Sida ugu fudud oo losameyo mash mash by Faatma channel

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • instagram:ummajid61
    snapchat:ummaijd61

КОМЕНТАРІ • 386

  • @aminabagajo2673
    @aminabagajo2673 3 роки тому +16

    Alhamdhulillah ya Rabb for Ramadhan 2021.. MAY ALLAH ACCEPT OUR IBADHA

  • @Ary_amatk
    @Ary_amatk 2 роки тому +35

    امي تعبت مني من بداية رمضان اقلها كل يوم تشتري مشمش اليوم قالت مافي سويه لنفسك وشرحك فادني طلع كأني شريته من برا💕

    • @abmendozaa
      @abmendozaa 2 роки тому +3

      سهل ترا

    • @asmahan.1714
      @asmahan.1714 2 роки тому +1

      حفزتني اسوي اول مره اسويه وخايفه 😮‍💨

    • @yolandakhawanbablo3665
      @yolandakhawanbablo3665 Рік тому

      أي والله ياحبيبيتي إتكلمي صومالي احسن ناس ناكره 🤣

    • @Ary_amatk
      @Ary_amatk Рік тому +4

      @@yolandakhawanbablo3665 ناكره وش ياحبي للأسف اهلي ما علموني اكتب صومالي ويكفي اني تركت لها تعليق إيجابي حتى لو اني كاتبته بالهندي انتي شدخلك؟

  • @safaamaxmuud5986
    @safaamaxmuud5986 4 роки тому +11

    Manta Ramadan ah 2020 daawanoyaa waan ka heley meshii sokor ta labo ka dhigtey hal koob kadhiganaa because waan cayilanahay sokora kacabsanaa sida kale thank you 🥰

  • @khadraali3097
    @khadraali3097 5 років тому +9

    Masha Allah queen 👑 quruxey qeer Allah haku siyo wanaga tuntay 😋😋😋😋😋😋

  • @Ladanlifestyle
    @Ladanlifestyle 5 років тому +7

    Masha allh xabbty qurux waaye waana kafaide wlhi la Isma xaqiree

  • @fahiimoshow180
    @fahiimoshow180 5 років тому +5

    masha allah qurux ayaad usameysay gacanta alle hakuu barakeeyo

  • @iftinaan1022
    @iftinaan1022 4 роки тому +18

    allah dadku xasisana inta dawatay iyo subscribed ismalah qofka inta dawatan ha ka tegina please abayo adina hore usoco ha dalin qali

  • @jiijajaalo5359
    @jiijajaalo5359 5 років тому +7

    Thank you my sister 🌹🌹🌹wansameey Masha Allaah waa iitoostay bajiyo iyo bisbaas alagu xunay jesakal Allaah 😘😘😘

  • @sookarienough9290
    @sookarienough9290 5 років тому +11

    Sidaan u jeclahay mash mash & in aanan garaneen sida loo sameeyo. Haataan waxii ka danbeeyo anaaba bartay thanks wll.

  • @filsanisse1852
    @filsanisse1852 5 років тому +3

    Masha allh walaashey anigoo aqaano sida loo sameeyo hadana wankahelay qayaastaada iyo sidoo qurux unaqday masha allh

  • @halimaadan1503
    @halimaadan1503 4 роки тому +6

    Waa sameysty mcnto wllhi adaan uga heley jazaakallahu kheyr abyo❤🙏👸

    • @hodanegal2765
      @hodanegal2765 4 роки тому

      Xbbtii aniga digsigii yuuba kudhagy scml

    • @halimaadan1503
      @halimaadan1503 4 роки тому

      @@hodanegal2765 wax yar saliida zaaid uga yareysey umaleynaa xayti😥

  • @samiyamahamad7744
    @samiyamahamad7744 4 роки тому +3

    Mansha Allah abaayo ani waa isku dayay wuuna iihagaagay Alxmlilah mahadsanid

    • @faatmachannel7717
      @faatmachannel7717  4 роки тому +1

      Mash allah abayo waan ku faraxsanahay cafimad igu cuna ⭐️🌙🥰

    • @samiyamahamad7744
      @samiyamahamad7744 4 роки тому

      @@faatmachannel7717 Abaayo waa mahadsantahay hadii uu hoos ka gaduudto ma loobahna miyaa labada dhinacbo inuu cadaan ka ahaado miyaa iso jawaab abaayo shukran

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 5 років тому +2

    Wow wow inaba cadi aha xabiibtii jzklq. Waxaa. Kaa codsani macaanto wax yaalaha. Nafaqada. Leh Nogu dadaal xabiibtii oo ka mid ah shuribada iyo cabitaanka Nafaqada iyo waxii la mid ah qaaliyeey jzklq.

