XERTA SHIIQ CALI MUUMIN XAMAR JADIID DEGMADA WARTA NABADDA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 3 роки тому +2

    Masha allh Mogadishu🌴 xudunteda ku duugane 🌳ya salaam ✍️sister long live🤲🥰 🇸🇴 keep going shaqo wngsn 💯👏👌

  • @calaawigamer4740
    @calaawigamer4740 3 роки тому +1

    Wa loo hagarbaxay wadooyinka xaafadan masha allah allaha noobarakeeyo wadankeena

  • @xidigataciyaalxamarcade3381
    @xidigataciyaalxamarcade3381 3 роки тому

    Alla maxan uxisaya my vellige xerata sh c mumina waa waa meshana quranka kadhameya xamar jadiida waa mesha xuduna teyada ku dugana tahay inshaallaha wan uso lawana dona inshaallaha

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 3 роки тому +2

    Mahadsanid ajmal qof dacad ah oo wanagsan ayad tahay halkaas kasiwad
    Xerta berigaan ogaa jiingad wareegsan ayay ahyd calamo waawyna way kudhex yaaleen xogaa yar markaad socotid meel eylada ay degnayeen bulal yar uga dhisnaa ayaan xasuustaa markaan school ki amiir nuur ku socdo
    Inkastoo aan jeclaa inaad soo duubtid school amiur nuur aan yaranteydi ku bilabay hadana waad ku mahadsan tahay waqtigaad nasiisay.

    • @safahussein3994
      @safahussein3994 3 роки тому +1

      xirta darbiga lee sara mahe gudaha waa jiingad bac weyne eh

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 3 роки тому

      @@safahussein3994
      Maya anagu dadki hore ayaan ahyn adigu dagalki kadib ayaad dhalatay ayaa laga yabaa lakinse muqaalki hore ee qadiim ka ahyd nin kii yaqaana ayunbaa og

  • @amiirhanad4534
    @amiirhanad4534 3 роки тому

    Oh oh xafadeydii Xamar Jadiid gar,ahan Xirta Shiikh Ali Muumin wlhi xasuus ba i galisay lkn Xirta waa la dhisay jiingad aya ku ogaa sar ba laga dhigay nice

  • @aweysjaciir8318
    @aweysjaciir8318 3 роки тому

    Manshaa Allah. Salaan sare. Xirta ilaa furayasha manosoo duubi kartaa ,hore usoco. Jzumukullaahu qeyr

  • @lolotea3937
    @lolotea3937 3 роки тому

    Maashaa alaah casfadayda waan ku farxay runtii mahadsanid abaayo زا كلا خير

  • @nasrakeef3255
    @nasrakeef3255 3 роки тому

    Mash Allah beautiful 🌺🌺🌺 ilahow dalkeena nabad noka dhik qaboow ayaa ilmihii nakadilay iyo qufac ilahow dalkeena nabad noka dhik

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 3 роки тому +2

    Masha Allah thank you. It was so funny with the monkey. Can you please make more videos 💓💜

  • @lalakids907
    @lalakids907 3 роки тому

    Mansha Allah abayo wa runtaa wlhi nicmay haystaan Allah ha u siyadso

  • @AliAli-jy7kb
    @AliAli-jy7kb 3 роки тому

    Masha allah

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 роки тому +1

    🙏Suuqyada maahane xaafadaha waxaad mooda meelo cidlaa oo dadka aad bay ugu yar yihiin ilaahay amarkiis lkn xaafada qaar waa maansha alah🤲

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 3 роки тому +1

    maansha alaah keep going sister

  • @0marsujaac409
    @0marsujaac409 3 роки тому +1

    maasha alah

  • @lalakids907
    @lalakids907 3 роки тому

    Mansha Allah dhulkeena Allah ha no xifdiyo nicmaa talo

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 3 роки тому

    masha alh hore usoco

  • @iyigunler9509
    @iyigunler9509 3 роки тому +1

    Iyadoo cariishyo ah ayaan aqaanay xertan ex xafadeena i ilove x jadiid

  • @muktarfarah1524
    @muktarfarah1524 3 роки тому

    Masha allah dhinaca isbartiibada in aad tagto aheyd Thnks

  • @lalakids907
    @lalakids907 3 роки тому

    Daanyeerka wa very smart

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 роки тому +1

    Wcs sister

  • @ima6291
    @ima6291 3 роки тому +1

    Xertana ma..kkkkkkkkk

  • @lolotea3937
    @lolotea3937 3 роки тому

    مساء اله شكرا لك حبيتي

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 3 роки тому +2

    Geedahaan waxaa u sabab ahaa Dowladdii Maxamed Siyaad waxaa khasab ahayd in guri walba lagu tallaalo qofkaan ku tallaalin waa la ganaaxi jiray taasaa u sabab ahayd

  • @cumarsufi8383
    @cumarsufi8383 3 роки тому

    Asc wrwb walaasheey xaafada xamar jajab jidka furdada martiini gadaashiisa masjidka agtiisa noosoo duubti haddii awoodo

  • @mohamudsheeq4058
    @mohamudsheeq4058 3 роки тому

    Fadlan ilaaliya nadaafada maamuladana haku dadaalaano agabka nadaafada inbeey meel walba dhigaan si shaacabka ugu rido wixi qashina qafka haduu waayo meel oo qashinka ku rido wadada ayuu iskaga tuuraya nadaafada waa iimaanka barki.

  • @mohaibra7601
    @mohaibra7601 3 роки тому

    Keliya waxa garan kra ciyaalka xmar Asli ah

  • @0marsujaac409
    @0marsujaac409 3 роки тому +1

    sacdiyo

  • @caliBoy-d2y
    @caliBoy-d2y 11 місяців тому

    war xaafadayda waaye😂😂😂

  • @caliBoy-d2y
    @caliBoy-d2y 11 місяців тому

    war xaafadayda waaye😅

  • @jamamaplg
    @jamamaplg Рік тому

    XAMAR WAALA XUMEEYEY EE YAA KU XAAL MARINAAYO

  • @daadirmohamed6580
    @daadirmohamed6580 3 роки тому

    Gurigeena wada furaha saaranyahay waa ka leexatay 😩😂

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 3 роки тому

    Qashinka ka weynaadaa
    Ismana bedelaan

  • @0marsujaac409
    @0marsujaac409 3 роки тому +1

    asc

  • @sharifmoha7053
    @sharifmoha7053 2 роки тому

    Xaafadeena labadhagax