ILKACASE QAYS HEES CUSUB | 2018 | GABAR PUNTLAND BAA LA GUURSADAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 781

  • @kingsamawade.samish4592
    @kingsamawade.samish4592 6 років тому +216

    Gabdh reer putland ah nasab waaye allaha dayee ❤️👏😍💯💯only hablaha putland like isaara

  • @jaamamahamed8138
    @jaamamahamed8138 6 років тому +38

    Gabdhaha Puntland wacadaley Gob yihiin❤ Gabdheheena Somaliyed o dhan one love

  • @fatimabintuali6569
    @fatimabintuali6569 6 років тому +92

    Gobonimo gabdhaheeena❤❤❤❤
    Geeenyooyin waaaye gabdhaheena reer puntld💋💋

  • @ifrahindho5910
    @ifrahindho5910 6 років тому +202

    Ilkacase runta ka sheegty thnks hda nahay gabdhaha puntland❤❤❤❤

    • @djjoker1172
      @djjoker1172 6 років тому +3

      Ifraax Jamac wr adna ma dawata UA-cam ka Mise manta marka maqshay geeyo dumar puntulnd so gashay

    • @ifrahindho5910
      @ifrahindho5910 6 років тому +3

      Dj Joker youtupe laan ya joogi karo suuxe

    • @ugaasxiirsi2209
      @ugaasxiirsi2209 6 років тому +3

      Ifraax Jamac waa ruutis Abaayo

    • @ifrahindho5910
      @ifrahindho5910 6 років тому +4

      Ahmed Hassan mahadsanid wllo

    • @mohamedabdikadir9682
      @mohamedabdikadir9682 6 років тому +2

      Ifraax Jamac gabar putland la guursada

  • @hodanaliabdallah9966
    @hodanaliabdallah9966 6 років тому +159

    Thanks boqorka raaabka inader
    Geesi ragbaa lagursadaa
    Gacal kuu ah baa lagursadaa
    Gayaaan wax dheer baa lagursadaa
    Geesi ogadeen 👈baa lagursadaa😍❤

  • @mohamedabdikaafi6573
    @mohamedabdikaafi6573 6 років тому +30

    =Genyo dumar Balagursda😍
    =Gacal Balaguursda 💖
    =Geyanka waxdher 🙆
    =Laguursada😍😙
    =Gabar #Puntland ah balagursda😍😍😍😰

  • @gabadhajecelwiilashajidhka5812
    @gabadhajecelwiilashajidhka5812 6 років тому +108

    Viiiva hablaha hartiga😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @janagalejy7375
      @janagalejy7375 6 років тому

      gabadha jecel wiilasha jidhka dhista gbr harti hadaan arko waa u k...... Sharaf iyo Cisi abyo

    • @sagaliinaabdirahman9887
      @sagaliinaabdirahman9887 6 років тому

      +janagale jy
      hartina maxaa ka wadiin waa aniga garan waayaye

    • @muwaahibchannel4610
      @muwaahibchannel4610 6 років тому +2

      Hhhhhhh hablahaaaa ogaden igadeh amh MJ

    • @daudali4444
      @daudali4444 6 років тому

      ❤☝

    • @yasminhassan8855
      @yasminhassan8855 4 роки тому

      Hartida siiba dhulbahantaha meel loo raaco lama yaqaan😣 mar somaliland marna puntland 🤕

  • @hodanaliabdallah9966
    @hodanaliabdallah9966 6 років тому +68

    Boqorka raabka 👍👍
    Geenyo dumar baa lagursadaa❤
    Gacal kuu ah baa lagursadaa💗
    Gayaaan wax dheer baa lagursadaa💖💖
    Gabadh❤ putland❤ baa lagursadaa👌👌👏👏
    Sodhawoow gayaankenow😍😍

    • @zirmuhyadiinaliraage7507
      @zirmuhyadiinaliraage7507 6 років тому +3

      Hodan Ali bintu darod hakuu fuule utag fuck

    • @hodanaliabdallah9966
      @hodanaliabdallah9966 6 років тому +6

      hafida ali boqorada heestaad xajiin kaqaday miyaa shaqboy
      Waa gayaankay hadaan fuulid rabo waan guursan
      Dhaqboy waad masayrtee hoo biyaha isqabooji

    • @hodanali5677
      @hodanali5677 6 років тому +4

      hafida ali boqorada Aagaah caab calayka cayda wa xaraan subxanallah gabdha fikirkaad ka hadsha max ku cayda Bisinka