  • @jiijajaalo5359
    @jiijajaalo5359 5 років тому +5

    Masha Allah Wa inaan xajiga usameyAAA gacanta allaha haku dhaaf walasha

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 5 років тому +4

    MASHA'ALLAH TABARAKA'LLAH!! GACANATA (ALLAH SWT) HAKUU BARAKEEYO. WALAALO.

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 5 років тому +6

    Masha masha la samaanayo ii kow aan arko waa noo faidayesaye thank u sis

  • @salaa6499
    @salaa6499 Рік тому +5

    Ramadaan Mubarak ❤❤❤ 2023😊

  • @qadroumueyman7205
    @qadroumueyman7205 4 роки тому +5

    Masha Allah macaanto ilaaheey qeer haku siyo aamin aamin

  • @KaafiSomali
    @KaafiSomali 4 роки тому +4

    Masha allah wax ban ka faa'iiday fatima
    Manta samey islaha ma aqoonin sida lo sameyo youtubeka ka radiyey videogaga iso baxay m.a
    Jazakallah abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedshill2393
    @ahmedshill2393 3 роки тому

    Asc waku salamaaya walshey illah haku barakeyo hbtii maashaa Allah aniga waa ku najaxay lakiin dar faha ayu iga adkaday inata kale waa okay taslam yadeyki

  • @fatmaomar857
    @fatmaomar857 5 років тому +7

    maa sha allha qaali asxaabta faadumo haas ahay howsha hore u wad hor usocod wacan ku rajeehaa😚😍😍😍😍meel wacan in aad ka gaarto idim allha

  • @teenanaser9594
    @teenanaser9594 2 роки тому

    Waad salaamantahay gabadheydiye noo sameey muffo oo galey iyo bur ah mahadsaned

  • @ikraabdulkadir6384
    @ikraabdulkadir6384 2 роки тому +3

    Mashalah Abaya waa macan wan baroweyey wo inoqday qer although ku siyo

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 2 роки тому

    Masha Allah abyo salida aad malo karkarina mise markay kullataba wan ku shubin karaa

  • @qajo9403
    @qajo9403 5 років тому +7

    I'm new subscriber mashallah waan ka helay ur channel hormar wacan abaayo

  • @asaldhaladadnaloveasaldhal5904
    @asaldhaladadnaloveasaldhal5904 5 років тому +3

    maasha allaah abaayo gacantada alla hakuu bara keeyo Ramadaan kariim

  • @jasmineyuusuf3668
    @jasmineyuusuf3668 5 років тому +6

    Asalamukalikum I sister JaskaAllhu khiren for doing this. Is the flour plain or self raising.

    • @habibahasan5449
      @habibahasan5449 5 років тому

      ASC.walaashay aad iyo aad baad umahadsantahay waan jeclahahay mish mishka lakii waligay ma Aragsiloo sameeyo ,ee maanta lagabilaabo anaaba samaysanaaya .mahadsanid marlabaad .

  • @ummabdalla4105
    @ummabdalla4105 5 років тому +2

    Masha alaah khurux ilaah gacantadah ha kuu dhaafoh ilaah ajar iyo xasanad hakaah siiyo

  • @hibaaqmohamed3664
    @hibaaqmohamed3664 5 років тому +7

    Mashaa allah fadumo has aan kasocdaa

  • @fartuunshaxmed5763
    @fartuunshaxmed5763 5 років тому +3

    Maasha allah gacantaada allah barakeeyo walaashey

  • @abshirabdullahiali9836
    @abshirabdullahiali9836 3 роки тому

    m. a abyo soo badi muqaal Ada cunto karis ka ilhi ajir hakaasiyee wlhi WAn ka hely sabskcabna waan sartey si aan oola socdo keep going

