QURUXDA QOYSKA 2 MAXAA NAKALA QABSADAY CAWEYSKA ADNA CHANNE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 582

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  4 роки тому +195

    Quruxda Qoyska 2 waakan chanelkooda saxda ua-cam.com/users/QuruxdaQoyska2

    • @firstnamelastname3691
      @firstnamelastname3691 4 роки тому +2

      Wow adna ❤️💯 funny waye keep going

    • @roodogalmudug
      @roodogalmudug 4 роки тому +2

      Hadaa tahay qof xiiseeyo filimada plz subscribe iisaar wll mcn iguna soo biir plz subscribe iisaara asxaabey ua-cam.com/channels/YtuG7Aq4TnC8pqQPZuTQ1g.html

    • @nuurtoabuukar9845
      @nuurtoabuukar9845 4 роки тому

      Keep going sis duma so qabo qamar binti amiir iyo maxamed

    • @fatumaosman5601
      @fatumaosman5601 4 роки тому

      Mansha alaa horumar wacan

    • @fatumaosman5601
      @fatumaosman5601 4 роки тому

      Walahay baramijkan waan ubogau

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2 4 роки тому +306

    Habeenimo wanaagsan reer adna chanel ❤❤❤🤝🤝

    • @aaminaahmed4233
      @aaminaahmed4233 4 роки тому +5

      Maryama waaa gabadh aaad u qalbi fican masha allh tabarakallah waaa gaari dumar Abdallahi ku fara adeeg masha allh Quruxda qoska2 farxad ku waaaara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲

    • @nuurtoabuukar9845
      @nuurtoabuukar9845 4 роки тому +1

      Wngsno wcn ķeep going

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 роки тому +2

      Quruxda Qoyska2 walal subscribe isaar

    • @sadocabdi7737
      @sadocabdi7737 4 роки тому +1

      Saxaaf cadimaha

    • @fatmachanel2424
      @fatmachanel2424 4 роки тому

      عم يحسدون الناس علي ما اتاهم الله من فضله

  • @boqorkaraabka1874
    @boqorkaraabka1874 4 роки тому +37

    Wllhi Hadiiba Quruxda Qoyska Halkaan Keenteen Waa Idiin Duceeyay Cabdullahi Wuxuu dhahay Hamigeyga ugu weyn waa inaan hooyadey xajka geeyaa masha allah

  • @xafsociisenaaaleye2920
    @xafsociisenaaaleye2920 4 роки тому +73

    2 lamano ugu aqlaqda bdnaa social media yaha adna chanel iyo quruxda qoyska 2 faraxad kuwada nolada

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 роки тому

      Xafso walal Subscribe isaar

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 роки тому

      Xafso ciise naaaleye walal subscribe isaar

    • @shamsoxasan5693
      @shamsoxasan5693 4 роки тому

      Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiin Yaa rabi Abyo Mcnto 👍💜❤👍👍💚💛💚

  • @farxiyoshueb6393
    @farxiyoshueb6393 4 роки тому +66

    Ani waxan codsana in laga dhigo next cimraan iyo barlin boqoroda barakeysan adna iyo saxaf wan idinka codkan in adu so qabatan

  • @nasraabdulkadir2581
    @nasraabdulkadir2581 4 роки тому +17

    Next qamar bint amiir iyo xaajigeda iyo hooyo mcan style iyo xajigeda from Nairobi

  • @fadumokayton
    @fadumokayton 3 роки тому +1

    Masha allah waa barnamij muhiim ah weye abdulahi afkaga cano lagiqabay garab waa idinkagabahanahay hulshada somaliyed waxanba ka amisana yutublayda wawayn xasidiin

  • @kumarsanu5560
    @kumarsanu5560 3 роки тому +5

    Yaa ila arkay saxafi iyo adna mar walba labis is shabaha bey xirtan
    Inta ila aragtay like dhac kusii👍👈

  • @nasteexokhalif3835
    @nasteexokhalif3835 4 роки тому +15

    2015 bisha 6 aad .... ayaan guursadaay Anigaa alxamdulilaah Manta wil 4jiir ayaan heesta alxamdulilaah 🤲 asxaabta qaaliga ah ee ku xiraan Adna chanal 🙏 isoo duceeya in ilaahay owlaad baraakeeysaan isiiyo inshallah oo wilkeeeyga u waheeshaado.🤲 ducaadina waa aqbaal.