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 2 роки тому +2

      @@zirmuhyadiinaliraage7507 daarood see ufuulaa

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 10 місяців тому +1

      the baste hees iLkacse qeys

  • @arazakisamael1938
    @arazakisamael1938 6 років тому +28

    Waaw hees shidan weeye geenyo qurxoonbaa lagursadaa gabadh puthlanba LA guursdaa guul iyo gobonimo reer Putland reer ayeeygay from hargysa ❤❤❤❤👈👈

  • @nacnacisiibae9504
    @nacnacisiibae9504 6 років тому +92

    Jecliyaa gabdhaha Puntland marki la amaanaayo😘😘😂

  • @mukhtaarcadeekabacade7694
    @mukhtaarcadeekabacade7694 6 років тому +18

    woooooooooooooooow cadi ma aha Asxaabta Ana hees puntland ah baan soowada👏👏👏puntland aman ah👏👏👏❤❤❤❤❤

  • @ruunali7746
    @ruunali7746 6 років тому +50

    Abti yaaashe putland😍😍😍😍

  • @mohamedcoutinho5150
    @mohamedcoutinho5150 6 років тому +106

    kii kahelay heesta liketa ha taabto

    • @mirayadh8857
      @mirayadh8857 6 років тому +1

      Mohamed Coutinho nolow ilkacase gesi

    • @CJMAVIO
      @CJMAVIO 4 роки тому +1

      @@mirayadh8857 waza

  • @nashadalicisse1216
    @nashadalicisse1216 3 роки тому +4

    Gabdhah darood waa goob ..dumashi ilkacase iyo naciimo hamplyo ..wiil ogadein ma dheel ba🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇺🇿🇺🇿🇸🇴🇸🇴♥️♥️🥰🥰🥰

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 6 років тому +145

    Walaan garabkaada midig nahay sidaan reer puntland unahay ina adeerkey wiil ogadeen kujecliyaaa 😍😍😗

  • @hodanali5677
    @hodanali5677 6 років тому +9

    Ilkacase qeeys nolow waliga
    Bro mcn thank you libaax saar
    Amaan intan iyo in ka badan wa u qalaana Alxamdulillah ❤

  • @Kensey321
    @Kensey321 4 роки тому +10

    Viva Puntland girls, viva all Somali girls all over the world. 😍😍😍

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz5478 4 роки тому +4

    Axsan hees badh gabar puntland baa laguursadaa 👏👏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️💋 madaxaaga alle ha raajiyo ilkacase qays 💋

  • @mustafecarab7320
    @mustafecarab7320 6 років тому +43

    Geenyo dumar o gacal ku ah ba lagursadaa hablaha putland 😍😍viva putland

  • @xamdaxaji3514
    @xamdaxaji3514 6 років тому +24

    Hablaha reer puntland waa salaameentihiin ....gaari gasri quruc udhalatay hablaha garisho dhaafto dhaqankii tagan

  • @iqrasanaaag5296
    @iqrasanaaag5296 6 років тому +48

    Viva puntland

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +11

    ilkacase nasab kaa mil ah viv Hablaha puntland 💖💋💋💕🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿💖💋💕💕

  • @munosaid1411
    @munosaid1411 6 років тому +38

    Thnkz my boqorka raabka

  • @mowjaddo2002
    @mowjaddo2002 Рік тому +2

    Hablaha boqortooyada majertenia waa idin salamaya anoo ah wiil reer Sh Isxaaq ah
    Walee inay gob yihin❤️❤️

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 5 років тому +4

    Gabdhaha Puntland dumarka Kale ee Soomalida,
    Wey ka horeyan, kii Calaf Alle ugu daray, ha Iska sii diineyn, midka Calaf doonka
    Ah,yaa lagaaga horeyn.

  • @sayidcalihirsi231
    @sayidcalihirsi231 6 років тому +53

    Gabdhuhu meel walba ay joogaan waa LA Guursadaa sxpow.

