Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Ruwaayadii Isbaaro Jaceyl Part 5

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 гру 2022
  • Ruwaayadii Isbaaro Jaceyl Part 5

КОМЕНТАРІ • 136

  • @bashiiromar
    @bashiiromar Рік тому +5

    Riwaayadaan waxaa iskuugu yimid dad wada legendary ah oo inaga qosliin jiray 10years ago long life dhamaantiin cimrigiina allah haa dheereyo allah idinkiis

  • @Nimcocali128-gp6iy
    @Nimcocali128-gp6iy 10 місяців тому +2

    Paractimol ilhow cimrigiisa raaji wlhi love you

  • @gureyproduction8244
    @gureyproduction8244 Рік тому +12

    Ku sali xabiibikeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 Рік тому +8

    Ilmo uurku jiraa xataa Riwaayad ku jira😅😅😅💯

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir Рік тому +5

    Kani dakhtar mahee waa Dakhtar funny ah🤣🤣

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 Рік тому

    the doctor 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣walahi I cried!! best ruwaayad walahi!!

  • @umuabdallah4679
    @umuabdallah4679 Рік тому +28

    Mida kale Paracetamol Jareerta uu ka hadlayo waa African ka aan soomaalida ahayn ee lkn Beesha Jareeer wayne maaha Actor Paracetamol Somali waa u simanthy sidaan ka arkay ee walalayaal is dajiya 🙏❤️

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Рік тому +3

    Wale sahra iyo barashatamol qosol naguma harin

  • @deqaali4175
    @deqaali4175 Рік тому +1

    I liked is riwayad qosolka adunka

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 Рік тому +5

    Diidan bahasha milixduu kabadiyaa maxuma jilitankiisa lkn fudeyd badan baa kujira ......

  • @liibaancumarcalasow5999
    @liibaancumarcalasow5999 Рік тому +2

    Bart 6 ayaan sugeynaa insha alah waa ruwaayad qosol badan soo badiya

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 Рік тому +7

    Pracetimol balaayo waaye 😂😂😂

  • @halimasheikhmohamud547
    @halimasheikhmohamud547 Рік тому +6

    Weli ma xulbadi baad ka shaqeysaa🤣🤣🤣🤣

  • @adanmohamed7841
    @adanmohamed7841 Рік тому +2

    waa nagadaahisen ruwaayada malmahan aad ban ujeclahay ruwayadina

  • @abdihassan5603
    @abdihassan5603 Рік тому +12

    Dr Diidan very good pri- trip😂😂😂 😂😂😂

  • @af4864
    @af4864 Рік тому +1

    My favorite Parcetimol and Landheere Mudug make me laugh Outloud🤣🤣

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 Рік тому +1

    Waan idinwataa team xogmaaal horay usocda diidan doctor buuxa waayehhhh

  • @roodoabdi3664
    @roodoabdi3664 Рік тому +1

    Barictamool mee riwaayadahu wa isaga kaliya wllhi funny weeye hadalkiisa

  • @umuabdallah4679
    @umuabdallah4679 Рік тому +7

    Mahadsanidiin my team xogmaal qosol iyo madadaalo buuxda😅😅😅😅

  • @luqmaanboramaawi5063
    @luqmaanboramaawi5063 Рік тому +1

    Dhakhar diidan wuu naga waalayaa wlhi wllka wayan cumaamdadu waa bananka wlhi hore usoco

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Рік тому +2

    Waaaaaw aaaaaa aaaaa Dhaqtarkeygii noqtee Waan Diidanow Lenged keep going pic respect Alle haku xafido Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️👍👍🙏

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel Рік тому +9

    Waxan codsanayaa somalida iney. Isoo caawiya a

  • @user-gg9gj1or7d
    @user-gg9gj1or7d Місяць тому

    Didan keep going ❤❤❤❤

  • @zakiapdiyasif7002
    @zakiapdiyasif7002 Рік тому +5

    guriga dhuusaa ka soo uraysa ku qoslay islaantaas dhip padanaa😆😅

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Рік тому +6

    😂😂😂😂😂😂diiidanow wan fuuraa ciyarta iga daaa😂

  • @najmiishcigaal
    @najmiishcigaal Рік тому +3

    Wallhi saa usugasyay lee riwaayadan thnx guyz

  • @inacabdulahi8905
    @inacabdulahi8905 Рік тому +3

    Dad Aad taageero xogmal mida🌹

  • @riyaadabdilaahi1220
    @riyaadabdilaahi1220 Рік тому +2

    Noso badiyaa biz

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 Рік тому +1

    nosobadiya part 6ix we wait😀

  • @suheeritamohammed7676
    @suheeritamohammed7676 Рік тому +2

    Waa naga so dahiseen yaqeey🥺🤣

  • @maryamali660
    @maryamali660 Рік тому +11

    Wlaahi I liked this rwiyda 😂😂

  • @sundusomarahmed9559
    @sundusomarahmed9559 Рік тому +1

    Riwayada waa naga Soo dahisaan

  • @jeyjamal3601
    @jeyjamal3601 Рік тому +1

    Shivaa wa weceel..,.

