Subxaanka‼️ree Garowe Oo Xaqiijiyay,Arin Naxdin leh Nin Gaal ah ka Sameeyay,Suldaan Xaq u Diri oo...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 75

  • @Raho339
    @Raho339 10 годин тому +1

    Wixii Shar. Ah Rabiyoow NagadeyR

  • @Raho339
    @Raho339 10 годин тому

    Guulleyso Suldaan Cimriga & Caafimaadka Rabi Kuubarakee Aamiiiiiiin Yaarabi Yaa Allaah

  • @Raho339
    @Raho339 10 годин тому +1

    Allaahu AkbaR ☝️
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 11 годин тому

    جزاك الله خير الجزاء

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 11 годин тому

    لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 11 годин тому +1

    سبحان الله

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 День тому +1

    Wixii diinta dalka dhaawac ku ah uma taalo dawlada kaligee shacabka ayaa mas’uulka ugu horeyso ah dawlad yeyna ka sugin amar ee iclaan ha iska hormariyaan hadii wax laga qaban waayo ha lagu qaado washamsi yaana cidna looga heybeysan hadii aad dhimato shahiid baa tahey sababtoo diinta iyo dalka dadka yaa difaaceysa
    ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 11 годин тому

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann День тому +5

    MARNA DOWLADDA MUCAARADA MARNA MAAMULKIINA CEEBEEYA. CAKIYO QABYAALAD.
    ADEER HANUGU WAREEGAN EE DANI IYO REERKAAGA LA SHEEKEEYSO.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm День тому

      DAWLADA XAGEE JOOGTAA XASAN BAKHTI U SUJUUDE AMISON AYAA ILAALISA WUUNA FASHILMATAY YAA WAX KUU SHEEGAYA OROD XAMAR SOO XOREEY CAWSWEYNE DOOFAARO QABUURE FAAGE

    • @bureeqamaxamad25
      @bureeqamaxamad25 День тому

      Maxaa ceeb ah walaal meesha waa lasoo galaye

    • @KhadiijoCabdinuur
      @KhadiijoCabdinuur 18 годин тому

      Galadahal layohadaynugusoxadgudubto

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 16 годин тому +1

      XASAN DHOOQO WUU FASHILMAY

  • @Raho339
    @Raho339 10 годин тому

    Alloow Badbaadi Dalka & Dowladaba
    Alloow Reer Buntland Cadowgooda Kaqabo oo Cadowgooda CiiL & Cadho UdiL Yaarabi

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 День тому +1

    Subhanalahi

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 День тому +1

    Subxaana Allah Allow noo illali diin teena

  • @muhidinalas5824
    @muhidinalas5824 День тому +4

    Ascw adeer suldaan waa hadaad tahaye, suldaan waa kii xishooda, ee ma xariif daalay baatahay.

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc День тому +2

    BIDHAAN CAWA WAXA ASD KEENTERN YAA NALA FIIRSAN HADA KADIB MIYAAA

  • @saidnoor9609
    @saidnoor9609 День тому +1

    ODAYGAAN MUCAARAD DHAAF YAA DHAGAYSANAYA

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah День тому +2

    Odagaan wuxuu qiray inaan Xasan cidi waxba kaqaadi karin illaa nin hawiyaa maahee.
    Kheyrow,shariifow,C/shakuurow,xundubeeyow,jeezow.
    Xaalku markuu halkaa marayo oo aadan oran Somali nimo halu wajaho oo Khalid baajiree halla wadasaxo.
    Ninba waa ninkiisa xasan-na waa ninkuu yahay.
    Arinka gaalada iyo garoowe hoogga saar taasaad ajar kaheleysaa.

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 День тому

    XASAN BAA IDIIN SOO DIRAY

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann День тому +1

    MAJEERTEENOW XAGEE LEYDIIN RAACAYAA. QABYAALAD DHULKIINA HAKU WAAYINA

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 16 годин тому

    Adeer garowe anagaa joogne ma aragno waxa aad sheegayso.

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 День тому +2

    War hadal Mucaarad wax MacNeil ah noo suubun mahayo ee naga raali ahoow.Haddii hadda uu Deni ku yiraahdo kaalay oo halkaan soo fariiso Deni Ammaan baad ula fariisanaysaa.