  • @inahassan3683
    @inahassan3683 3 роки тому +2

    Hda 2021 ayan dawanayo idinkana ismujiya 😋

  • @relaxing8348
    @relaxing8348 2 роки тому +1

    Masha allah 😍 thank you 😊 sis

  • @dhowrzansidahooyadeedoffic5546
    @dhowrzansidahooyadeedoffic5546 4 роки тому +21

    202k ayaa daawatay muqaalkan hadana walashen 33k subscribe ayey haysta ma xaqba somaliyey xaasidnimada iska daaya

  • @farxiyocabdirisaaaqcabdull8634
    @farxiyocabdirisaaaqcabdull8634 4 роки тому +1

    Masha allaah waan ka helay wllhi lkn in sha allaah waan is ku dayaaaa in kastoo galabtay aan soo manahay

  • @hodancabdirahman314
    @hodancabdirahman314 Рік тому

    Masha allh xbibiti macanto wan kusalamay qali

  • @qwan9233
    @qwan9233 3 роки тому +3

    تسلم ايدك روعه ..ممكن تعملي طريقة اللحم هوووف

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 Рік тому

    Maasha Allaah Tabaarakallaah ❤, siduu cad Mor oogu yahay aad Ayaan u jeclahay, Abaayo Jasaakallaahu Qair ❤.

  • @sihaammaxed4167
    @sihaammaxed4167 4 роки тому +2

    Salido kulul miyaa lagu shubayaa wll

  • @nafisaosman4214
    @nafisaosman4214 4 роки тому

    Mashaa allaah baarikulaah fiihi walaasheey axsanta jisaa kalaahuma qayr

  • @ubaxqurux4440
    @ubaxqurux4440 6 місяців тому

    Abayo burka ad ka samesay plain flour miya mise raising flour wye iso kala sheg ina sameyoaya raba ❤❤ mash Allah gacanta Allah kama goyo qurux❤

  • @oolsided5682
    @oolsided5682 Рік тому

    Keep going dumaashi naagtey ayaan barayaa isla caawa hurdo majirto ilaa ay kadubto mash mash

  • @hawahassan4841
    @hawahassan4841 2 роки тому +9

    I just made this and it was delicious! Thank you!

  • @kftytrycm5261
    @kftytrycm5261 4 роки тому

    Asc abaayo wxnku weeydiinaa markan qaso mashmashka masugaa saacad ama hore ayan ka duwaa abaayo siy fcn igu soo sheeg adigoo raali ah

  • @qaaliluul8225
    @qaaliluul8225 5 років тому +3

    Mashaa Allah abaayo wn ka helay wana jeclahay lkn mudo ma cunin inshaa Allah wan isku daayaa burka mid walba maka sameysan karaa

    • @faatmachannel7717
      @faatmachannel7717  5 років тому +3

      Abaayo burka mid oo waxa jiro qamir kujiro midkaas haku samenin midka qamir laanta kusameey

  • @halimasheikh3491
    @halimasheikh3491 5 років тому +4

    masha allah qurux lgama shekenkaro.

  • @zaharaharun1904
    @zaharaharun1904 2 роки тому

    Salaama abaayo. Masha'Allah mahadsanid sida aad noola soo share gareeysay. Thanks again abaayo

  • @sadiaaden7741
    @sadiaaden7741 2 роки тому

    Masha allah illaahay ha ku xafido Masha allah barak allah

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE Рік тому

    Too much saliid iyo sokor wa cudur gacantada kusameyso. Balse farsamadada Waaa good sister Allah kuxafido.

  • @ibrahimahmednuur4706
    @ibrahimahmednuur4706 4 роки тому +2

    Mash Mash sii U jeclahay Mansha allah

  • @fadumomohamed8102
    @fadumomohamed8102 5 років тому

    Masha alaah ilaah ha kufudueyo waan noo fsaiideysey Shugran abaayo💝💝💝⏬⏬⏬🍎🍇🍇

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 3 роки тому +1

    Masha allah hore usoco gulyeso

  • @ahmedabdi689
    @ahmedabdi689 5 років тому +5

    Wan ka faidesty cawa brobena waad mhdsnthy 👍🤣

    • @ahmedabdi689
      @ahmedabdi689 5 років тому

      Waan isku dyay lkn wax kle iga naqty wan smen wyy🤣😭

  • @kalifkhalid2004
    @kalifkhalid2004 3 роки тому +2

    Nice content sis I was looking someone to how to do this 🤗🤗🤗🤗🤗

  • @mulkiahmed1979
    @mulkiahmed1979 4 роки тому

    Waligey maanta kuso booqday waxaana ku gartay in aan saxiib kula noqday abaayo waan kusaaray wax walba❣