    • @nasraabdulahi3216
      @nasraabdulahi3216 4 роки тому +1

      Abaayo alle haku siiyo ilmo bdn wiilkada wll lanoqda abaayo an allaha ha isiiyo 2015 aroos keyga aha ila hada wax ma helin alle kawada sugeyna insha allah

    • @fartunnh6438
      @fartunnh6438 4 роки тому

      Ilahey hku siyo owlad barakesan

    • @fartunnh6438
      @fartunnh6438 4 роки тому

      @@nasraabdulahi3216 ilahey wax qer qaboh hku siyo xbbti o bariya

    • @nasraabdulahi3216
      @nasraabdulahi3216 4 роки тому

      @@fartunnh6438 aamiin yaarapi mcnto thanks

    • @nasracabdi1553
      @nasracabdi1553 4 роки тому

      Allow kusii wehela

  • @fartunmohamed7215
    @fartunmohamed7215 3 роки тому +1

    Abdullhi wa fani wlhi maxa igu dhufane kulaha

  • @hibosadiqchannel
    @hibosadiqchannel 4 роки тому +38

    Ma aqaan qofka comment gayga akhrinaya Lkn
    Hooyada mcn jannada alle hageyo channelka SUBSCRIBE iisara lcn mahne wll qali

  • @ismahammohamoud8123
    @ismahammohamoud8123 4 роки тому +10

    Masha Allah Masha Allah
    Labada qos een ugu jeclahay ad ban idinsalamay ❤️❤️❤️💓🌹😍😍😍👏👏👏👏👏

  • @xamdamaxamed2230
    @xamdamaxamed2230 4 роки тому +19

    Alla beerka qosol iguma hadhin😂😂😂😂 aadbad umahadsantihin Adna and Saxaaf wlhy waa mahadsantihin

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 4 роки тому +3

    Masha allah ilahey ha nii xafido amiin famil qurux badan (Saxaaf Adna) (C/dullaahi iyo Maryan)
    Guul isha allah horey u socoda

  • @Umusalma14
    @Umusalma14 4 роки тому +5

    I love quruxda qoyska 2 waa idin salamay dhamantina ❤❤💝💝

  • @aaminaahmed4233
    @aaminaahmed4233 4 роки тому +18

    Maryama waaa gabadh aaad u qalbi fican masha allh tabarakallah waaa gaari dumar Abdallahi ku fara adeeg masha allh Quruxda qoska2 farxad ku waaaara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 4 роки тому +30

    Mazha allaah ayaan tan Adna channel ka shidan tahay Aad ayaan idin jclhy dhamantiin

  • @mohamedabdiali3241
    @mohamedabdiali3241 4 роки тому +14

    Next cimraan iyo barliin ban wada sugaynaa hadanu nahay dawadayasha codsigaasna no tixgaliya

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 4 роки тому +26

    Ma sh Allah Meshan dad is helay 👏👏👏

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 4 роки тому +15

    Inta sugaysa un la soo qabto amal iyo saki is muji❤

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 4 роки тому +1

    Masha Allah waa barnaamijka aad uquxdabadan sii wada haka caajisina guul wacan 👌👌👌💙💙💙💙🌹🌹🌹

  • @saynabsalax1739
    @saynabsalax1739 4 роки тому +1

    waw dad lasuga yey baa soqabaten Thanks wllkay saxaf iyo oridisa afar dhaan adna cadey Allah haydin xafido dhamantin dad an jeclahay oo kufano ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯

  • @hibolucky5523
    @hibolucky5523 4 роки тому +8

    Fadna&aj nooso qabta adnaay wlal lamanahas jeclahay saaide yaila jecel idinka a🥰

  • @mumtazabdimajid3985
    @mumtazabdimajid3985 4 роки тому +9

    Dadiir shikh & Hodan Abdullahi 🙏so qabta boqortoyo family 🙏

  • @hodanmoalimabdule9568
    @hodanmoalimabdule9568 4 роки тому

    Masha Allah wa barnamis qurux badan abowe abdullhi wa kugu tagersanhay hadalka kadhawajisay wa runta

  • @zahraabdd6365
    @zahraabdd6365 4 роки тому +3

    Ma sha Allaaah 🥳🥳🥳🥳🥳🥳🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹maryan iyo abdalla, Adna iyo saxaaf Allaah ha idin wada barakeeyo

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 роки тому +13

    Jadwal cusub baadlasoo baxdeen addna iyo saxaaf hadba jawiga jira baad la socotaan waaan idin taageeraa war ii cimaamada like

  • @ikramabdallah9285
    @ikramabdallah9285 4 роки тому +5

    Mash aallah family wada qurux badan fikrad fican aad keenteen wlh alle ha idin xafido

    • @naciima_family
      @naciima_family 4 роки тому

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan

  • @zuuzuuofficial1035
    @zuuzuuofficial1035 4 роки тому +6

    laakaha media cimraan iyo baarliin noogu casuuuma♥️

  • @fatimahassan9566
    @fatimahassan9566 4 роки тому +3

    Masha Allah wllshy ADAN iyo Saxaaf
    Lamanah Qarniga farxad ku nolaad

  • @farxiyodiria8807
    @farxiyodiria8807 4 роки тому +1

    Mashaallah cawa waxaa ishelay 2da UA-cam channel ee adka ugu tixanahay 2diinaba aad ban idiin jecelahay quruxda qoys2 iyo adne chennel jiroo joogo

  • @wacanesse5654
    @wacanesse5654 4 роки тому

    Reerkan waa reerka lamanaha ugu qosol badan masha allh alle farxad alle idin siyadiyo

  • @Nasriina564
    @Nasriina564 4 роки тому +9

    Msha allah dadkygii adna io saxaaaf iminkan video gii amiira qurux so dhamysty🥰🥰❤️ iminkana cawayska adna bn bilabanyaa Insha allah

  • @ducaysansidahooyadeed5016
    @ducaysansidahooyadeed5016 4 роки тому +2

    Waaaaw waa labad family eè an ugu jecelahay quruxda qoska2 iyo adna channel waxan idin leeyahay keep going

  • @ashamuna2229
    @ashamuna2229 3 роки тому

    Masha allaah aad ban ujeclahay marmaamuj Kan wuu I farxad galiyaa keep going

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 4 роки тому

    Saxaaf waxaan jacelahay siduu isku kiijiyo raga saas isku shida iyo adnah oo aan ka yareesan labiska masha allah

  • @yacquubisinka2345
    @yacquubisinka2345 4 роки тому +16

    Next poqorka gampiska io gabarey maayo iz muujiya

  • @sundusthesunset2432
    @sundusthesunset2432 4 роки тому +3

    My favorite family’s in the world Keep going Masha Allah

  • @mumtaazmohamed6060
    @mumtaazmohamed6060 4 роки тому +1

    Hayay abdulahi inuu ilma badan inu dhalo o labesto inu rabo inti ila aragtay like sara

  • @zuhairaosmaan2160
    @zuhairaosmaan2160 4 роки тому +17

    Muqaalkan goorme la duubay maryan soo safar ma aadin🤔

  • @nuurtoabuukar9845
    @nuurtoabuukar9845 4 роки тому +31

    Barlin iyo cimaraan laakaha media so qabo

  • @lulofficialchannel4337
    @lulofficialchannel4337 4 роки тому +3

    Maasha Allah hore u soco adna quruxey adiga iyo xaajigag 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘👌👌👌👌👌😘😘👌👌😘😘👌👌👌

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 4 роки тому

    Cabdula waan ku raacsanahay wuxuu Qanacsigii Gacanta ugalay Khaayiniintii Akhira Samaanka

  • @abdinooryunis6752
    @abdinooryunis6752 4 роки тому

    InshaAllh arbatha sosocoto wahankarajeyna nur diin kl iyo atrisho badiyo. InshaAllh

