DAN & JACAYL FILM CUSUB Part 1 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 596

  • @deerocali2032
    @deerocali2032 4 роки тому +248

    Ma la isoo dhaweyn reer xamar baan ahay idin taageerto waana idin saarey hob

    • @roodaruunchannel6159
      @roodaruunchannel6159 4 роки тому +6

      Wax kaste kahor Somali baan isla nahny wllo qli soo dhaww

    • @nimcaandeeq6748
      @nimcaandeeq6748 4 роки тому +2

      Soo dhawoow walaal somalieed

    • @deerocali2032
      @deerocali2032 4 роки тому +2

      @@roodaruunchannel6159 abaayo wan dhawahay waa mahadsantahy walashey

    • @deerocali2032
      @deerocali2032 4 роки тому +1

      @@nimcaandeeq6748 aboowe waa mahadsantahay walalky

    • @abdifataahmoha5900
      @abdifataahmoha5900 4 роки тому +9

      Reer xamar baan ahay ayaad wax ku cunaysaa😂🤣

  • @aishaaedebsan6969
    @aishaaedebsan6969 4 роки тому +116

    12:52 markuu HOOYO lahadlaaayay daruufina jidho waan ilmeeyay wallahi 😭💕

  • @maahirofflcial9994
    @maahirofflcial9994 4 роки тому +296

    Mashlaha inta jifka kudawnesa like dhac igu si dayx hakedu dhigay sidu ujilayo

  • @moemahir3384
    @moemahir3384 4 роки тому +38

    Allhaa intaa Muslim oo dhibataysaan Dhibka hakaa dulqaado Hoyoo markuu laa hadlayee ilin baa igaa imataay 😥😥😥😥

  • @moh2232
    @moh2232 4 роки тому +70

    #DADKANI WA DAD SHAQADU KA DACAD TAHAY TALAAP0 TEEDA HORE IDIN RAJEENA "Qoralka wxn u waweneyey in la ark0 uuN😊

    • @ayansldahmed8885
      @ayansldahmed8885 4 роки тому +1

      😳😳😆😆😆😆

    • @moh2232
      @moh2232 4 роки тому

      @@ayansldahmed8885 inder wa runtaY dee😅

    • @ayansldahmed8885
      @ayansldahmed8885 4 роки тому

      @@moh2232 haa zax bro ee hadalkaga ku qosley
      Keep going😊

    • @moh2232
      @moh2232 4 роки тому

      @@ayansldahmed8885 💯🧕🏽

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +42

    Mnshalah duriyadii hargaisa, Horumar fiican ayaan idiin rajaynayaa always waxxaad kahadashan wax macquula oo wacyi galina dadka u ah ❤️

  • @nimcocawl7144
    @nimcocawl7144 4 роки тому +28

    Inan mar hore idinku so biiro ayay ahyd dhalinyaro shidan masha aallh🥰❤️

  • @amalmustapha2047
    @amalmustapha2047 4 роки тому +39

    Mnsh allah maantan idiinku soo biray riwayadi jinka sidan u dawanayay hadan soo dhamaystay hore usocda hno

  • @chibriil_ahmett1166
    @chibriil_ahmett1166 4 роки тому +10

    Qeybta part 2️⃣ soo daya Muna iyo madar wn idiin salamy actariska ugu wanagzan💖😍😘

  • @sultanmohammed2030
    @sultanmohammed2030 4 роки тому +13

    Wan tagera wlhi kooxdan walipa inanta jinka Ah ayan tagera like igu qapo inanta jinka ahay nacala shaydan ku yaale🤣🤣

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 4 роки тому +21

    Hob Films maxad igala googo,aysan suldanka channel ka like ku cumaamada ✌️

  • @A.H.3530
    @A.H.3530 4 роки тому +11

    Riwaayada Jinka Markan Dawady Ayaan Tana is idhi BaL Tana Daawø😍

  • @abdis70
    @abdis70 4 роки тому +6

    Hope Films- the best landwood film makers so far. The best actors and actresses. Hore u socda asxaabey.

