Akram Cafiif ma Soomaalibaa?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Рік тому +2

    Maasha Allah Xaaji Afiif waan salaamayaa waa xasuus iyo Qarannimadaii Somaaliya iyo Madaxwaynahii ugu dambeeyey MOHAMMED SIYAAD BARE IYO SOOMAALIDII HORE.(Illaahay janada ha geeyo) Somaalida maanta noolna Illaahay Ha isku geeyo waa umad walaalo ah isku AF,DIIN,ISKU EG,ISJECEL KULIGOOD WAA WIIL IYO ABTIGII KAN MOQDISHO DEGAN ILAA KAN HARGEISA DEGAN SIDOO KALE KAN DJABOUTI ,JIGJIGA IYO NFD VIVA SOMAALIWAYN.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 місяців тому +1

    Reer Xamarka Iyo Reer Marka waxee sheegtaan yemeni because Waa light skin and have Arab feature. Yemeni aa ahay wax lagu faano maahin

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Рік тому +3

    بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء الأحباب

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Рік тому +6

    Afiif waa legend gof waddani ah waa dadka hore laakiin dadka maanta maha dad waddaniyeen

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 місяців тому +1

    Sheikh cali Suufi wuxuu heeystaa passport Qatari marka asalkiisa ma yemeni baa

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 місяців тому +1

    Xilka somalia aa u cayaaray somaline ma ihi yemeni aa ahay Cajiib

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 місяців тому +1

    Axmed bin shaakir rageeda uu ahaay

  • @ahmedgarad2788
    @ahmedgarad2788 Рік тому +2

    Mar hadduu qaranka Somalia u ciyaaray waa somali , noloshiisa inteedii horena Somalia ayuu ku qaatay, he could be multi nationals but he is somali

  • @abduljama2408
    @abduljama2408 Рік тому +2

    Afifi wa MACRUUF LEGEND from Kismayo ad ayan u jeclaa marku cayarayo nin yarna wan ahaa lkn lacibiinta Kismayo somartay ayu ahaa asaga iyo BINSHAKIR,ALI CUBAID,ABDIAZIZ GUBTA,ALI GAS,DILE MAHADI DILE ad ayey u farabadnayen.xaqiiqdii ad ayan u xasustaa Afifi

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 Рік тому

      Aryaa dadkii hore ama xiiseyn jirey mar hadad xasuusatid Cali cubeyd laakiin ku dar shaash diini mahadi diini abdulahi gadunge binishakir maqmaq cumari farur abduqadir ruush iyo goolhayihii caanka ahaa cafiif isla soo qaateen waqti barkaani

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Рік тому

    Jisaakalaau khayr Allahe haku janeeyo.

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 Рік тому +6

    War Waxani Wariye Maha Waaxay Ma Somali Bad Tahay 🙆🏾‍♂️ Qabiil Baa Qalbigiisa Biyo Dhaamiyay, Ninkani Waa Ciyartoy Somaliyed Oo Qaranka Usoo Ciyaaray. Adiga Wariyaha Sheganaya Maxad Ku Cadeyneysa Inad Somali Tahay?!

    • @abdirahman4809
      @abdirahman4809 Рік тому +1

      Xatta hadaan taada ku raacno Somalia ma qabiilba, wllee ada qabiil ka dhexguuxaya

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 Рік тому +1

    Xaaji cafiif waxaa waxkasta ka qiimo badan oo ugu fiican in ilmahaagu diinta ilaahay bartaan oo caan ku noqdaan diinta cilmigeeda halkaay kubad ku caanbaxeen

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir Рік тому

      Diinta ayaad afka ku haysaan marwalba, dadkana waad laysaan - Qabyaalad baad lasoo taagan tihiin

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 8 місяців тому

      Diinta ma waxeey ka soo horjeedaa in kubbad la ciyaaro?

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Рік тому

    SH CAFIIF CIYAALKA DIINTEENA MACAAN BAR KUBADA KADAAAAA

  • @farahabdi3592
    @farahabdi3592 Рік тому +1

    Chief caaqil fuaad abdilahi (dhabo) ayuu ka waramayaa akram cafiif iyo taliyaha dabdemiska axmed sawaxili

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 7 місяців тому

    Yemeni wax lagu Faanaa

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud 8 місяців тому

    Xasan cafiifi 1986kii cafiif iyo maxamed ismaciil waxaa loogu yeerey in ay xulka qaranka somaaliya u ciyaraan weliba ciyaarihii carabta oo lagu qabanaayey dalka maroco xiligaa waxay u ciyaari jireen sidaan maqlay koox dalka Qatar ka dhisan markaa xiligaa maxuu u odhan waayey anigu xulka qaranka somaliy u ciyaari maayo nin Yemeni ah ayaan ahey kkkkk markaa waxba ha ku qasbin somali ee iska daaya ayaan dhihi lahaa

  • @abudarda00
    @abudarda00 8 місяців тому +1

    What kind of a journalist is this? Don’t these guys take journalism courses mise waxa lagu siiya reer hebel

  • @Dib-jir
    @Dib-jir 8 місяців тому

    Cafiif waa Somali, madaama magacaa Somali wadaagaan qoomam fara badan, Cafiif wuxuu ka soo jeedaa qoomamkaa qoom ka mid ah ee Somalia la wadaaga qoomamka kale. Marka, waa maxay Qacda?