    • @raxmocadey2943
      @raxmocadey2943 6 років тому

      Sayidcali Hirsi sax weeye hdlkaada

    • @mohanak4740
      @mohanak4740 6 років тому +1

      Ar waa dhalinta GERMANY igu sharaf sxb SUBSCRIBE thanks kan hada kala hadlayo sxb

    • @fatmaabdu1880
      @fatmaabdu1880 6 років тому +4

      Sayidcali Hirsi sas ooy thy hdana ninba meelbuuu kajeclada dadka fanankan puntlnd gbdhisa kasojeda saasu uamanaya mha inaaa kaxumatid somalina wawada xiqdi miiran

    • @muusboy6615
      @muusboy6615 6 років тому +2

      Sayidcali Hirsi gabar Puntland ba laguursada ma dheb ba ku jira

    • @waasugewaasuge2154
      @waasugewaasuge2154 6 років тому

      Sayidcali Hirsi Abowe hadalkada waa sax

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 6 років тому +39

    abtigay Waa runtiis noolow abti mcn cadawgaga unolow hda nahay hablaha Reer puntland WAn kujecelnhy abti

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 4 роки тому +1

      Wa sdaa ilkacase wn wadanaa cadowga unolow heesta wnk heyna puntland❤💋👍

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 6 років тому +5

    GEENYO DUMAR BAA LA GURSADA
    GAYAANKA WAX DHEER BAA LA GURSADA
    GACAL KUU AH BAA LA GURSADA
    GABAR PUNTLAND BAA LA GURSADA
    🇩🇯🇩🇯❤❤👈

  • @bahjassalah7465
    @bahjassalah7465 6 років тому +3

    Www Gabadh Puntland baa la guursadaa Gayaankeed wx dheer baa la guursadaa😍😍😍😍 Ilkacase Landheere Noolow Geesi Daarood❤

  • @nikolai9403
    @nikolai9403 6 років тому +12

    gabdhaha puntland 😘 gob gob dhashay salama😘🙏

  • @barotech4015
    @barotech4015 6 років тому +172

    Kalay Dumarka MA waxbay dher YIHIN Bal like isar Hadii Aad Reer Putlaad thy dhaba Si Aan Ku Barto 🎤🎤🎵🎵🎵🎤🎤🎵

    • @hodanaliabdallah9966
      @hodanaliabdallah9966 6 років тому +4

      Moha hukun duuqaynta daa inader
      Illen anagu hesta manan kenin
      Abwaan baa kenaye

    • @mohanak4740
      @mohanak4740 6 років тому +2

      Moha sxb mataankey iidheh SUBSCRIBE plz waa dhalinta GERMANY kaan kala hadlayo

    • @abdirahmansiraadsaahid6771
      @abdirahmansiraadsaahid6771 6 років тому

      Moha hukun waakuu saaray sxb inkastooon reeer puntland ahayn

    • @barotech4015
      @barotech4015 6 років тому

      Qaran Films BRO Mar Hore Ayaan kugu Qabtay subscribe

    • @barotech4015
      @barotech4015 6 років тому

      Abdirahman Siraad Saahid mhd snid Mzuul

  • @ikranahmed7402
    @ikranahmed7402 6 років тому +9

    viva gabdhaha puntland reer puntland maihi lkn dar ala nii jeclahay ilaaah hani xafido😘

  • @macaronicheese4135
    @macaronicheese4135 6 років тому +10

    Viva gabdhaha somaliyed qasatan kuwa puntlander 😍😍😍

  • @nestaxoali8139
    @nestaxoali8139 6 років тому +8

    Waaaaaaw. Thanks bro ruun baad sheegtay 😘😘goob puntaland

  • @abdirahmanhaji3240
    @abdirahmanhaji3240 6 років тому +27

    dumrka somlida ceeb maleh anigu rer puntland ma ahi lkn dumrkooda wa qalisanyihin hablaha kale

    • @cabdiqaadir9474
      @cabdiqaadir9474 4 роки тому +1

      Ceeb habalha soomaliyed wa isku mid abyo nasab waye habalaha soomaaliyed mel walbo ay jogaaan

  • @maankacade125
    @maankacade125 6 років тому +18

    *heestan yomiye 10 mar aan dawada yaa ila eh sas please like and repley😎😎*

  • @thequeenofpuntlandhassan4571
    @thequeenofpuntlandhassan4571 6 років тому +14

    Viva puntland woooooooooow puntland my dhulkayga aniga ah gabar puntland hesaha puntland wan jclhy🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @shukriinaaxmed5816
    @shukriinaaxmed5816 3 роки тому +5

    Inta og in heestaan urumowday ilkacase iyo ilkacaze like tahayla dhaafinina

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 6 років тому +31

    Puntland wan jecelahay illahay amarkii. Tolniimadaa kasakow sii ayan oo naawiilaaya inaan mar un taago garoowe ilaa qardho bosaso

  • @cabdisayid2720
    @cabdisayid2720 3 роки тому +2

    Nasab kamila gabdhaha majeerten xaaskgayga ah puntalnd sharaf karaaamo seediyaal 🌹🌹🌹

  • @abdifitaharab6110
    @abdifitaharab6110 4 роки тому +4

    Boqorada PUNTLAND Weeye Baby ! Like Saara Heestaasne ! ilkacase qeyz Cod Udaaa !

