Israil iyo Macalinka weyn ayaa isha ku haya kulan weyn oo dhex maray Xisbullah iyo Xamaas, Tolow ma

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • srail iyo Macalinka weyn ayaa isha ku haya kulan weyn oo dhex maray Xisbullah iyo Xamaas, Tolow ma hub bay doonteen Xamaas mise waa hawl kale, iyo warar kale.

КОМЕНТАРІ • 130

  • @AbdirahmanMohamud-es3nj
    @AbdirahmanMohamud-es3nj 6 днів тому +31

    الهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في فلسطين

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 6 днів тому +2

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 6 днів тому +15

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @braziliano12
    @braziliano12 6 днів тому +5

    Allaha jabiyo yahuud

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 6 днів тому +5

    Scwb jumcatul mubaarik Ilahey musliminta quluubtooda ha mideyo yuhuud macalinka iyo xertaba daaqadaha aduunka allaha ka saaro Amin ya rabi

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 6 днів тому +2

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @safiaabdulle3827
    @safiaabdulle3827 6 днів тому +5

    Reer falastin Allaha u gargaaro guul Allaha siiyo dhibaatada Allaha Ka dul qaado yahuudina jab iyo hoog iyo balambal aysan Ka waaqsanin Allaha ku rido jahanama iyo jaxiima Allaha dhexda Ka geliyo Aamiin yaa Rabbi

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 6 днів тому +2

    MaanshaAllah Allaah guul xamaas xutuyiinta xisbullaah 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲☪️☪️🇾🇪💪☪️☪️☪️🇾🇪🤲🤲❤️💙

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 6 днів тому +2

    Allaahuma Ansur falastiin aaaaamiin yaa Rab

  • @ismailmohamed7730
    @ismailmohamed7730 6 днів тому +7

    Wcs adher اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين 🇸🇴🇰🇪

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 6 днів тому +2

    Yass allah yaaa allah yaaaa allah guul iyo gobonimo

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 6 днів тому +3

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 6 днів тому +6

    Xamaas rag rag dhalay idin jecleyaa guul baan idiin Ramayana

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 6 днів тому +1

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 6 днів тому +1

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 6 днів тому +2

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 6 днів тому +2

    Wcs nadaaara show. Guul shacabaka.falastiin❤❤❤❤❤

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 6 днів тому +4

    Qofki kuu hiiliso adigoo yaaban lama iloobi karo aduun iyo aaqiro janada allaha ugu bishaareeyo intii u hiilisay falastiin meeqaan u hiiliyey aniga hadana isla anigii hilfaha ii qaadeyn aadane lee maahinoo maryooleey lee maahinoo isku nooc maahan falastiin wax abaal loo galo ayadaa ugu fiican ilaahow falastiin garab sii iyo inta u hiilisay wey dhibtoodeyn allow dhibka ka saar kuwa ku fiirsanaayo ee dabadhilifka ah siiba carabta waxba ma oga xoolaha wey ka liitaan laakin ilaahey waxuu yiri تلك الايام بين الناس نداولها

    • @Beingme541
      @Beingme541 6 днів тому

      Hiil kaliya mahan wajib waye wa qadiyadi dintena masjidki naxawigisa iyo umadisi lakin wali cudur daar ma heysano wan hagranay

    • @amalnoor4760
      @amalnoor4760 6 днів тому

      Waa jib iyo nus waaye waliba tanoo kale waa qasab haa diiniyan laakin waa la weydiinaa aaqiro wax waajib ah diiniyan ah waxaa ka daran yeyba uhiilinin dee hiiliska iyo waajibka waaba isku xiran yihiine dabadhilfnimo ku darsadeyn subxanallah ar carabtaanaa ilaahey waa idin jeedaa weyse ka shalaaynaayan maalin aan maanta aheyn

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 6 днів тому +1

      Allaha soo hadeeyo ,annagana wixii aan awoodno oo ducadu ugu horayso aan ku dadaalno

  • @user-nm7bd5zn7i
    @user-nm7bd5zn7i 6 днів тому +3

    Allow guul sii falastiin aamin

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 6 днів тому +2

    allow jabi isreal aamiin yarabi

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 6 днів тому

    Allahu akbar ilaheyow Wa jimcadii sanadkan 1445 u danbesay Alle Hano dhafo wixii xuman Naga dhacy ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 6 днів тому +2

    Allahuma ansur falastin

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 6 днів тому +2

    ❤eran guul weyn❤

  • @user-bc9ei5lx4q
    @user-bc9ei5lx4q 6 днів тому +15

    ❤❤❤ 😢😢 falastiin guul inshalah liketa haila dafina saxipayaal

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 6 днів тому

    Xamaas illaah guul haydin siiyo qiyaanada yahuuda iyo maraykanka illaahay xifdigiisa haydin ka gakiyo illaahay garabkiina hagalo Yaa Ra,uuf yahuud iyo maraykan kacasfin ma kuul ka dhig Yaa waduud aamiin

  • @ayaanmaxamedcumar
    @ayaanmaxamedcumar 6 днів тому

    mahadsanid nadaara guul falastiin inshaallah ilaahay hajabiyo yuhuud iyo macalinkawayn googoadhe

  • @user-yi5ty6rl7k
    @user-yi5ty6rl7k 6 днів тому +2

    First comment

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 6 днів тому

    Allah ha jebiyop yuhuud iyo sxibadeeda sahyuuniyadda.
    allah nasri degdeg ah oo xornimo ah ha siiyo reer falasdhiin oo maqaawamada haku guuleeysiiyo falasdhiin oo dowlad xor ah.
    Aamiin.

