@Djib Médias, vous réalisez des belles choses mais je remarque toujours une grande difficulté à écrire en somali. Juste par conseil, demandez à des somalophones de les corriger pour vous avant la publication. Bonne année ! Wax la yaable ayaad qabatiin hase ahaatee waxaan arkaa markaste caqabad idinka soo waajahaysa dhinaca qoritaanka af-soomaaliga. Waxaan idinkula talinayaa inaad waydiisataan qof si fiican u yaqaana inuu idiinka saxo intaanad soo dhigin muuqaaladiina meeshan. Sanad wacan !
merci pour votre encouragement nous somme francophone est la difficulter d'écrire en somalie est présente, mais nous ferons attention à la prochaine fois merci
Ilahay ayaa ku sharfay ixtiraam iyo tixgalin dadka rer jabouti soo dhawaynta 100%/100%
From walalkiin somaliland
Rw w et namaste js❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Hmhn Alla bEerka reer Djibouti waa Beer cadaad 😂😂😂😂💖 idin jclhy WalaalHy
rer jabuuti gob ba tihiin hdl kina love ayan ku ahy wlhi
Hhhhhhhhh wllhi reer Djabuti 100 jir kooduna waa jilaa😂😂😂😂😂
Kkkkkk wad nahayasa
Qof walbo oo SUBSCRIBE ii saaro 😭ilaaheey muradkiis Ha u sahlo🙏🏼
Abaayo macanto wan ku saray ee adigne isara please 🙏 ua-cam.com/video/Y28qJ5nLzbI/v-deo.html
Wan jecelahaya
Rer jabouti
Wan iman insha. Allah
From Germany 🇩🇪
🇹🇷xagsna kaalay😂
Merci
Diyar wllo
Welcom hn djibouti
Reer jabuuti waa nasab waxaan xasuustaa 2016 kii mar aan joogay, reer jabuuti waa dad ku wanaagsan soo dhawaynta iyo marti soorka
Merci walal thanks you
@@djiboutimyhome2867 adigaa mudan wllo
Reer jabouti dadkaygii Allow idin barake
Kkkkkkkkkkkkkk
jamuuriyaduyda bilan jabutay dalkaygay wlhi wan jeclahay jabuuti waa meshan ku dhashy xuduntydaa taala
Asc rer djibouti ciirada ma yaaqano cashaga✋✋✋
Waa juus #Djibouti253 big love❤️
Islaantu waa ciyaalki hore
Aragsantayda waan wataa anuu♥️
rrrre
Hhhh alla reer jabouti qosal badana hhhh waa idin tagera
From Borama
Hhhh xanta dhn si kalee misana u qorayaan😂😂
Waad masantahay
🙋♀️
Aragsan aroos wacan 👫
🤣🤣🤣🤣🤣
Gabar matano dhal ah waye kullaah soo funny kkkk
Wax kale djabouti ma sha allah qurux badan
Aragsan wooof waa gabar qaali ah familkeda laga doontey banaan cidla ah lagama helin
Djibouti all thanks from belgue inta q7like
ASC legas je crois que je suis le premier a commenter, et bonne année bonne santé. Peace and love ma famille #bjiboutiano😍
Yasalam Aragsan Waa Asal 🤣🤣🤣🤣
Gabareey Da, Walbod Jirtid Yuusan Nin Ku Qurbasiraysan Dheh War Iga Doono Walid Baan Leyahaye Riwayadan Qiima Kujira
Plz part two ga dhaksho soo saara 😍❤️
😂😂😂😂
Ree jabuti ruwaayadihiina kahelaa😂
Allah adayo jibuuti
Dhal sheekh baaan ahey anuu beeenta waan nacaaa 😂😂😂😂
Mattana Dhala weeyi ku laha 😂😂😂
Aragsaney waan kuu baqayaa qamiista maalmaha xiga
😂😂😂
jimco ma iska celi karta. waaye
Www Maamo funy ah walhi wa laiska toocsan halkan
Flimka noo sii wada ileee waaa dad wawena oo waxa laga2 baranayaaye isikoo raaaliya Insha allllhe
Waa mataana dhala ilaahay da,adaa doonto jir awlaad wuukusiinkaraa maryama bintu cumraan aabo la,San ayuu wiil siiyay allahu akbar
Aragsan iyo Amiin jaceylku ha waaro
Reer jabouti yar iyo wayn waa isku hadal walhi waan taageera lahjadooda keep going reer jabouti 💘💘💘💘
