Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maskiinta Muqdiso Maxa Lo Qarxina Ma Gaala Ayaa Joogto~Sh Umal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лип 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

КОМЕНТАРІ • 31

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Місяць тому +2

    Mashaa Allaah. Sheekh Umal Adiga iyo Culumadda Soomaaliyeed ee har iyo habeen utaagan ilaalinta diinta iyagoo Bilaash wax nagu bara Allaha idin xifdiyo fiddaarayn. Kuwa Culumadda wax kasheegaya Allaha Subxaanahu Watacaalaa hanawada hanuuniyo. Subxaanallaah.

  • @fe8445
    @fe8445 Місяць тому

    Baaraka Allahu Fiik yaa shayqanaa.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Місяць тому

    Sh.umul adiga ka mida kuwa qabiilka iskugu dira somali ee ictisaam ah argagixisada dhalay

  • @subanali2558
    @subanali2558 Місяць тому +4

    Allahu Akbar 😭😭😭

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Місяць тому

    Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo

  • @shukrinur2814
    @shukrinur2814 Місяць тому +1

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @user-sk8be7nr6b
    @user-sk8be7nr6b Місяць тому

    Sheikh umal kheyr illaahay ha ku siiyo runta ayaad sheegtay nimankan dadka halaagaya sheydaan ayaa haleelay laakiin iyaguna mar un bay iska tagi doonaan inshaallah dadka top coffee ku dhinteyna illaahay sabir ha naga wada siiyo inta dhaawaca ahna illaahay ha booga dhayo Aamiin

  • @osmannur9901
    @osmannur9901 Місяць тому

    Allaha ku xafido

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf Місяць тому +2

    Waa waxii aad ushaqaysaan yahuud si aad sawir xun uga bixisaan diinta slamka waxna ku adeegsataan dad jaahiliina

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Brown-j8v
    @Brown-j8v Місяць тому +2

    M.a keep going 🎉🎉🎉

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Місяць тому

    Innaa lilaahi wa innaa Ileyhi raajicuun

  • @muhumedosman6884
    @muhumedosman6884 Місяць тому +1

    This is a shiekh umal today what about yesterday

  • @libanbashir2173
    @libanbashir2173 Місяць тому

    Masha Allah allahu akbar

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw Місяць тому

    ILLAAHAY HA UU NAXARIISTO JANTUL FARDOWSA ACLAA ALLAHA UGU BISHAAREEYO

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Місяць тому

    Allow cadow diineed iyo daneysta ka qabo islamka ,

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz Місяць тому

    ❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤

  • @user-pp3mx9qf3u
    @user-pp3mx9qf3u Місяць тому

    Maashaa Allah

  • @Caliya7
    @Caliya7 Місяць тому

    Muqdisho iyo meelkasta muslimka uunbey kugubaan macnuhu waa bilcaksi gaalo ladirir maaha. Allaah qabasho adag iyo ciqaab degdeg ah ha ukeeno kuwa soomalida iyo weliba reer muqdishi iney layaan loguso diray.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Місяць тому

    ax ax scw allow nagaqabo cadawga soomali allow sidan udhaan aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cumarxasancumar1976
    @cumarxasancumar1976 Місяць тому

    Ma qydbaa shiikh umal

  • @MuxumedAxmed-u6o
    @MuxumedAxmed-u6o Місяць тому

    Liha❤❤😢😢😪😪

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Місяць тому

    Sh. Umul waxani waxaad beertay adigaa argagixiso itixaad. ictisaam waa hooyada dhashay alshabaab BEFORE AFTER

  • @cumarxasancumar1976
    @cumarxasancumar1976 Місяць тому

    Shiikh umal arintaan waa qalad yacnii qaraxu lkn cadaalad samee kuwa la duqaynaayo kueuuska lagu garaacaayo xitaa sax naahane u sheeg safka dawladana cadaalad fal

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Місяць тому

      Eeg hadday shabaabku gaalo laynayaan gaalada bartooda ha ugu tagaan oo ha iska dayaan suuqa bakaaraha kuwaa shacabka duqaynayina waaba gaalo

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz Місяць тому

    S.c.w

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Місяць тому

    Ilahay cadwqa Somali ha ka qabta wadan ka

  • @raheesh4969
    @raheesh4969 Місяць тому

    Galow weye As Islam ma ah Allah kufugeya narta

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Місяць тому

    Kenya 🇰🇪 waxa aad ka wadaan culimada wahaabi ictisaam kooxda qabiilaysan waxa la gaadhay waqtigii Nairobi aad gabaadka dhigateen la idinka eryi lahaa

  • @shariifmaxamuud-fd8hc
    @shariifmaxamuud-fd8hc Місяць тому

    Kuwaas miyaa diin wada yeey diin u sheegi rabaan ma gaalada ilaahey duldaad badanaa

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d Місяць тому +1

    Kufaar sabuuqa wiin najis wacalah