Garxajis Ma Xadhiga baa lagu wadhay? Madaxtooyadu Markay u soo dhowaataba maxaa kiciya Duufanada🤣👇

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • #tooshkasiyaasada #Doorashada #Madaxtooyada #somaliland

КОМЕНТАРІ • 62

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Рік тому +4

    that's true 👍 💯 isaaq ama idoor cabsi cabsi weeye acuudu qabiilku markii la caqliyeysto dorasho hadu noqon laha wa la isaaqobi laha 😎

  • @abdirisakhassan2783
    @abdirisakhassan2783 Рік тому +3

    KKKKK MARKAAN MADAX TOOYADA KAHADLO BEY HABARYONIS KA HADASHAA GEELA CIDAGALE AQALKA INU KU DHAWYAHEY BAN KA FAHMEY😅😅😅😅

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Рік тому

    Kkkkk garxajisoow waad naga qosliseen 👍👍👍👍👍 from galmudug stete of somalia we 💕 ve you

  • @musecabdi1036
    @musecabdi1036 Рік тому +2

    Cadceed qalijaana ma hayno
    Shuux ayuunbaa da ayee

  • @massmass8300
    @massmass8300 Рік тому +2

    anaga io garxejisba waxbaa na
    wadhay lo dii dhaboolaq
    ayaa na leefday😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Рік тому +1

    Asc wall xadhiga Allah haydinka dejiyo kkkkk

  • @abdirashidosman4591
    @abdirashidosman4591 Рік тому +3

    kkkkkk aniga ku dhagaysanaya

    • @caliaxmed8096
      @caliaxmed8096 Рік тому +1

      Kulaha garxajis Markii aqalka wayn u muuqdaba kuwaa buste wayn ku waranayaa

  • @libanhusseinabdi5934
    @libanhusseinabdi5934 Рік тому

    Kkk

  • @musecabdi1036
    @musecabdi1036 Рік тому +1

    Kkkkkk

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Рік тому +1

    Hhhhh

  • @user-zd9vh6hh3s
    @user-zd9vh6hh3s 7 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @axmadmaxamad4526
    @axmadmaxamad4526 Рік тому

    GARXAA.JISKA.YAWAdhay.kkkkk.kjk

  • @dawand6946
    @dawand6946 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kkkkk

  • @mahamoudaadan9017
    @mahamoudaadan9017 Рік тому +1

    Kkkkkkkkk

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому +1

    ADIGU WAXAAD IS LEEDAHAY CID KA QOSLI LAAKIIN WALAAHI SOMALILAND WEY OGYIHIIN WAXA AA TIHIIN MEEL KASTA HABARYOONIS SOMALILAND WAXAY KU TAHAY CADOW HADANA WAXAY RABAAN IN AY NA XUKUMAAN MIYAANU WAALAN NAHAY WALAAHI BAY KAA TAHAY

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 Рік тому

      Adigu baqdin aadka qabto habar yoonis inaad aakhirka udhimanayso baan umaleen jilicsaneey

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il Рік тому

      Dhedigiiyow waa kolkii buule afbalaadh lagaa xoreeyay 😂😂😂😂😂😂

    • @bilana289
      @bilana289 Рік тому

      @@ahmetakram1488
      😂 waxaan ka yaabaya I’m ay baqe dartiis diinta uga baxaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    Ee Reer Somaliland unba idiinhaya samra

  • @mohusein3658
    @mohusein3658 Рік тому +1

    Ya ina wadhay😅😅

    • @alinoorali905
      @alinoorali905 Рік тому +1

      Habar jeco iyo Awal.😂😂😂😂😊

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Рік тому

    GARXAAJISKA

  • @muusexasan8229
    @muusexasan8229 Рік тому +1

    Aslc kkkkkkkkkkkkkkkk
    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Рік тому

    Xamarbaa idinwadhee wax iskawYdiiya

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Рік тому

    ADEER BAL ISKUDAY INUU AWR TEENDHO GALO, WAA DHIB WAANAY KU ADIGTAHAY AWR TEENDHOGALO,

  • @hodancilmi5944
    @hodancilmi5944 Рік тому +1

    Kkkk

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 Рік тому

    Reeraha wadhitaanka ku dheereeya waalla garanyaa😂

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad Рік тому

    Kkkkk g36 oo shakigii ugu weyna ee ugu halisaysnaa ku dhacay, ina bahalkiiyow caawa waad soo dhigtaye

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      Ilayn doqon waa doqon cabdilaahi m cawad garxajis mooyaaneh reer isaaqa oo sidaa isu dacaayadiya malihidin oo run ayaad moodaysaan dacaayada laakiin anaku kalsooni ayaa ilahayna siiyay oo waa is dacayadinaynaayeh run ha moodin,adigu waxaan u malaynayaa qolyaha aan is dacaayadinkarin ayaad tahay, qofka is dacaayadiya maba shakiyo laakiin kaan is dacaayadin karin ayaa shaki qaba,

    • @cabdilaahimcawad
      @cabdilaahimcawad Рік тому

      @@saynabSr mahad sanid inader g36 igama xigtide ina bahalkina kaftanbu ku hadlaa aniguna waan kaftamaya uune caabi ma jirto, ♥