  • @RA-fw5yc
    @RA-fw5yc 6 років тому +9

    I love this song. I think it's amazing and thanks bro.

  • @gabarmudug1134
    @gabarmudug1134 6 років тому +36

    Axsan heees heees ilkacasow🇸🇱😘

  • @zhadiyaupdi5082
    @zhadiyaupdi5082 3 роки тому +3

    Geenya Dumar Baa La Guursadaa
    Gacal Kuu Ah baa La Guuursadaa
    Gayaanka Wx dheer baa La Guursadaa
    Gabar Puntlnd Paa La Guursadaa 🇸🇱❤🌍🥀💃 Ayyyyy itaasaa Iga Badan 💪👑🔥

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 6 років тому +7

    puntland kanaxow nfta Waa viva puntland from DDIs

  • @djjoker1172
    @djjoker1172 6 років тому +7

    Ihe one only Somalian legend ilkacse He is back our legend kanxoo NAFTA waaye heeso omaliyad wdani nzb lipaax

  • @naimaosman5183
    @naimaosman5183 6 років тому +6

    Gabadhaha puntland love u xbbyaal😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😗😗😗😗😗😍
    Gaari qurux udhalatoo
    Hablaha garasho dhaaftoo
    Aan kaguurin dhaqankoo
    Abeheed garta goooyo😘
    From caasimada bilan Gorowe😍

  • @fadumaismail146
    @fadumaismail146 6 років тому +12

    very true Haweenka puntlànd laysla arag manshallaah 🔥🔥🔥🔥👑👑👑👑👑

  • @ibtisametiskate6434
    @ibtisametiskate6434 6 років тому +3

    wooooo gabar puntland baa la guursadaa wa runta iIlkacase qays nice song tu es le meilleur chanteur du monde jt kiff et vive puntland

  • @ikransaid9945
    @ikransaid9945 6 років тому +20

    WeeeY reallY heees weeeYe ilkacase wacdaLaaa jirtaaa 🙏

  • @samiramahamud4048
    @samiramahamud4048 5 років тому +2

    Aman way is tahilan hablaha puntland saxibaday ban kaa arkay wanagoda nolada walalahay ❤❤❤🇸🇱🇸🇱

  • @tonijoshua9807
    @tonijoshua9807 6 років тому +17

    Lafta geela badha 👑👑 qays 💪🏾

  • @naasir77
    @naasir77 6 років тому +2

    gabdhaha somali oo dhan dahab way allah ha hifdiya dhamaantoda aamiin🌹❤️

  • @BasraRage
    @BasraRage 6 років тому +1

    Viva ilkacase ina adheer😫😍😍❤️ jiiro joog MashaAllah 😘 gabadh wa gabadh puntland🤩😜

  • @munocabdirahman3998
    @munocabdirahman3998 6 років тому +32

    Saxix gabdhaha puntland gobweye

  • @rihaamali3967
    @rihaamali3967 6 років тому +8

    Viva Ilkacas puntalan😘😘

  • @mohamudabdulahi7185
    @mohamudabdulahi7185 6 років тому +70

    Warun taasi anoon putlan udhalan ayaa kuracsan ilkacase somalidu axba isuma ogole gabdhaha putlaan waa wada aqli

  • @alfanaansuperdayaxdalnursh811
    @alfanaansuperdayaxdalnursh811 6 років тому +17

    Welcome bwack😂😂😂 qaysoow ku xisnaay😉

  • @Luul17
    @Luul17 6 років тому +9

    I love this song

  • @hodanaliabdallah9966
    @hodanaliabdallah9966 6 років тому +54

    Viiiviii putland barwaaqo

  • @amalmohamed661
    @amalmohamed661 6 років тому +3

    Nolow.ilkaxase way cadahay inan gabdhaha wax dher nahay 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋❤️☝🏼

  • @a.gacaliye5588
    @a.gacaliye5588 6 років тому +25

    Wale waa runtaa my blood ilkace qays iinooloow boqor horay usoco xumaan kuma argto

