Jazakallaahu khayr Sheekh ahmed Waa qiso murugo leh Hooyooyinka waxaa laga rabaa marka khilaaf ku yimaado guryaha caroortooda wiil ama gabar midkuu doono ha ahaado Waxaa wanaagsan in hooyadu xaliso khilaafka ma aha inay ilaheeda la safato Oo reerkii burburiso
Sheikh inteen kaalaso xiriiraa qiso igu dhacday hadana wali iheysata ayn kula wadaagi lahaa talana wan kaa rabaa ان شاء اللہ جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
Shakhaw waxan ka codsanya in ad iso ducey so runti Allah dartiban ku jaclahy waxn ahay gabdh rerle marka ku ma dhahyo sana jirta lakiin iso duce inu ilahy ii hagajiyo rerkayga
Mnsha Allah sheikh Ahmed ilaahay haku barakeeyo
Mansha Allah jizakallah Shiikh Ahmed Rabi hakuxafido waxaa noo soo gudbisaa Qisooyin wax ku qaadasho leh
Jazakallahu qeyr sheikh runti wax badan kafaaiday qisadaan iyo faaidoyinka aad noo sheegtay shukran
Mashallh sheikh ilahay haa ku barakeeyo, nin hore Ayaan sookala taknay mcnaha qilaaf yar oo laxalin karo, nin kale Ayaan guursaday Isla qilaafkii camal, qof dhan mausheegin anaa iska xalistay hada a 8sano ayaan wada joognaa, hadana farxad Ayaan ku noolahay
Asiya Asiya twins
MashaAllah
Allah Ku Xifdiyo
Mashallah nolow intaay nololi jirto amiin shukrn wll🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Jazakallaahu khayr Sheekh ahmed
Waa qiso murugo leh
Hooyooyinka waxaa laga rabaa marka khilaaf ku yimaado guryaha caroortooda wiil ama gabar midkuu doono ha ahaado
Waxaa wanaagsan in hooyadu xaliso khilaafka ma aha inay ilaheeda la safato
Oo reerkii burburiso
Mashallh waa qiso cajiiba shaikh allaha ku xafido talooyinkaaga wanagsane kuwi kudhaqma allaha naga dhigo
Sheikh inteen kaalaso xiriiraa qiso igu dhacday hadana wali iheysata ayn kula wadaagi lahaa talana wan kaa rabaa ان شاء اللہ
جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
Jasakalaah sheekh ajar badan allaah ka siyo wanadada
Mashallah ajar iyo xasanaad Allaha kaasiiyo sheikh Ahmed
Jasakallahu khayr Shekh Axmed
💟💟waa qiso muruugo leh
Jazakakkahu kheir...Sheikh Ahmed sidho qisoying nolawadhageysa Allah HakaAwalmariya sheihkow🙏
Masha Allah sheikh qiso kasde waxyalaha siir ah wad asdurta illahay subxanalah wadacala adiga iyo dhaman ehel kaga hani asduro iif iyo akhiro ya sheikh Ahmed al yamani
Hooyo gabadh keliya leh ninkii ka guursada dhib inuu arkayo waa hubaal waayo waxkaloo kaga mashquusho mahayso
Masha allah shiikhow waa qiso waxku qaadasho leh waalidkena ilaahey haudanbi dhaafo,guryahenana ilaahey hawanaajiyo.
