OHIN MARKA HOOYO MCN IYO WALALAHAGA KASO TAGEYSID

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 373

  • @simancadey1071
    @simancadey1071 Рік тому +6

    Wa kula ooynay muniira waliba wa fuuray aniga hooyadey mcn la jooga waliba walalhey qurbaha ka imid biloyin ka hor xanuunka qurbaha wa kula daremaa abyo inaa so guurtid ku rajeynaa adi familkaga insha allah somali wadankeena wa meel aad u fican iyo dad wngsn o is jecel waliba allah no barakeeyo sharta allah ka xijaabo wadankeena❤

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Рік тому +13

    Jumca Mubaarak dhamanten , Alla xuma in walidka laga so tago runti wan idila ooyey 😭❤️😭
    Alle SWT ha inbadan ha isu ken dhaafo Aamiin 🌹❤️

  • @user-ir4ev4iz3k
    @user-ir4ev4iz3k Рік тому +1

    Hooyo mcn masha Allaha Allaha ku xafiido hooyo safar salmon😭😭♥️💯🤲💐💐💪

  • @zamzamsimanofficial8297
    @zamzamsimanofficial8297 Рік тому +14

    My Family miss u more Adinkoo Nabad qaba dib noogu soo laabta Farxad ku noolada Abid 😢❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +4

    Laba beri ka hor ayaan soo noqonay, Dalxiis qurux iyo farxad badan ayaan la soo qaadanay hooyo mcn iyo ehelka, Alle ha inoo celiyo anagoo Nabad qabna markale, Aamiin Aamiin yaa Rabb❤❤

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 Рік тому +10

    Maasha alah tabaaraka lah walaahi muniiro caloosha ihurtay hooyadey ayaan soo xasuustay alaha unaxariisto nabad iyo salaamo kusoo noqda aamiin 😭🤲

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed4515 Рік тому +9

    Masha allaah abaayo muniiro safarsalaamo nabad kutaga nabad kusoo laaba markaan idin arkay idinkoo safar ah garoonka jooga adiga iyo hooyo macaan. Aad baan uaayay walaahi waxaan xasuust hooyadey oo sadkii hore kudhmata dalka holan ilaahow hooyooyinkeen inta dhimatay unaxariiso inta noolna caafaad iyo cimrdheer sii insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 Рік тому +3

    Caloolxuma nagurideen hooyadey isoo xasuusiseen hooyo cimri dheer iyo caafimaad allaha noo siiyo hooyo macaan

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Рік тому +9

    Wllhi waan ooyay insha Allah sanadka danbe ayad isku imaanaysiin idinkoo nabad ah 🤲😭

  • @user-ic9kv2ke9x
    @user-ic9kv2ke9x Рік тому +3

    Masha allaah muniiro waa iga ooysisay markaad hooyo ugu oosay wllahi waa safar qurux badan

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Рік тому +2

    Allha idifududeyo Yaa rabii amiina 🤲 amiin 🤲❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕 goyis macn allha idi xafido

  • @igraan5285
    @igraan5285 Рік тому +2

    Masha allha walahi marka hooyada katageysid waa calollo xumo alle hani nabadgeyo walashey iyo carurteda

  • @samiroisaaaq4840
    @samiroisaaaq4840 Рік тому +5

    Masha allah allaha idin barakeeyo ohin isku celi wayay markan muqaalka daawaday aadba idin jecelahy xabiibti ❤❤❤❤

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 Рік тому +1

    M.a abaay muniiro hooyo nadiifo waa hooyo naxariis badan Allaha isku kiin daayo

  • @aminaharun6545
    @aminaharun6545 Рік тому +1

    Asc munira cade ilinta iga daman wase.markan arkey idhiko hoyo mcn macsalameynesin.mansh Allah.damaantin Allah idhin xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 Рік тому +3

    Walhi ani qof an garanayo inu safro ma jecli calosha i hurey so alha ku sama keyo walashey my rajo🤲🏻😭😢❤

