Nooca dhiigaaga iyo xidhiidhka kala dhexeeya dabeecadaada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 232

  • @ahmedassad4406
    @ahmedassad4406 3 роки тому +62

    A+ inta ah farta taag
    ↙️

  • @mohamedabdiali4602
    @mohamedabdiali4602 3 роки тому +12

    Muuqaalkan aad ayaan uga helay sida xaqiiqda ah, marka laga yimaado xogta mawduuca oo aad u tayo badan, intaas waxa dheer sida quruxda badan ee aad isula doonatay muuqalada iyo hadalka, waxa kale oo aad ii qancisay, sida degan ee aad uhadlayso malaaig haku soo salaanto ayaaneey.💜

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 3 роки тому +5

    A+ weeye dhiigay gu waana ay isleeyihiin taasna rabbi baan ugu mahad celinayaa adiguna waad mahad santahay saaxiib sida wanaagsan aad noola wadaagtay barnaamij kaan qiimaha badan ...

  • @najiibgabyaw5054
    @najiibgabyaw5054 3 роки тому +10

    My blood type is O+ so this information and my characters are absolutely same thanks a lot

  • @mubarik41
    @mubarik41 3 роки тому +18

    I am from sahanka xogaha legend adan dartii baanu kugu baranay

  • @nuurahmediidow7907
    @nuurahmediidow7907 3 роки тому +8

    Inta A+like isaara❤️

  • @Qawdhandirir
    @Qawdhandirir 3 роки тому +17

    B+ dad ah oo badan ma aqaan

  • @sahlaabdulqadir5757
    @sahlaabdulqadir5757 3 роки тому +12

    A+😊😊😊😊 dabecadahas wan leyhy

  • @hibadaqalbiga2629
    @hibadaqalbiga2629 3 роки тому +21

    A+ cida ah ee
    Dabecadahan isku taqaana
    Farta taaga
    Like na iisara

    • @luuljamac3333
      @luuljamac3333 Рік тому

      Waleed waarun dabeecadan waan leeyahay A+

  • @faas9480
    @faas9480 3 роки тому +14

    B+

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 3 роки тому +6

    Masha allah inta badan way is yeesheen dhigayga iyo sufooyinkiisu alle ha ku barakeeyo wlshy🥰

  • @abdifatahmohamed5130
    @abdifatahmohamed5130 3 роки тому +4

    Dhiiqaygu Waa AB+ Lkn Inta iLashaha Waa Been Noole iga Xasuus Badan ma jirto mida kale Waligay ma ilaabin Shaqadayda mana Dayaco Fursad Taasna Been baad ka Sheegtay lkn Waxa Run ah Meel kaste oon Tago Waan La Qabsadaa Waxaan Raaca Dantayda Oo Dadku Danayste ayay igu Yidhaahdan Balse Siyaasada Nolosha ayaa Ku Furaysa Inaad Dantaada Raacato .....
    å Balse Dhiiga AB+ Ma Guursan Karaa O+?

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +4

    Anniga Dhiigeyku waa A- Doctor Iii Qalay Beeri Gadhi ii Jidhay Ay igu Yidhi waxad Ledahay Dhiigii Warabaha 😅 Wax Baaro Ayu Igula Taliyey Waxad ka mid Tahay Dadka Fahmada badan isla mar Ahaantana Ku Wangsan Wax Mamuulka

  • @jannogala9295
    @jannogala9295 3 роки тому +6

    Waw A+

  • @hamseChanel
    @hamseChanel 3 роки тому +1

    (A) weeye dhiigaygu intaa aadka sheegtayba waa xaqiiqa waanan leeyahay dhamn dabeecadahaas

  • @ahmedajibril6167
    @ahmedajibril6167 3 роки тому +4

    O+ bn isku ogaa lkn indhowayd ba dabeecadihii A+ bn isku arkayaa. 😂
    Malaha danaystenimadii baa halkaa ila gaartay. 😂😂

  • @cajiipmedia9478
    @cajiipmedia9478 3 роки тому +6

    👍AB

  • @sayidcalicabdimuuse331
    @sayidcalicabdimuuse331 Рік тому +1

    Gabdhaha adiga oo kale Ilaahay ha I noo badiyo walaashay

  • @jimjum1547
    @jimjum1547 3 роки тому +1

    A weye dhiigeygu inta wxybood eed sheegtey na wan leyahey😍mhdsanid

  • @thenewworld5301
    @thenewworld5301 3 роки тому +3

    A anigaa ah dhman calaamdaha waan arkaa

  • @hboyhasan2347
    @hboyhasan2347 3 роки тому +3

    Asxabta ani waxaanleyhaya abo. Dhiga dadka leh calamadaha aad shekte kuli waan isku arka !!??

