DEGDEG QARAXII UGU CUSLA AJAANIBTA DAACISH KU DHUFTEEN CIIDANKA PUNTLAND DHIMASHO IYO DHAAWAC,DAGAAL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 171

  • @abdimohamed2345
    @abdimohamed2345 11 днів тому +18

    Rabi ha u naxariisto inta Naga shahiiday lamana ilaawi doono taaladoodana waa la dhigi doonaa deegaankaas ay ku shahiideen guul Ayaan u rajeynayaa xoggeena dalka puntland guuleysta waligiin.

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 11 днів тому +22

    Ciidankeena ku shahiday Ilahay ha unaxaristo Guul PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱🇸🇱⚔️⚔️

  • @snw9257
    @snw9257 11 днів тому +7

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo dhamaan shuhadada geesiyada reer Puntland 😢😢😢😢😢

  • @user-zv6ec8hht
    @user-zv6ec8hht 11 днів тому +6

    Aniga labo wiil oo ila dhashay ayey iga dileen illaahow unaxariiso cadowga puntland kuso duulay illaahow jabi oo dhame yaa rabi aamiin yaa rabi 🤲🏻 😭😭

    • @caraweelo2673
      @caraweelo2673 10 днів тому

      Ilaahay ha uu nariixsto indr mcn I'm so sorry 💔😭

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 11 днів тому +1

    Illaahey hawnaxaristo janatul Fardousana illaahey hakawaraabiyo Amin yaarabi

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 11 днів тому +3

    Ilahow u naxaristo CIIDAMADA Puntland guul gobinimo guleysta Puntland

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 11 днів тому +2

    Ilaahay haunaxaristo dhamaan geesiyaasha, mujaahidinta ciidanka puntland ee kudhintay Amiin Amiin Amiin yaa rabii 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 11 днів тому +3

    Asc
    Alla ha u naxariisto
    Dhamaan intii inaka dhimatay
    Aamin

  • @ZahraSahhra
    @ZahraSahhra 11 днів тому +2

    Guul guul ❤❤❤❤❤🎉

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 11 днів тому +2

    Guuuuuul puntland idankaallaah

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 11 днів тому +3

    Waa kaas waxay dhaleen SNM iyo Usc 35 sano xasuuq xaraash ay ku wadaan shacabka somali weyn ayagoo dhawrkii sanoba marba magac cusub la baxa ❤❤yaa rabi dhulka lagoo mooryaanta dhergin

  • @FadumoCabdullahi-z3p
    @FadumoCabdullahi-z3p 10 днів тому +1

    Alahaha unaxariisto intii dhimatay

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 11 днів тому +2

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajucuun Allah unaxariisto wiilasheenii Halkaas kudhintay Alle Samir Iimaan hanagasiiyo Qabriga Allah uwaasiciyo gaar ahaan waalidiintii dhalay Xaasaskoodi iyo Caruurtoodii
    dhamaan Reer puntland oodhan guuleyso dhamaan ciidamada geesiyaashaa 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MicraajShariif
    @MicraajShariif 11 днів тому +5

    wariyaha Darwiish TV aad iyo aad ayaan wararka aad soo gudbiso u jeclahay ee xaqiiqada ku sugan tan kale ilaahay ha u naxariisto geesiyaasha difaaca Dalkooda iyo dadkooda

    • @MicraajShariif
      @MicraajShariif 11 днів тому +1

      darted u shahiiday argagixisadana ilaahay ha jabiyo insha Allah Daacish waxay noqon doontaa wax la dilay wax nolosha lagu soo qaban doono askarta shihiidayna ilaahay ha u naxariisto

  • @GuessedAbdillahi
    @GuessedAbdillahi 11 днів тому +1

    Puntland guul guul guul waligeed

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 11 днів тому +1

    Ilaahay ha u naxariisto
    Eheladii samir iyo iimaan
    alaha ka siiyo amiin

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 11 днів тому +3

    Waa kaxumahay wiilashaa qaraxa loodhigay ilaahoow unaxariiso aamiin insha alaah waalaga guulaystay cadowgaa inshalaah guul putlan🫡👍🦬🦬🦬🦬🦬🔥🔥🔥💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🫡🐎🐎🐎

  • @SahraAxmad-z2j
    @SahraAxmad-z2j 10 днів тому

    guuuuuuul butlaan❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed 11 днів тому +1

    Alaah haunaxariisto

  • @UBAHNOOR-w4y
    @UBAHNOOR-w4y 11 днів тому +1

    Aamiin yaa Allaah Ilaahayow unaxariiso inti ku shahiiday intakaleha Alle ha ino xifdiyo