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 4 роки тому +13

    Plzz boqortooyo Family no so qapta next Video Hodan & Daadir💑❤

  • @xamdiimohmamedali7380
    @xamdiimohmamedali7380 4 роки тому +2

    Mnsh my favorite Chanelle
    Waxan jcl lan laha next inad
    Soqabatan rago abdi iyo qali ladan❤️❤️

  • @samarabeautyaction9286
    @samarabeautyaction9286 4 роки тому

    Manshalh Allah haidin sharfo mesha waxa isugu yimid dad mas uul bulshada magac kuleh

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 4 роки тому +2

    Cabdirahman Istey iyo ubax dugsiiya soo qabta plz

  • @sumayohasan6804
    @sumayohasan6804 4 роки тому

    Im supported abdullahi mshll keeping going

  • @pelahsmile8685
    @pelahsmile8685 4 роки тому

    Msha allh waaa rer farxan ah sibo abdulhi waa nin aqli bdn o wax Garda ah

  • @mariadiamond8971
    @mariadiamond8971 4 роки тому +5

    Qofkiii 17aad ayn ahy liketa haila dhaafin wllkey wlshey🥰🥰🥰🥰🥰

  • @malak4651
    @malak4651 3 роки тому +1

    Wlh adna iyo saxaf m.a wlh wan idinku farxa markan idin arko adna ani wan samerey yaqey sida aad saxaf iyo adi istelka is kugu eg thn abay ana iyo ninkeyga mustaq balka i.a sidan cml ayan istelka ugu saxidona hadu ale idmo

  • @Nahida597
    @Nahida597 4 роки тому +1

    Cimraan vs Berlin kusoo xijiya

  • @fartushofficial4567
    @fartushofficial4567 4 роки тому +2

    MshaAllah dad aan wada jeclahy huray usocda

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 4 роки тому +4

    Labada qoys ogu diganaa masha Allah ad nijeclahay👏😍

  • @aishahusseinashkarena6836
    @aishahusseinashkarena6836 4 роки тому +1

    Afar dan Adna iyo muthane mohamed siciid saxaf m.a kuwi Farhad kudameysta nolashotha Allah ithin kayelo ithinjeclahi marwalba❤️

  • @omarabdi4454
    @omarabdi4454 3 роки тому

    Waa idinka diiday__
    Waxaan Ahay khabiir
    Kutaqasusay arimaha fahamka dadka
    __waxaana iimuuqata inaad tihiin dad Raba inay jabiyaan burjiga dadka si ayaga uhelaan burji iyo sharaf________99

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 4 роки тому +3

    Somalia maxamed waxa iga codsi waxa yar ii dhiman ii sara suscribe thank you my dhiigega Somalia

  • @amiiraabdi6562
    @amiiraabdi6562 4 роки тому

    M.a xishood baa laysku dhafay adna waliga zida xajigga u ixtiraam wn ku jclhy abyo thnk you❤❤❤❤💕💖

  • @raxmashariifruun1154
    @raxmashariifruun1154 4 роки тому +1

    Masha Allah my fmly aan jeclahay keep going quruxda qoyska sln sare

  • @susuqali5832
    @susuqali5832 4 роки тому +4

    Masha Allah abaayo adna keep going 💯💯💯💯💯💯💯

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 4 роки тому +1

    Masha Allah waa labada famil ee aan u jeclahy UA-cam familyga

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 4 роки тому +7

    Masha allaah barnamijkaan caadi maha ilaa villa somalia 🇸🇴 ka geysaan yala joojin adna and saxaaf anagane waan idin raaceynaa bilaa diyaarad lama kala haraan🤣💯👍

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل 4 роки тому +8

    Reer maleziya waa leysku daba deyaday barnaamijkaan bismillah 🤔

    • @cawomaxamed814
      @cawomaxamed814 4 роки тому

      Adna waligeedba barnaamijka arbacda way qabanjirty iyadoo Ku casuumi jirty youtuberada malaisa kadib waxay usoo wareegty dalalka kale haday balaadhisay dhibmale wllo cidna kumay dayan