  • @Qabar22Qabaryare
    @Qabar22Qabaryare 6 днів тому

    Ilaahow ugargaar walaalaheen falastiin

  • @crisaqHussen-kv9ct
    @crisaqHussen-kv9ct 6 днів тому +1

    Asc sxb allaah hanoka xafido bi idmillah

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj 6 днів тому +9

    Ilaahey ha iskudiro yuhuuda Iyo maclinkaweyn guul falastiin jimcamubaarak

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 6 днів тому

    Allah kuma si cesho hoog iyo habaar kugu dhac Ameen

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 6 днів тому

    Allaahu Akbar

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 6 днів тому

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 6 днів тому +2

    SHARAF DHAC WEEYE, IN SHIRKA QATAR AY YUHUUD U DIRTO NINKA SIRDOONKA HEYSTA, HADDABA XAMAAS WA IN AY U DIRTO, HAL NIN OO SARKAAL SARE AH.

  • @user-zp5pm5nu5c
    @user-zp5pm5nu5c 6 днів тому +1

    Wararka rer galbeedka haka waramiin o ha hor ordin

  • @MaxamudCisman-p8h
    @MaxamudCisman-p8h 6 днів тому

    Wcs. Allah u Akbar shugrn

  • @GeediFarayare-tm4fx
    @GeediFarayare-tm4fx 6 днів тому

    Asc macalin nadara show daawasho wacan

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 5 днів тому

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤❤

  • @onlythetruth17
    @onlythetruth17 6 днів тому

    Guul Insha’Allah

  • @Saynabmaxameddaahir
    @Saynabmaxameddaahir 6 днів тому +1

    Nadaar shukuran

  • @user-mg5jh9nk5u
    @user-mg5jh9nk5u 6 днів тому

    جمعه مبارك و جزاك الله خيرا

  • @kaysemohamed2004
    @kaysemohamed2004 6 днів тому +1

    Well done

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 6 днів тому

    ❤wcs ❤qiyanada mareykanka +carabta +ruushka.......alahu akbar...

  • @Qabar22Qabaryare
    @Qabar22Qabaryare 6 днів тому

    Caalamu islaam aloow mideey qalbiyadooda yaarabi

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 6 днів тому

    Machaallah

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 6 днів тому

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 6 днів тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 6 днів тому

    Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin

  • @bashiradan3394
    @bashiradan3394 6 днів тому +2

    Asc.haji...jimca.wanagisani

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 6 днів тому +2

    Labaduba waa cadawga Palestine midna umaan codayn anigu

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 6 днів тому

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢

  • @user-ns3ls1cr4s
    @user-ns3ls1cr4s 6 днів тому

    Ilahey haa ka dul qado

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 6 днів тому +1

    Jumca wanagsan dhamaantiin 👋

  • @AbdimahadKariye
    @AbdimahadKariye 6 днів тому

    Waa Waikati dhamays

  • @deeqxuseencabdi1283
    @deeqxuseencabdi1283 6 днів тому

    Allaw.gule.fadastin

  • @user-el9rm4nk6i
    @user-el9rm4nk6i 6 днів тому +1

    Wcs nadara

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 6 днів тому +1

    Ustaad sharaf iyo karaamo kor kaaga ahaato. ......
    Mujaahidiinteenna alle ayaa lajiro

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 6 днів тому +1

    Jimce wanagsan ......

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 6 днів тому

    Asc Nadaara Jummca Wangsan. Falastin Guul ,Yuhuud Ha Jaabto. Mahadsanid Nadaara 🎉

  • @AbdikarimAbdikarim-ty6bt
    @AbdikarimAbdikarim-ty6bt 6 днів тому

    Nadarow: adoomudan, arinta Kenya maaxaad ka haysaa.
    A/canada.

