ماشاء الله جزاك الله خيرا معلم شيخ احمد الله يحفظك ويبارك فيك احسن الله إليك وغفر الله ذنبك اللهم امين . Faa iidada aan ka fahmay qisadan Qiimaha Badn Waxa Waaye Sida Tan Bismillah. 6: Qiimaha Ay Lee Dahy Hadiyadu Iyo Sida Ay Qofka Qalbigiisa Ufurfurto Hadii Labada Qof ee Is Qaba Ay Wax isku Hadiyeeyaan Waxa Dhexdooda Ka Dhalanaya Kalgaceyl Jaceyl, Xiiso Iyo Wax Lamid Ah Sida Uu Xabiibkeenu Yidhi تهادوا تحابوا Isku Hadiyadeeya Waad Is Jeclaanaysiin . 7: Kalmadaha Romantic Ah ee Labada Qof ee Is Qaba Ay Is Dhafsanayaan Sida مافيني عيش بدونك La aantaa Ma Noolaan karo Wax Ma Cuno Waxna Ma Cabo Adiga La aantaa Waxa Ay Qofka Tusinaysaa Inuu Qofkan Kale Uu Jecel Yahy Markaa Hadalada Romantic Ah Aad ayay Ufiican Yihiin . 8: Furayaasha Sawjkaaga Qalbigiisa Aad Ku Furi Karto Waxa Ka Mid ah Cuntada Macaan Ee Aad Siinaysid Mar Walba Ma Ahan oo Kaliya Bariis Iyo Baasto Waxa Lagaaga Baahan Yahy In aad Usameyso Casho Macaan Oo Romantic Ah . 9: Hadii uu Khilaaf Dhaco Ka Fikira Sidii Aad Uxalin Lahaydeen Ma Ahan In Furniin Xal Laga Dhigo Oo aad Ilawdaan Wanaaga iyo Jaceylka Dhexdiina Yaala قال الله تعالىا ( ولا تنسوا الفضل بينكم ) . 10: Ilaahay waxa Aan Ka Baryaayaa Gabadh Walba Oo Aan Guursan Guur Xalaal Ah Alle ha Siiyo Iyo Sodoh Jecel Sawj Diin Leh oo Wangsn Iyo Ubad saalixiin ah اللهم امين . سبحان ربك رب العزة عما يصفون وسلام على المرسلين والحمدلله رب العالمين .
Masha allah ani sodohdayda saaid ujeclhy wanaag badan iiqabaty ilah haiixafido masha allah iido iladaganeen iwanaajisaa ana sidookale masha allah ani iyo asaga markaanisdagalno iyadaa latashtaa seekulathy aandhahaa lkn sifiican waxiifahansiisaa masha allah qeerilaahsiiyo hoyady 2
Masha Allah sheikh Ahamed that is true the mom was nice mam smart she was good she wasn't like the fight between her son and daughter masha Allah may Allah bless them goodness ameen ameen suma ameen
Aamin shekh wlhi anig ad ban kula socdaa wayo mud 22 sano guur ban ku jiray wan is fahmi weyni lknhda saan u noqday ardeyda ninkeyga ad ban isku fahanay wayo waxan la socdaa qisoyinkaanga ad ban ugu fan,day hdi ay macqul thy wax bdn baan hyaa hdii ad ila so xiriirto alow ku dhowr sheekh
ماشاء الله جزاك الله خير وغفر الله ذنبك Sheikh Allah haku barakeeyo, waa qiso cajiiba, waa runtaa sheikh qofku markuu yahy qof wax bartay khibrad Ayuu leeyahy,sh dadku inay salan isugu yimadan xataa qaraabada in An la isladegin Ayaa fiican hadan duruuf kuu gayn qofka marka kala fogtihin wa isjeclanaysan hadaa isladegtaan Ceebihiina Ayaa isu muuqanayo وعليكم السلام شيخنا الفاضل❤😚🤲
M.sh shiiq Allah haku xafido aduun iyo aaqiro. Wlhi waa qiso saamayn badan Agu leh. Wlhi waa sodoh wngsn Allah hana wada siiyo. Everything to hear have to get some beefits
Mash Allah shiekh ahmed ilahey haku xifdiyo adun iyo aqiro qisadan wa qiso ad uquruxbadan wlhi wana kahelay jazaka Allah qeyr ilahey hana siyo sodoh sidas okale aniga iyo dhaman gabdaha walalaheyga
asc wr faa iidada kkale waa inaadan aaminin xumaan adigoo aan arag mida kale haday gabdhuhu is dhihi lahaayeen adba wiil baad dhashay mana jeclid wiilkaaga wax kaa afduubta waxyaalahan maba dheceen gabdhuhu ilaahay ha ka baqeen oo hooyooyinka ha u cadaalad sameeyeen
Asc abaayo Qayr alaah ku siiyo waa runta waayo gabadha somaliyed dhiiga ayuu ka galay sodoh nacayb in kasta ayan isku mid ahayn way jiraan kuwa dhib badan oo jecel in qas keenan hadana waa walid adiga ba hadaa will dhasho ma jeclid in lagu dhibo marka Hooyada oo kale kasoo qaad aduunka was sabar ilaahay hanaga dhigo Kuwi isku naxaristo Ameen
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله من الفوائد القصة ١- أن الصبر الجميل و نتائجه أجمل ٢- أن كل شيء تفعل لأجل المصلحة والخير عاونك الله للصحة ٣- أن كل بني آدم خطاه و خيرهم التائبون لأن الزوجة إعتذرة عن أم زوجها حينما عرفت حقيقتها.
