Qoyska Qurbaha Iyo Lacagta loo diraayo Africa dhagayso NINKAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 60

  • @user-le3gf3jh3b
    @user-le3gf3jh3b 8 місяців тому +7

    Bented maha homeless hadan manta la noqdo kuwa africa they don't care they only care for themselves

  • @SalmaMohamed-op3mo
    @SalmaMohamed-op3mo 8 місяців тому +9

    Gabdhan wa fariid waayo arag nimo ule qurbaha lacgta la diro na wa culays iyo kibir africa dadka jooga ma dhargan wanay naga nolol Fcn yihin😢

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 8 місяців тому +4

    Adigo wax walba siinaya ayaa weliba lagu caynayaa oo ilmahaga lagaa cayn kuwii adiga gacanta ku haysy oo biilaysy ayaa ugu daran

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 8 місяців тому +3

    i agree with not building or investing back home. I’m not going back nor my children are 🤷🏽‍♀️

  • @bisharoxaayow1036
    @bisharoxaayow1036 8 місяців тому +3

    Maxuu naftiisa kow uga dhigi waayey maxa dad quseeyo ma jecli dadka iska hormariyo si loogu duceeyo ha heystaan ducadooda wax kast oo fiican nafteyda leh

  • @nabeellu
    @nabeellu 8 місяців тому +1

    MashaAllah sadaqa jaariya wa muhiim caqli taama caafimad iyo cimridheer ba laga helaa

  • @abdirezaqgabow477
    @abdirezaqgabow477 8 місяців тому +2

    Been mahan cayar cayar ay ku jiran walidka aya xaq kugu leh Somali shaqo walaga hela manta qarna wa shaqeyan lacagtana wa lo dira 😂

  • @learntorest4090
    @learntorest4090 8 місяців тому +4

    ASC. Wlo Sahra keenay. Mahaysaa qorshe lagu badali karo dirida lacagaha ladirayo. Maadaama. Aad qof khibrado badan aad uleedahay bulshada. Mahadsanid

  • @sahanyussuf7939
    @sahanyussuf7939 8 місяців тому +1

    Wow, you’re right

  • @hannanosman1768
    @hannanosman1768 8 місяців тому +3

    Beautiful advise, highly intelligent ❤❤❤

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 8 місяців тому +4

    Mahadsanid wllo absolutely 💯 waa run arimaha noocaas ah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 8 місяців тому +3

    Waa run walal wan kaa qaatay meel wax dhigta 20 sano ayan joga sagxadana wan ku cararaynaa kuwa xataa iga soo horeeyay thanks Inshalah ALLE Hano fududeeyo

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 8 місяців тому +3

    Walaaley sahro xage ku maqneyd dhowr sano ka hor igu kaa danbeysay soo badi dhiira galinta qurba joogtana kuwi hore ayaa ron kuwa gadaal kaso galay tash baa kuwada furan

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 8 місяців тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminaMohamed-h1v
    @AminaMohamed-h1v 8 місяців тому +4

    ruun bad sheegtay huno

  • @sacdianugal1344
    @sacdianugal1344 8 місяців тому

    Africa joogna dadka qurbaha jira qaarkod hdey isoo diraan xitaa waa u ceshaa wayo wamanashegasho miiran waxa hdaadan quuri krin ha iska dirin sidii bbcda umada ha baafinineee 😂😂😂😂

  • @shashmuusegeedigeedi1667
    @shashmuusegeedigeedi1667 8 місяців тому +3

    Runtaad sheegtey

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi6046 4 місяці тому

    Wallaahi waa run dhamaan arimahay Ka sheekaynaysaa meelwalba waa Ka taagan yihiin oo qurubaha iyo somali

  • @shashmuusegeedigeedi1667
    @shashmuusegeedigeedi1667 8 місяців тому +3

    Walaahi abaayo anaad iga hadlee

  • @AbdulkadirMusse-k1f
    @AbdulkadirMusse-k1f 7 місяців тому

    Asc xagad ka baxday muddo dheer waa lagu waayey kasowaran xaalkaga youtube miyad ka baxday

  • @MsLajecel
    @MsLajecel 8 місяців тому +3

    Jazakillah khair

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 8 місяців тому +1

    Warut lakin waxa makuqadanayan qurbajogtu horta waxa layslaracay markad udirtid inayan kuqudhayn wanhelay iyo Mahadsanid mida kale qof sagala bilod gadhi dhexe sexanayay waxana kuqadan wayay wa mucujiso

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 8 місяців тому +3

    Rer rer u rog rer rer rar rer rer u rafadi.