  • @goldenbwoy5135
    @goldenbwoy5135 4 роки тому +4

    Wlhi amaan waadka dhantihiin Alle ha idin zharfo hore uzocda wll Dayax wlhi waad iga ilmayziizay dhamaantiina waan idin zalaamay guulayzta

  • @suhaipmouseahmet8325
    @suhaipmouseahmet8325 4 роки тому +16

    Jiliinkaana la helay Halkgah kaya haya HOB FILMS Lkn Muna faisal qosolka inga daa ku dheh😂

  • @kaydmohamed9309
    @kaydmohamed9309 4 роки тому +1

    Qaybta labaad noogu so dhakh sada ku wan yar yar malin sadexad baan arkay ugu horay say runtii waan ka helay video yado dhana waan wada dawaday mnzha allah hore u socda dhamNTIN zhpyal hada laga bilaabo taagero dhamYstiran baan ahy 👏👌👌

  • @drhusseinabdi2586
    @drhusseinabdi2586 4 роки тому

    Aal dayax markan xayraan ayuu u eeg yahayba halkeda ayuu dhigay ma talaada go forward sxbyaal my team hob films

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 роки тому +3

    Walaahi waa wax jira keey going asxaabta from muqdisho

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 4 роки тому +10

    well done guys, we re waiting more parts.

  • @parkhaddeeq5462
    @parkhaddeeq5462 4 роки тому +3

    Masha AllaH Flmka U PoGy Zxp... QayBihi Kale La so Dhkhsada😉

  • @abdikalikgurey1996
    @abdikalikgurey1996 4 роки тому +4

    teamka mantay aayan kuso biiray
    wana sodhaweyn dhlinyarada
    horay usocda zxp 👍👋💯

  • @aishaqueen8665
    @aishaqueen8665 4 роки тому +11

    Maalmahan channel kan iiga shidantahay 👏

  • @zaara.queenzaara5899
    @zaara.queenzaara5899 4 роки тому +2

    Mcha allh mch allh keep going Azxb shidan wan idin wataa horo Mar wcn bro and sis

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +2

    Wallahay Aflaan tiina Waanuku Khafiifnay Yacni Jacayl Awgii
    Hadaanu Dadka Yurubjooga Nahay
    Noosobadiya Aflaanta fadlan

  • @raxmaadan4023
    @raxmaadan4023 4 роки тому +7

    Mnsha alh wallahy alleh ha idin xifdiyo insha llh horey usoco da

  • @safwaan_58
    @safwaan_58 4 роки тому +9

    Waawo wn kahely Filinkan 😍😍

  • @mohameddayax2824
    @mohameddayax2824 4 роки тому +11

    RAGBAA SOO BAXAY KEEP GION BAHDA HAB FILIMS

  • @hananhassan7922
    @hananhassan7922 4 роки тому +7

    Inankan dayax wlhi waa inan yaroo degan mnchalah dhamantiin guuleysta wlalyal

  • @thezaam2512
    @thezaam2512 4 роки тому +2

    War balaya ka dhacdaY #dayax wlhi sxp wad iga qoslisaY😂
    Thank you mate

  • @suldanxaskisa4974
    @suldanxaskisa4974 4 роки тому +1

    Ax inanka yar eee roodhida giidarka ku cunaya wuu yar yahay ila xaad wanu dadaalaya walahi ma jecli inanyar oo inta leegi inu dhiibatoodo waayo waan la so koray 10 wiil ayaa ila dhashay way iga wada yar yar yiin 2 mooye rabbi haydin xafiido dhamantinba walaladay iyo walalada yar yar ee kalaba ❤❤❤❤

  • @barrehurre5197
    @barrehurre5197 4 роки тому +11

    Wlhi maalmahan chanelkan ayan ku jiraa uun
    Shidanaaaa

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 4 роки тому +38

    hob films waxaan ahaa 5 qof ee ugu horeeyey ee subscribe saara wxnan salaamaya wllky hamse🤘🏼👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

    • @SHAATAALYRICS2020
      @SHAATAALYRICS2020 4 роки тому

      Zuhaib waan kuu saray isaar zhp

    • @makoqalinle4114
      @makoqalinle4114 4 роки тому

      @@SHAATAALYRICS2020 cjeru and e to be an meet ghgggfee ojreo🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🎁🎁