Sheikh Ahmed walahi wan farxad ooyey masha Allah, sodoh maha xajiyadaas wa marwo buuxda, sodoh badanka waxa laga yaqaan iney gabadha ceerhiso wilkey dhasheyna hoosta gashato, dulmi miran leh, lakin xaashiyadan oo kale hadii heli laha walahi janat ba ku gali lahaa😍😍🥰
Mash allh waa qisa cajib ah shiihk alle haaku xaafadiyo
ماشاء الله جزاك الله خيرا معلم شيخ احمد الله يحفظك ويبارك فيك احسن الله إليك وغفر الله ذنبك اللهم امين .
Faa iidada aan ka fahmay qisadan Qiimaha Badn Waxa Waaye Sida Tan Bismillah.
6: Qiimaha Ay Lee Dahy Hadiyadu Iyo Sida Ay Qofka Qalbigiisa Ufurfurto Hadii Labada Qof ee Is Qaba Ay Wax isku Hadiyeeyaan Waxa Dhexdooda Ka Dhalanaya Kalgaceyl Jaceyl, Xiiso Iyo Wax Lamid Ah Sida Uu Xabiibkeenu Yidhi
تهادوا تحابوا
Isku Hadiyadeeya Waad Is Jeclaanaysiin .
7: Kalmadaha Romantic Ah ee Labada Qof ee Is Qaba Ay Is Dhafsanayaan Sida مافيني عيش بدونك La aantaa Ma Noolaan karo Wax Ma Cuno Waxna Ma Cabo Adiga La aantaa Waxa Ay Qofka Tusinaysaa Inuu Qofkan Kale Uu Jecel Yahy Markaa Hadalada Romantic Ah Aad ayay Ufiican Yihiin .
8: Furayaasha Sawjkaaga Qalbigiisa Aad Ku Furi
Karto Waxa Ka Mid ah Cuntada Macaan Ee Aad Siinaysid Mar Walba Ma Ahan oo Kaliya Bariis Iyo Baasto Waxa Lagaaga Baahan Yahy In aad Usameyso Casho Macaan Oo Romantic Ah .
9: Hadii uu Khilaaf Dhaco Ka Fikira Sidii Aad Uxalin Lahaydeen Ma Ahan In Furniin Xal Laga Dhigo Oo aad Ilawdaan Wanaaga iyo Jaceylka Dhexdiina Yaala
قال الله تعالىا ( ولا تنسوا الفضل بينكم ) .
10: Ilaahay waxa Aan Ka Baryaayaa Gabadh Walba Oo Aan Guursan Guur Xalaal Ah Alle ha Siiyo Iyo Sodoh Jecel Sawj Diin Leh oo Wangsn Iyo Ubad saalixiin ah اللهم امين .
سبحان ربك رب العزة عما يصفون وسلام على المرسلين والحمدلله رب العالمين .
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Ameen , masha Allah! this is amazing! Allah ku xafido caqligana ha kuu barakeeyo walashen qaaliga ah.