  • @mustafadhaanto8240
    @mustafadhaanto8240 6 років тому +13

    Ilkacase best rapper horey usoco baaba

  • @amiiramohamed5622
    @amiiramohamed5622 6 років тому +1

    Wlhy hees iga dheeeh genyo dumar baa la gursadaa gacaal ku ah bal la gursadaa gayaaanka wax dher ba la gursadaa gabar puntland baa la gursadaa viiva gabadhehenaa puntland😍❤😘✌👌

  • @amalinacaday5002
    @amalinacaday5002 6 років тому +4

    Amanta wan u qalanaa Hadan nahay hablaha rer puntland viva my dhiiga ilkacase nolow

  • @mizzsomalilander610
    @mizzsomalilander610 6 років тому +2

    Hablaha somaliyeed waa iskugu mid ilkacase makala jecla waa hablahoodi viva Somaliland 😍😍😍😍
    My lovely fanaan 😘😘😘

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 6 років тому +4

    Gobta Reer pulntland walaladeen gabdhaha waa qoodha daarood 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @hodanaliabdallah9966
      @hodanaliabdallah9966 6 років тому

      muna Love Ddsi thanks 👍😍😍😍quruxy adinkaaa naga qoodhsane
      Oo qurayshtii darood ah
      Lkn kuwaa halkaan markay gabar putland maqleen oo lamanin inay dilacaan bay ku dhowyihiin
      Idin waayo my tolky DDS inolada

    • @nashadalicisse1216
      @nashadalicisse1216 3 роки тому

      Idin jecliya dds goobti darood♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇱🇺🇬🇲🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿

  • @ahmettdhubane6495
    @ahmettdhubane6495 4 роки тому +1

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 6 років тому +4

    One love qeyska
    Gabadh puntland
    Baa laguursadaa
    Waa kaa heynaa
    Best song 2018

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq7299 6 років тому +2

    inta gabdhaha somaliyeed jecel like iisaara mid hindi ah baan is haynaaye sulka ii dhaafa😘😎.

  • @hanihassanjama628
    @hanihassanjama628 6 років тому +9

    Mansha allh reer puntland ilkacase qeysa waa dumashigiina waxuu qabaa gabar reer galkacyo ah ayuu qabaa waa cumar maxamuda ah sidaas ayuu ugu qado heesaha qatarta ah kkk

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 4 роки тому

      Hhhhh m tri hduu nga qabo gbar iyo hduu nga qabinba ilkacase wn wadana noloow b leenahy hdu qabose dum❤puntland ngu imow kgu so dhoweyne

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 роки тому

      @@princessajmalmohamed9711 😂😂🤞WLLE TASAN BEEN MAHA ANAGU WAN WADANA NINKA HDANU NHAY GABDHAHA HEER PUNTLAND🇸🇱❤

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 4 роки тому

      @@suweytacali6468 hhhhhh haa w sdaa wn wadanaa qeyska nolow bro intertainment adgna thnks gbar b thy sdaan filayo

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 роки тому

      @@princessajmalmohamed9711 ❤💉Sas weeye dhiigah

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 4 роки тому

      @@suweytacali6468 msha allh nlow dhiiga❤

  • @amalsaid8217
    @amalsaid8217 6 років тому +5

    Afkaga caano iyo caad lagu qabaye ilkacase been mada ku sheegin gabar puntlander ah baa laguursada🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💞💞💞💞💞🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💯💯💯💯🌙🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @mubashirabdilahi1501
    @mubashirabdilahi1501 6 років тому +16

    Raliyo ninkii hellaa raganimo kufanee waxbaa kajira ereyada ilkace Salam gobeed heer puntland 🙏

  • @munobeelocooking3576
    @munobeelocooking3576 6 років тому +6

    Geenya dumar baa laguursadaa gacal kuu ah baa laguursadaa gayaanka wax dheer baa laguursadaa gabar shikhaal baa lagursadaa

  • @cooldahir2157
    @cooldahir2157 6 років тому +2

    Maansha Allaaha boowe adigu waadba guursateee dadka kale bey ku hartey ku yaaaa gabdhaha puntland viva qeys

  • @ishwaqahmed900
    @ishwaqahmed900 6 років тому +7

    ilaahow yaa iga dhiga majeerteen alareer ku fiicanaa intaan kabartay qofkasta qofka kale waaka fiican yahay duriyad wanaagsan

  • @rulzon5976
    @rulzon5976 6 років тому +1

    Thanks ilkacase wiil Geesi Absame baa la guursadaa Halyey Absame baa la guursadaa .

