Ala macalin sanaa oo talent sanaa mashalaah walahay qalbigayga inay kujirtay ba lamooda somali waqooyi ban ahoo ma arag meel macmacaankan lagu sameeyo waxan ku ducaysan jiray qof walaalka somali ah oo koonfur kayimi oo kubara halmar deris Lanoqo mashalaah hadana si hawl yar oo aan samaynsan Karo shugri igaso dhistay mahaysanid wlshy
Abaayo shukri waan kusalaamayaa marka hore waxaana kamid ahay ardayad kugu xiran waxa aan ku weydiinayaa birta ama makiinada doonata 12godka ah oo koratada lagu isticmaalo sideekuhelikaraa waxan jooga mugdisho waxa aan rajeyanayaa in aad iisojawabidontid insha aĺlh
hooyo mcn walige mashmash bariis cade laga samenayo waligey ma arkin noo soo duum bal aan aragne mashmash iyo macsharo hal wax leen u kasa aniga ee no baaiidey bal adigana
Nimco Ali xbbti bariiska waa la shiida labo ayeey kala yihiin hadaa jeceshahay inaad ogaatid chanal ka xawaash Ku qoran booqo Ku qor macsharo waad arke aniga sidan u aqaan len sheegaye xumaan igama ahan
Wlh gabadhan caadi mahan waanba kahelay sey u taqano shraxada anigaba bartay sida loosameyo mc sharada beri ayan samey sn hadu ala idmo abaayo mcn inte jookta adiga
liandhii8 kkkkkkkk aniga mar ku fashilmey adiga na is ilaali adeeg ayu iga noqdey sokorta inaan ku badiiyey aya moodey waliba naag edadey ah aya iga codsatey wana ku fashilmey ruuntii
ام اميرة kkkk masha allah aniga wan kuguleystay wlh lakin xaaska way iga cuni weysay wayo macanka dhan ayaa kahor yimid sidey xamilo unoqotay lakin dariska ayaa beerka ugu dhacay iyo aniga 😋😋😋
Inta ramadhanka 2024 firsaneyso like saar😊😊🎉❤
😂😂😂😂aniga
same 😂
Same wllhi 2016 laso dhigay 2024. Isogary😂
@@FadowsoAhmed2016 dad wax kariyo mana aheen hada sameynena😂😂
Aniga hadaan dawanoya inta ila mida like nosara waa ku salaaamay mamo shukri❤
Best teacher shukri ❤
Thanks mamo wlhi wax ficanbad umada u haysa ilahay haka abaal mariyo wan isku dayay wanaay ii hagagay alx 🤲😍😘 I love mamo quruxey😘
sida loo cuno waa layaqana barashadiisa in labarto waa muhiim thanks sis
Ala macalin sanaa oo talent sanaa mashalaah walahay qalbigayga inay kujirtay ba lamooda somali waqooyi ban ahoo ma arag meel macmacaankan lagu sameeyo waxan ku ducaysan jiray qof walaalka somali ah oo koonfur kayimi oo kubara halmar deris Lanoqo mashalaah hadana si hawl yar oo aan samaynsan Karo shugri igaso dhistay mahaysanid wlshy
Maasha Allaah
sidaan u jeclahay mash mash thanks shukri walaasheey mcn allaha kuu barakeeyo xoogaaga
Hhh 3 whites ki layska ilalin jirey ba laysku darayaba😅 war somaliyey nafehena necbina khushiye mahadsanid mamo ❤
Bayo wamahd santhy mashaa allaah cantada aad karinay sid❤❤mashaa allaah ❤cayumanaaska❤
Mashaallah tabarakallah shalay ban san ookale usameeyay wan kahelnay Mahadsanid abaayo
Ascww Macaanto Waan ku Salamey
Macsharda si lo qaso E tus
Masha Masha Waan Arkey
Kheyr badan Allah ha ku Siiyo
Inshallah
Aniga mantn dawnya m.a gacnta Allah ku barkeyo habo🤍
ani taxaa
My favorite teacher 💞💗🥀🥰🔐🌍🔐🥀👑💝
Masha Allah ❤
i really this thing i wish u are my mom maalin kasto aa II karan lahayd thanks