  • @user-fw8ig8no6p
    @user-fw8ig8no6p Рік тому +10

    الله يرحمك ويجعل قبره روضة من رياض الجنة يا امي😭

    • @zumayoxasan6333
      @zumayoxasan6333 Рік тому

      اللهم امين يارب العالمين اللهم ارحم امي

    • @fadumoabdallah2235
      @fadumoabdallah2235 Рік тому +1

      اللهم ارحمها واغفر لها واسكنها فسيح جناتك
      اللهم ارحم امي وأمهات المسلمين

  • @mamamustafa8564
    @mamamustafa8564 Рік тому +2

    Such a great family , I like Abdirizak waa shaqsi naxarisleh , Munira iyo
    caruurta safar salaama

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 Рік тому +1

    Manshaalah im coming hone from canada..

  • @nimcocumar9797
    @nimcocumar9797 Рік тому +2

    🎉abaayo duco WAALID A qabta waxa tahey sof waLidkeed walaalaheed ninkeeda jecel ilahey ha ku xifdiyo

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Рік тому +4

    Masha alah hooyo macaan waan qiirooday wadankeena ilaahay hanoo hagaajiyo

    • @qaalimuumin1564
      @qaalimuumin1564 Рік тому

      Masha allah Hoyo mcn allah ku cafiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirasheik2135
    @samirasheik2135 Рік тому +1

    Mshaalh wa ilmeeyey wll ilhy safarka hidin fudeydiyo wll❤

  • @maryamaruun7117
    @maryamaruun7117 Рік тому +1

    Abaayo allaha nabad idiin ku geeyo
    Amiin yaa rabbi

  • @shamsohussein
    @shamsohussein Рік тому +1

    Wcs walaal Allah ha idin nabad geeyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +2

    Hooyo waa qaali
    Alle ha inoo xifdiyo walidkeen
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤❤

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 Рік тому +1

    Masha allah tabarakallah my family safar salaama nabad taga insha allah

  • @munasalman8510
    @munasalman8510 Рік тому +2

    Abayooo muniira cadey iyo ilmaheyga allaah idin nabad geyo in sha allaah ❤❤❤

  • @umumaria7050
    @umumaria7050 Рік тому +1

    Allah wlhi waa iska ilmeeyay nabad kutaga abyo hooyane allaha kuuxafido ❤❤❤❤

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 Рік тому +1

    Masha allh hooyo macn qofka ay u nooshahay baa iga nasiib badan allow hoyoyinkena unaxariiso janadada ku cazuum aami. Yaa rabi calaf uma yeelan in ay dunida igu wehliso😢😢😢 i love hooyo❤❤❤

  • @user-dk8ts4rl1p
    @user-dk8ts4rl1p Рік тому +3

    Waligey UA-cam commanti maka bixinin lkn fidiyowgan waan ku qiiroday ilina iga imaaday ilaahey hooyoyinkena hano dhaafo aamiin yaa rabi aamiin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +6

    Alxamdulillah walashay munira
    Waa Alle mahadii madama aad wakhti fican la soo qadateen hooyo iyo ehelka, soo dhawaada my Rajo family❤❤😊

  • @katuumshiek649
    @katuumshiek649 Рік тому +2

    Asc abaayo alxamdulilaah walaahi waan kula ooyaay

  • @faisamohamed1492
    @faisamohamed1492 Рік тому +1

    Mash allah hooyo macaan ilahay ha idin barakeeyo

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Рік тому +1

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +2

    Manshaallah😍emotional tame alah idin fududeyo inshalah safar salama ❤❤❤welcome back 🙏🏽

  • @zamzammokhtar6784
    @zamzammokhtar6784 Рік тому +3

    Asc abaayo muniiro ooyintaa igadhamaatay ilaahow waalidkeena nooxaf xamar waan uxiisay walaahi aboowe cabdi rizaaqna baariwaaye walaahi ilaasho nin waalidkaaga saa ugu oynaaya lamawada helo adibe qof baariyaatahay waan idin jecelahay ilmaheyga xitaa waa ku yaaqaanaan my rajaa fiirsaneesaa hooyo 7 ciila heesato ayaan ahay maalintaa bilaawday ilaa hada kula socota kuli alaha idin xafido