@@AhmedAlYamaani امين معلم
@@abumujahid548 امين حبيتي
Asc mashaall sh
MASH allh sheikh wlhi wankufarhy allh kuhafido sheikh axamed allh dartisa ayn kujelhy ❣💯👍
Masha allah ani sodohdayda saaid ujeclhy wanaag badan iiqabaty ilah haiixafido masha allah iido iladaganeen iwanaajisaa ana sidookale masha allah ani iyo asaga markaanisdagalno iyadaa latashtaa seekulathy aandhahaa lkn sifiican waxiifahansiisaa masha allah qeerilaahsiiyo hoyady 2
Allah Ku Xifdiyo
Allah kuu dhaafo abayo
Maasha'Allaah Tabaarakallaah Allow u naxariiso my mother in law wallaahay she was amazing person. Jazakallaah Sheikh Ahmed.
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Masha alh shekh ahmed allah haku xifdiyo sheekhaw qisadan waa qiso aad u macaan aad baan uga helay hooyadan romantic ah allah hakugu arsaqo shekhaw jannatul fardawsa annaganh hooyoyinka dhan hooyadas oo kle hnga dhigo insha alh annaganh allah hnga dhigo markasta kuwa soddohdood ula dhaqma sida hooyadood oo kle soddoh waaba hooyo sheekhaw ilaahy xaqa hna fahansiiyo😍😍
wcs mansha allah aamiin ilaahay gabarwalba oo wanaagsan hasiiyo janadeedi wiilkii gaarsiin lahaa 🤲🏻
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Aamin yaa rabi🤲🤲
Aamiin Aamiin yaa Rabbi
JazakAllah khayr Shk Axmed
Waa qiso qiimo badan Mashaa Allah
1: waxaan ahay Xaas qisadaan waxaan ka bartay sodohda inay tahay hooyadeeda labaad, ixtiraamo, la saxiibo sidaan hooyaday u qadariyo.
2: wiilka ama gabadhu hadii isku dhacaan oo ay talo kula yimadaan si wanagsan u dhexdhexaadi, talo wanagsan siiy sida hooyadan wanaagsan.
3: waxaan odhan lahaa gabadh kasta ama ninkasta oo xaas ah, hooyo waa hooyo❤❤
Wxan kuga duceynaaa jano bilas xisaab in u alle kuga deqo iyo alle naxariistisa inu aad ku nolato
Masha allah hooyadiisa waa hooyadayda oo kale qofna ma jeclo in hooyadiisa la bahdilo.jasaka Allah Dr Ahmed Ilah haku xafido.
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Maashaalh dr ilhaahy dartis an Ku jecelhy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Maaashaaallaah sheekheena alaha nookaadaayo waano iyo cibro ayaan kaqaadanay faaido badan ayay leedahay waahooyo aad uqaaliya waxayna katalisay jirinaka reerka wiilkeeda hooyooyinku hakudaydaan
Waxan kafaiday
1 inay hoyaday ookale aytahay
2 inay jeceshahay guriga wiilkeda inuu dhisnaado
3inuu fcnyhy waalidka aqoonta leh ama waxbadan kayaqaano nolosha aadmiga
Sheekh alaha kuxifdiyo anakana alaha nagu anfaco
Thank you 🙏 Sheekh Ahmed
Waxaan ka faaiiday In hadii Aad wanaagsamayso uu dib kugusonoqonayo ManshAllaah
Hada Ani Waxan Ahay Hooyo Wiil ugu waynyahay Ilmaheda Waxaan waliba Waa Saqiiro Hadii Aan wada noolano Waxan durbaba Niyada gashaday Markay Guursadan in aan Saan Camal isugu ilaliyo oo Aanan Xuman marnaba kadhex abuuri doonin inshaAllaah
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
MASHA ALLAH
ماشاء لله تبارك رحمان اللهم بارك
اللهم اميين ياحي ياقيوم يارب العالمين
Waxan ku darsan lahaa faa idooyinka
Inad wanag ugu badasho qofka ku xumeeya
qofkaasi isagaa ka qoomamayn doona
Wixii uu kugu sameeyay ama ALLAH agtiisad ka heli samirkaaga
إنشاء لله
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😱😱😱
Manshaa ALLAH ALLE haku ilaaliyo sheikh
Masha allah sodohde allah yarham sidas uficnet marki dintey wakalatakni markasto waxa xasosta wanaga sododeda allah yarham aamiin 🤲🤲🤲 illahey anagadigo sodoh wanag san yarabi afwan macaqani afka somali sifican ya maqla sheq ahmed illahey haku hafido aamin
Mansha allah ilahay wax waydiisanaa inaan hooyo fiican nodo wax ka faa.iday walidka fiican waxbadan inuu samankaro sheekh walhi wax badab baan ka fiday ilahay ka ku xiftiyo
MashaAllah waa hooyo wngsan oo ku dayasho u ah hooyooyin badan oo markaaba iyagoon waxba hubsan go'aan qaldan iska qaata
