Anig waxii kismayo dhabahoo iga soo garay firiya muslimiiney xaqdarada ineysan soconeyayan waxaan sigtay oo dhimasho la ila rabay 3jeer kismayo wan ku dhashay ku barbaaray kuna dhalay wax ku bartay dugsiga hoosedhexe kudhameeyay gurmadka horumarinta mashaaricda qaranka uga baxay macalimad dhigta dugsiga h/dh ee bilaal kii udhowaa bada calanleey War waa la idulmiyay magaladeydii dhameyad markii la igu dulmiyay barqo ayaan gari karaacay dibdanbe uguma noqon guryaan kuleenahay ballsed wan ka iyad jabay 3 jeer dhibkii la ila rabay illaahay baa iga badbaadiyay kufsi la la ilarabay oo habenimo guriga nagulasoo gargaraacay heblaayo heblaayo heblaayo usoobaxbanaanka waxbaan ku weydiineynaaye habar hoyadey qaraabo yahiin oo habenkaas ilaahay nookenay batiri oo cod ragged leh jirodoo dhana cuntada ugukarinjirtay madaxtooyadana markaas ka warqabtay baa ujawabtay War wad edab daran tihiine naga taga maxaa guriga heblayo soogalay maqayada dentad ka canteen miyaad.hadana caruurteedii wax xun larabtaan War duloobee naga taga Morgan moryaan dhashay shalalaqda qoryaha ay wataan wan maqleynaa cabsi iyogariir waxan leyahay habaryareey majoogto dheh havaryareey maqayada ghooyadeed bey jirtaa dheh habartii ususus bey ileedahay xeebta intey igeyaan ikufsadaan kadibna idlaan lakii alle casaawajalaa ka diiday xaqdaradey illa rabeen hilla illaahay iihiliyay ma jara anigana illahay ayaan ku xiranahay mahad badana wan uceliyay waqtigaas waxuu ahaa markii isbahaysiga ay heyasteen kismayo too towsankii waxyar kadib cabdiqasin baa la
@@hodandahir8111 Walaal talo aan ku siiyo oo qabiil meel iska dhig balse waxan maqlay اللحم العلماء مسمومة Culimada jidhkoodu waa sun. Culimada ilaah ayaa ilaashada oo qofku wax ka sheega degdeg ayaa Allah uga jara. Waxay ka dhigan tahay Sun gacantaada dusha laga saaray qofki cunaa miyuu noolaan karaa? Sidaydaba nin culimo ah ma so qaadqaado isaga ayey u taalaa Sheikh wixi ka xumaada Bal culimada hawshooda lama galo. Qabiil waxba tari maayo
رسول الله صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
بارك الله لك
صلى الله عليه وسلم اللهم وفقنا لما تحب وترضى
جزاك الله خيرا جزاء
Sh maxamed cabdi umal ❤
nabiga ku saliya ❤
Ilahy ha no xafido shiikheena aqiro iyo adunba
JazakaAllah khayr sheekh muxamad
Wcs jzk llah geyr sheekh umul Allah ku xifdiyo
Jazaakumulaah kheyr sheekh ilaahay ha ku xifdiyo
Allahy han xifitiyo oo allowu idma dhafa
Maashaa Allaah dhaxalki rasulka waa kan sheekhu inoo hayo Allaha nagu anfaco
Masha Allah
Sallalahu calayhi wasalam
جزاك الله خير
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Shiikh umal Alan xifdiyo
جزاك الله خير يا شيخ
Allahayow culimada noo dhowr iyaga daraadood ayaa allah in badan ku baajiyey cadaabkiisa xaqana in badan ayey inoo bayaamiyeen allahayaw noo dhawr
Maashaa Allah
Allahu Akbar Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaahu Akbar Takbiir.