  • @sarahfarah7935
    @sarahfarah7935 4 роки тому

    Masha Allah abayo waan kaa Friday maanta ramadaan 2020 salhi aad ayaan uga helay wana sameyaya thnaks

  • @furqancisecise9768
    @furqancisecise9768 5 років тому +2

    Masha allah Waa mash mash kii lakasayay

  • @idilmustafe4590
    @idilmustafe4590 5 років тому +5

    Asc wlo ado raliya mash mash maxaa la dhaha inaan isku dayo ayaan rabaa Iga soo jawaab
    Dhamaantiina ramdan karim

  • @caishoxassan3221
    @caishoxassan3221 5 років тому +5

    Samidey ayaa thy ilhay gacan tada haku dhafo

  • @nasteexocrisaaqafgaduud716
    @nasteexocrisaaqafgaduud716 5 років тому +1

    Waka faa ida Insha alah wll hore usoco ina barta isku dayaya si an odeygay mustaqbalka ussmeyo

  • @marianabdulahi6633
    @marianabdulahi6633 5 років тому

    mashallah ee Qamarey mashmashka wala bacdhaba an maqle adigu caadile uqaste wana sisahlan ee bacdhabow majiro miyaa walashey isojawab bal

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 років тому +4

    Thank you 🙏 dearest sister Beautiful jazaakillaahu khayr 👍❤️❤️

  • @maaidosaid7373
    @maaidosaid7373 2 роки тому

    Thanks walaal 2022 ayaan samaysanayaaa si aan ugu afuro.

  • @khaulahsiraj4247
    @khaulahsiraj4247 5 років тому +3

    Masha Allah gabaryey Qatar aatahay

  • @baroenglishwithameeramohamed
    @baroenglishwithameeramohamed 5 років тому +2

    MashaaAllah

  • @shukriahmed6548
    @shukriahmed6548 Рік тому

    Masha alah walaley wa iua walosa masha ala mar lawaadd😍🥰🤗

  • @beelaabuukar7411
    @beelaabuukar7411 4 роки тому

    Asc iiwaran walaashey 3koob bur 2koob sokor miyaa

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 5 років тому +2

    Maasha alah mash mashkiin kaseeni waakan

  • @safiyosayd7958
    @safiyosayd7958 5 років тому +2

    Masha allah mashmash iyo bajiyo a iskufican

  • @effendibuyuk7205
    @effendibuyuk7205 4 роки тому +2

    M.a abaayo waad mahadsantahay

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 років тому +1

    Masha allah tabaarakallah mahadsanid qaalideyda 😍 😍

  • @kadijasalah8771
    @kadijasalah8771 4 роки тому +4

    Masha allaah walasshey

  • @suadabdulrazak4460
    @suadabdulrazak4460 Рік тому

    Thank u abaayo wansameyay mcn waye❤

  • @foosiyomaxamed9505
    @foosiyomaxamed9505 4 роки тому

    Masha allah alow gacmahagakudhowr.aamin

  • @abdirahmanmohamed7610
    @abdirahmanmohamed7610 2 роки тому

    Waa fiicantahay inaad aqoontaaa badiso,, laakiin gacanta ha ku qasin ee qaado ama xurbin ku walaaq•

    • @faatmachannel7717
      @faatmachannel7717  2 роки тому

      Abayo mash mash xurbin mise qaando loma talagalin in luqaso 😂😅😅maba ku tosayo alxmdulilaah anadafa minal iman gacmahegane waa nadif sis

  • @DeqaAli-cw1vd
    @DeqaAli-cw1vd 10 місяців тому

    Can you make it bigger? So I can see if batter? please?

  • @DeqaAli-cw1vd
    @DeqaAli-cw1vd 10 місяців тому

    This i used to eat Ramen time in somalia. How can i make it now?