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j День тому +1

    Suldaan hadii aad diiden in aad lashaqaysa dawladii dhexe maxaa uga hadlaysa see wax urabtaan reer pundland iyo jubaland

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c День тому +1

    Axmed madoobe iyo dani baad taageereeysaan oo maamul goboleed jooga kolkaas baad doowladii wax dhaqaajin la'heeyd kasoo hor-jeedaa adeer dadku ineey garadyihiin waa inaad ogaataan muqdisho nin deegaan ah baa jooga hadii eey wax ka qaldanyihiina ugu yaraan xabad kulama soo jeesan doono ciidan shisheeye oo uu ku dilo dadka reer muqdishana uma keensan doono macquulna ma ahan canshuurta reer muqdisho iyo ilahooda dhaqaalaha inuu maamulo nin aan la'imaan canshuurtiisa iyo dekadihiisa iyo garoomihiisa waxa kasoo xarooda oo doowladii timaadaba caqabad ku ah kolka bal caqliga soo celiya

  • @yasminmohamed8374
    @yasminmohamed8374 День тому

    Illaahoow diinta,dadka iyo dalka noo badbaadi oo Soomaalida inta khabyaalada iyo kala khaybinta dalka iyo dadka wada ha na dhaafiyo qabiil kasta inta ku jirta ee kasarka ah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲.

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 День тому

    Ileen tuug waa tuug afmishaarna waa tuug qabyaaliste uf cimitigaas buu tadka isku dirayaa subxaanallah

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje День тому

    Mucaaradka puntland wey soo baten

  • @hibo7569
    @hibo7569 День тому

    Subxaana-laah Subxaana-laah Subxaana-laah yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲😱😱😱😱😱

  • @aliali-mm5fn
    @aliali-mm5fn День тому +1

    Reer buntland ma anagaan garan waxa soomaali ay oga cararsyaan wax weyn baa ka jira

  • @Umo580
    @Umo580 День тому

    SUBXAANLAA. SUBXAANLAA MADAXDA SOOMALIYEED BAXA BAH DILEY

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 День тому

    Subxanallh Subxanallh Subxanallh

  • @sharifaabdulle2154
    @sharifaabdulle2154 День тому +1

    Subxaanllhnk Aallh Akbar

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 4 години тому

    Suldaan Xaq-udirow Malawaayay Wiil Xabad Ladhaca Nimanka Macatabka Wataa!!!!!!

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر День тому

    Subxanallah

  • @saynab7503
    @saynab7503 День тому

    Awalba baadari yuhuud ah nooma imaan jirin waxay hada noogu imaadeen way iska cadahay masar la arkay yuhuud la arag xasan mw xasan sheikh markuu keenayay masar oo danaha ay isku hays taan itopia iyo iyo yuhuud bay utimid uma imaanin bad baado somaaliyeed

  • @mohamedelmiadow1901
    @mohamedelmiadow1901 День тому

    Musalsal

  • @Abdiladiif-l1r
    @Abdiladiif-l1r День тому

    Armaytahay shirkad ay yuhuudleedahay oo ayshaadhcarab huwantahy

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 День тому

    Odaygaan ma waalnee waa caqlilow. Waqtiga haatan jirana caaqilkas la moodaa inuu waalanyahay oo inta xumbaa la jecelyahay

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 День тому

    Oo maa shacabku ja jabiyaan
    Maxaa ka qaladan

  • @AbdisamadAbdiabwaan
    @AbdisamadAbdiabwaan День тому +1

    Garowe.ma.cidlaa.malalaayo.dadkaas

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 День тому

    REER GAROWE GAAJAA NAHAYSA. MACAAN EEY WADOOYINKA KU SAWIRAAN MIYEEY KHAYR BIDEEN ODAY SAAQIDAYOOW WARKAAGA CIDI KUMA JIRTO CARAB CABDIWELI GAAS MARKUU DEKEDA KAIIBSADEY FAROLE SARISON KEENAY GOBOLKA BARIXAGEE JIRTEYSAAQID KOOFIYAD LEH

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 День тому

    Ader war badan wax ma taro ee ka cayriya inta sheek sheegaysin wah adinko cayrinaya so duba

  • @Tasmaking
    @Tasmaking День тому

    Subxanllah😢

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade День тому +1

    Wcsw maad halmar kukacdan gaalnimo nalooqarinaayo waxaas oodhan waxa keenaayo mataqan kudaageerida qabiilka waaye hada hadii soomaali oodhan kacdo dani qurx ayaad kuwaalanesiin 😭😭😭