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi 6 місяців тому

    Ninkaan waa sinji habaabay wuxuu toos uyhy maleh

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Рік тому +2

    Cafiif kooxdii Horseed

  • @maguled
    @maguled Рік тому

    War ninyow xishoon maysaane cinwaanka beddela. Ma Xasan Cafiif oo ahaa Ciyaartowgii Qaranka Soomaaliyeed no.9 baydin weydiinaysaan su'aal noocaasa. استحوا انفسكم اخواني، سبحان الله

  • @maskaxqabproductionmedia2541
    @maskaxqabproductionmedia2541 8 місяців тому +1

    حسن عفيف صومالي ليش تسئل عرقه

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 Рік тому

    Ha la yaabin cafiif waa dhashii ku barbaatey bur burka iyo qabiilka, waxaase layaab leh television ku malaha miyaa tafatire? Mise waa jaantaa rogan? Yaaab yaabkii allow sahal amuuraha

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 Рік тому

    Sxb ninkii mucjisada ahaa
    Ee maxamed ismaciil (siteey)
    Ayaad ilowday

  • @سعيدالصومالي-د2ع

    waxa ay tausale utahay dadka dhaliyarada ah ee maanta joga herka aynu jognay iyo taarikhda qadar inaga dhaxaysa waliba dawldi ugu horaysay ee dalka qadar safaarad kasamaysata in ay soomli ahayd ..wakhti ay dawlado badan ay quudhsanjiren oo sucudiga iyo kuwayt ladanaynayjiray oo ay biila shiial ay ahayd somlia doorka ay kaqabqaadatay.....waxaso tarikh ah waxaa baabiyay oo walina dagaal kula jira dadyaw jabahdo iisku tilmaamay oo xiita wali maanta kufoogan in ay dadkana iyo dalkan burburkisa kumacashay.....wayna iiman donta malin ay qadar abaalka ay celiso rajada soomliyed na rumawado

    • @nuhliban3831
      @nuhliban3831 Рік тому

      Goorma ayay qadar safaarad ka furatay soomaaliya?

    • @سعيدالصومالي-د2ع
      @سعيدالصومالي-د2ع Рік тому

      @@nuhliban3831 taarikhda baadh taarikhda dhismaha qadar iyo cida ugu harasay ee ciidankeda ladhidtay iyo halaka ay kutababarten...baadh baadh tarikhda

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 Рік тому

    Qabiil wales ku aqonsadaa lakin mafiicno in xagjir lagu naqdo alaa heer aa dadka an kugu rerkaheyn nacdo taas mafiicno

  • @mohamedhussein658
    @mohamedhussein658 Рік тому +1

    Who trains this journalists this days, really. Do u need to ask him about his lineage.

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 Рік тому +2

    Somaliydii hore way hagagsanyd ee tan mnta jogtaa waa qudhun
    Kasoo bilow 1980 somaliya gudaafad ayay noqoty
    Somaliland mnta way ka rysty

    • @maxamedaxmed357
      @maxamedaxmed357 Рік тому

      Been baad naftada u shegtey hdu mid xumaado mid ma wanagsan walaal

    • @maxamedaxmed357
      @maxamedaxmed357 Рік тому

      Hdu mid xumaado mid ma wanagadana

    • @AHMEDEGALCOEGAL
      @AHMEDEGALCOEGAL Рік тому +1

      Wariyayaasha inta Mic. Iska wada qaatay oo qabiilku diley qoladee tahay maxay tahay

  • @ahmaedfarah8606
    @ahmaedfarah8606 Рік тому +1

    Somalinimada wuu diiday ninkan miyad ku qasbaysan

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 Рік тому +1

      Walaakay ma diidin ee wuu qirtay inuu Somaali yahay oo ku hadlaayo afkii Somaaliga oo uu ku caqliyastay oo wax ku bartay oo ka guursaday oo ku dhalay oo waxuu ahaa ama ka mid ahaa xulkii qaranka kub Ada u ciyaari jiray waana ka xun yahay maanta Somaali inuu burburisay qabyaalad iyo qudhun adoo kale ah VIVA SOMALIWAYN

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 8 місяців тому

    Alle somali maxeey sharaf lahyt muse bixi iyo abdullahi yusuf iyo caydid aya dalka halkas dhigay dalkan asago an shacab uu kicin oo an xasan sheekh muse bixi Dani lafta gareen qorqor dhamatood waa in xabsi laa dhiga hadi somali rajo laga qabo hadi mustaqbalka falastin ayan noqon dona

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 8 місяців тому

      Ma afweyne ayaa fiicnaa marka oo keligii talis ahaa cidnana aan dooran?

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 Рік тому

    Su.aalba maaha waayo waaba cadtahay inuu carab yahay

  • @creativesomalia7784
    @creativesomalia7784 8 місяців тому

    Akram Afif is from Qatar. He wasn't born in Somalia and his culture and belonging is Qatari.
    This video is just pathetic.