Barnaammijka Milicsiga Fanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @housseinhassan5938
    @housseinhassan5938 9 місяців тому +3

    Daganaan, qurux, xishood, reer magaalnimo iyo cod macaan ayey isku darsatay Ifrax❤

  • @nina27780
    @nina27780 Рік тому +3

    Waxaan ku hambalyeynaya Fatouma Mahamoud barnaamijka cusub ey ku soo cusboonasay heesihi aan dhagaysan jirnay raadiyaha markaan u sii socono schoolka iyo codkii fananadeena weyn Ifrah Guirreh Bileh oo dhigtay halkeegii ❤️❤️

  • @mohamedhashi1641
    @mohamedhashi1641 Рік тому +6

    Maansha allah waa barnaamij qiimo badan oo loo baahna, waxana qiimo ii leh in aan si toosa u daawo barnaamujkan qaybtiisi kowaad.
    Marwo Faadumo maxamuud iyo marwo ifraax giire bile, labadiina iyo bahda musikadana waan idin wada salaamayaa dhamaantiin

  • @abdikarim8149
    @abdikarim8149 Рік тому +3

    Inanta wariyaha ahi waa heersare walahi masha Allah

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 Місяць тому +1

    😊La meilleure présentatrice f.m continue comme ça bravo 😂

  • @ayanmaidaneismail2635
    @ayanmaidaneismail2635 Рік тому +2

    Machaallah vive notre chanteuse ifrah guirreh nolaw

  • @sacdiyaabdirahman-fh2vl
    @sacdiyaabdirahman-fh2vl Рік тому

    Fadumo Mohamed wan ku salaamay sxb barnaamij qurux badan baad soo diyaarisay

  • @yaska4289
    @yaska4289 Рік тому +1

    ❤❤❤❤ wow ifrah❤️❤️❤️ vive nortre artiste que Allah ouvre les portes du paradis Nadifo amiim 🇩🇯🇩🇯

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Рік тому +1

    Love you habalaha jabuuti from somali

  • @NabihaElmiidriss-xj4lg
    @NabihaElmiidriss-xj4lg 7 місяців тому

    Très belle voix❤❤❤

  • @abdizainab3517
    @abdizainab3517 Рік тому

    Masha Allah otka maan illahi hakusiyadhiyow ifrah gire best musician in Djibouti

  • @siyamali
    @siyamali Рік тому +2

    Mashaallah ifrah way dhigtay halkeegi

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Рік тому

    Waaw ifraax giire waydul dhigtey waayo waayo iyo xasuus ❤❤❤❤❤

  • @ahmedkadar8617
    @ahmedkadar8617 Рік тому +1

    MachaAllah Ifrah GURREH hore usoco .♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @user-dp1he8zi3o
    @user-dp1he8zi3o 7 місяців тому

    Wow ifrah ❤❤❤❤

  • @fugasima658
    @fugasima658 Рік тому +1

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍👍

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 11 місяців тому

    La voix d'or Ifrah Guirreh Bileh

  • @fatoumamahamoud135
    @fatoumamahamoud135 Рік тому

    Fatouma mahmoud thnks sister ❤️ 😘 💖 💕 💓

  • @zamzamamoud5633
    @zamzamamoud5633 Рік тому

    ifrah guirreh ma chanteuse préférée

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 Рік тому

    Heesta 1aad wanku haystii Awesome ❤❤❤

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Рік тому

    Masha Allah ifrah

  • @khairehmed6479
    @khairehmed6479 Рік тому

    Mach'aallh xasuust wayoo wayoo ❤❤

  • @djimos9058
    @djimos9058 Рік тому

    Ifrax wey cod fiicantahay lakiin wa kalcaylka oonqaba lama aamuusiinkaro aflibax jacal galey allah wuuka bixiya

  • @nimahoussein8567
    @nimahoussein8567 Рік тому

    Hambalyoo hablehenaa

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 Рік тому

    heeska abaadir ma jaceel ayey muuday midka heeskan alifay maxaa abwaan maxamed cali kaariye u geeyey

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Рік тому +1

    Illahay aa unaharisto nadifo

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Рік тому

    Xameeti weeye

  • @issechardi9152
    @issechardi9152 Рік тому

    Ifrah guerreh

  • @AhmedSaid-uu7iv
    @AhmedSaid-uu7iv Рік тому

    Su aashu waa 100 raga hadaan guursado adaan uurka kugu hayaa macquul matahay. Heestaasi caadi maaha

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 Рік тому

    Asc xasan adaan samatar abdiro Soo ururi cashaqA soma

    • @honeybadger4812
      @honeybadger4812 Рік тому

      heeskas waa siyaasad marki siyaad bare ciidanki ruushka saray

  • @sharifibrahim5270
    @sharifibrahim5270 Рік тому

    Waxa mihima inaad shegtaan abwaanki sameeyay hesta iyo laaxinka cidi lahayd. Si lobililiqaysan oo Ugu ilaalino abwaanki laha heesahan

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Рік тому

    Ifrah cod dahab

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Рік тому

    Fadumo oo shawakhdee

  • @mohamedosmaan3103
    @mohamedosmaan3103 Рік тому

    Barnamijkan wan lasocon jjray 2015 hada malasodaya meqa sac ayu sogala geska africa

  • @issechardi9152
    @issechardi9152 Рік тому

    Www bell soirer misical pr Rtd ...