Allaha u naxariisto ciidankeena shihiida janatu fardowsa Allaha ugu bishaareeyo xaq u dirir bay shaayeene,daacishna Allaha jebiho iyaga iyo cida taageersanba
Kenya xasan sheekh waxba kama diidi Karo waayo mar hore Buu qalad adag galay oo jubaland kusaabsan wadanka kenyanà xasan iyo axmed àxmed baa u mihiimsañ waayo dhanika amniga ayuuna axmed Ku mihiimsañ yahay
Allah ha u naxariisto geesiyaalka Puntland.
Allah waxaan uga baryayaa in uu Jannatul Firdowza Al aclaa.
Aaamiin aamiin allow jannaadkaaga ku irsaaq
Ilaaheey ha u naxariisto geesiyaasha ciidanka puntland oo ku geeriyooday dagaalka daacish ilaaheey guul ha idinka siiyo Aamiin
Allaha u naxariisto qabrigoodana allaha u nuuriyo jahiideen aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ilaahay ha unaxariisto aamiin
Waa war naxdinleh
Ma iloobayno geesiyaasha
Manaxyaasha waa in laxaaqo
Yaaku dirsaday dhimashada cidanka ka joog waa digniin
Allaha u naxariisto ciidankeena shihiida janatu fardowsa Allaha ugu bishaareeyo xaq u dirir bay shaayeene,daacishna Allaha jebiho iyaga iyo cida taageersanba
Butland guuuuuul butland guuuuul maansha 🫶💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱☝️☝️☝️☝️
Ader ciidanka iney dhinten maxad u shekeysa
Arimahan laguma dirsan
Putland GUL 💪💪
Daciish baad la shaqeesah o nobuun buun😮😊
Xamse awoodiisa ma isticmaalikaro waayo waa ina Xasan Dhiiqo
Aawaymiinobaar
Afarahas laguuma dirsan. Askarigii dhinta waa mujaahid. Muhiimadu waa in cadowga la iska xoreeyo.
Dofaatkaan madaxa ruxaya Yaa asaga dirsaday warka ciidanka
Xasan.dhiiqo.kenya.muxuukaqaadayaa..qaadka.umbuukajoojinlahaa..kaana.isgaa.lacagfarabadan.kuhaaysta
WAR CIIDAN DAGAALAMAAYA WAA LA OGYAHAY IN QAAR DHIMANKARAAN. PUNTLAND WAX KASTA DIYAAR BAY U TAHAY WAANA AY ISKA XORAYNAYAAN DACASH WAX KASTOO DHACA😊
Allaha unaxariisto qabriga rabi ha unuuriyo marti lajeclyahy rabi haka dhigo waa shihiideen lkn in ladhinto waa lootagay khasaaraha kusoo gaara ma ahan mid in lasheego ay tahy wyo cadowga ayeey utahy dhiira galin inan kudhimano waa loo dagaalamayaa kii inoo ga dhinta waa shihiid daacish waa duul sheeydaan waa duul gaalo firkuleh
Kenya xasan sheekh waxba kama diidi Karo waayo mar hore Buu qalad adag galay oo jubaland kusaabsan wadanka kenyanà xasan iyo axmed àxmed baa u mihiimsañ waayo dhanika amniga ayuuna axmed Ku mihiimsañ yahay
Miinoyin qalab lagu baaro shegaya maleh
EE SAWTA FIQI YIRI WAA BEEN IN AANU WASIIRKA UMA AANU USOO CELIN ARINTA KENYA DARTEED😊
WAR XAMSE NAF IYO AWOOD MALAHA😂. IDINA IN LA ERYO BAAD U SOCOTAAN😂 XAMSE DALKA MA XUKUMO