Wllo xamdi noga soo same kasugyna alle ha kuxfdiyo wllo mcn Noloshayda alle ka sakow wax badan iska Kay badaley Alxmdulilah aniga talo waxay idiinku daraya in aan ka fogaano wixi alle naga reebay wixi alle nafarayna aan sameeyno quraanka salaada iyo dikriga aan badsano inshllah dhamaanteen alle khyrka ha nawafajiyo inshllah
Walhi abaayo waa runtaa anigaba waan la yaabaa dumarkan maalinka la guursada nagu bilaama anaa nin rageed hantiyey 2 maalin kadibna ooyinta nala soo hor fadhiista yaa ku baray umaba aadan curan waliyee 16 years baa leey qabaa waligeyna qof uguma sheeken nin rageed iyo wuxuu yahay
Asc Abaayo xaamdi. Masha allah fariid aa tahay. ilaaheey hakudaayo. Abaayo aniga ninkeegu ima soo waco badanaa sida kale waa uu ku fiican yahay. Anigana. Taas aan strees ka qaaday. Maxaa gula talineesiin ma koon tarool ka iga maqan kkkkk wax iishaga bal
Xamdiyey abyo muqaalkaan ano iga hdla runti wlhi waxaa dhcdy gawr dumashigega qawo saa u wanaajiyo alle aa og wax walba waa siya lkn iyda gafuurkaas be taagta waji bdl aa ku arky waxa go an sdy ina iska dhaafo iyda dhn
Xmdiyey shekda wxn kuso xsusty in nin la antis ana nolan krin Wxan. La nolahay ayeydy mrksta o an wx qldo ama an hurdo ku daho ama shqo an ilabo xita hdi an cuntda farxlka ka ilabo wxy ledahy ninkga wu kuso furi dona 😂😂 hdi san ula tgto ninkga san bu ku yeli dono anigu yaab iga bty wlhi
😂😂😂😂 abayo islamaha oo dhan waxy aminsanyihiin in nolashu nin kaliya tahay marka ha u bixin wayo ilahy inad isaga cabudo ayuu aduunka ku kenay ee maha inaad inaad manta dhan nin nin ku jirto
Hbo hamdaayy anuu ilaa sanadkii hore waan kugu xidhnaa ilaa wagaaa nafta waan la daaladhacayey imika guul ayaaan u dhowahy wx badan waan iska bedelay inta ii hadhayna ilhy hayla garab galo malintaan guul gaadho oo aan akhiradyda iyo aduunkyga ka adkaado malintaa wxaan rajaynayaa inaad waraysi iga qaadi doonto kuuna mahad celin doono ilhy kasogooow guulayso hbo mcn ixtiraam baan kuu hayaa iyo abaal wayn wxaan kaa bartay wx yaalo badan oo anan fahansanyn oo aan dhalinyaro ka ahaa waad ii hiilisay ilhy hakuu hiiliyeee 🥰🥺💪
Abayo mahadsanid wayo malinkan ku bartay ilaa manta waxn daremaya inay naftayda kor sii galayso ilahy janata ha ku geeyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 my best teacher
our role model😎❤
Mashallh
Hadalkuba gam xamdaay wallahi noloshayda wll wax badan ba iska Kay badalay ❤️
Walaashey masha allah ilaahey ha ku xifdiyo.Damiirkaga aya noole cayuumu naaska alle ha ka xifdiyo.
Plz gabdho intaan sanadka cusub lagaarin xamdi 100k hala gaarsiiyo❤
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤
Masha allah fariid❤❤
Wllo xamdi noga soo same kasugyna alle ha kuxfdiyo wllo mcn Noloshayda alle ka sakow wax badan iska Kay badaley Alxmdulilah aniga talo waxay idiinku daraya in aan ka fogaano wixi alle naga reebay wixi alle nafarayna aan sameeyno quraanka salaada iyo dikriga aan badsano inshllah dhamaanteen alle khyrka ha nawafajiyo inshllah
Haa masha allh
Masha Allah waa dhirigalin aad u wanaagsan alx 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Masha Allah abayo Allah ku barkeyo anigu ka maryan ahaan wax badan ayaan kaabartey mahadsanid 💯
Masha Allah hn Hamda Jazakallah qeer
Jah afkaag caano maan lagu qabey whi in an hadleyso oo dhan Aniga ayaad ig hadleysaaaa thanks abyo mcnto whi noalsheyda wax bdn ig qaldanaaa ayaad ii iftimisey❤❤❤
M.a
Xamdiyeey qabku waa heybad ilaaheey bixiyo,dumarki somalida waxaa ka maqan qab isu yeel oo naftaada usheeg qofu kaama sareyso ilaa qof alle kaaga dhaw maahe,alxamdullilaah i love my self.
gabadheyda waxaan usheega ayado 5jir ah qofu kaama sareeyo hooyo,dadka adaa ugu fiican.