  • @Galcad
    @Galcad 4 роки тому +6

    #Hop films
    Love ayn ku haya wlhi short films kood 🔥🔥🔥👑✅

  • @sayidapdlle865
    @sayidapdlle865 4 роки тому +9

    Hob films mrksta idin daawadaa hormar wacan😍😘

  • @nadiiraahmedabdirahman4944
    @nadiiraahmedabdirahman4944 4 роки тому +5

    Mohamed abdirozaq keep Going wlo sky is the Limit 👏👏👏👏👏

  • @badraawed4410
    @badraawed4410 4 роки тому +2

    Waa marki igu horeysey ee aan youtube komanka soo bixi laga yaba inaad araagto qoralkeyga

    • @mxmedcumar4392
      @mxmedcumar4392 4 роки тому

      Badra Awed manzha allh hrumar fcn gadheen reer hargaysa

  • @ahmedm6467
    @ahmedm6467 4 роки тому +4

    Wow, the best somali camaro man I have ever seen.

  • @stayblue759
    @stayblue759 4 роки тому +2

    LaSo DhaKhsaDa QaybTa XigTa ZxbaYaL. Wa Film 🎞 Subage🔥🔥🔥🔥. ✌️✌️✌️

  • @fadumoomarnur7207
    @fadumoomarnur7207 4 роки тому +5

    I love Hob flims from muqdisho🇸🇴

    • @sharmaboy7104
      @sharmaboy7104 3 роки тому

      💚💚🔥🔥🇸🇴🇸🇴💖💖😂😅😅😅

    • @sharmaboy7104
      @sharmaboy7104 3 роки тому

      🇸🇴💖💥😢🇸🇩💞💌

  • @faatinqali6492
    @faatinqali6492 4 роки тому +1

    Waw waw channel wan ka helay waxan iidin leyahay hore uu socda 😊

  • @falisbintumahamedfalisqlis8407
    @falisbintumahamedfalisqlis8407 4 роки тому +16

    Maalmahan hob films iiga shidantahy wlhi caadi maha😀😁😂

  • @xanaandcumar7772
    @xanaandcumar7772 4 роки тому +1

    Wlhi Jiliinka Waan ku VCjhy ☺️😚weliba wan idinkagh badiya LKN
    Koox Aan la Matalo JIRin 🤔😪 carritydi🤣🤠

  • @ubaxmohamedzaahid8842
    @ubaxmohamedzaahid8842 4 роки тому

    Aad baan utaageera team kaan from Mogadishu RABBI xijaabka nala dhex dhigay isjeceel ha noogu badalo ul iyo diirkeed beynu nahaye

  • @ugbaadmaxamuuud9967
    @ugbaadmaxamuuud9967 4 роки тому +3

    Horo Uzocda HOB FILMS👍👍👍👍👍

  • @likerofficial744
    @likerofficial744 4 роки тому +86

    AniGa uGu horeeya manta
    Kooxda wxn ka codsanaya Hop flims
    Inay iGu daran Haday surta gal tahy 252634785904🙏🙏💚

    • @abdalleomar4013
      @abdalleomar4013 4 роки тому +1

      Ku dara 'waa wiilka dhaliyarada ahee🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Goatka143
      @Goatka143 4 роки тому

      Malagug7 daray beo

    • @xaashi__zaanjo4515
      @xaashi__zaanjo4515 4 роки тому

      Subxan Allah kulahaa wn kacodeysanayaa

    • @wllcuuu187
      @wllcuuu187 4 роки тому

      @@xaashi__zaanjo4515 maxu odhan laha hadaa

    • @likerofficial744
      @likerofficial744 4 роки тому

      @@xaashi__zaanjo4515 qudhac Wlhi 😡

  • @dumarkiiguulaystay2176
    @dumarkiiguulaystay2176 4 роки тому +9

    The best flim keep going brothers.