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 11 днів тому +10

    Inta ay daacish wadooyinka jeexanayee reer Puntland xagee bey jireen😢😢dadkii dhulkaas lahaa meeye😢😮

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 11 днів тому +1

    RASULKENA CSW WUXUU YIRI KHAWARIIJTU HADAD DISHID IYO HADAY KU DILANBA WAXAD TAHAY AHLU JANNO. SHUHADADAAS ALLAHA U NAXARISTO

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 11 днів тому +1

    Ilaagay hownaxariisto ciidamadii inaga shahiiday. Guul

  • @IimaanCiise
    @IimaanCiise 10 днів тому +1

    Alaha haunaxaristo

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 11 днів тому +2

    Argagixisada daacish iimanka Allah ka qaado maxa ka soo horeyay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 11 днів тому +1

    Dulmi badanaa daacish halkuu dhahdhah leeyahay guul puntland from khaatumo ❤❤❤❤❤

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 днів тому +2

    Allah ha u naxariistu dhamaa inta ku dhimatay.
    Aamin aaminya Rabi❤❤❤

  • @FatumahusseinAbdi-u7k
    @FatumahusseinAbdi-u7k 11 днів тому +2

    Boqr tooyadii lagabeeryiragii aan baqayinee birth calshanaayoow❤❤❤❤❤ guuul

  • @AbdimalikAli-u8g
    @AbdimalikAli-u8g 10 днів тому +1

    Asc

  • @AhmedDhere-v6m
    @AhmedDhere-v6m 11 днів тому +1

    Fadlan inaderow noosoo sheeg,, ilma canbaashe

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 11 днів тому

    Allah ha unaxariisto dhamantoda

  • @GuledDahir-m1f
    @GuledDahir-m1f 11 днів тому

    Sax xili fiican bay ku aaday❤❤❤❤ guuuuuuuuuuul puntland

  • @bintoabdi6229
    @bintoabdi6229 11 днів тому +1

    👍👍💙❤💚🎉🎉🎉

  • @Ali34388
    @Ali34388 11 днів тому

    ilaahay haunaxariisto intii dhimatay Amiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼😢

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 11 днів тому

    Sawirkaas ma CIIDAMADA, ayaa kaqaaday??? TOLOW?(WALLAH) Maanta Waan kanaxay😢Miinada ku qaraxday CIIDAMADA 😢!!waad GUULEYSAN DOONTAAN (in shaa ALLAH)🤲🤲KUWA DHINTEY (ALLAH SWT) hawxariisto(ALLAHUMA AAMEEN)🤲

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 11 днів тому

    Waya guulaya sanayan xaqabay ku dagaalamayan guul iyo gobanimo gacanta Sare iyagaa lehe💪🛫❤️❤️❤️❤️

  • @CabdiSaleban-m5i
    @CabdiSaleban-m5i 10 днів тому

    Ilahow cidamada yada noda🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 11 днів тому

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته

  • @AbdimalikAli-u8g
    @AbdimalikAli-u8g 10 днів тому +1

    Ok

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 11 днів тому

    Allaahu akbar

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 11 днів тому

    Maanshas,Allah waxaad tahay
    Hoggaamiye da,yar oo ku diican in uu u shaqeeyo bulshda punland/ssc/jubbaland/soomaliya
    Waxaan ku rajeynayaa
    Sii wad waanada Daarood ee waxtarka wada jirta daskweenA.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 11 днів тому

    Allah ha u maxariisto wiilasha
    Sharwade illahay haso afgaro.ameen.

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 11 днів тому +2

    Musiiinadaan dhameeya halaga shaydaanka

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 11 днів тому

    Alaaha unaxaristo janatul fardowso allaha ka warabiyo amiin yaa Alaah

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 11 днів тому

    Alle ha unaxariisto dhamaantood Ciidamaada kushahiiday

  • @aminanuur4946
    @aminanuur4946 11 днів тому

    Manshaa alaah guul guul

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 11 днів тому

    Khamiis shaydaan ayaa gashanaa dagaalkii bader marka waa halis shayaadiintu iyo gaaladu yaa rabi cadowga naga qabo oo u gargaar kuwa difaacaya dad diin dal yaa rabi waa halis Maafiyadu ❤❤❤

  • @iiillltt
    @iiillltt 11 днів тому

    Alle ha,unaxariisto dhamaan ciidanka kushihiiday meeshaa ehelkana sabir iyo iimaan eebe hasiiyo dhaawacana alle hacaafiyo 🤲