AF lagadada jooji walal, dad yarkogu iyo wayeelkogu isku hadal yahiin majiree
Youuuuuiii
@@KAFTANJOY tt
😂😂 aragsaneey ninku waa imisa jir muxuuse haystaa
Hhhhhhhhhh Aragsan mataano dhala waa qof nool
Qosol Waynaa 😂kulahaa Waa Juuuuus 😂
Waa* juste * ayeey ka wadaa waa erey Faransiis ah macnaha way dhantahay weeye
Reer jabuuti waa xaraabo
Vraiment c'est très funny 😅😂😅😂😂😂
Waa juus
Hhhhh reerjabouti beercasaad wlhi
Wow masha allah inabaa caadi ma aha tolow 70 ma gartey mamadan
Aragsan iyo aamiin
Barakooba
Odaygii maraqdigaga xaysiinayey hhh😂
Maa islaantan abeheed wili nool aa 😂kkkk
Masha-Allah huno mahadsanid le partage
mshlh islanta yar ku haysta nio numberkeda igu caawiya
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣 oo maxad ku qaban numberkeda
Kkkkkkkk waa 5 228
Jaceyl wayeel galana warer buu leyhy😂😂
Khamiista ayaad arkii kulahaa istafurullah😂🤣😂😂😂😂
@Djib Médias, vous réalisez des belles choses mais je remarque toujours une grande difficulté à écrire en somali. Juste par conseil, demandez à des somalophones de les corriger pour vous avant la publication. Bonne année !
Wax la yaable ayaad qabatiin hase ahaatee waxaan arkaa markaste caqabad idinka soo waajahaysa dhinaca qoritaanka af-soomaaliga. Waxaan idinkula talinayaa inaad waydiisataan qof si fiican u yaqaana inuu idiinka saxo intaanad soo dhigin muuqaaladiina meeshan. Sanad wacan !
merci pour votre encouragement nous somme francophone est la difficulter d'écrire en somalie est présente, mais nous ferons attention à la prochaine fois merci
Maamo ayeydey uegthy😂😂😂
Kkkkkkk ala beerka
Cette scénario est mois réfléchi et moins rigolo ah ahya gaffane dieu t accueille dans sont vaste paradis
Once again best acting by Osman Eleyeh
iso boqo
🎊🎉🛍🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤💦💫👑💜🎑🤑🤑😛🤩😍🥰🤣😗🤨😋🥔🐄🐂🐂🦄🦄🦄🦄🥕🥬🫑🥖🥓🥖🍞🍆🏟🏫🗽🪵🏘⛪🏩🗺🏆🎁🎀🎆🎇🧨✨🎑🎈🧧🎉🏀🥋⚽️🩳🧤🎒👢👒👠🥿📿🧦👢↘️⬆️🚱↖️🚱🇧🇪🇧🇦🏳️⚧️🇧🇫🇦🇽🇧🇳
Waa mataano dhalo kulahaa 🤣🤣🤣🤣
Waa juuus😂😂😂
Khamiistaad arki ku lahaa😂😂😂😂
geelo saaxiibtaa telefoonkeeda ii soo dir waa quruxleey waan ka helay
Ruwaayadan macney ku fadhida naaagaha iney is qiimeeyan o naf toda iyo tii ehelkoda ilaaliyan aya laga wada maxad duqda iyo ayeeyo ugu haysan naagaha somalida o qudbo sirada diloootey sharmootooyinka aduunkey ugu weyn yihiin wax kabarta ruwaayadan❤
Qaybtisa kale xageeen ka helaaa
Waaa riwaadii iguu naxdin badneyd
Horta mamadan soo maha tii riwayadii hore dhigi jirtay somaha way gagabowday
Labada wayeel way isku so bahayan 😁🤣🤣🤣🤣
Khamiiistad arki 😂😂😂
Kkkk jabout waa dad xarabee midhan
Aragsan iyo aamiin 😂😂💯
😅😅😅😅
Qof weyn ani igama tehid naagaha yurubiyanka ahba ayagoo 62 jir ah ama 65 jir ah bey ayagoo niman raadis ah bey joornalada isku soo qoraan
Hhhyh adunka wax walba wad arkaysa Wlhy qiwayad anku qoslay inta ilawadawatay hayladhafina
Dee waa juus🤣
Alah fananadi xaayad garabyare aya ku jiirta walahe waan ooyay markan arkaye miskina waay xanonsantahaye
Kuso dhawoow ABDIQAADIR LYRICS wll
Kkkkk mxa raguba iyago odayalay guursadane mxa lola yabya islamuhu hdy guursdn horta
Dee iyagu dhali maayaan
@@gorgorlyrics8275 kkkkkk
Mansha allah aamin iyo argsan isku waara
hhhhhhhhhh masha ALLAH,g vous soutiens vraiment wlhiiii Go & Keep on this road.
