Safiya Tusmo oo ku Dayatay Fihiimo Quuje mise wa Ciil Hore oo ay u Qabat Abdi Cajuun Watan Runtu

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @siradm
    @siradm 16 днів тому +7

    Adigu hadda ciwaankan danta aad ka lee dahay muxuu yahay? Kor biliseed kabba isma dheeree dumarow kala xishooda oo isu naxa

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 16 днів тому +4

    Beenle waaye habartaas Nahaabada eh fahiimo quuje copycat waye

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 16 днів тому +2

    Cadho caajuun ka kaday bay beesha isaaaq u qaaaday safiyi😂😂😂😂😂😂

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 15 днів тому +1

    Ileeyn habartaan waa idoor. Balaayo wax kaadhageeysate.

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 15 днів тому +1

    Fahioma quuje waa xaawo taako dhulbahante taalo baanu u dhiseynaa qariib

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 16 днів тому +3

    Isaaq Hantideda in ay gubaan maxay ku falayaaan???? Yaaab...Abdi Ajuun guski ayey cadho ka qaaday wlhi

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 16 днів тому +4

    anigu😢waxan kayabay🎉dumarka soomalida🎉 qabiilku muxuu utaraa waxba märkää dramada hadayaan😢

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 16 днів тому +1

    Waala adeegsanayaa Safiya siday umuuqato Boorama ayaa Dumiwaayay markaa naaguhu waamasiibo markay ooyaan ragbay iskujabiyaan laakiin Allah wuxii sharwada umada hakaqabto

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 15 днів тому +1

    Safiya maxay ka faaidaysaa inay umada boorama dagan dagaal galiso may Ilaahay ka baqato🤔 iyadu ma dagana wadanka dhibna kasoo gaadhi mayso haduu dagaal dhaco naag soomaliyeed waa shar wada uun.

  • @ganggang1316
    @ganggang1316 15 днів тому

    Naa illaheykabaq godkiyara qabilkugu caawinmaayee

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 15 днів тому

    Waxaad. Oogaa. Taan. Dad. Haaday. Duulmitaan. Isaaqa. AMA. Soomaali. Kaale. Waa. Soo. Deg. Deg. Naabasiigu. Beerayahaan. Dane. Waar. Hooy. Isak. Liaash. Duulmiiga. Dad. Musalmah. Baatahiin. Taanii. Waa. Aaduunayo. Waa. Maanat. Iyo. Beeri. Isaka. Ilaasha. Duulmiiga. Haaday. Yaa. Raabi. Bisiinka

  • @kadrasubagle1974
    @kadrasubagle1974 15 днів тому

    Beentu Kuumafiicna Qof WaynOo muxtam ah Ayaanku moodayay mawaxaanku moodayey Mise Waxaadnoqotay Meeshu makhaayadba Maaha taasi Waxay cadaynasaa Beenta Aad jeebkaagakalasoobaxday

  • @ganggang1316
    @ganggang1316 15 днів тому

    Naag cadowgeedu waa un nåagkale yaahuu

  • @ganggang1316
    @ganggang1316 15 днів тому

    Waxanad hubin hanooshegin

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 15 днів тому

    Subxaana Allah safiya tusmo miyay hoosaysaa Fahima quuje awayn kaa rag fiicantahee gurigeedii iyo maalkeediiba dab baalasudhay weliba hargeysa maahee meeshu waa boorame oo iyadu udhalatay miyanay xaqdaro ahayn mise xaqdarada Isumaba sheegtaan xasbi Allah wanicmal wakiil fiikum kuma dulmiga kuhaya fanaanada

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 13 днів тому

    Abwaanada safiya tudmo qof ma copy garayso wanna ka weyntahahay qof been sheegta waa gabadh soomaaliyeed oo caaqilad a laakin jabhada snm ayaa target ka dhigatay wayna dulmantahay

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 15 днів тому

    Qabyaaladu waa qaranima deenee kor u qaada 😂 wixii isaaqa wax ka sheega waan ceyneyna 😂 islaanti yareed caadi bey usoo xiratey dareyskii qaranka barida😂😂😂

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 15 днів тому +1

    Reer iidoor raga naagahoodu waa isku mid ciil daarood la yiaahdo baad qabtaan daawona ma leh markaa xanuun ku hayey baad soo kashiftey waad dhiman xanuunkaas

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla 15 днів тому +1

      Kkkkkkk midba maalin bay soo wada baxdaa ka yaaca meesha cudur aan daawo lahayn bay wada qabaan kkkkkk

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 15 днів тому

      Waa qabiilka Kaliya Ee Soomaali Saqiiir iyo sagaadhan jir isku caqliga ah ee aan kala harin. Acuudubillaah mina sheeyddaani rajiim. War waxu tayo darnaa.

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 16 днів тому

    Walee waa ruuntaaa😅

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 15 днів тому

    Wixii. Xuunba. Xaawo. Leeh. Haadii. Shiibiri. Jaabaato. Waa. Soomaaliland. Ilahaay. Ka. Yaaba. Waa. Laagu. Weey. Diin. Akhiiro. Bisiinka

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 15 днів тому

      Bal Waxa Gurigeeda, Meheradeedda iyo ayadda loo beegsanayo sheeg? Idooor Dhulbahante unbaa abaalkiina yaqaan saa bahashii kululeed beey idinla Dagalaan. Maxishootaan lakiin waad baqataan.

  • @Xiingalool
    @Xiingalool 16 днів тому +2

    Naagtan waa akteerad bee ta iyo runta metesha,hibo oo lasoo dhaweeyey ayey ka xumaatay

  • @kadrasubagle1974
    @kadrasubagle1974 15 днів тому

    0:38

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 15 днів тому

    Cidilahaydba daalim ama daalimiin baa gubtay?. Waxaan kuu rajaynayaa inay ku gaarto wixii gaaray gabadhaa iyo ninkeeda.

  • @fathiaali-yx8xn
    @fathiaali-yx8xn 16 днів тому +1

    Maxaad adigu gabadha u sidataa haduu ninkeedu leeyahay iyaduna way leedahay Allah ka baq safiya tusmo waa gabadh sharaf leh sheekada ka saar abdi cajuun

  • @fathiaali-yx8xn
    @fathiaali-yx8xn 16 днів тому

    Subhaanallaah maxaa abdi cajuun keenay ukhti title iska hagaaji safiya waa marwo nin qabo

  • @powerwhydoh491
    @powerwhydoh491 15 днів тому

    mashallah well said you are one of the people out there who’s got common sense and knows how to use her brain she’s always lying always lying. Remember what happened Somali four years ago she lied about the guy who she was with that was her boyfriend shame on her now she wants to Lie about Somali land please nobody is listening to you. Go away with your crocodile tears everybody knows who you are even your own people. Have a nice day Auntie.🩷🩷🥰🥰💐💐

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 15 днів тому

      Idoor Oromo supporting another idoor beenaleey ah.