Muhamed Ali 😂😂😂😂
me too
maasha allaah allaha kubarakeeyo qamar waxaan filaayaa aadaanka markaan maqley inaad wadamada carabta joogtid aad baan ujeclahay mar inaan dalxiis ku imaado jazaakllaah xabiibti
Maash allah ❤❤❤❤washey shukri masalo
HORE USOCO KEEP GOING ALLAAHA HA KUXAFIDO ❤🙏
😢😭 Sidaan wa sameeyay lkn wu xumaaday oo birti ayuuba kudhagay kadip malax ayan kadhigtay isagi dhan
ibrahim abukar Mohamed
Hhh Gabar Kuu dubto Raadi
ibrahim abukar Mohamed sori walal walaheli insha alaahh
ibrahim abukar Mohamed ani i imow anile ku samynayee
ibrahim abukar Mohamed adig i wac kaliy ani ga imanaye hhhh wadanki ayam joga
ibrahim abukar Mohamed macna somaliya ayan jooga u welcom bro any time ok
Masha Allah. anigane sooraan rabaa alaabta.kenya.lagacuno iyo cagaarkeda..ugaali lee igadheh.😄❤❤
marwaliba waa nodadaashaa wax fiican aan kafa idnaa quruxey
wa marki igu horese an arko
Macsharada adan ugu helay msh allh samidey shukri ilahey cimrigaga hadhereyo ramaadan kariim wax walbe wanaga dhistay msh allh
mash allah alla maxan mash mash jeclahay markan isku suubto macsharada iyo sanbuuska aduunka meel an la qiysi karin ayad ka tage 😊😊😊😊
kkkkk
Shukri masala waan sameeyey wuuna ii hagaagay mahadsanid qaali
abaayo canjeelada iyo mashmashka yaa jilecsan markii laqasaayo
Abaayo shukri waan kusalaamayaa marka hore waxaana kamid ahay ardayad kugu xiran waxa aan ku weydiinayaa birta ama makiinada doonata 12godka ah oo koratada lagu isticmaalo sideekuhelikaraa waxan jooga mugdisho waxa aan rajeyanayaa in aad iisojawabidontid insha aĺlh
Alxmdlhi hooyadey qayr allaha siiyo sida waxyabahan dhan loogu dhex dhex baxay i bartay ababalah mel walba waban kaga shaqeystaa inta aqoonin isku taxluujiya ma aqan meel isku dhiga
***** abaayo diyaar ilasoo xiriir wixi cuno ah wanka caawinaya sharafey facebk iguso darso sharafey Bintu Hussein
Jihaan Hussain Anna makugu so darsadaa
axmed cabdi soo dhawoow wllkey
Jihaan Hussain xabiibti xage jogta hadan iskumeljogna ina waxataqana kabarta jclhy hada ii ogolato iso jwb xabiibti
Inta daawaneysa 2020 like ii saar
Aniga macsarada sokortaa Ku jclahay lkn saliidaas waa waxan Ku nacay markaa cunaayo wxn u ma juujiy sida dharka anoo saliida ka cararaa
Mhdsanid shukri abaayo😘😘❤
Kheyr ilaahey haku siiiyo shugri
Waa ramadanki 3 xad an firsayo macsharadan saa u duwo waba ilowa😅
Masha allh Abaayo allh haku xifdiyo ukun malagu darikaraaa
Macsharada na tus
Sida lo qaso Macaanto ❤
masha allah abayo iskada sokortaa caad wayo kiliyaha ayey dadka kudufata
jiiinoooleeey ina abayo somali iidale la isticmalahe maxansameyna marka
mashaaa allh wlhi wax badn ayaa ka faaidy ale haku jiseyo habo mcn.shushu
Asc abaayo waxaan rabaa sida labaniyad losameyo plz
Asante sana swty nime shukuru sana na elewa Somali lkin ayada maku hdli taqano rali ka noqo channelkaga wee racda aya I love u dada
Asc xabiibiti Waan ku salam waxan ka rajey in isoo dhowoso Yutuber cusub aan ah
Maasha allah abyo alle ha ku xifdiyo
Thanks for teaching us
M.a ad iyo ad waan ka helaya