Rooda Aadan
MashaAllah
Allah Ku Xifdiyo
Mash allh jaasakallaahu qeer alle haaku xaafadiyo shiihk
Masha allah.Allaha kuxifdiyo sheeq.waxbadan ayaan kaa faa iidnay
Jazakallah sheikh axmad sifiicana noola talisey
Alle hanagu anfaco shukran
Haajara Mohammed
MashaAllah
Allah Ku Xifdiyo
Manshaa allaah khayr alle haku siiyo amiin yarabi
Jazakalahu kheyr ilahey hakuxafido yarabi ilahey familyaya ilahey ha wanajiyo
M.a Allah haku barakeyo bi idhnillah
Jaskallahkheyra sheikh Ahmed barakallah
Manshala juzlalahu qarana gabdhaha mahan dumarak nimanka badan badan gusadan hahadi guraka kaa xumada 🌺💐🥀
Maaasha alah shekh alaha ku xfido
M.a sheikh Ahmed illahay haku barakeyo qisoyinkaga adbey i xisa galinayan
Alle yaxfiik hoyoyin aduun iyo aakhiraba
Manshaa ALLAH ALLE haku ilaaliyo sheikh
Amin ya Rabi allaaha kouhifdiyo
asc sheikh ilahey hakuhifdiyo
Masha allah allah hakuxafido sheikh
MashaAllah sheikh JazzakAllah kheyr
Wcs jasakalah qayr sheeq axmed
mansha allah shiikh axmed alle haku xiftiyo waalidin tana alle hano daayo
Waw I’m the first person to watch🥰🥰❤️❤️
88888888999
Mashaalha shiq alaha ku xiftiyo
Marwalba hooyadu waa number 1 ilaahow hooyoyinka noo xafid❤🥰
Sh axmed allaha ku ilaliyo waxaan kuu dhageystaa si anan u dhageysan culima kale waxaana kaa helay wayo aragnimo badan
Mansha allh jassakallh khyr sheekh
mashllh wlh wa qiso cajib ah o wx badan kafaiday lkn shekhow qisadaan mid lamid ah o wxba kabadalnen gbr sxbo nahy heysato laba sano ayey arinteda soctaa heer ey garto iney hoyaded ninkeda dartiis ujarto hoyaded iyo ayada isma shegtan ninki ayey magalka laso gashay hoyadane ooyin iyo habar ayey ladaba jogtaa illaaahow walidka kuwii ubaari noqda naka yeel nin wala helaa lkn hooyo lama helo 😭😭
Asc sheekh Axmed al yaman ilaahay ha ku xafido jimca Mubarak
Jazakallahu Kheyr
Jizakalahu qer sheikh
Masha alaah shiiq aada u mahsantahy
walidinta ilahey hano hifdiyo ameen thuma ameen
Masha allah shukran
Sheikh jazakalahu kher seyda nogafaideysay qisada aadka uqimahabadan
Jazaakallahu kharan sheikh
Masha Allah ilahey haku xifdiyo shiekh ahmed
Mashallah jazaakalaah qeyr sheik Ahmed allah haku xafido
Ader.sheikh.ahmed.good.job.mashallah
Mansha allh halka ka sii wad
M.a sheikh Ahmed Allaha haku barakeeyo
Shiiq allaha kuxafido aduun iyo aqiraba
جزاك الله شيخنا بنحبك في الله
masha Allah shiikh
Asc shekh axmad halkee kala sooxariira talo ayan kaga bahanahay baliis iisojawab hada aragto fariinteyda
Masha allah Jazaka allah kheyr
Maasha Allah sheikh alle haku xafido aduun iyo aqiraba rabi haku jeclado
Allahu akbar somalida waxay dhahdaa hoyadaa guurkaaga ma jecla gablan kaagana ma jecla
msha alllh wlhi qiso qiiradeeda wadat weeye alle hooyooyinka hanoo xafido.
Jazakalah qeyr Sheikh Subxaanalah doqonsanaa gabadha dhibkii lagu soo koriyey caasi dheh
Wcs sheeq masha Allah tabrikllha jizakalaha qeer sheeq waa sax nolashada waa inat adiga xalisa oo walikaga kudhibin qisad wey xanubadantahay runti ilahey qeer iyo ajar haka siiye sheeq jimco Mubarak
Farido Xaji
MashaAllah
Allah Ku Xifdiyo
@@AhmedAlYamaani Aamiin Aamiin Yaa rabi sheeq dhamantebo ilahey hawada xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wcs shekh allh kubarakeyo waa qiso faaiido leh
Masha allah
thanks 🙏 sheek
Mashaalh zajakaAllah sheikh
Sanadahaan nimanka jira wa dulmiloshiin yaa sheikh nimanka waxey ubahanyihin in Aad lo waniyo
Shekh alle ha kuxifdiyo melkasto jogtaba
Mashaa allah shukrn
Jasaka Allah khayr
Masha allah thank you sheikh
Masha allaah sheikh
shekh alah haku xafido waan jeclahay qisooyinka gabadhaas tolow sheqi xaliyay ayada iya hooyaded ma guursaday ?
😭😰😧😭😧😭naxriis
Badna hoooyadi😭
Sheekh mahasanid
ماشاء الله تبارك الله
Asc shiq sualraba inakuweydiyo talefonkaga maisinikarta
Masha allaha sheekh axmed
Asc shaikhuna suaal ban qaba xagee lagala soo xiriiri karaa.
