Mash’ALLAH walaalkaas meherada shaaha leh waa nin runtii wax garad ah oo qalbi wanaagsan, oo tix galin badan. Allah ha ku barakeeyo xoogaaga. Engineer kaas la waraysanayo waa cod kor khabiir ah oo qosol badan walibana xaaskiisa romantic ku ah, somalidu waa dad waxtar leh iyo khibrado oo haddii ay isku tagaan wax wayn ka badali Kara Somaliya oodhan.
Walahi habeen baan ku shaahay meheradaas waaba jaam. Ganacsigiisa Allah ha u barakeeyo. Waan jeclahay reer Jigjiga waxaan rajaynaya inaan markale soo booqdo. From Berbera,Saaxil,Somalilnd.
Maa Shaa Allah Tabaarakallah Shaaha Ninka marar badan baan shaahaa Digsiga lagu kariyey oo adag maxaa yeeley kan Hotelada waa weyn kuma qancinayo. Nin Rag ah oo soo dhoweyn wacan kan Shaaha Gabadhana wuu ka ag dhow yahey isagana yaanla hilmaamin.
Waa nin Shaqo abuur samaystay allaha ubarakeeyo, waxa kale ee ii muuqdo rag meel wada fadhiyo oo haddana qofwalba mobile ku fooraro halkaas waxaa kamuuqdo dhibaatooyinka social media laga dhaxlay iyo in Dhalinyarada shaqo hayn ama aysan ugu diyaarsanayn in ay shaqaystaan.
iLAAHOW WIXISA UBARAKEY ALA WA NIN WANAGSAN HADAL WANAGSAN DHAQAN WANAGSAN XIGMAD LEH CAQLI BADAN MASHA,ALAAH
Masha allah aamin aamin
Masha Allah waa nin sharaf leh oo shaqadiisa ku faraxsan shaqaa sharaf leh Shaxaadbaa ceeb leh dhididkiisa oo xalaal ah ayu maalaya guulayso adeerow ❤❤❤
Maanshaa Alaah Tabaarakalaah war shaaha caba
Mash’ALLAH walaalkaas meherada shaaha leh waa nin runtii wax garad ah oo qalbi wanaagsan, oo tix galin badan. Allah ha ku barakeeyo xoogaaga.
Engineer kaas la waraysanayo waa cod kor khabiir ah oo qosol badan walibana xaaskiisa romantic ku ah, somalidu waa dad waxtar leh iyo khibrado oo haddii ay isku tagaan wax wayn ka badali Kara Somaliya oodhan.
Fariid, waa NIN KARTI BADAN. Allaha u barakeeyo.
mashallah tabarakallah ilahay ganacsigiisa haubarakayo
Masha Allah. Allah hakuu barakeeyo. Dabeecada dabacsan iyo shaah wacan.wariye heer sare ah ❤❤ ❤
بارك الله فيه وفي ماله.
Ma jig jiga meheradan❤❤❤❤
Masha allah ilaahow u siyaadi anagana na sii.hargeysan joo gaa yoo.shaaha dumar uun baa heysta.shaaha ninka wey u baahantay.
Masha Allah tabarakallahu ilahay haw barakeyo wa niin sharaaf leh
Walahi habeen baan ku shaahay meheradaas waaba jaam. Ganacsigiisa Allah ha u barakeeyo. Waan jeclahay reer Jigjiga waxaan rajaynaya inaan markale soo booqdo. From Berbera,Saaxil,Somalilnd.
Frist time waxaa fiican in qofka muslimka ah ee tilmamayo qofkale ee muslimka iyo wuxuu qofkas heesto kubilaw hadalkaga maansha allaaaaah walaalkeyow allaah hakuu barakeeyo Amiin❤laakiin Somalida qarkod hadalka wexey marka eey bilabayan wexey ilobaan maansha allaaaaah 😢laakiin markey sheekadooda gabo gabo tahay ayeey dhahan mansha allaaah😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maa Shaa Allah Tabaarakallah Shaaha Ninka marar badan baan shaahaa Digsiga lagu kariyey oo adag maxaa yeeley kan Hotelada waa weyn kuma qancinayo. Nin Rag ah oo soo dhoweyn wacan kan Shaaha Gabadhana wuu ka ag dhow yahey isagana yaanla hilmaamin.
Maasha allh waan kahelay barnaamijkan quruxda badan allahumma baarik Haboon waa gabar cajiiba maasha allah maantaa iigu horaysay waxaan kadaawaday uk
maansha Allah shaqaa sharafle allaha kuu barakeeyo wll qaali insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah allah ku barakeeyo horey usii soco
MashaAllah MashaAllah Allaha kubarakeeyo
Masha Allah hala shaqeyso wadanka waa wada shaqo❤
M.a wa tagersanahay ninkan
ASC, Maashaa ALLAAH.