  • @mohabaari1807
    @mohabaari1807 4 роки тому +1

    Heestan iska jecliya Form galmudug gabr galmudugBa la guur sada 🇸🇴❤❤

  • @fadumodagan4590
    @fadumodagan4590 6 років тому +3

    Inta ilkacase tagersan farta so tago ☝️👊🏻
    Aniga wan tagera ❤️😘❤️😘❤️

  • @apdinuuromer2662
    @apdinuuromer2662 4 роки тому +2

    Gabadh majeerteena laguursada 2020

  • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
    @yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 років тому +2

    Gabadh puntland baa la guursadaaaa viva ma dadkyga puntland❤❤❤❤❤

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 6 років тому +3

    Gabar Somali ba la guursada 🇸🇴 💙 nagadaya qabyalada ileyn wa wxa qarankena dumiyee

  • @rabiileabdi5479
    @rabiileabdi5479 6 років тому +2

    Gabar cabdi kuumada laguursda dhe waad khalade ilama cabdi kuumade like ta igu waala

  • @mohameddawlad2216
    @mohameddawlad2216 3 роки тому

    Finally, Ilkacase waa guursaday gabar Puntland--Naciimo Jookar.
    2022 haddaa daawayso ku qabo like👍

  • @Ramdelfalcao2024
    @Ramdelfalcao2024 6 років тому +9

    Finally ilkacase qays came back wlhi I was waiting him to come back because he is my heroes 🌹❤️👏🏽💪🏻🎤

  • @mirayadh8857
    @mirayadh8857 6 років тому +4

    Woooow waa hees macaan. Runti waa heesta sanadka waxkasta codka iyo miraha iyo musiga wa lagu farayaresatay ad ban kaga mahadcelenaya waxad tahay fanan aan kabiqiin waxaa uu rabo nolol Ilkacase. Aad ban kutageera farxad ku nolow

  • @aichamohamed7941
    @aichamohamed7941 6 років тому

    👌 wooow puntland dhiiga dhuuxa ❤ thank you brother ilkacase waan kaa gudoonay 😍

  • @hodanaliabdallah9966
    @hodanaliabdallah9966 6 років тому +6

    Gobtii gobtii aan kudhaarty💚
    Garabkii midigii gu'gii aan❤ ku guursaday ayaan gusha gaaray👌👌

  • @kingahmed4330
    @kingahmed4330 6 років тому +4

    Gaari gaari qurux udhalatoo best song ever

  • @honestliar7065
    @honestliar7065 6 років тому +5

    Viva Hablaha Darood😍😍

  • @maxamedcismaciil46
    @maxamedcismaciil46 6 років тому +4

    Waa hablha ugu ilbaxsn somalida ina tagersnhy cml 👌👌

    • @hodanaliabdallah9966
      @hodanaliabdallah9966 6 років тому

      samiir swiss adeer wixii caya waa xagaga
      Hestana waxba yaysan kudhibine
      Abwaan baa sameyaye

  • @kimnoor8597
    @kimnoor8597 6 років тому +3

    waa geesi reer jubbaland ah mashallah gabadhah reer puntland

  • @zakariyainaali2632
    @zakariyainaali2632 6 років тому +7

    Runtaaa Gezi lkn Hablha somaliyedpa wx la Nacaa ku yar 👌👌👌👌👌🎤🎤🎤🎤

  • @maka6356
    @maka6356 6 років тому +9

    Waaaaw ilkacase wafanan somaliyeed oo ad ucaqli badan adna ucod macan wadanirun ah geesina ah oo an runta kabiqin Shanta somaliyana uhadla waxan Ilahay uga baryaya Cafimad nabadgelyo iyo sharaf inukunilado

  • @aymanxusen50
    @aymanxusen50 6 років тому +5

    War gabar habar gedir aayaa laagor sadaaa

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 6 років тому +1

    Gabdhaha puntland balaguursada ❤❤❤eesh cala heees walee warun👏👏👄👄👄👄👄

  • @abdiazizabdullahi8532
    @abdiazizabdullahi8532 6 років тому +46

    gabar JUBULAND baa laguursadaa

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 6 років тому +1

    Ilkacase gob Ilaaheey baa ka dhigay waliba Garasho Dheer, Mahadsanid cousin

  • @yasinxaynush5003
    @yasinxaynush5003 6 років тому +4

    Gabdh hartiya aldarodiya viva gabdhaheena

  • @qnnehal5242
    @qnnehal5242 6 років тому +4

    www masha Allah horay u soco ma fanan qaliya dhiga iyo dhuxa 😍😘❤👌👍💌👑