SAMATAR - WEREROOW DOOYOW OO FASIIX ISAGOO AH AAN HELNO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @osmanartstvosman952
    @osmanartstvosman952 11 місяців тому +1

    Heestano kaamil ah wax badan baan raadiyey iyadoo lasoo jarjarey aan arkey lkn tan waa kaamil fasiix ah mahadsanid
    Ereyadii ething mad isak

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi71 4 роки тому +9

    2020 Inta Heestan Daawaneyso Like Iisaar

  • @BaggioAliHajji
    @BaggioAliHajji 4 роки тому +1

    Abwaan mukhtaar mad yaroow ALLAH ha u naxariisto

  • @hassnaali9864
    @hassnaali9864 7 років тому +9

    Heestaan ereyadeeda waxa iska leh mukhtaar maxamed yaroow الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته.... dooyoow dareer feyle..dareen aa igaley dadkii berkasaa i duudey Ana ka darsamey wall oodaran a lasheegey.

    • @ilyas9555
      @ilyas9555 5 років тому

      waxaana heestaan lagu duubay degmadada diinsoor. waan usoo taagnaa.

    • @shiyeyismaciil261
      @shiyeyismaciil261 4 роки тому +2

      @@ilyas9555 heeskan waxaa sameyay sahal macalin ciise

    • @hasaanmahmoud7273
      @hasaanmahmoud7273 3 роки тому

      @@ilyas9555 sxbow waxaa tahay nin wax fahansane heeesta sharaxaaad kooban naga siii

    • @ilyas9555
      @ilyas9555 3 роки тому +2

      @@hasaanmahmoud7273 Waa ku salaamay Hasaan.
      Heesaha dhamaan waxaa sameeyay AU sahal macalin ciise oo reer baydhabo ah laakiin familkiisa inta badan ay degan yihiin Diinsoor. Sahal AU wuxuu ahaa nin askari ah. asaga iyo xasan isku waqti ayay ahaayeen, laakiin Sahal socodkiisa goboladaas raxanweyn ay deganaayeen ayuu ku badnaa wuxuuna nasiib u helay in rag badan oo baadiyaha degan oo saarka gabayada ku fiican uu barto, iyo isagoo fahamkiisa aad u fiicnaa. Xasan aadan xamar ayuu soo galay xilligaas. kadib dhalinyarada reer koonfureed ama kusoo koray koonfur ayaa is aruursan jiray oo wada qayili jiray. sida Sahal AU. xasan aweys goobe AU, jaangoow AU oo iyagoo dhan fanka uga horeeayay. miifiyoow wiil ladhihi oo inuu reer Diinsoor ahaa aan jeclahay AU. sigsafoonka ayuu hobolada waa beri u garaaci. way badnaayeen reer koonfur soocan ayay ahaayeen guriga xasan ayaa inta badan la fadhiisan jiray.
      Sahal oo aad dhulmareen u ahaa qaasatan koonfur ayaa qisadaan keenay weliba waxaa la sheegaa ninka ay ku dhacday sheekada laftiisa inuu uga sheekeeayay qisada oo lamagac baxday Huburoow oo si murugo leh ku dhamaatay.. ma hubo waa iga maqaal. qisada bilowgeedana waa heestii hakaba banaanshee waa ku xigay hees la dhaho anna maka neebiyeey.
      Qisadu waa labo reer oo xoolaleey mid waxaa ka dhashay IIDOOW reerka kalena waxaa ka dhashay HUBUROOW. markasta reeraha way isla guuri jireen wayna isla degi jireen.
      Sahal AU dowladii Siyaad bare AU ayay iska hor imaadeen wadanka waa isaga cararay mudo ayay heesihii hubuoor kala istageen.
      Ka reer Diinsoor ahaan heesahaas hal meel oo dhulka Diinsoor lagu soo qaaday ma jririn inta badan meelaha uu ku soo qaaday heesaha waxa ahaayeen Buurhakan agagaarkeeda iyo baydhabo agagaarkeeda. waa tuu hees ku leeyahay heestii Kor odooy ((BIILALKII KOROW ROOGO LA II KARBAASHO)) iwm. waa meel jiq ah uu u dhaxaysa Baydhabo iyo buur hakabawaxaa la dhahaa meeshaas korow roogo. yaanan war kugu daalinine Mukhtaar Maxamed ayroow AU oo oo xasan isku dugsi quraan soo dhigtay oo weliba diinsoor xaafada waaberi degmada xaawo taako isla deganayeen ayaa heestan weraroow dooyoow iyo heeskaloo la yiraahdo Bururi bood ma reebaaw, Buulo cedooy. Labadaas hees ayuu mukhtaar AU sameeyay abid waxaana lagu sameeayay guri uu xasan deganaa weliba aroos ayuu ahaa. waxaase la socday Xasan markuu Diinsoor aadaayay Daa'uud AU iyo dhalinyaro kale oo arooska ineey ka qayb galaan rabay. sidaad labada hees ka fahmayso Doow waa dhul ciidiisu casaan ay tahay oo roobkastoo ku da'a aanay dhiiqo noqon oo socodka ku fiican.
      weeraroow dooyoow waniini waa halheys ay reer baadiya markeey Diinsoor imaadaan ka dib galabtii markeey baadiyahooda u caraabayaan isku iloowsiin jiray socodkadheer ee sugaaya kuna heesi jiray weeraroow dooyoow waniini. Aniga shaqsi reer Diinsoor aan ahay caruurnimadii markaan saaxibadeey la cayaaraayo qaastan cayaaraha orod ama ruclayn ah aayaan ku luqayn jirnay weeraroow dooyoow waniini. aan kuu soo gabiyee waa degmada Diinsoor iyo agagaaraheed oo dhulkooda carada gaduudan. weliba dadka inta badan waxay u yaqaanaan DOOYOOW DAREER FEYLE.
      Heesaha Huburoow oo isku xiran hadaad dhagaysato oo mecnahooda fahamtid. waxaan u aqoonsanaysaa Sahal AU abwaanka ugu xigmada badan dhulka soomaaliya. intaas kugu filan ayaan u malaynayaa. hadaad fasiraad heesahaan u baahan yahay igala soo xiriir mailkaan ilyaas2712@gmail.com. aad bay macnahooda u qoto dheer yihiin qoraal laguma soo koobi karo.
      scwrwb

