PRESENTS XASAN ADAN SAMATAR CASHO SHARAFKII EY UU SAMEEYEEN HOBOLADA WABERI RER LONDON IYO FAANIINTA RER UK 16.8.2019
VIDEO PRODUER
VIDEO DIRECTOR
EVENT PROMOTER
Kooxda Waaberi ilahay cimrigiina ha raajiyo dembigiina ilahay ha dhaafo, waad nasoo barbaariseen waxan ahay dhalintii ku hana qaadey kooxda waaberi Hargeisa xasan adan samater guuleysta
HANBALYO HANBALYO AAN LEE YAHAY LEGEND FANANIIN QARAN WALAAHI XASUUS BAAN LA GALNAY BARI SAMAADKI MASHA ALLAH NOLAADA ADINKA FAN AH WALEEY
Waabari legend ilaahey caafimaad iyo ximri dheer ha idinsiiyo umada soomaaliyeed baal dahab ah ayaa ugu jirtaan
Ilaahay cimriga haydiin dheereeyo
Sharaf ayay idiin tahay sidaad isu garap taagantihiin
Waxan dambe qabiil qabiil bay udageen fadlan hobolada waabari
Jiilka dambe fadlan ladardaarma
Si ay fanka quruxda badan halkaa ugasii wadaan
Masha Allah waxay turjumaysa wall tinimada dhabta ah ay somalidu isku qabn mel walba gacal ku noqdan idin leyhy fananintana alle cimrika haydin barakeyo waxa tihin geed harmacan o laka marmi Karin fankuna is jecelka iyo xigmadu micna ku leyhy intina idinka huwisan masha Allah noolada✋✋
Dadka 1991 waxi ka horeeyey sidaan ayey isku dhax fadhi jireen walaalo ahaayeen Hawiye , Daarod iyo Isaaq mana jirin Qabyaalad maanta dadka kala fogeysay daris ba daris u galeen it is sad but true
Ufiirso fananiintii hore marka la wareesanayo wuxuu dhahayaa wlalahay hobolada waaberi waxkale oran maayo
Sharafi waataas alle haydin dhawro Bal eega Sida Muxibada & Galgacaylka leh ee ay isu Wataan isu Jececelyihiin Fananiin waawayn
Xasan Aden Zamatar
Ahmed Naaji
Zaynab Cige Maxamed
Maryan Mursal Ciise
Feyruus Sheikh Daahir
Qamar C/lahi harawo
Xabiba xasan tooxow
Nuur Daalacay Fanaan Wayn Ayaa la jooga isna inta hada nool Waxa ka maqan Fadumo Cabdulahi Kaahin Maandeeq
Khadra Dahir Cige
Amina Cabdulahi xirsi Alle Cimriga ha idiin dheereyo Wxan dambe ee Fankii qaribay ee Mediaha Iska dhex Caaya ee Cuqdada isuwada qaba
Waar ku dayda hobaladii Waaberi
Xabiiba xasan tooxow wajigeeda hada iigu Horeysa waab qof dahaba oo xigmad badan oo miskina Aadban heesehada u dhageysan jiray allaha u cimriga u barakeeyo
Kkkkk xabiiba xasan tooxow wll codna weyhaysay ale hadaaye
Allah ya cizak hobolada waaberi...Illahow cimri dheer iyo cafimaad sii ❤️❤️
Dhal culumo mar walbo waa dhal culumo wlh xabiibo xassan Toxoow xijabkeda kama tagato
Xabiiba xassan tooxow the one of millions
xabiibo xasan toxow 👍👍👍👍👍
Hoboladii Waaberi Ilaahay ha sharfo dhamaantood. waa cidda qudha ee dhaxal ma guuraan ah nooga tagtay. intooda nool Ilaahay caafimaad ha siiyo, intoodii dhimatayna Allaha ha u naxariisto.
Amiin Amiin walalo 🙏
Mashallah our legends each and every one of the were unique
As, yaawaaye, yartaanaa tanaaa ooridumaroo cadayyareey qiimobadan waa laguu yaqaanE qasatan facyaashay I bahyareey yarta iyoiyo gabadha qatraaaayEEycaday yariisEEy dagan wax taqaan fariidad waa soo koobiyE iyaaaaaa
Heesta #Beledweyn ,heesta ugu caan san heesaha somalida
Xasan adan samatar ilaahey xaqa haku tuso 70 jir aya tahay munkarka aad ku jirto ilaahey hakaa bixiyo jidka toosan ilaahey hakugu hanuuniyo
الَّذِينَ اتَّخَذُوا دِينَهُمْ لَهْوًا وَلَعِبًا وَغَرَّتْهُمُ الْحَيَاةُ الدُّنْيَا ۚ فَالْيَوْمَ نَنسَاهُمْ كَمَا نَسُوا لِقَاءَ يَوْمِهِمْ هَٰذَا وَمَا كَانُوا بِآيَاتِنَا يَجْحَدُونَ )
@@@@
Ee ah kuwa ka Yeeshay Diintooda Madadalo iyo Ciyaar, oyna Dhagartay Nolosha Adduunyo, Maanta wuu ku Dayn Naarta siday u Halmaameen la Kulanka Maalintan, iyo Diidooda Aayaadkanaga Dartiis.