Masha allah tabaarakallah sheikh Ahmed alyamani allaha kaa abaal mariyo wlh waa qiso macaan badan waanku farxay wlh baarakallahu fiik maalmahan tlfn la aan iheysay taleefanno kale ayaanka daawan jiray maantaa tlfn helay alxdllh shukran waadku mahadsantahy sida wanaagsan aad wax noogu faaiideysid jazakallahu kheyran jazaaa
mansh alaah alle hanobadiyo sodohah nocasaha anigan sodohaas okala alle haigadhigo amiin amiin yaa rabi
mansha allah shiikh alle hakaa ajar siyo waa qiso wacan hooyana waa hooyada oo kale qofna ma jecla in hooyadi la dhibo
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Wwww Masha Allah wlhi hooyo fiicaan waye aad iyo aad wle cilmigu wa awood walee Shukran sh🙏 jazakaAllh kheir
Masha Allaah wax fican ayaad noosheegtay Khayr Allaha ku siiyo
Masha allh tabarakallah waa qisa aad ucajab bdan sodohdaasi waa waaya arag waxay dib uxasuusatay say ahanjirtay markay odaygeda wada nolayeen sidaas dararded gabadhan waxay wiilkeda kusamaynaysay madhibsan taasi waa mid takalana somali waxay tidhahdaa barasho horteed hainicin qof inan sabab la aan lanicin ama loo arag cadawgaga waalid ama walal waxa uu yahayba
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
MashaAllah tabarakAllah sheikh Ahmed waa qiso aad u qiimo badan waa sodoh wanaagsan ilmaheyna iyo muslimiinta ilmhooda sodoh wanaagsan Allah hasiiyo Ameen yaarab
Sheekhow adna alle haku jeclado shugran jasakalahu khayr
Mzhallah tabarakllah sheikh allh hku xafido waxbadan ayanka faaida qisooyinkaga
Jazakalah qeyr shiiq wa qiso cajiib ah qeyr alha ku siyo shiiquna
Masha Allaah waa sodoh wanagasan anagana saaso kale Ilaahey hana dhigo Allaahuma Aamiin
Wcs wr shikh mhadsnid khyrka sidaaa noolajeceshahay
Mashallah Shekh All haku barakeyo waan dhegestaa waxan ka faiday wax badan
masha allah jasakallahu kheyr sheikh waa qiso aad u wanaagsan
Inta dhagesanaye bamba farxiyo aad mahadsan that walal ahmed waa fiika barak ya akhii
jasakalahu kheyr sheekh ahmad aniga sodohdey wa mama wanagsan wana hooyo aad ufican mansha alaah alaha idayo
Masha Allah sheikh Ahamed that is true the mom was nice mam smart she was good she wasn't like the fight between her son and daughter masha Allah may Allah bless them goodness ameen ameen suma ameen
Masha’Allag
May Allah bless you
Masha alaha jezakalahu kheyr
Sheekh walahi waa sheeko qosol ah
Jasaaka laahu khayr
Aamin shekh wlhi anig ad ban kula socdaa wayo mud 22 sano guur ban ku jiray wan is fahmi weyni lknhda saan u noqday ardeyda ninkeyga ad ban isku fahanay wayo waxan la socdaa qisoyinkaanga ad ban ugu fan,day hdi ay macqul thy wax bdn baan hyaa hdii ad ila so xiriirto alow ku dhowr sheekh
ماشاء الله
جزاك الله خير وغفر الله ذنبك
Sheikh Allah haku barakeeyo, waa qiso cajiiba, waa runtaa sheikh qofku markuu yahy qof wax bartay khibrad Ayuu leeyahy,sh dadku inay salan isugu yimadan xataa qaraabada in An la isladegin Ayaa fiican hadan duruuf kuu gayn qofka marka kala fogtihin wa isjeclanaysan hadaa isladegtaan Ceebihiina Ayaa isu muuqanayo وعليكم السلام شيخنا الفاضل❤😚🤲
M.sh shiiq Allah haku xafido aduun iyo aaqiro. Wlhi waa qiso saamayn badan Agu leh. Wlhi waa sodoh wngsn Allah hana wada siiyo. Everything to hear have to get some beefits
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Mash Allah shiekh ahmed ilahey haku xifdiyo adun iyo aqiro qisadan wa qiso ad uquruxbadan wlhi wana kahelay jazaka Allah qeyr ilahey hana siyo sodoh sidas okale aniga iyo dhaman gabdaha walalaheyga
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Masha Allah jaza Allahu khayan sheekh
Masha alah wa qiso faniya jazakalahu qeyr sheikhana
masha allah tabaarakallah wllhi waan qiirooday allow kuxafid sh ahmed