  • @SomaliShorts1
    @SomaliShorts1 3 роки тому +3

    anu dhigayga ma aqan lakin wxn aqan dabecadyda

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 3 роки тому +4

    Ab+

  • @axmedshaamcabdullahi4532
    @axmedshaamcabdullahi4532 3 роки тому +10

    Waxaan sugi la'ahay barnaamijia qaybtiisa 2aad 😒🙄
    Waan rajaynayaa in tayda dhiigeeda iyo anigu aanu isku habboonaan doonaano,
    Haddii aadan adiga barnaamijka akhrinayaahi iga eexan 😀😀😀😀😀😀

  • @Mr.MoSaeed
    @Mr.MoSaeed 3 роки тому +1

    Anigu sidaan arkay waxaan umaleynayaa inaan ahay dhiiga A

  • @azaadkalay2425
    @azaadkalay2425 3 роки тому +5

    A+ viva

  • @sagalabdirahman4970
    @sagalabdirahman4970 2 роки тому

    Walee calamadahan oo dhann waan leeyahay labadaa kala ah negative iyo ilwashahana waa weakness kayga laakin Mar walba dhinaca xun wax kama eego laakin sometimes ayaamahan waan isku arkay positive sideskuna waaba arin aan isku arkay intay inantaasi sheegtay AB+

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 роки тому +4

    Hore u soco wll

  • @yahyemohamed6029
    @yahyemohamed6029 3 роки тому +2

    Thanks Drs

  • @abdulkadirone
    @abdulkadirone 3 роки тому +2

    Maashaa Allaah ku mahadsanid walaal.

  • @hassanahmed8416
    @hassanahmed8416 3 роки тому +1

    Bismillah caadi mahan akhyaarta ,waar ileen hadaan kululahay waa nooca dhiigayga

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 3 роки тому +1

    AB Group! Legendaries hhh

  • @queentacadalefaadumoladan4122
    @queentacadalefaadumoladan4122 3 роки тому +1

    Yes dhiiga o ayaan isleenahay aniga

  • @xawadagan9446
    @xawadagan9446 3 роки тому +5

    A+

  • @yusufcade3251
    @yusufcade3251 3 роки тому +2

    Manshaaa alhaaa keep going wllo

  • @drdhobo1334
    @drdhobo1334 3 роки тому +2

    O+ inta badana wan leyahY dabecadaha

  • @hibadaqalbiga2629
    @hibadaqalbiga2629 3 роки тому +2

    Maansha alah queen ARDAAGEENA

  • @subacleyloon2859
    @subacleyloon2859 3 роки тому +2

    Masha allh hora usoco walshey

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal 3 роки тому +2

    Dhigaygu waa A 100 waa sax calamdhasi warwarka igu badnaa jacayl iyo khaladdka an galo haw badnadane

  • @hodandegan2446
    @hodandegan2446 3 роки тому +1

    mashaa llh wa muhiim in wax la faa idaystyo

  • @goldenfamkb5165
    @goldenfamkb5165 3 роки тому +3

    Barnaamij ka xiga ayaan u jaakidhayaa anuu

  • @abdikarimahmedabdidhidar1963
    @abdikarimahmedabdidhidar1963 3 роки тому +1

    Inan wax so jedin karta
    Keep going walal
    From sahanka xogaha

  • @aishaadan1920
    @aishaadan1920 3 роки тому +3

    O+b frome sahanka xogaha

  • @lifeisgood1718
    @lifeisgood1718 3 роки тому +2

    IAM FROM sahanka xogaha

  • @saynbacabdilahi7073
    @saynbacabdilahi7073 2 роки тому

    Aniga dhiigaygu waaa bx waxaana. Isfahanaa. Dadka. B iyo. O bes. Waxaanku nacaay dadka. Ah. A waa dad aamus badan

  • @ilhanqaliqali3697
    @ilhanqaliqali3697 3 роки тому +1

    Mashallah guul wacan walal qali shukran

  • @mahamedhasan425
    @mahamedhasan425 3 роки тому +4

    A+ izmuujiya

  • @saradaahir1009
    @saradaahir1009 2 роки тому +1

    A+kufaanaa wlhii waanjecly dhiigaygu

  • @lessonsfrombooksandmotivation.
    @lessonsfrombooksandmotivation. 3 роки тому +2

    Ka socda ustaad aadan sahan

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 3 роки тому +1

    #Waaxn ka imi Sahanka xogaha
    #imsha alla waan u bogi doona
    #AB+

  • @qalbihodan3184
    @qalbihodan3184 3 роки тому +2

    Masha allah Abaayo

  • @sayidcaliahmedyusuf8920
    @sayidcaliahmedyusuf8920 3 роки тому +2

    Yes

  • @dhammacdhc2165
    @dhammacdhc2165 3 роки тому +2

    Wllhay bilahay wllo qali AB+ baan ahay aniigiibaad isheegtay 😂waan qoslay markaa ka hadlaysay dabeecadayda

