Maxkamdeynta wiilka Trump, Puntland 'oo qabatay Daacish iyo Shabaab' | Qubanaha VOA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Puntland oo sheegtay inay qabatay xubno Daacish iyo Shabaab ah, wiilka madaxweynaha Biden oo maxkamadeyn ay u billaabaneyso, Trump oo markii ugu horreysay ku biiray bata TikTok, Mexico oo madaxweyne u dooratay haweeney iyo qodobo kale.
    00:00 Furitaanka
    01:07 Puntland ‘oo qabatay xubno Daacish iyo Shabaab ah’
    06:41 Mexico oo madaxweyne u dooratay haweeney
    09:30 Doorashada dalka India oo la soo geba-gebeeyey
    11:10 Madaxweyne Cyril Ramaphosa oo baaq soo saaray
    13:45 Maxkamadeynta wiilka Biden oo maanta billaabaneysa
    18:22 Trump oo markii ugu horreysay ku biiray bata TikTok
    21:22 Wararka sayniska iyo teknoolojiyadda caalamka
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 35

  • @analovely6906
    @analovely6906 Місяць тому +14

    Thank you news VOA Somaliya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @analovely6906
    @analovely6906 Місяць тому +4

    Thank you weriye news VOA Somaliya falistiin imaan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💋💋🙏🙏🙏

  • @analovely6906
    @analovely6906 Місяць тому +2

    Ascw news VOA somaliya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-uo8kt2si4n
    @user-uo8kt2si4n Місяць тому +1

    Kooxda xasan sheekh aya u soo dray waana laga admaanayaa

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 23 дні тому

      Xasan shiikh. baad ku waalateen. Wlhi. Cudur xasan shiikh la dhaho baa idinku dhacay

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Місяць тому +2

    👋 Weriye Xuseen Bare Aden.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Місяць тому

    👋 Weriye Iimaan.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Місяць тому

    My god bless you South African president

  • @Amiiniftinabdi-hv9wb
    @Amiiniftinabdi-hv9wb Місяць тому

    Falastii mahasanid

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Місяць тому

    👋 Weriye Shirwac.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Місяць тому

    Congratulations Mexico president

  • @abdirashidismail6088
    @abdirashidismail6088 Місяць тому

    Shacabkay kudirayan aragagixisada hadhowna Wa ugadhexbaxayaan awood ay qaraxyada kaga hortagana mayaqanin😊😊😊😊

  • @nimcohusseinahmed5200
    @nimcohusseinahmed5200 Місяць тому +3

    Voa

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Місяць тому +1

    Hubka sharci inu sameysta ficneyd Hal bastolad hadane wax lagu dilin ciqab teda xagoda wa badan yahay hubka isaga o sharci daro wax lagu dilo ka si daran my god bless you family Biden

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Місяць тому

    WAXA XAQIIQO AH SIRDOONKA SOOMALIYA EE NISA INAY SARAAKIISHOODU KUWO BADANI YIHIIN KOOXA MAFAYADA AH EE URUR DIIMEEDKA SHEEKTA

  • @SSS78781
    @SSS78781 Місяць тому +1

    ❤❤❤FATUMA YASIIN JAMA WAN JECLADAY TALOW MA LA QABAA???

  • @abdifatahcg4055
    @abdifatahcg4055 Місяць тому

    Ciwaanka inaga saxa ma wiilki Trump ba mise waa Ina biden

  • @Shirwac-pw2yo
    @Shirwac-pw2yo Місяць тому

    Qoraalo is-diidan. Waxaad qorteen wiilka Tramp ,misana aqruseen wiilka Biden ?

  • @ibrahimshomar243
    @ibrahimshomar243 Місяць тому

    Warka mowduuca Ku qoran iyo warka sawirka Ku dul qoran waa is qilaafsanyihiin. Marna wiilka biden marna wiilka trump ayaa qoran.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Місяць тому

    MIDA KALE KOOXDA ARGAGIXISADU WAXAY SI RASMI AH DEGENYIIN BUTLAND CIDII TAGTA DEEGAANADA AY MAAMUSHO AYAA XAQIIQADA OGAANAYSA

  • @zarqawiyare8058
    @zarqawiyare8058 Місяць тому

    Hiqhliqhtka iska saax
    Wilka Trump change to wilka BideN

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen 25 днів тому

    Voa Xaqiiqo iyo wariyal khibrad Daadihin leh👋

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    ARGA GI XISOO AMISOON WAA YAAAN AMISOON WAA ARGA GI XISOO AMISOON AMISOON WAA CALISHAAB WAA CALISHAAB

  • @abdukadirzubair4357
    @abdukadirzubair4357 8 днів тому

    A

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    VIOE WAA BASAAAAS HAY SOODIR SATAY AMERICA WAKAA YE BAL WADAN KALE WAX KASHEEGA QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    VOE BEEENAAALE BEEENAAALE YAAAL BAAD TIHIIN 😂BEEENAAALE BEEENAAALE YAAAL VOE QOXOOTI WERIYE YAAA DABO DHILIF YAAAL BASAAAAS

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    VIOE WAXAAD TIHIIN BEEENAAALE YAAAL CADOWGA KU AH SHACABKA SOOMALIYEED WAXAAD TIHIIN ABSAAA SOO DIRSATAY AMERICA

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    WAAA BASAAAAS SOOMALI LOSOOO DIRAY BAAADX TIHIIN BEEENAAALE QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL WER BADAN 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @lunamud3143
    @lunamud3143 Місяць тому

    Fadlan cinwaanka iska saxa wiilka Trump ayaad qorteen ee ma aha waa wiilka madaxweynaha xukunka hada haya

  • @omarabdi2910
    @omarabdi2910 Місяць тому

    Cidamada putland ma raban in u dhamado dagalka dacish iyo shabab e buraha galgala wa mashruuc lacag looga cuno D federal ka ah

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 Місяць тому

    Cineanka warka maxaa ka qaldan madaxwaynihii Biden mise Trump

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👉👉👉👉VIOE VIOE BEEENAAALE BEEENAAALE YAAAL WER BADAN MA CAAAAC 🐑🐑🐑🐑

  • @alisulub9678
    @alisulub9678 Місяць тому

    WAXAN KU QOSLAY GABDHAHA QAADKA CUNA OO SUUQA KA XISHOODA OO WIILAL YAR YAR U DIRSADA WIILASHAAS UGU YARAAN BAAQIGA LACAGTA AYAY KA FAAIIDI JIREEN IYAGANA SUUQXUMO AYAY KU KEENAYSAA Online ka QAADKA FALASTIIN WAN KU SALAAMAY