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 11 днів тому

    Ciidanka miinada lla kacadaya waya shihiiden illaahaya hawa naxariisito yaa rabii🤲🤲🤲🤲🥲

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 11 днів тому

    Wiilasha naga dhintey alle haw naxariisto dhamaantood

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 11 днів тому +1

    إنالله وإنا إليه راجعون إن لله ماأخذ وله ماأعطئ وكل شئ عنده بأجل مسمئ أللهم إغفرلهم وإرحمهم رحمة واسعة يارب العالمين آمين 🤲🍇☂️

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 11 днів тому

    Allaah ha unaxariisto wiilasha waa shihiid allaah qabriga ha uwasiciyo janafardowsa aclaal Allaah ha kawarabiyo amiin yaa rabbiiy

  • @Umo580
    @Umo580 11 днів тому

    LAAXOWLA LAAQUWATA ILAABILAA WAR MAXAY NAGASODOONEN HABAAR HAKUDHOCO GUUL PUNTLAND CIIDANAKA DHITAY ☝️☝️☝️🤲🤲🤲

  • @BasraBashir-g5p
    @BasraBashir-g5p 11 днів тому

    Illahay naxariistii jano haku irsaaqo ciidamadas ku shahiiday

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 11 днів тому +2

    Soo lama oga miinada maxaa loogu ordayaa maa jid labaaray lamariyo ciil nooma qabaan Alaaha naga qabto amiin yaa Alaah puntland guul iyo gobanimo

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 11 днів тому +1

    Waa sulwaalgaab Afghanistan koofiyada. Waa kadab goodii Waa Loo Soo shako Tegay In Dhiiga Soomaalida la Daadiyo 😢😢😢

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح 11 днів тому

    Waa Afghani

  • @DhagacadeGaney71
    @DhagacadeGaney71 11 днів тому +1

    ad iyo ad waa qawaarij yahuud ah kufaar

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x 11 днів тому

    Okay

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 11 днів тому

    Wiilasha miina baarayaal halaga hormariyo fadlan

  • @FoodCade-b2z
    @FoodCade-b2z 11 днів тому

    Mahadsanid

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 11 днів тому

    GUUL GUUL GUUL SSC ❤❤❤

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 11 днів тому

    Waa sheekadiii Abdullah’s yusuf iyo itaxaadka

  • @sudihersi9028
    @sudihersi9028 11 днів тому

    Allaah haidinwada naxariisto.
    Wiilashii kusha hiiday

  • @Umo580
    @Umo580 11 днів тому +2

    HASHEGAN CIIDANKU MESHU ADAYO WAXA DHIHIKARA IN MIINOOYIN LODHIGO

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 11 днів тому

    Inaalillaahi waa Inalilaahi
    Raajicuun ilaahey ha unaxariisto. Cadowga
    Dhagartooda mayree
    Minooyinka qalaba baaro ha laraadiyo. Ciyaalka askarta ah ee gododgka gelyan
    Mina kujirta godadka guba

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 11 днів тому +1

    Allehawnaxariito

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 11 днів тому

    Guul Guul Puntland

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 11 днів тому

    Allaha unaxariistho

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 11 днів тому

    Waa in ciidamo iyo xero ciidamo dhisan laga saneeyo

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 11 днів тому

    Askarti ku shaheday dagaalki maanta ilahay ha u naxaristo

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 11 днів тому

    Oo xagee jireen shacabka iyo dawladu intii wadooyin iyo ceelal laga qodanayey??

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 11 днів тому

    Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo halganku waa muqadis hala tirtiro argagixisada daacaqudhun

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 11 днів тому

    Bari waa waa la mid puntland oo dhan

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 11 днів тому

    Asc, Adeer 35 sano waxaa dhaqaalihiisa urursanayey Maxamuud Saleebaan, Waxaana la gaynayey xamar iyo Niarobi,

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 11 днів тому

    INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN
    PUNTLAND GUUL INSHAA ALAAH
    SIDI MUJRIM AL ASADKI SUURIYA YUHUUD KENSATAY NALALA RABAA LAAKIIN ALAAH KA WEYN

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 11 днів тому

    Allah u naxariisto askarta ku shidiiday argaxiso da

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 11 днів тому

    Puntland waa lagu eegtay daacish
    Way ku keliyeysteen illaahow guulee jeeshkaa shshiidka ah illaahay haw nsxsriisto janadii fardaws slle Haku arsaaqo.