  • @socodwanagchanal6013
    @socodwanagchanal6013 4 роки тому

    mashi allah saxaf cawa war ayaa meel laku saaray cabdala waa nin xigmad badan

  • @khadiijaaxmed6844
    @khadiijaaxmed6844 4 роки тому

    Maryan masha Allah wlhi xijabka wat ku qurux badan thy

  • @dahrandeqsan9566
    @dahrandeqsan9566 4 роки тому +1

    Adna abyo muniro iyo c/rizaq ino ken reer mayrajo plz xbbti next video iyaga inoga dhig

  • @xanaanaxmed6808
    @xanaanaxmed6808 4 роки тому +4

    Abdalla iyo maryan waligee ma arkin lkn caawa qosol ayeeba igu dileen ku waan waaba ku heestaa😍😍😄😄

  • @zaapiriinfashion5957
    @zaapiriinfashion5957 4 роки тому +1

    waxn ugu baaqaya lamanayaasha is jecel ee swrada meherkoda ka hor gala wxn ushegaya mrke dhar isku eg xulanayan adne io saxaaf le ha copy gareyan cos dookhoda wa kal io laap wllhi😍😍

  • @shukrimaxamed6667
    @shukrimaxamed6667 3 роки тому

    Mansha allah lamanayaal an taageero wn idin salamay idinko isku duuban ❤

  • @madinomohamed4731
    @madinomohamed4731 4 роки тому

    Maanshaallaah illaaheey cadowga ama xaasidka idinka qabo

  • @abdirisaaqabdullahi8154
    @abdirisaaqabdullahi8154 4 роки тому +5

    Www Cabdullhi iyo maryan m.a ilhey ha idin xifdiyo wllhi ma isdhehynin

  • @munagaal8529
    @munagaal8529 3 роки тому

    Yaa igu raacsan in u abdulahi u egyahay madaxweyne hassan sheikh

  • @aishacuudeey9659
    @aishacuudeey9659 4 роки тому +5

    Masha allah keep going cabdullahi iyo maryan ❤

  • @aaminoslow4019
    @aaminoslow4019 4 роки тому +1

    Walaya alow masha allah garxadiina ilahay haidiin ziyadiyo anaga na alaha ina siiyo nolol lamaned mahaysto mcn mahaysto ninkeyga wuw idhiwaa .arwalbo wllhi biilka xita malaga helayo xanun iga mafaweyo wuw idiway lin aniga ilahay sawar keyga haigu sooro masha allah ilahah haniin ziyadiyo anna nolol san camal ilahah haisiiyo nin kale marawo keyga ilahay haiso to siyo wllayal isoo duceya inti mustin ah wllahey

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 4 роки тому +6

    Wlhi barnamij kan wanba ka helay saxaf wariyanimada wabo ku oga ye Adna kkkk wariye cadi ay noqotey kkkk✌🏼

  • @leylocabdulle579
    @leylocabdulle579 4 роки тому +1

    Poqradeyda parkeysan Berlin iyo cimraan soo casuum plz

  • @najmacabdi276
    @najmacabdi276 4 роки тому +2

    Shukran hppti mcneey

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 4 роки тому

    maryan. cali. cabdi waa codkar. hadal yaqaan. Maasha allaah

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial8904 4 роки тому

    Barnmjikan wan ka helay 4ta lamaano an qosol igu suxiye wa shadiyo sxbked iyo cabdulaahi iyo sxbtis

  • @nn-gc7hj
    @nn-gc7hj 4 роки тому +1

    adna lonkan wax ka ag dhaw so xira haay masha allah qurux kutahay xbbti ❤❤❤

  • @NoName-uq3vh
    @NoName-uq3vh 4 роки тому +3

    Saxaaf wlhi waa nin aan runta ka gaban geesi keep going 😂

  • @xiinfiniinxiin154
    @xiinfiniinxiin154 3 роки тому

    Cabdale nin weynaa baad tahay labo jeere waa khaldantay kow ilaa 3caruura maryan ka qariso adigoo marya qalbigeeda ilaalinaaya ilmahaaga inaa naag ad kala tagi kartanba lkn ilmahaaga xitaa hadaa intaa dhalinyartahay ka maaranto beri markaa waayeel noqoto mid kuu roonaandona kuwa qarinayso iyo kuwa maryan ugu danbayn ilmahaaga qof dartii ha an kirin