  • @sahrodawo1369
    @sahrodawo1369 Рік тому

    Masha allah safar salama calosha iga hurisen safara hooyo mcn walagusonoqonaa insha allah❤❤❤😢😢

  • @hiboabibmuhumed
    @hiboabibmuhumed Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤masha allah waxada tihin dada qalbi ficana dhamaantin safra salama jidku tako tako xabibti rabi alha hainfududeyo jidka insha allah 👋👋👋👋byby

  • @ayanabdi-ol5zw
    @ayanabdi-ol5zw Рік тому +1

    Masha alaah abyo muniro

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 Рік тому +4

    My family qurux badan allha nii dhowro wan idin xiisi doonaa ❤❤❤❤❤❤

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 Рік тому +14

    I am crying so much I felt very emotional, safe journey beautiful family.

  • @user-wd4ri4xc3u
    @user-wd4ri4xc3u Рік тому +1

    Wlh Ani xita wan oyay ilahey ado nabad qaba hoyada iyo walalaha markale ha idin kulansiyo

  • @asiamohamed496
    @asiamohamed496 Рік тому

    Abaayo muniiro reer towfiq matahay mansha allaha

  • @Hana_ghost
    @Hana_ghost Рік тому +4

    Alxm dheh abayo hooyo way kunoshay cimri dher iyo cafimad allaha kusiyo arig ti iska daaye codkeeda hada maqli lahaa wan kufarxi lahaa ilahey iga jecladay hooyo la aan nosha qurux maleh

    • @aaminaxasanmaxamed3568
      @aaminaxasanmaxamed3568 Рік тому

      Janada jisadeda alle haka dhigo u duce Mar walbo. Kuwa dhashay ama dhali dontid alle kama rajeyo

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 Рік тому

      Ilaahay ha unaxariisto qabrigana waasac ha oga dhigo

  • @raxmodaaihir7434
    @raxmodaaihir7434 Рік тому +2

    abaayo muniira wllhi wakula ooyy abaayo hooyo language waa awaar❤❤❤❤

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 Рік тому +1

    My family alaha nabad idiinku geeyo runtii waan qiiroodey markaa daawadey vedio alaha nabad idiinku geeyo family❤

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 Рік тому +1

    Mansha allaah tabaraka llaah xbbti

  • @faadumoshiino506
    @faadumoshiino506 Рік тому +1

    Safar salaama allha idinka dhigo

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 Рік тому +1

    Masha allah

  • @fadumoceymoy5151
    @fadumoceymoy5151 Рік тому +2

    Maasha abayo allaha idiin nabad geeyo waa iga ooysiiseen aniga waa necbahay macsalama

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Рік тому +1

    😢 illahow adinkoo nabad qaba isku kiinsoceli abaayo anigana isoduceeya in ilahay muraadkeyga ii sahlo iyo walalaha dhamaan muraadka leh

  • @xafsashomar936
    @xafsashomar936 Рік тому +1

    Masha allah my family safar salamo nabad ilaahay haidin kugeyo

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Рік тому +1

    Masha Allah adinko nabad qaba isku imaada mar kale insha Allah safe journey my rajo family ❤❤❤❤

  • @guushanoloshaofficial574
    @guushanoloshaofficial574 Рік тому +1

    Maanta oo kale Waa xaxuun safarka marki waalidkaa ka soo tagayso ilaahoow walidka noo dhaaf 🥲🥲

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Рік тому +2

    Masha allaah ❤❤

  • @hawaali8333
    @hawaali8333 Рік тому +1

    Mashaa alaah safar salaama nabad ku taga❤❤

  • @halimahassan8341
    @halimahassan8341 Рік тому

    Masha allah abaayo walahi wan oyay maamo allaha kuxafido

  • @umumuaad3206
    @umumuaad3206 Рік тому +2

    Safar salaamo allha idin yeelo insha allh

  • @saciidomacalin9059
    @saciidomacalin9059 Рік тому

    Ayy alle hani sama geeyo muniro alle hano daayo dhaman hoyoyinkena i miss insha allh mar dhaw hooya aada allow iday hoyo mcn