asalaama caleykum wr wb walaashey jazaa kallaahu qeyran waxaan ahay gabadhii mash mashka kaasoo dalbatay dalabkeyga waa ka soo jawaabtay waa ku farxay adiganna allaha kaa abaalmariyo, burkaan waa runtaa too much oil waaye yaraanteyda ayaan markaan somalia joogay jeclaa ,hadda qurbaha ayaan ku daahay holland ayaan joogaa saliida waa laga cabsadaa waa tijaabinaa insha allaah markaan saliida arkay waa naxay saliidaa looga cararaa walaashey mahadsanid,,,,,,,,
Sokorta guduudan baa lagu tala galay qaali😊
Shukri bishan lee ku bartey waaba ka dhargi la ahay Mansha Allah
Tnx mcnt gacanta alle kama goyo horay usoco hormar wcn hoyadey samided 💋💋💋💋💋💋💋💋💋😘😘😘😘😘mcnt gadowgada cagta kahos aniga hada ayaan kugu sobiray 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀🥀mad isodhawen 🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️
abyo mcn mash mash iyo macsharo labo ayeey kala yihiin macsharada bariiska cad ayaa laga sameeyaa qald ha ii fahmin mcnto jazakallah
hooyo mcn walige mashmash bariis cade laga samenayo waligey ma arkin noo soo duum bal aan aragne mashmash iyo macsharo hal wax leen u kasa aniga ee no baaiidey bal adigana
Nimco Ali xbbti bariiska waa la shiida labo ayeey kala yihiin hadaa jeceshahay inaad ogaatid chanal ka xawaash Ku qoran booqo Ku qor macsharo waad arke aniga sidan u aqaan len sheegaye xumaan igama ahan
+hooyo mcn
habibtii mashmash iyo macsharo wa labo kaladuwan ee iskumid maahan inshaallah macsharo wa cake bariis lagasameye
qorane maryam waa runtaa qali sidaa sheegtay waye shugran ukhtii qaliyah
hooyo mcn Adiga Yaa tahay
Habo Shukri dabka numberka lugu daraanaa (ha oh skuri what is the heat level when frying the macsharo?)
ukun malugu dari karaa waxaan rabaa asoo ukunleh inaan tijaabiyo 😍😍
Mash Allah shukri quruxey waad mahad san tahay e sawayad Noso kalii xabibti
abaayo mcn ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay shukri cadey wax badan ayaad noo faa ideysay sharafey ajir iyo xasanaad allaha kaa siiyo
Asc walashay shugri waan ku salamay wllo macanto walalo canihii huruuda aadku karisay gabadha uurkale ma cabi kartaa qali
Nimco Isaxaq haa abaayo huurud waa cafimad wax uma dhimeso dumarka uurka xataa wey cafi karta iyada iyo caano daawo waye dumarka u wacan asc
abaayo cunto ama macmacaan noosoogali aan lagu darin caano & UKUN plzzzz👍👍👍👏👏👏❤❤
Maraq digaag.. noo Sharan sida ugu fudud
masha allah jizaaka laahu qeer yaa uqti samideey
abaayo macaanto aniga been kuuma sheegayi aniga waankugu daysady aad baad umahadsanthy sida wacan aad noo dhiira galisay
mansha allah abayo illahey ajar haku siyo walahi wali qof cunto sogaliyy an sida adiga kufahmy an ufahmy majiro mahadsanid
Masha allaah
Carfisada maxaawaaye abayo
Vailla extract
Waa isku dayay masha allah wuu isoo baxay si dii larabay
maasha alh xbt aadaa umahadsan thy sida aad noogu faaideysid marwalba jazaakaalh mcn
Maasha alh gabadhaan waxa ku jeclhy sifican ee wax kuu fahansiineesaa
carfisada qofkaan heesan heel ayuu u isticmali karaa.heelka qolafta kareb tun ama shiid wax yar kudar caraftaas yar Lee laga rabaa
qari zern.