  • @shugrishuushuuxasan1316
    @shugrishuushuuxasan1316 4 роки тому

    Adno codkaga daciif mRkad hdleyso Wan dhereenaa Mr key hadlayane Wan gaabinaya muqaladan wey idhafen malmhn walaca tac bn laahay waxa idhafay muqal o xiso leh 🙏❤️❤️❤️

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 4 роки тому +3

    Mashallah I am happy the family that you Filmed I love them so much and I hope that they get the best in life and you guys as well ❤️❤️❤️❤️

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 3 роки тому

    Masha Allah keep going

  • @dhamalofficial9387
    @dhamalofficial9387 4 роки тому +4

    cimraan iyo baarliin ku soo casuuma

  • @sawdaabdimahamud7201
    @sawdaabdimahamud7201 4 роки тому

    Qosal aa i ga batay.

  • @faadumolamash4818
    @faadumolamash4818 4 роки тому

    masha alaah 2 qosba waa 2bo aantageero masha alaah horay usocda masha alaah

  • @fadumoxamidowcali5684
    @fadumoxamidowcali5684 4 роки тому

    Adna saxaaf rerka kaliya an tagero Labo qof an ka hello dabecDoda dadka Dhan ay jecelyihiin ilahay ha Ini barakeyo

  • @maryamabdi6660
    @maryamabdi6660 4 роки тому +2

    Mohamed, Maryam ❤️
    Abdullahi,adna ❤️

  • @ashaosman493
    @ashaosman493 3 роки тому

    Anagana we want to do coupling naso qabta next Wednesday yakheey

  • @naciima_family
    @naciima_family 4 роки тому +2

    Maasha allaah hormar wacan adna iyo saxaaf

  • @umuasadbaaldahab5673
    @umuasadbaaldahab5673 4 роки тому

    ASC ADNO ILAAHAY KACABSO XIJAAB SOO XERO INSHA ALLAAH QAYR

  • @waverunnerstudio614
    @waverunnerstudio614 4 роки тому +7

    Saxaaf anii iso qaboo waxaan ahaay abahaaa jclkaa 10 years in love...wan hubaaa wan kujafaa

  • @fartundahir5877
    @fartundahir5877 4 роки тому

    Maryan nin aqliyan udhisan ku qabo wlhi nin rageed ah AllE ugu mahad celi dhanka guursadhada naag kale si wngsn aqliyan OO ugu hadlay waxo kalo ka helay sida OO ugu jawabay dhanka siyasada marki la weydinayay ganacsatada Madaxa ka wada gooyn laha uu dhahay meel dheer ka fikiray wadankas dadka ganacsatada oo lala xisabtamin la xakameyn wlhi Somali nabad ka dhaceyn kow ay ka yihin dowlad la anta wadanka ka jiro ganacsatada dad naxo ma ahan wadankoda iyo dalkoda dantoda guud ay ka hor mariyan

  • @Ayusha243
    @Ayusha243 4 роки тому +1

    Adna abaayo soqawo Daadir iyo Hodan aka the boqortoyo family 😍

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 4 роки тому +1

    Saxaaaf iyo kashifaad intee lakala geynaa hore usocda lamaanaheyga❤❤

  • @FarxanTopaz
    @FarxanTopaz 4 роки тому +8

    👉❤Wll ilaahay hakuu aqbalo ( Aamin ) 🤚
    Labadaada waalid ilaahay hakuu caafiyo haday noolyihiin Haday 😭😭Dhinteena ☝️ ilaahay ha
    Unaxariisto ( Aamin )
    Wll subscribers igu caaawi waa iga codsi wll ❤👍👍

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 4 роки тому +1

    Mashallahi Abdullahi