Masha allaah kheer allaah ku siiyo sheekh barakalaa fiika
Mansha allah jazakallah Ustaad Axmed al yamani👍
Mashallah mashallah mashallah hoyoo macaanto Allah ku xiifdiyo aamiinn 🤲🏻 aamiinn 🤲🏻 aamiinn
Maasha allaah sheikh shukran
sidan ufican masha Allah sheeq jizakalaha qeer ilahey haku xafido aduyo iyo aqiro Aamiin Aamiin Yaa rab 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Aada umahdsantahy sheq waxbadan ayan ka fa idy qisaskaga gar ahan nolosheyda ayay wax badalen many thanks
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha alaah warun jasakallaalahu qeer sheeq sodok kasto hadey saan same leheet furitaanka wuu yaraa lahaa amiiin amiin amiin yarabi wcs
Mansh Allah wlh shiqa sodoteda ma araga sodoha ka fican Hooyoyada ayaan u maleyaa allah.ha idaayo
Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi insha allah ader axsanta wlh wa wax sax ah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Jasakilaahi allah khayr sheekh allaha kuxifdiyo aduun iyo akhiro
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
@@AhmedAlYamaani amiin idelkeenba
Mash allaah sh illaahay haku barakeeyo wax badan baan kaa faa iidaysatay
Masha Allah ilahay haku xafido sheikh jasakallhu kheyr ❤️
Wiilka waa wiil xanaaqiisa kontorooli kara masha Allah,
Aniga hadaan ahaan lahaa marhore aan furi lahaa gabadhaas, maadaama ey hooyadeey wax kasheegtay.
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Sheikh xayeesimaha kuwa xun ba so galayo e inaga xir Allaah kheyr kusiyee
Jazakallaah sheikh allh ku barakeeyo
Mashaalah wax badan baan kaa faa'iidney shiikh jasaakaAllah
Masha allah shekh allah kubarakeyo
Masha allaa qiso iga ilmaysisay allahayaw noga dhigo mid fican
Wcs sheeq masha Allah tabrikllha qisadan waa qiso cajib ah runti wan kaheley hooyoyika dha hade sidan ahalayeen wax isfuro majiralahen runti lawad qof isqabto reerka mit ayu kudhisan yahay ilahey hano sahlo sodok sidan fican masha Allah jizakalaha qeer sheeq
Masha’Allah
Allah Ku Xifdiyo
Sheikh adigana alle haku xiftiyo qisooyin kaaga wax badan bn ka faaiday
masha allah shiq Axmad alaha ku xafido sida qeyr inola jeclhy alaha ku jeclado
asc wr faa iidada kkale waa inaadan aaminin xumaan adigoo aan arag mida kale haday gabdhuhu is dhihi lahaayeen adba wiil baad dhashay mana jeclid wiilkaaga wax kaa afduubta waxyaalahan maba dheceen gabdhuhu ilaahay ha ka baqeen oo hooyooyinka ha u cadaalad sameeyeen
Asc abaayo Qayr alaah ku siiyo waa runta waayo gabadha somaliyed dhiiga ayuu ka galay sodoh nacayb in kasta ayan isku mid ahayn way jiraan kuwa dhib badan oo jecel in qas keenan hadana waa walid adiga ba hadaa will dhasho ma jeclid in lagu dhibo marka Hooyada oo kale kasoo qaad aduunka was sabar ilaahay hanaga dhigo Kuwi isku naxaristo Ameen
@@sacdiyasiyaad7241 wcs sacdiyo abaayo hadi gabdhuhu is oran lahaayeen waa waalid wax waliba way hagaagi lahaayeen
Mashallah Mashallah jazakallah shiekh dr ahmed
Sheikh Allah ku xifdiiyo what a beautiful Sodoh mashallah
Masha Allah Sheikh jumca mubarak
Jasa kallahu qeyra
Maasha Alaah jasakumu'laahu kheyr Ilaah haku xafido
Wlahi talada aniga aan kabixinlaha gabar waliboy sudohdaa u ixtiraam sida hooyadaada ookale xitaa hadii aay xumaato hakadaba xumaanin maxaa yeeley waawaalid waa ninkaada hooyadii waa ilmahaaga ayeydooda Ilaah ha idin dhowre waalidka dhowra walaalayaal
masha allh waa sodohda ugu wanaag san sheq ilahy haku xafido
Shukran sheeq noo soo ducey
Msha allah shikhow adne ale haku barakeyo
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
جزاك الله
من الفوائد القصة
١- أن الصبر الجميل و نتائجه أجمل
٢- أن كل شيء تفعل لأجل المصلحة والخير عاونك الله للصحة
٣- أن كل بني آدم خطاه و خيرهم التائبون
لأن الزوجة إعتذرة عن أم زوجها حينما عرفت حقيقتها.