  • @suuleyabeesochannels9651
    @suuleyabeesochannels9651 4 роки тому +3

    Masha Allah keep going brothers and sisters

  • @Mustafecabdillaahi1
    @Mustafecabdillaahi1 4 роки тому +9

    12:56 Seriously touches my heart😭😭😭😭😭

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri 4 роки тому +5

    Woooowwww, hope films & Actradda caanka ah Muna Faysal kkkkk Wallee waa runteed waxay tidhi Waar ma dayn baad igu leedahay? hhhhhhhhh i like her really gabadhan iyo sidey wax u jisho. kkkkkk

  • @aminaabdi1889
    @aminaabdi1889 4 роки тому +13

    Qofka 5aaad ahay😂😂😭😭♥️♥️♥️😻

    • @Deeqsan123
      @Deeqsan123 4 роки тому

      Amina Abdi maxaa halkan ku dhigay😆😆😆😆

  • @zamiirogarad1747
    @zamiirogarad1747 4 роки тому +3

    Wllhi flimka qaamtisa ka helay gobdan jeclaa HOB films😍

  • @foathmohomer6577
    @foathmohomer6577 4 роки тому +9

    Wxn idnku tilmaamo ma aqni rntiii sida ddka u dhiri glinyzaan mchlllH
    Hre u socda wlalYaL😍😘

  • @abdiasis1120
    @abdiasis1120 4 роки тому +6

    Asc aqyrta kuligin wad salmnthin qurbo joog aynu nahay aflntina wanu ka helnay sidi filki jinka oo kale lkn filkn cusub taxne jogto ah ka dhiga de haben walba wan eegnye waxna maso gudbinysane hangla ragna sxbyaay indn jeclnhaye

  • @3s162
    @3s162 4 роки тому +5

    M.allah ad ban idiin salaamayaa bahda hob wan idin la socon doonaa insha allah waynaan wada shaqayn doonaa waxan run ahaantii soo wadaa filim soconya 2 saac mahadsanidiin

  • @jimalefaizal1507
    @jimalefaizal1507 4 роки тому +2

    Woooow wlhi waxaN leeYahaY riwaaYadiHii horE QupaH hop films kor ahaW wlloH 😍 camera maN faraHa laGa falaY tahaY runTii wn ku waTaaa zhp

  • @tijaaboaduun978
    @tijaaboaduun978 4 роки тому +3

    Ana ugu danbeye subscriber isara

  • @mahadhonest7272
    @mahadhonest7272 4 роки тому +2

    Top members horay usucda waxanoo palamaaa 100k subscribe iyo dadaal

  • @zultanmomiloveyou9432
    @zultanmomiloveyou9432 4 роки тому +1

    Go forward hob films guul ayan idib rajaynaya halkayga 100%wan idinla dhacay

  • @hassanahmedmohamed3377
    @hassanahmedmohamed3377 4 роки тому +1

    Waa ruwaayad qisadeda wadato si qurux bdna loo jilay
    Jilayasha inaba caadi ma ahan
    Ani muna ayaaba ku hesta 👌👌

  • @abdihani5593
    @abdihani5593 4 роки тому +1

    Masha allh walhi koxdani filma doodi dhaamn waa top m.a

  • @asmahassan2247
    @asmahassan2247 4 роки тому +3

    Bal channelkan wan ku cusbahy ha la iso shaqeyo keliyh waxaan udaawanaya xiiseen aan xiisenaya hdlkooda

  • @deeqabdirahman6170
    @deeqabdirahman6170 4 роки тому +3

    M.a best of all.. hidig wankusalamay. Saxib..