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 11 днів тому

    Ciidankas dhinty WA in
    Xusuus loo sameeyo
    Curuurtooda iyo elhedy
    Katagen lakafalo qaado
    Oo aan sida lagulaawin Insha Allah xusuus Garey mudanyihiin😢

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 11 днів тому

    Sheelada day doofaar doofaar dhalay😢😢😢😢😢😢😢

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 11 днів тому

    Wiilasha baabuurta ha iska dhigaan

  • @naciimomuqtar-qs3xk
    @naciimomuqtar-qs3xk 11 днів тому +1

    rafa habaaran eecadowga ah eemaliibaanayaadha laguliivaanay ina hebelka habaarana wuukudhiman

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 11 днів тому

    Reer Puntland anigu waxaan ahay qurbo Joog wxn arkaa Puntland in aythay maanta meesha aduunka ugu qanisan lkn dadkeedu aysan ogayn barwaaqada dhulkooda kuduugan. Puntland Horta mid waa in aa samaysaan From Boosaaso to Garacad dhulka xeebaha iyo buuralayda waa in aad dagaan kadhigtaan wadooyinna saartaan dhulkaas oo dhana waa in uu noqdo dhul lagu maja baxsado laguna socdo yuusan dhulkaas dib dambe unoqon dhul cidlaa oo bahal galeen ah si aw san saas unoqona waa in aad meelkasta laamina marisaan buuraha korkoodana Hoteelo lagu nasto oo lagu hoydo kasamaysaan! Sida yurub oo kale dadku markay magaalda buuqeeda kadaalan buuraha iyo baadiyaha bay ubaxaan oo 3 iyo 6 maal mood ama lobo asbuuc soojoogan qof halkaas bayna kusoo nafisaan oo dib ugu soo caafimaadan.!

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 11 днів тому

    Musxaana Allah

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 11 днів тому

    Warqadaan waxa qoray daacishta Syria

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 11 днів тому +1

    Ciidamada boqortoyada puntland ee sooma jeeste yaasha ahi ilaahay guusha hasiiyo dhaawacyadii gaadhayna nabarro xaq darro ha uga dhigo oo ha uboogo dhayo inta dhimatayna ilaahay shuhadada haku daro oo jannatul firdawsil aclaa haku wada cazuumo aamiin yaarabbi 🤲🤲🤲👍💯🍇☂️

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 11 днів тому

    Maxaa magaalda wadnaha punland cadawga ku beeray???

  • @SaciidGuul
    @SaciidGuul 11 днів тому

    Waa waxii xasan sheegeegaayey w

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 11 днів тому

    ilaahey hajebiyo
    Cadowga shaqaa kasocotey
    Dawlada butaland ma ogeyn
    Dhulkaas. Laguranayo
    Maxey xukumaan hadiiba
    Daacsh Iyo cadowgu degeen
    Dalka putlandi qeybkamida
    Daacsh Aduunka waa lagaqabty. soomaaliya loosorary in si dalka soomaaliya. Hantidededa logurto

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 11 днів тому

    Aloow u naxariiso ciidamada shahiiday🤔🤔🤔🤔

  • @SakariyemaxamedSakariye-o1h
    @SakariyemaxamedSakariye-o1h 11 днів тому

    Was Ka xumahay ciidamada wax kasoogaray qaraxii manta

  • @FaadumoFaadumo-o1r
    @FaadumoFaadumo-o1r 11 днів тому +1

    Good boy

  • @AtlanticOcean252
    @AtlanticOcean252 11 днів тому +1

    Meesaha bari la aadayo hakasii warbixin

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 11 днів тому

    Subxana Allah

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sudihersi9028
    @sudihersi9028 11 днів тому

    Putland guul iyo gobanimo

  • @wamuajani54
    @wamuajani54 11 днів тому

    dhulkaas iska balaaran ee iska waynaadey waa in magaalo daarood weyne wada dhistoo kulmisa laga dhiso ama Degmooyin laga dhiso oo cusbitaalo iyo schools na loo sameeyo.‼️⚠️🙏

  • @mmh27channel5
    @mmh27channel5 11 днів тому

    Lkn nimanka buurta kasoo degaaya soomaalia dhexdeeda maaha waa Afghanistan 🇦🇫 beenta dhaaf

  • @AbdisalanIsmail-f3b
    @AbdisalanIsmail-f3b 11 днів тому +1

    Daacish waligeed kama tagi doonto gobolka bari .bosaso . Waxa uu leeyahay khayr badan

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 11 днів тому

    War Oramada shacabka halagu fasaxo si ay ucararaan oo uqaxaan