ماشاء الله عليك
الله يحفظك
Maansha'alla sheikh Allah yahfiduk
Asc sh axmed sh waad mahad santay dhalin yaro ayaan nahay nin iyo naagtii ayaa dhagahayaga ku batee qisooyin kale nooga sheekee sh
Sh qisadii shalay waanu dhagaysanay alle hakuxafido Wllo
Sheikh Ahmed walahi wan farxad ooyey masha Allah, sodoh maha xajiyadaas wa marwo buuxda, sodoh badanka waxa laga yaqaan iney gabadha ceerhiso wilkey dhasheyna hoosta gashato, dulmi miran leh, lakin xaashiyadan oo kale hadii heli laha walahi janat ba ku gali lahaa😍😍🥰
Maash allaah waa qiso aad macaan
Jazakallaahu khayr
Alaha ku barakeyo wad iga ohisay hoygaga janatu fardowsa inshaa alaah
Maansh Allah juzkallah khyr waa qiso aad u qiima badan maansh Allah
Maasha allaah waa hooyo aadbu qiimo badan ilaahey hanoo badiyo iyadoo kale
Mansha Allaah tabaraka Allaah ✅💚
Sheikh qiso cajiib ah ayaa nala wadaagtay Aniga sodohday Aniga aad Ayaan u jeclahay.
Jazakallahu qayr sheikh
Masha allah hooyo caqli badan khayr bay kashaysay
mash alh hooyo macan waa naxarisa badan tahay hooyo ina la cayo waa qalada
Asc sheikh jazakalahu kheer
wcs sheekh ilaahay ajar alaha kaasiiyo sodoh waa hooyo
Wcs shekh waa qiso aad faaido uleh maasha allh allh kubarakeyo
Mnshllh alle haku xiftiiyo shiekh
Mamo cilimi iyo aqoon alle usiyey wee mansha allh tabarakallh
Masha Allah Asc hooyo macaan 😍❤
mashallaah shekh hooyo mcn si walibay u xuntahay waa hooyo un
Maasha allah maamo ilaah hakuu dinbi dhaafo
Asc sheekh jazaakallaahu khyr Allh danbigaga dhaafo
waxaan kudarsanaa
qofka bini'aadamka waa inuu leeyahay meel la qabto sida loosaxo wayo waxaa cad gabdha iyo wiilkaba isla wayni kuma jirin ama qab
isla waynidu ama qabtu nolashaada unbay burburinaysaa
Mash Allah sheikh Ahmed alle haku xafido 😍♥️♥️♥️💯❤
Masha allah I look forward to this every Friday
Mashallah waa sodox aad uu aqli badan
Mash allaah
Sodoh hadayna jirin wiilkay guursatay xaguu ka iman lahaaa sodohdu waa hadaba sidad ka dhigayo lknse waa mamo hormuud noo ah oo kudayasho mudan alle hadayo mamoyinka
Asc jisa kalahu kher ilhay haku xiftiyo waa hooyo wanaagsan
Wcs sheikh jeza kallh 💯👍
Masha Allah
Wanaga melanad ogayn Ayuu ka i ma nkaraa