  • @taarikh24
    @taarikh24 Рік тому +2

    Diidan waa imtaxaan😁😁😁mute 🔕 naga gal

  • @issakadirabdi7706
    @issakadirabdi7706 Рік тому +1

    Dr dhandhan

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Рік тому +1

    Dr diidan socodkaa iga qosliyay

  • @mohameddubed217
    @mohameddubed217 Рік тому +2

    This is the funniest riwady

  • @ceelqoxlehassan6250
    @ceelqoxlehassan6250 Рік тому +2

    Overload

  • @fardowsaabdirahim1482
    @fardowsaabdirahim1482 Рік тому +3

    Practemol Jareer waa dad somaaliyeed wanaagsan ee african dheh

  • @sakariyejamaal4742
    @sakariyejamaal4742 Рік тому +4

    Shiipa is known only by the old children

  • @sahroali249
    @sahroali249 Рік тому +3

    🤣🤣🤣dhaqtarka iga qosliyay

  • @anisoaxmedsalaad1122
    @anisoaxmedsalaad1122 Рік тому +1

    Laso dhqsd parstimol waa dahe pls

  • @summertime2535
    @summertime2535 Рік тому +1

    Airbag-yadu waa deg San yihiin...kulahaa diidan.

  • @bilanmahamed7498
    @bilanmahamed7498 Рік тому +1

    Hhhhhhh maxmd wa fni 🤣🤣🤣🤣

  • @nalkaaxmed2848
    @nalkaaxmed2848 Рік тому +7

    Hhhhhhh mute naga gal😂

  • @saynabxasan1xasan927
    @saynabxasan1xasan927 Рік тому +1

    mom sahra cumar umadeena màha qosol igadhamaaday

  • @LiisaPella
    @LiisaPella Рік тому +1

    Diidan Uma Dena mahan 😁

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 Рік тому +1

    Landhere mareykan folxumo ayu ku noqdey tan kale Landhere waxan kuku so xasusta abwan geesi ilahey naxaristi janoo haka warabiyo

  • @abdiabdii3504
    @abdiabdii3504 Рік тому +1

    Abdixakiim koofida iyo 4 indhood nimada ma waxu ku darsadee sokis kala nooc ah🤣🤣

  • @SHIMBIRTA630
    @SHIMBIRTA630 Рік тому +1

    Dhakhtarka😭🤣

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Рік тому +1

    8:18 dumarka oo dhan waa isku dabeecad, dhuunta lee wax ka maqlaan.

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Рік тому +1

    Kkkk takhtar caajib ah

  • @GOAL473
    @GOAL473 Рік тому +2

    7:35 🤣🤣😭

  • @yjaafaajilq7874
    @yjaafaajilq7874 Рік тому +9

    Jareer waa u geftay jareer waa soomaali maxamed biristmool raali gelin ka bixi video marka uu maraayo 17:50 jareer ayaa dad kale ku tilmaantay 😢😢😢😢😢