  • @joylinemakechemu1174
    @joylinemakechemu1174 4 роки тому

    Wow it is. Nice

  • @abdulazizaziz3420
    @abdulazizaziz3420 Рік тому

    I will try thank you sis

  • @momlove5977
    @momlove5977 5 років тому +1

    Cuntada ad aya u taqaanaa laakiin si fiican u gudbi, sida Burka Camerada ku aadi magaca burka si daawadayaasha u arkaan
    Caawi ay iga tahay hayga xumaanin ,am ur Supporter mhdsnd

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 5 років тому +8

    Masha allah habaryar/eedo
    Love you ❤️❤️hooyo laaan ah
    Cunto neh ma aqaano 😭😭
    Bariis iyo baasto bas aqana

    • @faatmachannel7717
      @faatmachannel7717  5 років тому

      Xabiibti waan kaxumahay sorry💔

    • @faatushiskufilan4140
      @faatushiskufilan4140 5 років тому

      Cunto Qatar Ah hal koob bur markaaan rabo see ugu qiyaasaaa sonkorta abaayo isoo jwab

    • @amaalabdal7857
      @amaalabdal7857 5 років тому

      Sorry sidoo kale baby anoo ah baa mamy dhimtay i can feel your pain laakiin internetka daawo waa baran abayo waxkasta internetka ka helin

    • @ahlaamomar1433
      @ahlaamomar1433 4 роки тому

      Fatima Abdullahi Mohamed 🥰🥰🥰

  • @qadramahamud4651
    @qadramahamud4651 4 роки тому

    Masha'allah waan ka helay lakiin abayo murka maxa ku sheegtay ma murka bariiska mise murka caadiga waa mahadsantahay ❤❤❤❤

  • @khadrah6517
    @khadrah6517 4 роки тому +1

    Mashallh wan ka helay wana isku dayaya

  • @shukrikhalif8556
    @shukrikhalif8556 Місяць тому

    Masha Allah beautiful ❤️

  • @zahraabdi1342
    @zahraabdi1342 4 роки тому +1

    Burkan kii qamiirka miyaa mise waa kii caadiga?!

  • @hamdihussein8352
    @hamdihussein8352 3 роки тому

    Masha Allah abaayo maanta kuso booqday waana ku saaray M.a waan ka helay

  • @munomohamed5142
    @munomohamed5142 2 роки тому

    Hadan sameyna Thanks sis

  • @caishoxassan3221
    @caishoxassan3221 5 років тому +3

    Cajeero ito biyanka abayo wax yabaha aad ku darta raba ina ogado kapla joga ina barta rawa Icaawi pls

  • @abdulkadirmohamed9201
    @abdulkadirmohamed9201 2 роки тому

    Asc wr WB Ramadan Mubarak my sister mahadsanid

  • @foosfaarah956
    @foosfaarah956 5 років тому

    Yaqey ani weey iga atkata marwalibo 3 mar ayaan samey weey iga atkaneysaa

  • @samiraabdi4573
    @samiraabdi4573 4 роки тому

    Masha allah xabibti ilahay gacantata hakubarakeyo aamiin yarabi

  • @AbdiqaadirSalax
    @AbdiqaadirSalax Місяць тому

    Asc walaa shey waan kusalaamey marka hore suaal ayaan kuwey diineyyaa mash mash ka wuu iga soo katuutaa iima fisimo maxaa qalda mclimadeyda iso sheg

  • @saidaali412
    @saidaali412 5 років тому +4

    Thank you sister

  • @shamsoahmed628
    @shamsoahmed628 3 роки тому

    Masha allaah waa fahma xabiibti

  • @osmanmohamedahmed3717
    @osmanmohamedahmed3717 Рік тому

    Wcs maash alaaah bilcaafiyah

  • @sitsuhuur9169
    @sitsuhuur9169 4 місяці тому

    Mashaa allaah xilwa❤

  • @nejmaomar6752
    @nejmaomar6752 2 роки тому

    Who is watching Ramadan 2022❤️

  • @hanaaniitahanaaniita3247
    @hanaaniitahanaaniita3247 4 роки тому

    Xubi shukran mnta iga hesaabi wllhi

  • @Hijabnaturalsom
    @Hijabnaturalsom 5 років тому +2

    Masha Allaah macan 😘👌🏽shukaran

  • @khayro384
    @khayro384 2 роки тому

    Subaxanalah waxay waxaso sonkor ah wll