Yameys (Yar-yareysi ma leh hawl)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Heesaa: - Hodan Cali Cilmi & Cabdi Diini.
    Miraale: Liibaan Cabdi Warsame.
    Laxanle: Cabdixakiin Xasan Xuseen (Cabdi Diini).
    Muusik: Caynba-Cayn.
    Soosaare: Raadraaca Fanka

КОМЕНТАРІ • 14

  • @mahubofabulous3753
    @mahubofabulous3753 9 років тому +1

    midgaan adoo ah ayaad aniga wax iga shegay

    • @haaruunyahye7429
      @haaruunyahye7429 8 років тому +1

      mahubo fabulous caqligaaga ma intaas buu kusiyey

  • @Iamsahal143
    @Iamsahal143 12 років тому +1

    caaaadi ma ahan walaahi gabadha iyo wiilkanba makala dhacaan cabdi diini waa fanaan baxsan oo taageero badan kuleh bulshada somaliyeed dhexdeeda lkn gabadhan ayaan aad iyo aad codkeeda ula dhacay waxaana codsanlahaa in gabadhan taageero xoogleh lasiiyo waayo waxay leedahay mustaqbal fiican walaahi aadbaan codkeeda ula dhacay waana super voice

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 7 років тому +1

    doqon Baa Yaabaasho
    yasta Hormarkeedi
    yar yaraysi Maleh Howl. axsan Hees

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 6 років тому

      Cadnaan Montolivo sxb dhib badnida halkana maad joogtaa

  • @qanijabi5309
    @qanijabi5309 12 років тому

    caleek cabdi diini noolaw jaaqey waad kabaxsatay ,hodancadey sidookale walashey adigana kama liidatid

  • @gxman2948
    @gxman2948 11 років тому +1

    I (¯`v´¯) Hodan
    •.¸.•' bababbaba Hodan Cali Cilmi alla qofka cod macana ,war bulshooy waxa aad igu caawisaay qofkaan halka ay ku noshahay run ahaan jacayl ayaan u qadaye Ilaahay amarkii , qofka waa qof cod macaan,,

  • @SomaaLiMusic
    @SomaaLiMusic 13 років тому

    AXAYAA YAA DINI CADI MAHAAN WAA FANANKA FANANTII NOLAAW

  • @mustafakassim2128
    @mustafakassim2128 10 років тому

    Waaaaaw

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 9 років тому

    heeskan baa soomalida dhaqankooda oodhan sheegay waa runtood esh calaa hees

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 місяці тому +1

    King (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 11 років тому

    waa heesta keliya ee aan ku hadaaqo sida caruurta.

  • @dirshaale16
    @dirshaale16 12 років тому

    caadi mah wlh meel bay i taabatay heestu allaw maalmo idin daa labadiinaba

  • @xuubsiibtaysiibte6587
    @xuubsiibtaysiibte6587 6 місяців тому

    Af soomaaligii oo la waalay waa maxay yamays YAMAS AYAA AH WAX QALALANE MA YAMAS BAA jACALKAAGU kkkk