You look amazing
Beautiful Hamda. Maanshaallah tabarakallah.
Jazak allhu khayr wlo qali
Masha allah mahadsanid qaali❤❤❤❤❤
Walhi wlshay maalinta kuso biray Ayaan kantrolka nafada ogady mahadsaniid Alleh haku barkeyo adiyo familygaba wlloh ♥️😊
Shukran wllo quruxeey ❤❤❤
Thank you for advice❤
Ciwaankaan maalinbaa raadinayaay si aan gabar saaxiibteey ugu diro oo daakhadkasta saaran sikale ma kahaan aan ku sheegee dee maan taa udirayaa
MashaaAllh ❤
Ascww masha Allah abayo that is what I believe sis
2:21 2:21
❤ mahadsanid belo quruxey abyo mcnto qali dumar dhirigalisadeyda wlhi nolosheyda wax baka badashay nagta wax kedso igu dhahday kuma ilawo hamdiyey abyo❤❤❤❤❤❤
Mansha allah walashay
Mnshallaah xamdiyeey wali masuliyad maqadin lkn hadii rabi qadaro khibrad badan waan kaa haystaa mhsnd qali❤
thnks sister energygaga
Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Mashaalah ilahay hakubarakeeyo wllo wanagìiiyoo qofatahay care kumahelo runbaddheegtay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xamdaay kheeyr alaha ku siiyo arimahaaaga alaha kuu hagaajiyo
Masha Allah wlshy mcn Jazakalahukheyraa wax badanbaad noo sheegtay Rabi hanagu anfaco cilmigaa
Masha allh
Msh allh❤
Ani aya oogu horeya 🫠
MAASH ALAAH
Wcs❤
Mahadsanid wll
❤❤❤ Shukran sis
Hamda waa mahadsanthy runtii wax badan ayaad no cadeysay. CODSI No so dooob.❤
Masha alah xamday xbbti ano ubahan ayan helay taladada wana fahmay macnha kontorolka naftada gcntada yuu ka bixin shugran abayo
*Anoon daawan like waa iga diyaar❤.*
Ayy Sami xamday Mahdsanid walalo
Mamii wan ku bahanahy inteeh kala soo xariiraa 😢😢
www.tiktok.com/@hamdi_warsame2?_t=8ghKKcSyHWA&_r=1. plz tiktoga flow i dhaha ❤ Mahad sanid
Wllshey mcn allaha ku xafido adi iyo caruurtaa iyo zowjkaaga😊❤❤
Waa sugyny mawducan shukrn maamo qalbiiiiiiiiiiii
Thanks abyo macanto ❤❤❤❤waxa badan ayan ka fa iday
Alxamdulilah ❤
Masha Allah abaayo macan
Nosobadi xabibti
Uluuuuuuuuuuuuuuuul 🎉
❤sax qali ❤
❤❤❤❤mnsha Allah Alle ha kusharfo xbbti xamdi
Mnsha allah xabbtii wlhi anigabo wax badan Ayan kabarty alaha ku xifdiyo❤
Mahadsanid abay meqa mara kuso celiyay videogan ❤❤❤❤😢😢
Manshaallah 😍❤❤❤❤
Nolosha waa in aad ku heysato gacantaada hadey ka baxdo waa guul daro adoo kaligaa ah baa dhalatey adoo kaligaa ah baa dhiman qofkii ku jecel jeclow
Masha allah jazaka lah allaha kuxafido abayo mcn whatsabka iga soo jawab😢🥰😢
Alxm illaahba isiiye heybadaas ❤mhdsanid giiragilislo🎉❤
Hamda hamda warsame boqoradyda ale hakuxiftiyo mcnto
Haqiiqda ayad kahad leysa abayo allh ku hafido. Wah badan ba kafaidey
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Gym routine iyo products isticmasho nala qeybso gacalo thank you
ASC MASHAALLAAH ABAYO XAMDI AAD AYAD UAQLIBADAN TAHAY VIVA GUUL
Walhi abaayo waa runtaa anigaba waan la yaabaa dumarkan maalinka la guursada nagu bilaama anaa nin rageed hantiyey 2 maalin kadibna ooyinta nala soo hor fadhiista yaa ku baray umaba aadan curan waliyee 16 years baa leey qabaa waligeyna qof uguma sheeken nin rageed iyo wuxuu yahay