  • @apdirahmanomer4258
    @apdirahmanomer4258 4 роки тому +2

    Part 2 Sida Igu DhakhsaHa BadaN U Soo SameeyA wllayaL❣🌸

  • @FilmKoob
    @FilmKoob 4 роки тому +3

    Waad istaahishaan Subscribe Keep going Zxpyaal

  • @Muhyadiin
    @Muhyadiin 4 роки тому

    Walaalayaal hore u socda madar, maxamed, muna iyo deeqa dhamaatiinba guulaysta aad ayaan idiin taageeraaye

  • @farsamolyrics1435
    @farsamolyrics1435 4 роки тому +7

    Xamse qaliinle wll filamada ka dhig taxanee ilaaa 10 part ah

  • @ayaandhaladaragsanoffical8165
    @ayaandhaladaragsanoffical8165 4 роки тому +2

    M.a dhamaan kooxda bop films eaa salaamay

  • @hanadyusuf9623
    @hanadyusuf9623 4 роки тому +3

    Ruwaayada yara kala danbiisiiya Kuwii hor3n wli la daawan be bilaa calaykum

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 4 роки тому +2

    Hop films dhalin howl kar ah masha Allah horuusocda baan idin rajayn

  • @maxameddaalo8458
    @maxameddaalo8458 4 роки тому

    Dayax ninka ku matakaya wlhi waaan wta tagere lumber one zhp🙌🙌🙌🙌🥇🏆🎖🥉🥈💟🏅

  • @rahmaabdillahi9480
    @rahmaabdillahi9480 4 роки тому +1

    Kooxda hob films waxaan leeyahay music ga ka daya ruwaayad sidoo kale raga iyo dumarku xuduud hakala yeeshaan waa side sidan iyo raggan is dhex galayaa

    • @rahmaabdillahi9480
      @rahmaabdillahi9480 4 роки тому +1

      Dumarka iyo raggan waa inay kala xishoodaan oo ay wax asturaya xidhaan

  • @abdirisakhassan3696
    @abdirisakhassan3696 4 роки тому +20

    Maansha allah dhalinyaro ku daysho mudan oo xaqiiqda jirta ka hadlayaa
    Lkn ragan waxay leeyihiin hdalkii reer qowdhan Asalka ah
    Ciida gale maxaa u galay dhilintan 🤣🤣🤣

    • @xamdaqurux3543
      @xamdaqurux3543 4 роки тому +2

      Waa wada rer hargeiza madar uunpaa rer purco ah

    • @Cukaashe.
      @Cukaashe. 4 роки тому +1

      Waa reer hargeisa raggu hargeisana Waxaa laga helaaa Saldanadda Cidagale

    • @hafsassaleh7354
      @hafsassaleh7354 4 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😱👍👍

  • @akilayare3496
    @akilayare3496 4 роки тому +1

    U cabsi badan alle ha uu naxariso jaano fardawsa haka warabiyo wllo is the first time true to the game of duty to be the best of all so well

  • @gaadhsiiyainamaxamed6298
    @gaadhsiiyainamaxamed6298 4 роки тому +1

    Inaan qofka 1aad noqdo ama qofka 2laad mooye ma noqon wili cawa ka hor qofki 177aad kep goin HOB FILMS

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому

    Maansha alaah waa wiil baari ah oo kudayasho mudan si naxariis iyo dareen waalidnimo ay kujirto ayuu hooyadii ula hadlay isagoo jidkana Utaagan nolosha familkiisa siduu umaarayn lahaa waa filim aan caadi ahayn

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan2407 4 роки тому +3

    masha Alaah hom flmz horumar wcn🔥🔥😀👍

  • @hogodflims
    @hogodflims 4 роки тому +6

    Wlhi waan ka hellay aad iyo aad ❤

  • @dekodagan7747
    @dekodagan7747 4 роки тому +1

    Dayax wlHi MizkiiNimaDa wlHi partedu dhiGaY keep GoinG teaM HopE Film

  • @calisuuleeysuuleey5388
    @calisuuleeysuuleey5388 4 роки тому +10

    Hob films shaly ayan kuso biiray filmadisa kuwa hindigaba wa ficnyihin ruwayadihina xaqiiq LA moda matalaad wey dhafeen horay usocdo sxibayaal

    • @0634-h6y
      @0634-h6y 4 роки тому

      Mazha allah axyaa dayax madar muna dad nool iga dheh alle hadafkiina ama himiladina ha idin rumeeyo HOP FILMZ