Hani abdllahi Mohammed
Hani abdllahi Mohammed 😍😘😗😥😣😇🙂😶😋😙😙😍😋😊😍😣😶👵💋❤💖💗💞💟💝💟❣💌💚💙💓💛💜👗👖👙👚👟🛍👢👠👡🎩🎓💎💄
Nahia Nahia u
Hani abdllahi Mohammed
maasha'allah abaayo waa dadaalee laakiin gacanta wax ha ku qasin ee istimaal qaado ama goloofis gasho waxaa lagaa fiirsanaa aduunka
Asc asxabta ilaah dartiisa like shere subscriber hala isaaro
shugran ukhtii cabirku waa muhiim channal badan waxan kunacay wax aan qiyaas lahayn
mash allh wan nursahy saxbi
Runtaa waaye
Rahma Mohamud
asc macanto waxan rabay sida lo sameyo macsharo ina no gelsid
Shukran xabiibti horo usoco
Wlh gabadhan caadi mahan waanba kahelay sey u taqano shraxada anigaba bartay sida loosameyo mc sharada beri ayan samey sn hadu ala idmo abaayo mcn inte jookta adiga
maasha alah shukri cadey gacmahada alaha ku desto
mhsnis wllo mash masha Aas soo banshigty thnkyou
Shukri masala isoo booqo wll
mash allah🌹🌹🌹😍tutuleeti hadaa awoodo
Sasn wan yeley maxa uwii iga xalawey
udgoon ßintu Salaad dul dulenin adiga na bar
Asc ukun iyo Qmir malagu daraa?
Wllo mcn waxan ku buurto ayan rabaa ma soo galisid wllshy
asc abaayo macaN thnaks carfiso maxaa waaye
Koley maanta waan qastay oo xahiyada ayan barayaa ilahayow haifashilin isoo duceye aqiyarey😊😁
liandhii8 kkkkkkkk aniga mar ku fashilmey adiga na is ilaali adeeg ayu iga noqdey sokorta inaan ku badiiyey aya moodey waliba naag edadey ah aya iga codsatey wana ku fashilmey ruuntii
ام اميرة kkkk masha allah aniga wan kuguleystay wlh lakin xaaska way iga cuni weysay wayo macanka dhan ayaa kahor yimid sidey xamilo unoqotay lakin dariska ayaa beerka ugu dhacay iyo aniga 😋😋😋
@@اماميرة-ض2غ M.a
Abaayo shukri waxaan kaacodsanaa cabitaan
cafwan xabiibti qamar ayaan magacaaga kuqorey shukri gadaal ayaan ka arkey
Hada samey sana🥺🤤🤤
Ani xitaa waan dubtay
masha allah waan ku guuleystay sameynteeda mahdsnd abyo
asc abayo rotiga mrakaad rabto inad murjiko kusamesato see ugu sameynee?
جزاك الله خيرا
shukri paaYo hdan ku weydiyo lama gadiyo miya dhanka kale loma rogo miya izhg
Mash allh 🎉🎉🎉🎉🎉
asc walaashey jiizakaalaah abaayo maa i sameynkaara amaa itus siida lo saameyo naac naac luwaani
Asc abaayo kac kacana soo gali
carfiso maxaa kawadA😅😅
Abaayo ani waan sameeyay lkn waan keeni waayay waxan kubadalayba jabaati hada iyo koow shaqo bilow ah
mashAllah sister 💕💕🌹🌹
Mahadsanid mclin shugri waa no dadaashaay mahadsanid 🙏👍🥰
masha allah abayo sare wan kahelay mash mashka mahadsanid
0707723198
mashallah qurux da uu ka batahay , lkn burka wa now ceey bur sanbuuska miyaa abyo ?
saliida maku yar mise anaa umaleeyo mise waaloogu tala galay
Mashha allah
Abaayo ukun ma lagu dari karaaa or no?
sida aan macsharo u jeclahay. ayaa waxa laygu naaneesay maxamed MACSHARO.
deeq kan macsharo maha waa mash mash macsharo run Ah hadaad rdabto xawaash,com ka fiirso
deeq hhhhh
Mryn Hj macsharo iyo mac mac waa isku mid hhhhhh
abayo masheta maloshigikaraa
@@mrynhj8750 runtaada waaye abaayo anagaa reer marko ah aadna u cuna was mashmach ma ahan macashato
masha allh habo Allah ku xifdiyo
Mash Allah xababti ayaant Wanbo ka maqnaa igadawo geya
Wllo sonkorta badelkeed malab ma isticmaali karaa
abyo taas lee iga dhimmn iiga soo jwb kabcdi woo iihagaagaa sida adiga usameysy hadii an u sameyo abyo mcnto kheyr allha ku siiiyo xpiiptii
Mahadsanid shukri masalla xbbti