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 8 місяців тому +1

    Malacagtaa layskulaynayaa wllo

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 8 місяців тому +2

    Anaku qorshe baanu ku soconaa

  • @ummahmedaaa3844
    @ummahmedaaa3844 8 місяців тому +2

    Jazakallah khair for the good advice ❤

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 8 місяців тому +2

    ❤❤ Scw xbbti maskaxdi dunida

  • @AsiyaNoor-qd7jt
    @AsiyaNoor-qd7jt 8 місяців тому

    This is true
    From fatima muna channel

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 8 місяців тому +2

    Walahi they are copy cat

  • @BariraMuhamed-nx8ww
    @BariraMuhamed-nx8ww 8 місяців тому +2

    Abalkisa allah jano haoga dhigo adunkana kuma dayaco allah udhawow dheh habryar salatu leylkana hatugado alle faraj ufurayo i.a

    • @nuraabdirahman421
      @nuraabdirahman421 7 місяців тому +2

      Xaqi ilmihisa bu ilmo kale siiyy wllo waa wax laga naxo kiwasna abaal ugama hayan oo somaila imow aan ku hayne ma oran kuwisana maba yaqanan oo waa u xanaqsan yihin 😢

  • @nasab6929
    @nasab6929 8 місяців тому +3

    Shukran ❤❤❤❤

  • @ramlamohamed8600
    @ramlamohamed8600 8 місяців тому +3

    Asc zahra kiin sideen ula soo xiriaa walaalo

    • @MaskaxdiiDunid
      @MaskaxdiiDunid  8 місяців тому +1

      Asc walaal qaali wan ku salaamay soo dhawow masha Allah my phone number is 6693001567

  • @HamdaQurux-rr5fb
    @HamdaQurux-rr5fb 8 місяців тому +2

    Mansha alh

  • @Andersonskydiver
    @Andersonskydiver 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @badriabdulkadir5631
    @badriabdulkadir5631 8 місяців тому +2

    Well said.

  • @HamdaQurux-rr5fb
    @HamdaQurux-rr5fb 8 місяців тому +2

    Tankz

  • @deeqamaxamedjaama4842
    @deeqamaxamedjaama4842 8 місяців тому +2

    a s c

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed6097 8 місяців тому +1

    Asc sahray Xagay ka dhaqad horta

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 8 місяців тому

    DOORBIIN ,WEEYE

  • @Halgame334
    @Halgame334 8 місяців тому +3

    SAHRA KIIN MAL XASASIYAD TABATAY WAN HELAY LACAGTA WAN HELAY LAGU DHAN MAAYO ...

    • @GeneralHensaleey
      @GeneralHensaleey 8 місяців тому

      Wlhi haa cidna ku dhihin mayso kaliya lcgta uun ayaa larabaa

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 8 місяців тому +1

      Waa run lacagti waahelay lamayaqaan waa arkay intaan shaqkiyo baan waydiiyaa kadib bay dhahaan haa Mahadsanid na mabalayaqaan

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 8 місяців тому +1

    Haya ii wad warka

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 8 місяців тому +1

    Naa maxaa cusub

    • @mariza101_
      @mariza101_ 8 місяців тому

      😂 rer African waa kan

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 8 місяців тому +1

    Balaa ka talinaysaa eedooy dhulkodii iyo dadkoodii baad ku diraysaaa

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 8 місяців тому +1

    Naailaahkacabso dadka hayskudirin sadaqada hakahadlin

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 8 місяців тому

    Subxana qof wax dhiibayo ama rerahisa wax siya ka shekeeya wa qalad

    • @abdiganiali1664
      @abdiganiali1664 8 місяців тому

      Iney shaqeystaan marabaan ayagoo xoog leh. Marka maxaa xal ah.

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 8 місяців тому +1

    Naagtani Soomaali maaha