Cww
*Hhhh HooGnay ma ayadaa aaabeed nool yahay* 😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
iYadaan Yaabanaa la YaabanaYe AabahaY u tag aaaaa
Bonne année Sanad wanagsan
Inan ba noma joogte khamistaad arki🤣🤣🤣
Kkkkkk khadka iyo khadigaa uu rer jabuti wan jeclaahey asxabteydo dhan bana ah lakin shekh khad cunayo nagu mehriyo maa xalalba
Aragsan Jepvous apple incha alh
Usheegsheeg👍👍👍
WEY ISUGU KAAYA DHACDAY😂😂😂
DEE WAA JUUUUZ🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhh Aragsana kedhaha kulaha😀😀😀
Subxaana laaah waxa sidaas dadka umadoobeeyey Ee darxumadu uga muuqato dushooda waa kulaylka xeebta iyo ismaaciil cumar geele oo dhiigoodii miirtay oon waxba uqaban. Masaakiinta ilaahay haw gargaaro
Amiin..
been maad shegiin waxanse layabaay dadkii waxaa sida ugalay waxaad moda hiilib lasolaay subxanaallah daruftiiba dusha uga soobaxday dadki waay midabdorsoomen illahayoow ugargaar umadadaa
@@sihaamhassan8053 ñ⁹
Jaadka iyi badecada weeyi wxa san ugalay wll waa balwadu way dishaa dadka sasay u qalajisaa
Dhaqan xumaadii reer somalia la imood meesha
Aragsa.iyo geelo .kee jabuutiyaa
Geelo: saaxiibaday bay ka dhigantahay. Saaxiib waa Af carabi
Gabdhaha ayaa ereygan isticmaala asxaabta ah.
Ma nooli aragsan et amin🤣🤣🤣🤣🤣
Sagal Abdillahi 😂😂😂😂😂
Khamiistad arki doontaa
Dee waaa juuuuz 😂😂😂
Waa yeesha naa maficant hhhhh reer jabuti waa reer magalin
Abaheed u tag hhh
Qof wayn ani ima tihid aya meesha ka dhacday
imika reer jabouti sheekadooda mxaan idhaaa.....iska qozol runtii😅😅😅😅😅
*WlHi Waa Funny plz Kuso Dara Qaybo Kale*
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk osman elabeh vraiment drole
Kkkkkkkkkkkkkk wooooooooow
Funny😁
Kkkkkkkkkkk guur iyo wayel 😂😂
👍👍💋💋💋💋💋💋👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Wayeshu weybashaleysa
Ma beentad nacda ? anna runtan jeclahay
ret jabuuti waa dadficn lkn gumsystaa haysta
Ilahay haku daysto abaha
Abo ma noolyahay ayeeyo istaqfurullah
hhh
🤣🤣🤣🤣
aragsan hantaaq ma karayso kadaaya arooska kkkkkkkkk waa iga gadantay
Iyada ubadheedhay wlashay alle ha isku barakeeyo hhh
@@shabaanahmed2012 kkkkkk waa sidaasba
Kowther hassan 🤣🤣🤣🤣🤣
@@khadradawoa2750 😁😁😁
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Qosol iguma Hadhin
Beautiful