    • @Hodan-
      @Hodan- Рік тому +2

      African ka ayuu ula jeedaa not soomaali

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 Рік тому

      jarerta kuwa africantuuu kawda wll sii fcn uu fiiir

    • @fartuncabdi3117
      @fartuncabdi3117 Рік тому

      Waa africanta wll

  • @ifrahibrahim9641
    @ifrahibrahim9641 Рік тому +2

    Mute Naga gal kuma lahoo,😂

  • @Somali-One
    @Somali-One Рік тому

    *Diidan waana waalayaa*

  • @xamdiumal
    @xamdiumal Рік тому +1

    geel jecelaa somalidu

  • @hoodomo7789
    @hoodomo7789 Рік тому +1

    Funny Dr kkkk

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 Рік тому +1

    Mute gal😭😂

  • @faliscumar4012
    @faliscumar4012 Рік тому +1

    Mamada qusul miran waye😁😁

  • @faadumo7646
    @faadumo7646 Рік тому +1

    Ma I wisiteyneysa kulahaa 😁

  • @umuikhlas5720
    @umuikhlas5720 Рік тому +1

    Mohamed bartamol umadena ma ahan

  • @adnahfaysal8095
    @adnahfaysal8095 Рік тому

    Odayga dhakhtarka ah wayara bila akhlaq reer malaha Miya🤣🤣

  • @drismailabdalla4185
    @drismailabdalla4185 Рік тому +1

    I was dispatcher of that load

  • @hoodoeprahim2683
    @hoodoeprahim2683 Рік тому +1

    Air bagsku waa ku dagsan yihiin

  • @Shaashaa-fs8uy
    @Shaashaa-fs8uy Рік тому +1

    Mute naga gal 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ifrahibrahim9641
    @ifrahibrahim9641 Рік тому

    Kadaa Dee moos unban cuna aàa,ma danyeerba kudhax baqtay

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 Рік тому +1

    Muqumad🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asmacali111
    @asmacali111 Рік тому +1

    deqa bilan nogu sodara

  • @mulkizaylax9982
    @mulkizaylax9982 Рік тому +1

    maxaa ula soo daahdan☹️

  • @ayaandagan4170
    @ayaandagan4170 Рік тому +3

    Maxay tahay maqaxidan maqaxida laga dul furay🤣🤣

  • @nimcohusenapdi2370
    @nimcohusenapdi2370 Рік тому

    Yull

  • @mbenzema5939
    @mbenzema5939 Рік тому +1

    Hhh muhiimada waa dhadhanka cuntada 🤣🤣🤣🤣

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Рік тому

    Mute Naga gal indhahaan kugu celinanaaye ku yeh 😅😅😅

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Рік тому +1

    Kkkkkk

  • @farxiyocali53
    @farxiyocali53 Рік тому +1

    Dr diidaan hhhhhhhh

  • @mustafedugsiiye478
    @mustafedugsiiye478 Рік тому +1

    Shiva haduuna ahayn raja miyaa kulaha

  • @quruxdumar8451
    @quruxdumar8451 Рік тому +3

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @seynuuabdullahi345
    @seynuuabdullahi345 Рік тому +1

    Orki orki baa soshirahayaa kulaha

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Рік тому +1

    Muud iga gal kulahaa

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 Рік тому +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhh
    Diidan iga qosliyay ilmihii taraafika ka dhigay

  • @abubakarmaxamedxuseen6452
    @abubakarmaxamedxuseen6452 Рік тому +2

    😂😂😂😅😅😅

  • @aaminonuur7533
    @aaminonuur7533 Рік тому

    War haduu jareer dhahy macnaheeda ulama jeedin soomaLi ee waa Africa daan kle

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Рік тому +1

    Mute Naga gal hh

  • @maryancali9757
    @maryancali9757 Рік тому +2

    5ta golaha sare ka baadh 🤣🤣

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Рік тому

    Kkkk

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 Рік тому +1

    Qoftan ma truck baynoqote? Hhhh

  • @saynababdurrahman9296
    @saynababdurrahman9296 Рік тому +1

    Mohmed barsitimol jareerta meel baad kaga dhaacaday jareertu soomali ma ah arinkaa xaal ka bixii

  • @user-duckchampo
    @user-duckchampo Рік тому +1

    Kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂

  • @Zumia7982
    @Zumia7982 Рік тому

    😊

  • @mahadcali3745
    @mahadcali3745 Рік тому +1

    Dhagaha xirta Kkkkk pracitimol caadi maaha

  • @maxamedaxmed3333
    @maxamedaxmed3333 8 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @maaidaali970
    @maaidaali970 Рік тому

    😁😁😁😁😇😇😇😇😇😇😇😇😈😇😇😇😇😇😇😇😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Galooldigitalmedia
    @Galooldigitalmedia Рік тому +1

    Y

  • @saamiaden5375
    @saamiaden5375 Рік тому +1

    😂😂😂😂😂💝💝💝

  • @IstahilCabdi-wu1ln
    @IstahilCabdi-wu1ln 11 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Рік тому +1

    😅😅😅

  • @had936
    @had936 Рік тому +2

    🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤔🤔🤔😂😂😂🤣😂

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 Рік тому

    Diidan boos aan booskisa ahayn baa loo dhiibay

  • @haniadan1938
    @haniadan1938 Рік тому +1

    😂😅