Diinta maxaa keenay fan iyo fannaaniinta aa laga hadlaayeye
WAA ASTAAMO QARAN FANANINTZ DALKA ALLAHA DOWRO
Cajiib Alle haw naxariisto intii dhimatay
Qufac badana iyo dhuuso bisinka
Fanaan iyo fataadhug hadii wax lagu noqodo Maykal jaksan ayaa hooyadi lajoogi lahaa shitt fooqal shiiit😏😏😏😏
nuur daalacay waa is qor aan dhaqan lahayn oo bilaa aabo ah, gacan macaan ayaan galay anigoo yar kulaha walahi oo bilahi jabuuti tahriib iyo lug ayuu ku soo galay 1982 si fiican ayaan u aqaan, bal qabiilka uu yahay isoo sheega qofka igu diidanow, hooyadii ayaa jibril abokor ah isagu waa midgaan
Geeljire Daljire DNA baad ka qaaday miyaa
Oo maxaa u caysay?
old is gold waa dad kudayasho mudan😍😍
Runti aad iyo aad baan u jeclahay fanaaninteena waabari
nuur daalacay meesha way ku bahdlineen , xiitaa hadalkiisa way ku qoslayaan
from hargeisa
Mohamed Ali islanta sayban cige ee ka daba hadashay aya lagu qoslay maha isga hhh
Zainab cige ayaa dadka ka qoslisay wax la bahdilay ma jirtee
@J C waabari soomuu gaadhin markuu yaraana fanaaniinta djibouti buu ahaa Imikana in badan oo waabar sheegtaa ayaan 40sanadood qaadin wax laba Heesood oo nuur daalacay QAADO hadaa u dhigma waabari wada qalanbaawi lagu jabay may ahayn qaar iska joogay baa jira oon cidi laba caantayn waydiin oo afkuun ka yidhaa waabari baan ahaa wax uu u og yahay waabari baan jirinba waabari layskuma jiree intii
abwaan qiimo leh ku jirtay iyo inta fanaan qiimo leh ku jirtay rag iyo dumarba waa la yaqaan tusaale
anoon dhaliilayn gaadaco waabari buu sheegtaa soo qabo hees u dhiganta heesaha nuur daalacay iyo halkuu waabari kaga jiray meel kalaad ninka kaga shidaysaa waynaa muuqataa
@@somalilandpresstv hhhhhhhhhh waxbaa ka dhacay meesha
@@somalilandtayda3765 miskiin yaa dalas, ma kan isagoo nin weyn ah jabouti lugta ku galey baa isagoo yar fan bilaabey, adeer waaberi ha ceebeyn kani ma gaadhee, rag ilaa dumar wax heesa oo waaberi gaadha ma jiro, waxba qabiil haku taageerin, dadkan aad caasiyeysaa waqtigii ay fanka galeen reer hebel iyo xoog laguma gali jirine tartan xalaala baa lagu gali jirey oy ku galeen.
Xasanoow Eedan meesha uu tago madaxweynaha Jabuuti magaciisa ma daba socdaa? Yaab ahaa.
Astaan lagu daydo ayay mujinayan allow idin dhowe wllo is jecel qabiilna ku midobiin
nolaada fanaanta qarniga
Hassan adan samatar umada somaliyed waxba haayo sheeydhaan ayu keeney kali ah
feynuus sheekh daahir iyadu ma ahayn fanaanad heesta ee waxay ahayd fokolorka gabdhaha matala dhaqanka iyo hiddaha xataa khadiija qalanjo iyada xataa ma ahayn fanaand heesta laba hees ama saded hees waxan ka badan malaha hal hees oo ay xassan aadan la qaato taasaa ugu caansan gaacdaco isagana waa fanaanintii dambe burburkii wax yar ak hor lakin fanaaniinta waaweyn ee maasha fadhida waa
1-Axmed naaji sacad
2-xassan aadan smater
3-maryan mursal
4-qamar cabdilahi harawo
5-zeynab cige
6-xabiiba xassan tooxow
maashaa ilaaahay ha idin xafido
Fanaan qaniis waa wuxuush
Hybe Hybe bisinka wll maxaa dhacay maxaa cayda khaniisiyo keenay meesha
Saynab cige waaba qosol midhan kan isagoo weyn jabuuti tahriibta kutagay ee hadana isyaraynaya jawaab ku haboon ayey siisay 🤣🤣
🤣🤣🤣 Zaynab Cige waa dowlad calan leh markuu yidhi Nuur Daalacay anigoo yar baan fanka galey ayadoo qosleysa bey tidhi oo ma anagaa galney waaberi anagoo gabowney anaba waan yaryarey. 🤣🤣 Fariid weeyi mamo Zaynab.