Jazaakallah qer
Allahu Akbar
Jazakallahu kher
Manshaalaah
❤ thanks
Aamiin aamiin
Scw scw swc
Jasaka laah sh umal
🤲🤲🤲🤲🤲❤💯
ALLAAHU AKBAR
Alla walaahi waa run anigoo umul ah oo kismayo jooga ayaa 3 nagood oo kala qabiil ah mid gurigii walidkay iga xinsatay aad iyo aad iidhibtay midna wax uusan ilmo yaroo 9 jira ayee iga nabsatay hadalkeedii benta ahaa dartiis baa qori are dabalaab la iigu soo qatay inla idilaa larabay galkacyo oo anan aqoon ban usoocararay alxamdulilaah wan badbaaday 7bari baan dhalanaa Tii 3aad kulahaa wiilka haladilo wayo caruurtuu naga dilaa qabiil buu yaqaanaa ninkedii oo ilmaha yar ee 9 jirka ah qori ku gadayaa la arkay naloo shegay hooyadey baa dhowar habee soo seexisay maqayad ay kashaqesan jirtay markii danbe wan lasoo qaxay illaa galkacyaan imida oohin ciil badan illaahaan 3 nagood kudacweeyay l 2 nagood caruur baa kadhimatay midii guriga igu dhibtayna waa lafuray caruurtiina laga rebtay kenyay.ucarartay ilmahii 6 ahaayeen gabarbaa kadhimatay ilaa hadana ilmaheedii weyba inkirtay madhalin bey tiraahdaa inaalilaahi wainaa illaahay rajacuun siduu illaahay iiguhiiliyay waasiweyne War muslimiiney.dulmiga waa Qatar walaahi waa runteyda kismayo xerada mariinada ee dekeda loosiimaro ayaan degeneyan sixun baa la iigalay niman qoryo wata ayaab irida ii soo istagay anigoo umul 7 beri dhalan baan daqad weyan kasooboday ilmahii yaraa wan xanbarsanahay kiikale maqayada hooyaan ku sii maray garibaan bulogaduud ku tagay 7 beri ayaan sugayay garigii caleey mufo ee kashaqen jiray kismayo iyo xamar dukamada kismayuu usoo adeegi jiray markaan bulo gaduud imid anigoo labadeyda wiil wata nabad qabana inkastoon welwelsanaa hadana wan sexday garigii oo kismayo ka soo faruq garaacay baan xamar usoo racay illaahay kuwii idulmiyay guryahoodii walaahi weyku kala carareen iswada fureen caruurahiina ka dhinteen hoog iyo baaba ba ku dhacay aduunkaa looga jaseeyay Taas ba la iigeystay illaahay baana ii aaray allxamdulilaah calaa kuli xaal
Anig waxii kismayo dhabahoo iga soo garay firiya muslimiiney xaqdarada ineysan soconeyayan waxaan sigtay oo dhimasho la ila rabay 3jeer kismayo wan ku dhashay ku barbaaray kuna dhalay wax ku bartay dugsiga hoosedhexe kudhameeyay gurmadka horumarinta mashaaricda qaranka uga baxay macalimad dhigta dugsiga h/dh ee bilaal kii udhowaa bada calanleey War waa la idulmiyay magaladeydii dhameyad markii la igu dulmiyay barqo ayaan gari karaacay dibdanbe uguma noqon guryaan kuleenahay ballsed wan ka iyad jabay 3 jeer dhibkii la ila rabay illaahay baa iga badbaadiyay kufsi la la ilarabay oo habenimo guriga nagulasoo gargaraacay heblaayo heblaayo heblaayo usoobaxbanaanka waxbaan ku weydiineynaaye habar hoyadey qaraabo yahiin oo habenkaas ilaahay nookenay batiri oo cod ragged leh jirodoo dhana cuntada ugukarinjirtay madaxtooyadana markaas ka warqabtay baa ujawabtay War wad edab daran tihiine naga taga maxaa guriga heblayo soogalay maqayada dentad ka canteen miyaad.hadana caruurteedii wax xun larabtaan War duloobee naga taga Morgan moryaan dhashay shalalaqda qoryaha ay wataan wan maqleynaa cabsi iyogariir waxan leyahay habaryareey majoogto dheh havaryareey maqayada ghooyadeed bey jirtaa dheh habartii ususus bey ileedahay xeebta intey igeyaan ikufsadaan kadibna idlaan lakii alle casaawajalaa ka diiday xaqdaradey illa rabeen hilla illaahay iihiliyay ma jara anigana illahay ayaan ku xiranahay mahad badana wan uceliyay waqtigaas waxuu ahaa markii isbahaysiga ay heyasteen kismayo too towsankii waxyar kadib cabdiqasin baa la
3000000000m
❤❤❤❤❤❤❤
Goroyo la ogaa oo haad ayey noqotay
Khudbada.afsoomaali.laguma.akhrinkaro.culumaqabta.iyo.culimada.afsoomaaliga.kuakhriya.yaasaxan
Sida siyasiinta somalida ookale
kani xadiis maha ee cid buu u hanjebayaa
Scwscwscwscw😊
Cuqubada aad Isaaq u maleegaysaa kugu dhacday adiga. Qabiil ka xitaa diintii kaa maydhi way day.
Ilahay no xifdiyo sh iyo culimad xumanta Naga rabayah ee Somali
QOMULUD.BATAHAYAYE.SHEQA.KALEXO
@@hodandahir8111
Walaal talo aan ku siiyo oo qabiil meel iska dhig balse waxan maqlay
اللحم العلماء مسمومة
Culimada jidhkoodu waa sun. Culimada ilaah ayaa ilaashada oo qofku wax ka sheega degdeg ayaa Allah uga jara. Waxay ka dhigan tahay
Sun gacantaada dusha laga saaray qofki cunaa miyuu noolaan karaa?
Sidaydaba nin culimo ah ma so qaadqaado isaga ayey u taalaa Sheikh wixi ka xumaada
Bal culimada hawshooda lama galo.
Qabiil waxba tari maayo
Our protect our culimaa
Ilahy ha no xafido shiikheena aqiro iyo adunba
Aamiin aamiin aamiin
Masha allah
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