  • @abdulkadirone
    @abdulkadirone 3 роки тому +2

    Waa mawduuc cajiiba

  • @heersare3662
    @heersare3662 3 роки тому +2

    B- blood type

  • @xaawoxasan6315
    @xaawoxasan6315 3 роки тому +2

    Masha allaah

  • @sumayomaxamed1781
    @sumayomaxamed1781 Рік тому +1

    Dhiigeegu waa (AB) mahad sanid walaashaya amawalaal🎉🎉❤

  • @googaaofficial8756
    @googaaofficial8756 3 роки тому

    0 waa dad aragti dheer
    A WAA dad maskax badan
    B waa dad maamul leh oo caqli badan
    Markaa dadka bilaa caqloga ah ma dhiig waraabe ayay leeyihiin

  • @fatimamohamud7555
    @fatimamohamud7555 2 роки тому +2

    O+♥️

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому +1

    Great 👍

  • @fatenabdi5563
    @fatenabdi5563 3 роки тому +3

    Haa wlhi ♥️ A😢🥰

    • @djao2212
      @djao2212 3 роки тому

      War war badan haa wan leyahay A+

  • @maahirmedia4551
    @maahirmedia4551 3 роки тому +4

    A+ me

  • @mohamededensuudi8003
    @mohamededensuudi8003 3 роки тому +2

    A+ Wixi O+ aH waaN isku Haboone Ha isoo Qabtan Hablow😁

  • @nasrudiinmowliidarmedia4025
    @nasrudiinmowliidarmedia4025 3 роки тому

    Wallee waan isku hayaa dabeecadaha dhiiga b+ mahadsanid baayo

  • @amakaagchanel7757
    @amakaagchanel7757 3 роки тому +1

    80% waan isku arkay saaxiib

  • @ayaanjaamacnuux2361
    @ayaanjaamacnuux2361 3 роки тому +2

    Maansha alah ARDAAGEENA

  • @cabdicusmaan5872
    @cabdicusmaan5872 Рік тому

    wan kahelnay qisooyinka

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 роки тому +3

    Kaligay maanta😉

    • @hoodokhadar1283
      @hoodokhadar1283 3 роки тому +1

      A+

    • @Qisadaallaylkii
      @Qisadaallaylkii 3 роки тому

      @@hoodokhadar1283 yeah A++++++ wiilka kaligii socodkaa 😅
      Mashaacirta badan😒 fikir badan 🤔 nadaamsan 🤐 amusan🤫 daacad ah🤗 dulqaad leh😊 naftiisa ka hecel dadka kale😇 haa waxyaabaha cilmi nafsigu ka sheegay dhiigayga iyo astaamaha aan ku qoray xasuus qorkayga waa isku mid hadaad isku aragtid intaa aan soo koobay waxay tahay A+++++++++++++++++++++++++++++++

  • @IbrahimGurhan-k5z
    @IbrahimGurhan-k5z 2 місяці тому

    Qofka hadlaya ma ninbaa mise waa naag???

  • @maxamedyare9960
    @maxamedyare9960 3 роки тому +2

    From. Sahanka xogaha

  • @legitMeastro
    @legitMeastro 3 роки тому +1

    Waxa dhiigayga lagu sheegay O+
    Hadana waxaan ahay qof dagan, dadaal bdan shaqo badan, asxaab iyo saaxibo tiro yar leh, goooni usocoda, walwal badan aan bulshaawi ahayn, xooga sara shay kanna midha dhaliya
    Ma lihi dbaecadaha lagu sheegayo dhiiga O+ marka laga reebo in aan ahay qof si fcn hurdada useexda alxamdulilaah iyo qof fagaare ka hadal ah oo si fcn uhadli kara walaw aanan jeclyn is muujinta iyo in aan ahay qof ka qoslin kra qof ay wda hadlayan

    • @ikransacidfarax3877
      @ikransacidfarax3877 2 роки тому

      Ab amathy siba ishabahdaye

    • @legitMeastro
      @legitMeastro 2 роки тому

      @@ikransacidfarax3877 hhhh may wll O+ ba kaygu shegay lkn dib bn isku baadhi doona

    • @ikransacidfarax3877
      @ikransacidfarax3877 2 роки тому

      @@legitMeastro hhh de dabecadahaygiba hlkn kuso qortay

    • @legitMeastro
      @legitMeastro 2 роки тому

      @@ikransacidfarax3877 hhh wlloy qof ila mida waban raadinye ma xaganaan kaa helay 😂