Lkn wll.hadalkeeda way dhinsanayaan wa gun guni dhashay dadkani waan ka xanaaqyba
@@jaamacabdi489 sidey udhib saneyaan wll
Amiin yaa rabbi
Aamiin aamiin yaa rabbi
Siday waabari iskujecelyihin haiskujeclaadan fanaaniinta danbe haday muslinyihiin
Hobaladi waabari waa dadki dowlad burburiyay Alle aya il xisaabamay
Dowladu iyadaa dhaqan xumeyd oo wadanka musuqmaasug ku dhameysey iyo shacabka oo la cabudhiyo. Iyagu runta uunbey u sheegi jireen waana howlaha ay shacabka u hayaan Iney kolba wacyiga jira ku cabiraan suugaanta.
Waa run xaqiiq eh
Waan uwataa qEyryaashEEycasayyareey murwodumaroo ugu qiimobadanEEy dumaar qaasatan hablaha khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay noolaabaE iyaaa iyaaa Saxax yartayarta
Waa xay waxanoo qufac ahi waar fanaaniinta aan dhakhtaro gayno
Horseedad kooxda horseed galab wanaagsan
galab wanaagsan jimcooy
Intaan meesha isugu timid Ustaad Axmed naaji aa ugu wadanisan
+maryanmursal
@@mustafeaxmed8807 Waa runtaa. Ku Dar
@@Shaarkeey100 kkkkkk waa runtaa wlll inkastoo maryan mursal sxb qabiilkeda sharafta lehe gabooye lagu dhulmay sorry ale umaqan
war Bal ceebta dhagaysta kan IIDOR ee sheeganaya Gacan macaan Gacan ?macaan waa wada rer djiboutI Waar Goormaad gacan macaan noqotay Waxaan maqli Jiray Fanaaniinta Rer Naroobi heesaha bay Xadaan Fanan xaday Kooxdhan hadana leh Waxaan ku Hadlayaa Afki gacan macaan?? Gacan macaan waa rer djibouti adna Somaliland BAAD TAHAY magaca hanaga dilin
Saynab cige hadalkeeda waay dhibsanayaan
iyana waa qof hadal badan sideedaba hadana gabow ugu darsamey waa dad gun ah dadkani
Buq badana wa lis dhagastaye
Maxaa Ku dhacey. Seyneb cigeh.
abshiro xuseen cilmi: wey yara weynaatey
Wayelada wey is aruur sadeen se ahan waye
Shamsooocadsyyareeyqirax sooo iftiinaay
CAAC NATION HOYADIIN WASA .
Qofbaa liitaba qufuc
Xasan Aadan heestii wadanimo ee Abwaan Tukaale .. dalkeenu waa barwaaqee soo dhawee dhamaan Somali . inaga difaac cadow shisheeye oo raba in uu dhaco Khayraadka Somali walee ua-cam.com/video/GDT1FLf-5og/v-deo.html
Xassan Aaadan MUWAADINIMMADA Soomaaliyeed waa kaguurtay. CARUURTIISA iyo Xaasakiisa XAMAR bay Rafaadsanyihiin. QOFKAAS MUDNAANTA LASIINAYO:
sxbow xagee ku aragtay caruur xasan adan oo xamar ku tabaalaysan
@@mohamedosmanhashi5815 kkkkk riyuu ku arkay
Beenloow
Hhhh xasan aaden waa miloner sxb inkastoo anan hubin haddana 2 xaas inuu leeyahy baan filayaa Bah wayn iyo bah yare ⁉ xasan gabadhiisa waa Drs Hosbitaal caalami ah ayay muqdisho kuleedahay ✌ wiil uu xasan dhalayna gabadh buu muqdisho ku aroosay Arooskiisa waxaa kasoo qayb galay Fannaaniin waa wayn iyo culimo waa wayn iyo dowladda sida golaha Aqalka sare ❣✌
Xasana jabuuti ayuu guri wuxuu ku leeyahy aan xuttaa donal trum daganeyn 😂
Markaa odayga meesha aad kala dagaashantahy anigu maan fahmin
@@axmedhillaac3886 arooskii u khatarsana wilkiisa xamar kudhigtay waliba isagaa ka heesay
Duqad quface ku walaaltey
Kkkkkkkkk kan dadka waalwaalan ducada dabada uqabtayna muxuu ahaa kkkk
Kkkkkkkkkkk walahi niyad baan uqoslay... Wuu ilaabay inuu xertii aw bustaale la fadhiyo kkkk