Thank you xamdi run badaneey❤
Hamdi qurux badaneeey ka waran nabarkii qaliinka ma ka fiicnaatay
Xamdi bilan❤
Dhiiragelisoh❤
Dhiirigalisadayda wll xamda ilahay hanoo kaaxiftiyo ani iyo intii wax kaafaaiday❤❤❤
Habo mcn tnks sida hdalkyga utixgalise shukrn❤❤❤
Gabadhan ilahy amrki iska jeclahy
Reyalitiga bay ka hadasha
Mashalah tabarakalah hore usoco qli wxn uxiisay routine kaa gii noosoo gali adigoo raaliya qli
Xamdiyey sided ubaraty contorol ka nafta
Abaayo
❤❤❤😘😘😍😍😍
Sax marwalbaa dumarka waxay saran eeda raga
Lkn wlhi gabdhi nafteda fahanta ninkedana barata dabecadihisa rerkas wuu dhisma lkn mida aminsan inay nin uun hoos fadhido meshu ugu taliyana tagto malinta laga tagana wagu ku baryaya
Wlhi wax badan ka fa,iday manta kugu xermay ila iyo hadda
Xamdi caday shugran quruxay
Walal anu naftayda ma kantaroli karo jab kastana iyadaa iii horseeda seen yeela
Abaayo saliga nabiga aqriso waxbadan aya iska kabadalay
@@shukrihassan-878 Haye xbbti madsani❤️😔
Aaad iyo aaad wlh8 taa ben aheen mar walbo farxad ku noolaane hadaad iska adkaatid
Alx wll wax badan baan kaa bartay shugran
Hamda wll waxn ahy hoyo 2 caruur haysata oo qabil dartiis lagu furay waxn kga bahanhy inad igarab istaagto aduunka wll lagu yahy garab ayan kga bahanhy abyo waxyabo badan ayan raba inan kula wadago 😥😥😥
Subhanallah abaayo, ILahay qalbiga hakuu qaboojiyo Somali ILahay xaqa hatuso
@@yasmiindhowrsan wlshy
Asc
Asc Abaayo xaamdi. Masha allah fariid aa tahay. ilaaheey hakudaayo. Abaayo aniga ninkeegu ima soo waco badanaa sida kale waa uu ku fiican yahay. Anigana. Taas aan strees ka qaaday. Maxaa gula talineesiin ma koon tarool ka iga maqan kkkkk wax iishaga bal
Alle marbaan saas ahan jiray lkn hada waan nastay anaba laiila yabaa walal waqti isii cml abyo naftada mashquuli waxaad jeceshay kumashquuli aniga Quraanka iyo luuqadan bartaa nafteeyda dhan waa mashquul isagaba hada ilayaabo
Ka Soo hadal salad ku heshay xbty
❤abyo iphone raba
Waaruntaa xabibti
Ragu sidodaba wlhi ma jecla naagta jilicsan ee nafteda mamuli karin
Cadawga aay dadka caanka qaban la yabanaa😂
Cadow kle majiro ilaa naftaada
Anigu maanta ayan kugu so biiray huno
Xamdiyey abyo muqaalkaan ano iga hdla runti wlhi waxaa dhcdy gawr dumashigega qawo saa u wanaajiyo alle aa og wax walba waa siya lkn iyda gafuurkaas be taagta waji bdl aa ku arky waxa go an sdy ina iska dhaafo iyda dhn
Abayo iskaga har cidii naftada dhibaysa oo dhan
xamdiyey kujecliyaa xabibti wankusugaa wlhi
M.a xamdi ilahay dartisa ku jeclahay
Xmdiyey shekda wxn kuso xsusty in nin la antis ana nolan krin
Wxan. La nolahay ayeydy mrksta o an wx qldo ama an hurdo ku daho ama shqo an ilabo xita hdi an cuntda farxlka ka ilabo wxy ledahy ninkga wu kuso furi dona 😂😂 hdi san ula tgto ninkga san bu ku yeli dono anigu yaab iga bty wlhi
😂😂😂😂 abayo islamaha oo dhan waxy aminsanyihiin in nolashu nin kaliya tahay marka ha u bixin wayo ilahy inad isaga cabudo ayuu aduunka ku kenay ee maha inaad inaad manta dhan nin nin ku jirto
@@SamiiraMaxamad-en1tm 🤣🤣🤣🤣ani yaab ishidan wlhi
Alxamdulilah ❤