Gabadhu qurux badanaa maansha allh ❤❤❤❤
Maasha Allaah
Masha Allah alaha business haubarakeyo
Wa nin wanaag san ninkan markan arkay waxa igu dhalatay inan aniguna hargaysa ka furo shaaha ninka
Shaaha Inanta La Bax
Shaaha dhalinta dheh 😂
Mashallah ilaahay ha ubarakeeyo
Waxaasaa shaaha ilaahow yaa dhafoorka saarta❤❤❤
Masha allahu❤❤❤❤
Masha allh ninkaasi waa gob wlee
Masha allah
masha allah ❤
Mansha allh
Habion wariye sare salaam wall
Masha'Allah Allaha ubarakeeyo AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN.
Haboon waqti fog ma'arage ma tahriib bay kasoo laabatay 😂 welcome back home
W2
Qofkii ilaahay isku xira❤
Shaaha raga ayaa jarin jiray waan kusoo koray
ماشاءاللہ
Waa nin Shaqo abuur samaystay allaha ubarakeeyo, waxa kale ee ii muuqdo rag meel wada fadhiyo oo haddana qofwalba mobile ku fooraro halkaas waxaa kamuuqdo dhibaatooyinka social media laga dhaxlay iyo in Dhalinyarada shaqo hayn ama aysan ugu diyaarsanayn in ay shaqaystaan.
Jigjiga iyo hargeysa wa halbowlaha somalida
Waa runtii shaaha ragbaa karin jirin bilowgii dumarku mar danbe ayay soo galeen
ماشاء الله
إلى الامام
Waraysiga 100%
Mansh Allah
Mansha allah. Guriiga oo kadhiistay shaaqadan ayan arkaayo jijiga xiita kuwaa qurbaaha waqtiiga badan jogaay kamaysan dhiisan
Hhhhhhh tea shaha ninka almost waan cabay 2 maalmod😅😅😅❤❤❤🎉🎉
Maashaa Allh ninrageed weyi war shaqayso
Waa markii 500 oo warbixin laga sameeyo wariyeyaasha kilalka hal-abuur xumo
Shaaah shidan
Viva shaqo sharaf leh mshlh wan bogaadinaynaa Mxmd Abdullahi 😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉
“Shadakey ninkii moodayoow shaahu waa lacag eey”
Hoska Reer xamarka shaha Aladii ayuu ayaga ugu jira
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
War niman yohou -Gabdaa saa ntoneya ila hiriraa 🌹
2018 ayan ka cabay was so busy
Hhhhh Shaaha Garabka sixitaanku ku shidayaa😂😂😂😂 kulahaa qaar aan baraybaa agtayda ka shitay😂
WAR DUMARKA SHAQADAS IYAAGA LEH HALOO DHAAFO SANBUS IYO SABAYAD DUBIS IYO SHAAH KARIN RAGOOW SHAQO KALE YEESHA 😋😋😋😋
Ragaw nafahiina u shaqaysta oo joojiya mashaqaysta nimada, Dumarka yaan guryaha laga sosaarin ciyaalka ha inoo koriyaane, Hooyo iyo Gabadhiba maaha wax Suuqa la keeno.
Masha Allah, Ragaw nafahiina u shaqaysta oo joojiya mashaqaysta nimada, Dumarka yaan guryaha laga sosaarin ciyaalka ha inoo koriyaane, Hooyo iyo Gabadhiba maaha wax Suuqa la keeno.
Shaqa sharaf leh shaxad ba ceeb ah
Inabtiday haboon deeqa
Shaaha ninka 12sano Ayaan aqana
SCW SHAHAA CANAHAA KU KAARII SII CANUHU KUGU TASHILMO SHAHUNA RIIB U NOQDA MISAMAN.SIDA.CANIHI BAA KU DHAMANAYAABAL KILDHII KU JIIRAB SIDAA OO CANAHAA KUKAARII IGA GADHSIYAA MAXAMED
Ninka reer hargaysa baan moodayay
Jigjiga iyo hargaysa ma isku hadal baa
Asw adeero iska dhaaf hadalka ee wax khayerleh qabo oo kale
Shah nimankaba ku qurux badan maxaa karabtaa MashaAllah
Waa maqaaxidii. Burro masaajidka
Waxa fican shaqado lkn qaybta wurxiintii muuqalka
😂😂😂ala elay waxa loonwada qaday sonkorta waa shaahan ar bahalka ka dhargaa😅
Ninka meesha way u noqotay
Waakaa naaxay Walhi
Masha Allah
Masha Allah
Masha allah
Masha allah