  • @sabawanaag9224
    @sabawanaag9224 3 роки тому +1

    Mnsha alla qliyey hore u soco

  • @simanlomaoyan417
    @simanlomaoyan417 3 роки тому +1

    Maash allh hore usoco xabbti MRO

  • @ayuush_ppe417
    @ayuush_ppe417 3 роки тому +2

    O+🥰

  • @abdikarimomaribrahim7100
    @abdikarimomaribrahim7100 3 роки тому +1

    Ardaageena waa cajiib magacaan

  • @gainwithme1
    @gainwithme1 3 роки тому +1

    Keep going from sahanka xogaha

  • @quruxwadan4911
    @quruxwadan4911 3 роки тому +1

    horumar wacan walaal qaali

  • @RJ22536
    @RJ22536 3 роки тому +5

    0+ calamadan inta isku aragty +amusnata u racsan

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 3 роки тому +1

    Abyo wa kuu saaray hda Arkay mclnkeena mara Cade soo dhare gareeyay

  • @nooraibrahim7804
    @nooraibrahim7804 3 роки тому +2

    Waa la helay sheekadaan

  • @AhmedMohamed-fc2rg
    @AhmedMohamed-fc2rg 3 роки тому

    B+ Haaaaaaa badankodaaa wanleyi lakin danayis Taylaaaa manihinn Runtaa
    Dadku ma jeclaaa runtu waaaaaa Dabecadyadaaaa

  • @cabdicismaan6497
    @cabdicismaan6497 Рік тому

    Weli jawaabuu imy deeqin

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 3 роки тому +3

    AB positive waa aniga yaaieg

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 3 роки тому +3

    0+ I'm Daneeste😁😁👏

  • @Barkulan-Xaqiiqa1954
    @Barkulan-Xaqiiqa1954 3 роки тому +1

    Wll music kuu saaran channel markaad wax duubayso iisoo sheeg adoo mahadsan

  • @ayuubmohamed8166
    @ayuubmohamed8166 3 роки тому +2

    Waxan Ka socona Ustaaad Aadan Sahanka Xogaha
    Adigana Subscribe ban kuu saaray
    Form Sahanka Xogaha ✓✓✓✓✓

  • @mohamedyare4853
    @mohamedyare4853 3 роки тому +1

    Msha Allah walal🙏🙏🙏🙏

  • @suhaibvlogs9478
    @suhaibvlogs9478 3 роки тому +2

    B

  • @abshirjaamac4416
    @abshirjaamac4416 3 роки тому +1

    hhhhh Dhiigagygu Waa YX istaaqfuran laaH

  • @hibougaas5600
    @hibougaas5600 2 роки тому +1

    Waxan jecalahay cilaminafasigaa

  • @OliviaHyung-ts2hz
    @OliviaHyung-ts2hz Рік тому

    Dhiigayga waa AB🔴

  • @kifaaxqaasim9173
    @kifaaxqaasim9173 3 роки тому +1

    😂😂anigu dabeecadha A ayan leyhy part two nola sk dhakso wll

  • @fardowsacadey192
    @fardowsacadey192 3 роки тому

    O+ haa waan leyhy dabeecadas

  • @axmedshaamcabdullahi4532
    @axmedshaamcabdullahi4532 3 роки тому +4

    Anigu waxaan O+
    Waana is hubaa in aan marmarka qaar ahay danayste xaasid ah oo ciriiri galin kara qofka ay is qabtaan, jeer uu qofkaasi iga hagaago, k kk k k k k k k k k k k

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 роки тому

      Kaneecaduna aad bay kuu jeceshahay ogow

    • @axmedshaamcabdullahi4532
      @axmedshaamcabdullahi4532 3 роки тому

      @@sukhra3585 Haa, lkn habeenkii markaan seexanayo ayaan jirkoo dhan naafto marsadaa

    • @raaniyamohamoudali3201
      @raaniyamohamoudali3201 3 роки тому

      @@axmedshaamcabdullahi4532 😁

    • @ahmedajibril6167
      @ahmedajibril6167 3 роки тому

      Mijaahid baa tahay lkn mid kula dhiig ah marka uu ku helo baa lagu yaabaa. 😂😂😂😂😂

  • @pietadam9491
    @pietadam9491 3 роки тому +1

    MashaAllah hormar wcn

  • @kowsarkin8238
    @kowsarkin8238 3 роки тому

    A weeye dhiigeyga waxa aad sheegtay oo dhan wa sax alxm

  • @Ahmed_farah_m_dalab
    @Ahmed_farah_m_dalab 3 роки тому +1

    Channelkan Iska jclhy 💕 cilmi nasfiga noso baadi huno

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 3 роки тому +1

    Ismay yeelan b meel Xun ayad ka eegtay

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +1

    So much thanks ARDAAGEENA channel. Waa minute-kii ugu horeysey ee aan subscript-gareeyo channel-kan

  • @Daudii
    @Daudii 3 роки тому +1

    From aadan sahan