Maxaa ka jiro ciidanka la sheego in ay ka soo goosteen JL ? Basro AS Joogo may la dagalaman?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Halkan Waa Chanalkeyga Zakariye Timacade waan ku faraxsanahay in aad ka mid noqto saaxibadeda cusub ee halkan ku xiran Mahadsanidin..

КОМЕНТАРІ • 13

  • @soundtech7181
    @soundtech7181 2 місяці тому

    Waa saxan tahay. Kuli waa shaqaale shisheeye

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 2 місяці тому +1

    Ninkaan Axmed Madoowe ayuu taageero u yahay

  • @abdikadirabdilahi4902
    @abdikadirabdilahi4902 2 місяці тому +1

    wixii caqli lahow kasoo taga maamulkan kali taliska ah oo dadki joogay xita ay faaa,iido ku haysan
    guul ban u rajenaya xooga dalka somaliyed

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 2 місяці тому

    WAA QAYAANO CAD OO AY DOONAYAAN INEY CIIDANKA DOWLADA EE NADIIFKA AH ISKU DARAAN WAXANSE U BAAQAYAA GEN/ODAWAA INUU KA DHIGO CIIDAN GOONI U DEGAN OONAN LAGU DARIN CIIDANKA QARANKA WAYO ALSHABAB AYAA KU JIRTO AH KUWII JILIB KU SUGNAA KUWAASOO WELI CIIDANKA KU QARSANAYA SIYAASADOODA ALSHABABNIMO AYAGUNA AYSAN SHEEGI KAREYN HADA WAAYO CABSI WAXA HEYSA AMEY DOWLADU IDIN DIIDAA DIBNA BERITO LAGUUGU DILAAYO HALA HUBIYO CIIDANKA HANA LAKALA SHAANDHEEYO SI LOO HUBIYO AYAGOO MUSHAARKOODANA LA SIINAYO FADLAN😮

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 2 місяці тому

    Axmed madoowe uma jixinjixaayo sheekooyinkaas

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 2 місяці тому

    Ha jeediyow maximo ee haduu talo fiican hayo muxu udhihi waayey nakerna aan xoreyno afgooye iyo joowhar iyo balcad
    Shiikha Mucaarad uma baahnin ee Tarenka yuusan ka tegin anaga Af iyo mucaradnimo uma bahnin Raga hadlayo maxey hayaan oo kale

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 2 місяці тому

    Timacadow meeqa qadatay hadalkan wa lagusodiibay 😂😂😂😂😂

  • @salatrashid1409
    @salatrashid1409 2 місяці тому

    Ninkaan hadakeysinina waayo kima qancin

  • @khalidabdullahi5492
    @khalidabdullahi5492 2 місяці тому

    Adugana dowlad diid manoqotay dalka habrburin

  • @MaamaDeeqodaahir
    @MaamaDeeqodaahir 2 місяці тому

    Dee waxaa tahay qof laaloosh qaate oo waa lagu soo diray mafashilee marka haday siyaasadtahay misa adaa ahmed madoobe fatada u dhaqdaa
    Qofkaas galiis taliska ah dadkii iyo dalkii wuu qiyaamay
    Amaalkiisa waa xabsi by

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 2 місяці тому

    Qa'inul wadan aya tahay dhila kudhashe orad axamd madobe guska udhuuq wdf doqon naaso weyn

  • @mtoiiwamama
    @mtoiiwamama 2 місяці тому

    You are misleading