    • @MaryamCarafat
      @MaryamCarafat День тому

      Noo sheeg aan aadnee soomaaliya meel aan qabiil ka jirin hadaad hayso walaal

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 День тому

    Kan waa khawaarij xagee kuaragtay yahuud dalkaqaadanaysa

  • @dahirgeire1981
    @dahirgeire1981 День тому

    Odagaan waa washa
    Islii ban ku arka daadka lamaa shekaysto

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur1175 День тому

    Sheydaan weyn

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 День тому +1

    Hadii warkaa cadayn loohelo Waa la ceeboobay waana in la laayaa

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 День тому

    Dani soomaali inuu duleeyuurabaa isagoo qabiil isticmaalaaya
    Warhooy walaalaa la wada yahee qabiilkaan meel Naga dhiga aan inta isjeclaano aan batroolka la soo baxno

  • @OceanRehab
    @OceanRehab День тому

    Sidaas haddii ay ku socoto gobol oromiya ka mid ah bey noqon kartaa puntland

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 День тому

    Calanka towxiid ee cad hadii laga taagi lahaa qaylo ayaa isgu yeeri lahyd

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 День тому

    Dofarku waa somalibu la dhashay?
    Waa tusaale yaableh

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 День тому

    Dalka meesha lagaga soi duuley waa godka xalane inta somaliya xalane loosoo fadhiyo kiristaan iyo yuhuud baa lawaayi mayo

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi День тому

    Kursi Jeceyl ayaad ugaaloobaysaan reer MJ inyar oo Rabbi ka badbaadiyay mooyee.
    Dad waashay baad tihiin xukun jeclaa Dadkaan

  • @khadar917
    @khadar917 День тому

    War ilaahey ka xishood nin weyn oo been iyo buhtaan shaqo ka dhigtay baa tahay ilaaheyna aan aqoon
    Xagee kiristanka madaxweyne Deni ogyahay joogaan
    Ma wariyaha warbixin baan duubayaa dalka kusoo galay ee intuu ficilka sameeyay cararay baad umad islaama ugu been abuuranaysa.

  • @cqaadirmaxamed3492
    @cqaadirmaxamed3492 День тому

    Dani isaga ayaa keenay waxaas oo qandaraas ah wadanka halaga qabto

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla9478 День тому

    Iyaa 😮😮😮

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w День тому

    Deni ma saldhiga booliska garowe ayuu madax Ka yahay
    Adiga gaalkaas aad sheegayso maxaad u garaaci wayday .

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj День тому

    Ha la qabto saca xun4 ee dani

  • @yuusufcabdimaxamed3859
    @yuusufcabdimaxamed3859 День тому

    ASWW

  • @khadar917
    @khadar917 День тому

    Bal cimriga uu joogo oo uu irsiq iyo halaguu yeero been abuurad ku raadinayo

  • @ZaziGedo
    @ZaziGedo День тому

    bismillah, soomaaliya, difaac, iyo daryeel, shacabka soomaaliya, waa inay difaacaan,, diintooda wadankooda, xasan sheekh, soomaaliya, madifaacayo, budland, waa meeshay soomaalida, kabilaatay, budlaan, sidaas ayey, kirish taanku, iyo, itoobiyanka, iyo israaiil, urabaan, garawe, meelahaas oodhan soomaaliya, inlaga jaro ooitoobiya qaadataan ayey rabaan siciidan waa ogyahay waxwalbo xasan sheekh, soomaaliya madifaaco soomaalida, ayuu guryahooda, kabuburiyay, kasaarayna, soomaaliya, inuu difaacayo ilama aha, isku tashada, cadawga diinta iyo dalka kusoo xad gudbo iska celiya xasan sheekh, dalka, dadka, diinta, mar hore, ayuu, xalaashay, 🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedfuube
    @mohamedfuube День тому

    tuug beenlow

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir День тому

    Ahmed Madoobe iyo saciid Dani danbiga ay Somali ka galeen ku soo celintii hasan sheikh oo qabyaladii oo qof ah

  • @assadafrica4807
    @assadafrica4807 День тому

    War odayga wax haloo dhiibo!

  • @Raho339
    @Raho339 10 годин тому

    Allaahu AkbaR ☝️
    Scw Scw Scw💕💕💕