Subxaana Allah Allah ha Sahlo
Jasaakumulahi kheyr
Mash alah hooyo macanto ale hano xafido
Maash allaha sheekh
ﷺ
Asc shiiq waan Ku salaamay waan Ku jeclahau
Subhanallah subhanallah subhanallah very sad 😢
Sheikh asc waa qiso xanun badan, fadada igula jirto ma fcno hoyo iyo gabadheda in ay kasheekaystaan wiilka ay sodohda utaha amaba mzeega gabadheda qabo waa cayb ma harta ah
Shekhaw Allah ku xiftiyo
Shakhaw waxan ka codsanya in ad iso ducey so runti Allah dartiban ku jaclahy waxn ahay gabdh rerle marka ku ma dhahyo sana jirta lakiin iso duce inu ilahy ii hagajiyo rerkayga
Masha allha shikh axmad ilahey hakubarakeyo
Sheikh xagee laga heli kara ado mahad san
Shugran sheikh
Wlhi xanuun waye qisadaan
Awlaad ma dhashay ilaahey hasiiyo
Waalidiintena Ilaah dambigooda hadhaafo marwalbo waxwanaagsan ayey kulajecelyihiin hooyana kumaba siijirto
Sagal Mohamed Omar
MashaAllah
Allah Ku Xifdiyo
Amiin yaarabi dhamaantenbo
Aamiin
Mash allah
JazaakumuAllah Qeeyr ❤❤❤
😢😭😭😭😭😭Qisada sibey qalbiga ii taabatay
Ghabadha waxa lagarabey iney iska feyriso ninka ee shukansaneyso inoyahaye mid Allah kuxeyran oo shanteysa salad kutukanayo
Asago wanagsana ayuu gadaal iska badali kara, ilahay qatumada hano toosiyo.
Hooyo waa tii marwalbo kaa figirta aniga hooyadii aad ayaan ukeclahay
Horaa yiri naag lama guursadee dadkeedaa laguursadaa, xitaa hadii gabdhu madax adaktahay lakin dadkeedu fiicanyahay gabadhaas waligeed waa dhaqmeysaa,
Aniga gabadhii ilmaha iidhashay hooyadeed ayaan kaqabi waayay aaqirkiina waa kala taknay.
Maskin waan ka xumahay
Balwaad mxaa ladaha walalo?
waa mukhadarka weeye wlo ama waa qaadka sigaarka qamrada iyo xashiishada wxz weeyey wlo
Azc zhekh xagan kala zoo xidhiidhah arin ayan kala hadli laha
SHEEKH RABI HAKU XIFDIYO
Asc
Thanks sh Ahmad al yamani
QUR,AAN ONLINE
ku baro qur,aanka kariimka ah qaab casri ah oo online ah
*_______________________*
_(ku baro quranka adoo jooga gurigaga ama goobtada shaqo)_
*________________________*
▪︎Muddo Kooban▪︎
*qaabkee ayay casharadu u baxayaan*?
___________________________
waxay ku baxayaan hab *_maqal iyo muuqal ah_*
adigoo si toos ah ula socon Doontid macalimkaaga
*•qaabkeen uga qayb qaadan karaa?*
___________________________
_waxaad uga qayb qaadan karta moobeelkaaga
Gacanta ah iyo inaad diyar u tahay barashada quranka_kariimka ah
*•imisa sanno ayan ku dhamayn karaa quranka?*
_________________________
kolay waxay ku xeran tahay dadaalkaaga
Iyo fahamkaaga
lkn anagu ugu yaraan waxaan ugu dhamaynaa
*2 sano
*sideen ugu qayb qaadanaya imtixaanada?*
waxaad ugu qayb qadanaysaa hab *online* ah
*imisa cisho ayaan dhigan karaa?*
waxad dhigan kartaa:-
*6cisho wiigii*
*_MAHAD_SANIDIIN
Fadllan Nagala soo xidhiidh +252615150986
+252612424704
||| Wattsapp:iimo Telegram Viber|||
𝗠𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗤𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗞𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘁𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗮𝗵 𝗮𝗺𝗮 𝗖𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗳𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗻𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: 𝗪𝗛𝗔𝗧𝗦𝗔𝗣𝗣, 𝗜𝗠𝗢, 𝗦𝗞𝗬𝗣𝗘:+𝟮𝟱𝟮 𝟲𝟭𝟭 𝟭𝟳𝟲 𝟴𝟰𝟮