  • @CabudulaahiAxmed
    @CabudulaahiAxmed 6 днів тому

    Nadaaroow Yahya sari IC muxuusheegay

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 6 днів тому

    Guushu waa rer qasa insha allaaaah

  • @Beingme541
    @Beingme541 6 днів тому

    Warkan kan kala xigo jabkooda laso tabiyaa in shaa Allah qalbadeyna ya Rab ka farxi oo nasri sii maskintas

  • @NgaAlutacontua
    @NgaAlutacontua 6 днів тому

    Jimco wanaagsan ❤🎉

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 6 днів тому +1

    Guul falestine

  • @SalatMuktar-pf3co
    @SalatMuktar-pf3co 6 днів тому

    Allow ugargar rer falastin

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 6 днів тому +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 6 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ you are doing a great

  • @cabdiraxmaancabdule6300
    @cabdiraxmaancabdule6300 6 днів тому

    Warkacaalamka

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 6 днів тому +1

    ❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 6 днів тому +2

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️👍🏼

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 6 днів тому

    Guul Bithin’Allah

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 6 днів тому

    Jimco wanagsan nadaara show masal ❤

  • @AbdiIsmail-rg3ei
    @AbdiIsmail-rg3ei 6 днів тому +2

    Falsdin guul I a

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 6 днів тому +10

    masiibo iyo burbur allah ku rido yahuud mareykan aamiin illaabow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @abdulkadirfarah
    @abdulkadirfarah 6 днів тому +1

    Nadaarow inaadeer horta anigu suni ayaan ahay waxaan garan waayay ninka badan 900 oo milian ayaa dunida jooga walaalahood Gaza way dayaceen sheeco ayaa u uhiiliyay xagay aadeen fulaynimo kuma ogayn

  • @user-fo5ez2fg1u
    @user-fo5ez2fg1u 6 днів тому

    Insha Allah Gaza guuul macalin nadaarow sxb insha

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 6 днів тому

    ❤❤Wcs bro❤❤#Sabaax

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl 6 днів тому

    Uk iyo balayadodha marabna ee nagadhaa walal

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 6 днів тому +1

    Ida shegtay waye nadara Israel dacad ka mahan

  • @bahdonfarid6436
    @bahdonfarid6436 6 днів тому +13

    Naadar anigu like wanaagsan saarey ❤❤❤❤❤

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 6 днів тому

    Wcs

  • @user-qi2dy9ym9e
    @user-qi2dy9ym9e 6 днів тому

    Asc nadaara yuhuuda hada waa jilicsantahay ilaaheey waxaan ka baryaa inlaga guuleeysto

  • @user-zq7nb9oz9i
    @user-zq7nb9oz9i 6 днів тому +1

    ASC
    ASXBTA WAA BATALALE
    BODHARI
    BARBARA
    ILASODHAWEYA SUXUFIGEENA
    RUUG CADAGA AH EE
    NADARA SHOW

  • @user-un3rc5di2b
    @user-un3rc5di2b 6 днів тому

    allaahu akbar xisbullaah haday kuwa sunida ah wili taageero malaga la yahay waa ayaan daro lkn alle albaabaha kuwa aunida sheeganaayo haday kaxerteen albaab ayoo umadaas kale ugu furay aduunka intiisa kale ahiixo iyo gaaloba allewaaxid waaye wax walbo asagaa awoodo wax walbone qoraalkiisa ayee kashacooyaa waxii dhici doono iyo waxa dhacay iyo waxa hada dhacaayo amar alle ayay kudhacooyaan ee alle kaalmada ay haaystaan iyo mida ay helaayaan allaha usiyaadiyo ayaanu leenahay nadaaroo adiguna youtoop iyo fasbooka aadbaan kuugu xeranahay sharaf iyo karaamo ❤❤❤❤❤ dadna hausheegin waan kaftamaa kkkkk

  • @user-io6xu1hb2d
    @user-io6xu1hb2d 6 днів тому +1

    hindiga nijaaska ah bax dheh

  • @Cabdimuxedadan
    @Cabdimuxedadan 6 днів тому

    Waat mahasatahey

  • @zulfafara3919
    @zulfafara3919 6 днів тому

    ❤❤❤🎉🎉

  • @abdicaadi6010
    @abdicaadi6010 6 днів тому +1

    𝕒𝕤𝕔 𝕟𝕒𝕕𝕒𝕣𝕒 𝕨𝕔𝕤 𝕦𝕘𝕒𝕤 𝕗𝕒𝕝𝕒𝕤𝕥𝕚𝕚𝕟 𝕘𝕦𝕦𝕦𝕝 𝕚𝕪𝕠 𝕘𝕠𝕓𝕠𝕟𝕚𝕪𝕠 𝕚.𝕒❤❤❤

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 6 днів тому

    Jimca wanaag san oo wacan

  • @YoussourAbdi-iw5ie
    @YoussourAbdi-iw5ie 6 днів тому

    الهم.انصر.فلستى.غزى

  • @NimcoAided
    @NimcoAided 5 днів тому

    Allow u hiili falestin oo dhibta ka korqaad

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 6 днів тому +1

    Yemen ma aadi doonaan xamaas

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 7 годин тому

    R/ wasaarihi hindiga ahaay mategay

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 6 днів тому +2

    By hindi😂

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 6 днів тому

    Wcs wll w

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 6 днів тому

    Jimca waraagsan

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 6 днів тому

    Ingriisku khaladkii ugu weynaa ayeey Ka galeen siyaasadda caalamka markii ay U ongolaadeen nin hindiya o kaadida loda caba na caabuda rwaaare U doorteen😊
    Hadda wuu Iska lugeeyey

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar5878 6 днів тому

    Wcas