  • @naimah3472
    @naimah3472 Рік тому +3

    Ma aqaan sababta lknse😢😢😢Alle haidin xafido waani jeclhy ❤

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 Рік тому +1

    MashA allaah allaah barakeyoo familkaa

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 Рік тому +2

    Maami wlhi anaa iskumaleyay waan fuuray😢😢 hoyo mcn rabi haku dhowro markalena kulma insha allh🤲🏼🤲🏼 wlhi xanunkeda ledahay ano hadda xalkas kujirin aan wlhi isbadalay qofka kusi jirana kabadaran 🥺🥺alxmdllh hadaa nabad tagten wan jeclaa inaa ku arko lkn madhicin melkasta aad tagtin farxad igu nolada maami🥰🥰

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Рік тому +2

    Wlhi waa idinla oynay wax sahlan mahan marka ka tegeyso hooyo mcn iyo family koo dhan ilahey ha idin nabad geeyo mar kale noso laabta insha allah ❤️👸🥰

  • @shafoallasow2431
    @shafoallasow2431 Рік тому

    Maasha allah abaayo Aamiin ducadaada jeclahay abaayo ani sweden kaso guuray wadankeyga ayaa u guuray waana ku qanacsanahay waana ku faraxsanahay

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +1

    Wcs abaayo muniro ilahey haidin nabad geyo Insha Allah xabiibti ❤❤❤🎉

  • @seynabmohamedali6544
    @seynabmohamedali6544 Рік тому +2

    Walaahi caloosha ayaa i Huray Walaahi waan ooye ilaahay nabad hagu geeyo muniira waa naga oohisay soo lab 10:44 asho wacan dadka iyagoo is jacalhin ayaa lake tagab

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 Рік тому +1

    Masha alaaah

  • @najmo4970
    @najmo4970 Рік тому +1

    Msha allaha isku kiin xafido abyo muniro adi family kaga wlhi ano hoydey iyo wllhay iyo carurta hal guri kuwada nool on waligen kala tagin aan darema wlhi blhi ano ilmenaya arkay 3 mar an ku soceliye allaha idin ku xadifo adunka mar wlba ka tagtaan❤❤❤

    • @fadumoali4700
      @fadumoali4700 Рік тому +1

      Ha wllo waa sax balse waa fariin in la ogaado waalidiinta hadii 2bo meel la gu ka la noolyahay oo la booqdo inshallah

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 Рік тому

    Mash allh abyo safar salaamo wlhi ilin iga imaadey hoyo mcn allh no daaayo i.a

  • @queenkifaax7181
    @queenkifaax7181 Рік тому +1

    Wlh anaba fuuray sidaan u oynaaye hoyade sadax sano ma arag sanadka damba ina utaga rajeyna in.a ilahow hoyoyinken inoo deyso 😢😢😢😢😢

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 11 місяців тому +1

    Ax wlh aniga ilmeyay allow idin xafid dhamaantiin 🥰🥰♥️

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 Рік тому

    Masha Allah waa alle mahadiis hada nabad ku timaden walaahi waa ooye marka arkay allaha ku xafido adiga iyo sowjkada caruurtada amiin waa idin jeclahay❤❤

  • @maidaqurux8371
    @maidaqurux8371 Рік тому

    Masha allhaa Abayo

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +1

    Wallaahi anagaaba oyney hooyo illaahay ha xafido 💚🤍❤️

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Рік тому +1

    Hoyo mcn ❤❤❤❤yaa rabii 😭😭😭😭😭😭 allow kuday Mami mcn 💋

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Рік тому

    2012 ayan ka soo tagay eerapork muqdisho oo saan u dhisnayn.
    Kadibne qabriga ayan ku booqdaa😢😢