    • @hasaanmahmoud7273
      @hasaanmahmoud7273 3 роки тому

      @@ilyas9555 sxb aad iyo aaad u mahadsan tahay saaad iiigu bayaaanisay xogta aad hayso
      Heesaha Huburowna xoogaaa waaan ka fahmaaa 45% lknse kuwa badan oo aan garan waayay waan arkay sida heesta iri dhiiimo

  • @sahraismailali1421
    @sahraismailali1421 4 роки тому +3

    Heesaha mayga dareen cajiib ah ayey leeyihiin💋❣

  • @somalia_media
    @somalia_media 6 років тому +7

    noolada inta digil & mirifle ah

  • @DhawiiYare
    @DhawiiYare 9 місяців тому +1

    doyow dareer fayle weerarow doyow waniini

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 роки тому +1

    Erayadii mukhtar m.yaroow laxanka daaud cali masxaf codka samatar

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 5 років тому +1

    AR SOOD MAYAA !! HASSEEY AADAN FANAANIINTI ABOOSHOOWU, HORAA LIIN OGAADI.

  • @abdimuda2012
    @abdimuda2012 10 років тому +3

    Amaandhoorey, walaal, ma'igu caawin karta Heetan "Lyrics ayado ah

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 років тому +6

    Ma fahmo wuxuu leeyahay lkin waxaan ufahmayaa inay hees cajiiba tahay midhaha ayaan kagaranayaa Xasan Adan noolow inbadan

  • @muxuboxaajiwehliye974
    @muxuboxaajiwehliye974 5 років тому +5

    Mahuro mana hargalo banana ayaa waregaa habiinka markuu diva yerado ayaa iskabaxaa dudumadaa weheshadaa ayuu dhahay

  • @NimcoAbdirashiid-o2i
    @NimcoAbdirashiid-o2i 11 місяців тому

    Ani doorkaa lambo danaa wadee mais dayaaw macnaheeda yahay libaaxa aarka dadqaadka ani asiha midbo danaa wado maisfiirinayno cajaaib alaha unaxariisto abwaan sahal macalin ciise silsiladii huburoow waxayna kudhamanaysaa dacara qasan dhan doodiyeena furunta abwan sahal wuxuu udiray abwaan tarash tarashna euxuu kuso jawabaya dacari afi qasti anibaa dhamee walna maiidhin cajaib

  • @calicabdikaaytoy2002
    @calicabdikaaytoy2002 4 роки тому +1

    Dii.diinka weel-sheey daymoodaa ka koriyee
    Axsan Hees Hassan Aden Allow Dambigaaga Dhaaf==

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 Рік тому

    Danbar manujiyow!! kaliya ayaan kafahmay iifasira asxaabeey waa macdahay heestee

  • @Aahil229
    @Aahil229 8 років тому +3

    Doyow magageyaa wa hesata an ad u jeclahy

  • @AbdifatahZ
    @AbdifatahZ 4 роки тому +1

    Mahadsanid Amaandhooreey

  • @mudanecaska4856
    @mudanecaska4856 9 років тому +2

    DR-abdulazız amaandhooriyaasheena luuqadeena weynu jecelnahay balse idinka nagu caawiya seynu u fahan no waxaad soo dhigtaan lyrics kiisa hadaad soo dhıgtaan aad ayey u fııcan thy dayarta sey ufahanto .af maxaatırıga heesan fahmeyn maka dhegeysanaayı maaygana sıdoo kle jaceylkasta hadaad u qabto waxa hadaadn fahmeyn qıımo yeelan maayaan

  • @inanuurhilowle7170
    @inanuurhilowle7170 3 роки тому +1

    M.a

  • @mussashire1201
    @mussashire1201 8 років тому

    darbanan maro farakshey ged ma daraw wale wa murti in lagu cemti qati mudan samatar wa fanan in lagu daydo mudan

  • @mohamedosman1815
    @mohamedosman1815 3 роки тому

    Macnaheeda ma fahmayo laakiiin kama daalo dhageysideeda wlhi

    • @osmanartstvosman952
      @osmanartstvosman952 11 місяців тому

      Macnaheeda hadaad fahmi laheyd dareen kala yeelan laheyd raadi qof kuu fasiro

  • @ibraahinxammed2586
    @ibraahinxammed2586 2 роки тому

    Gg

  • @mohameddadir9289
    @mohameddadir9289 2 роки тому +1

    M.a