  • @sayidapdlle865
    @sayidapdlle865 4 роки тому +11

    Qof aan iska jclhy Farxsanta hob films muna 😘😘😘😍

  • @zallotoni8950
    @zallotoni8950 4 роки тому +1

    Zhpoyal horumar fcn ban idin rajeynaya balse hal talo codka marmar wuu iztaagaya videoyowga dhamaan weyku wada jirta videoyowyadine inagazo habeya🙏

  • @samalisspecialneedseducati7764
    @samalisspecialneedseducati7764 4 роки тому +2

    Qof an shaqaysan chah manager a nosobadia🙏🙏🙏🙏👍👍👌👌

  • @apdilaahihassan7151
    @apdilaahihassan7151 4 роки тому +5

    danTaada waa loo dibjiraa baa layidhi 😁😁😍

  • @waysokarlos
    @waysokarlos 4 роки тому +6

    Masha allah hore u socda ❤

  • @munalizamuna1819
    @munalizamuna1819 4 роки тому +3

    Masha allah waaa funy, ☝️🙌🙌♥️

  • @hamseabiib5181
    @hamseabiib5181 4 роки тому +10

    InTa sugaysa Part 2
    Dad TaYoLeH Hore Usocda ✅✔

  • @rethwanmuhyadiin7921
    @rethwanmuhyadiin7921 4 роки тому +1

    Flim aDuun wlhi
    Lkn qaYbha daNbe lazo dhaKhzaDa paHda hOB flim💚

  • @joseivhareit3520
    @joseivhareit3520 4 роки тому

    Kadaa ha qaadine gabadha kkkkk my team hob films guulaysta✋✅

  • @asmaibrahim2772
    @asmaibrahim2772 4 роки тому +36

    ilahow umadada intan wax hysan sii😰😓

  • @hamoudahappy6786
    @hamoudahappy6786 4 роки тому +6

    Talented guyz keep showing up ❤👏

  • @Sharafqurux
    @Sharafqurux 4 роки тому +1

    Sabaah 🙈🙈🙈🙈mansho allh uu so badanaya

  • @qadanlipaaxo3255
    @qadanlipaaxo3255 4 роки тому +14

    Ala kadaaaya dayax rafaadka kuma quruxbdnee. Paashe kubadalahlkiisaa kkkkkkkkk

  • @azuuahmet4713
    @azuuahmet4713 4 роки тому +38

    Wiilka zigaarka Capayaa ma Capi Garanayo 😂

    • @NOGOBAAWI
      @NOGOBAAWI 4 роки тому

      Sax

    • @asmaabdulhi5209
      @asmaabdulhi5209 4 роки тому +1

      Sas baa fican sigaar wuxu faido leyahy majiro ha huno 😊🤕

    • @Madar_mohamed
      @Madar_mohamed 4 роки тому

      Saasa wcn wllo

    • @onebyoneistwo9190
      @onebyoneistwo9190 4 роки тому +2

      Wax la cabana mahan. Wax la bartana uu uxunyahau!!!

    • @SuperJeeri
      @SuperJeeri 4 роки тому

      Waa run, ma aha nin cabbi jirey kkkkk

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 3 роки тому

    Waa la iso tilmaamy filimka oo waxaan iso tilmaamay qof aan dadka ugu jeclahy

  • @xamdafarax775
    @xamdafarax775 4 роки тому +2

    AllA INANKa DAYAX KUMA TALaya dar ilahay Ayan u jeclahay allaha daaye ilove you so much wllkay qalia

  • @hamdaqueen5263
    @hamdaqueen5263 4 роки тому +6

    Koox zhidan iga dhe oo xul ah hoee usocda dhamantiin

  • @yasaminadan9713
    @yasaminadan9713 4 роки тому +6

    This drama
    Really it changes may mood

  • @cabdicali5731
    @cabdicali5731 4 роки тому +3

    Keep going guys kooxda hdan kuso biiray halysoo dhaweeyo

  • @itsbutterfly4544
    @itsbutterfly4544 4 роки тому +2

    Mnch all wan idinka hely dhanyaryar oo hdna jilinkodo top thy❤💐👏👏👏👏

  • @xamdacawil5753
    @xamdacawil5753 4 роки тому +7

    Masha allah😢😢😢😢😪😭😭