  • @raaxoosmaan9727
    @raaxoosmaan9727 Рік тому +2

    Hooyo mcn Allaha ku xafido

  • @nafisomacalindahir1169
    @nafisomacalindahir1169 Рік тому +1

    Rabi ha idin nabad geeyo

  • @umuibyan675
    @umuibyan675 Рік тому +1

    Masha Allah wan qirode😢😢

  • @zabiyacadey-k2j
    @zabiyacadey-k2j Рік тому +1

    Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family

  • @farxiyomuse1374
    @farxiyomuse1374 Рік тому +1

    Ax walhi calosha ihurty ilahy dib ha idin kulmiyo mar kale insha alah adinko caafimad qabo

  • @najmocali7845
    @najmocali7845 Рік тому

    Alx waad iga nasiib badanthy abyo allh kudhaafo hooyo mcn

  • @safiyahussain6381
    @safiyahussain6381 Рік тому

    Asc muniro wad naga oyisay hooyo aan soo xasusty ilhay hakuu dhafo muniro alaya qalihaa umak amiin dheh muniiro masha alah ilhy ha idin xafido xabibti kuligina

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 Рік тому

    Masha Allah ❤❤

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Рік тому +1

    Wcs abayo munira masha allha tabarikllha allhuma aamina Yaa rabi abayo munira 🤲🤲🤲❤❤

  • @ubahmohamedmohamud4278
    @ubahmohamedmohamud4278 Рік тому +2

    ala waa oyay hah hooyo macaan

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Рік тому +7

    Wey adagtay markad ka tageysid wld iyo wllo 😢 waa dareen aan la'qayaasikarin whi waxaan soo xasuustay maalintaan soo macsalaameynayay. Familkeyga 😢 hoyo iyo aabo aniga iyo carrurteyda aan ka soo Hijroonay Yurub anagoo u guuray wadankeyga Hooyo ee Muqdisho Cadey ALX Alxamdulillaah rabilcaalamiin
    Faaidada aan ka helnay la ma qayaasikaro ee Ninwalboo wadankaa wax kuu dhaamo maleh❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +1

    الله اكبر ولله الحمد

  • @Hafsaxiisstyle117
    @Hafsaxiisstyle117 Рік тому

    Masha.Allah Abaayo ❤❤❤❤❤❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому

    Safar salama abyo munira aniga qof ilmeynayo maba arki arko waa la ilmenaa nabad kutag❤

  • @user-xu3ym3dj7g
    @user-xu3ym3dj7g Рік тому

    Mashaallah Sister allah ha idin xafido

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Рік тому +2

    Walaahi aad baan u ilmeeyey muniira iyo hooyo say isugu ooyeen waxaanba mooday inaan anigu hooyaday ka safrayo ilaahay nabad caafimaad iyo barwaaqo haysugu kiin soo celiyo

  • @warda4257
    @warda4257 Рік тому +1

    Safar salaama my family wlhi wan ilmeyay kalataga xanun waye allha ku xafido hooyo mcn abaayo muniira❤❤❤😢

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan5360 Рік тому +2

    ilahey nabad haidin barakeyo insha allah 😢😢😢

  • @munahassan1003
    @munahassan1003 Рік тому +6

    My family allaha idin barakeeyo ohin isku celiwayay markan muqaalka daawaday aadba idinku xiisidoona❤❤❤

  • @umunabeele1062
    @umunabeele1062 Рік тому +1

    Waa ilmeyy hooyo mcn 2 sano ayaan ka maqanahay 😢😢😢 waan u xiisay hooyo mcn 😢😢😢❤

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Рік тому +1

    gabar baari allaha u sahlo amiin🎉🎉🎉

  • @qadroumueyman7205
    @qadroumueyman7205 Рік тому

    Masha allah ilaaheey nabad hanii geeyo macaanto

  • @xafso5316
    @xafso5316 Рік тому +1

    safarsalaamo walaalo igu qaali ah❤❤❤❤

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 Рік тому

    Walshay ducada xagina waaye iyo sxbta inshlaah dhaman qofkasta kurbada alaha kafedo adun iyo aqiro alaha nacafiyo, janadada kuwii kukulma alaha nagadhigo aluma aamin yaarabi