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      ​@@cabdilaahimcawad waan kaa xigaa laakiin kaama foga kaftankuna waa caadi aniguna waxaan ku daray gurigaa moorgan ku jirijiray madaxweyne garxajis ahi gelimaayo hadaan la bedelin, oo meelkale madaxtooyada laga dhisin

    • @cabdilaahimcawad
      @cabdilaahimcawad Рік тому

      @@saynabSr kkkkk calashan ma wadhistaas (sixir) ayad amin San tahay, dee waxba ma leh markaynu ku guulaysano cali siciid ayaa sixirka quraan iyo duco ku akhriyi oo ka saari doona siday ila tahay markaynu ku guulaysano intan m/weynu gelin ka hor kk

  • @axmadmaxamad4526
    @axmadmaxamad4526 Рік тому

    Kkkkkkkjkkk

  • @abdinasirahmedfaarax2274
    @abdinasirahmedfaarax2274 Рік тому

    Ducadii oromka mid aan ahayn soodaa sxb xaga carabta

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Рік тому +1

    Hhhhhhhhhh

  • @ismacilyusuf2038
    @ismacilyusuf2038 Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Рік тому

    Xadhiga nagasoo roga😂😂😂😂😂😂

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Рік тому

    Kkkkkkkkkkk

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Рік тому

    Garxajis waa galayaaa aqlkq wan waayo iyaagunba dalka samatasaraya insha allaah🙏

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      Waa iska kaftanaynaayeh uma baahnin aqalka moorgan deganaan jiray ilaa la badalana gelimayno, xaga dalka samatasaarkana samatasaarkii hore ayaanu eednay mid danbana shaqadayada ma aha

    • @ifrahjama2840
      @ifrahjama2840 Рік тому

      @@saynabSr hhhhhhhh aqlka ween

    • @saynabSr
      @saynabSr Рік тому

      ​@Ifrah Jama ma gelayno ilaa la bedelo waayo ma xeradii nalooga soo tashan jiray ayaanu dhex fadhiisanaynaa, markii ugu horaysay eenu galnay ayaanu ku cadanyoonay, ama kaneeco na qanqaniintey deedna waanu ka yaacnay

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Рік тому

      @@saynabSr Horta Ma Galaysaaba ka horeysa aduu basn isku camirayee

    • @bilana289
      @bilana289 Рік тому

      @@yaasir1936
      Adiga aqalka ma hooyada baa leh

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @riyaaqmohammed8530
    @riyaaqmohammed8530 Рік тому

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @maxamedcabdiciise9602
    @maxamedcabdiciise9602 Рік тому

    Kkkk kkkkk kkkkk kk kk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad Рік тому

    Xadhigaynu ku wadhanahay miyaa fahabteen wuxu ina bahalkii ka wado , wuxu leeyahay waa layna sixray kkkkk belo ku ciyaadhay ina bahalkiiyoow naga daa een wadhyow hoos geliska

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому +1

    ISAAQEE DEE ADEER WAX ISAAQ LA YIDHAAHDO MA JIRTO EE KU SOCO CADAAWADA QARANKA SOMALILAND AAD U HEYSAAN

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 Місяць тому

    Hadanu Arab nahay walle naga tahay idin manu wadhin garxajisoow

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    Dawlad aan jirin ayey kuwaasheen

  • @fathumomohamoud2942
    @fathumomohamoud2942 Рік тому

    Gujhobc😂😂😂😂

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad Рік тому

    Hhhh ina bahalkiyow ducada aanad toljecliyo ayuub iska daayoo aanad xata cali siciid aanad u yeedhin tolow mala aqbalaya kkkk

  • @saynabSr
    @saynabSr Рік тому

    Waar aqalkii moorgan deganaan jiray ilaa la bedelo gelimayno hadaynu garxajis nahay, waayo waa ceeb qolyaha yaryar ee jeegaanta iyo bahda isu urursada sidaa bah habar xabuusho hayskaga meeraysteen aqalkii moorgan ku jiri jiray laakiin garxajis ma geyo inuu aqalkaa galo ilaa la bedelo,,

    • @user-sh1co3tx4e
      @user-sh1co3tx4e Рік тому

      Xishood

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому

      Morgan horta guriga ma lahaa hoyadii lacagta lagu dhisey maay laheyn ciida lagu dhisey muu laheyn waa cashurtii laga qaadey Hargeisa waa guri dawaldeed ooasakrtii dalwad a isku sheegety dhistey
      mid akale Morgan lama yidhaa waa abdi bileHabeenkii snm soo gashey meshu jogey gurigisi diric buu xishey io keeshali diyaa bu ka raacey Hargeusa waa nin ceebeysan waxey aheyn in jogo Hargeisa oo ka dagalamo awalba shacbku laayn jirey nin ciidana iskam calin karo

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Рік тому

    Geela Qool cadey

  • @fadxxiiid1185
    @fadxxiiid1185 Рік тому

    Waar waxpa idinmaanu wadhine lacagta doorasharda soo diyaariya qarankii bas🚎🚎buu noqdee😂😂😂

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Рік тому +1

    that's true 👍 💯 isaaq ama idoor cabsi cabsi weeye acuudu qabiilku markii la caqliyeysto dorasho hadu noqon laha wa la isaaqobi laha 😎

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 Рік тому +1

    Hhhhh