WAAW GEED JECEEL XERTA SHEEQ ADAN DHERE DEGMADA WARTA NABADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @hkyro6877
    @hkyro6877 3 роки тому

    Omg walhi u show me meeshan ku dhashay xafadeeyda xerta 21 years ago ❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🔝🙏thank u ajmal

  • @mohasiad6639
    @mohasiad6639 3 роки тому

    Masha allah wlshey jazakallahu qeer dar alle ayan ku jeclahay allaha ku barakeeyo aduun iyo aaqiro

  • @abdinuurmahamuud3416
    @abdinuurmahamuud3416 3 роки тому +1

    A S C huuno plz soodub xafadaha ceelasha in aan mar un arkaan donayaa

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 роки тому +1

    🙏Maansha alaah ajmal ss aad baad umahadsan tahay🙏🙏geed jacayl xafadan ku dhashay ❤️

  • @noorbotiyow6787
    @noorbotiyow6787 3 роки тому

    Masha Allah alle hakuu barakeyo Chantal kada xasus ayaan galay geedjecel thanks

  • @abdiazizabdallamoha9203
    @abdiazizabdallamoha9203 2 роки тому

    Xerta 2012 dagnan jiray xilikas oo xaladeyda Aad uxumed

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 3 роки тому

    Masha allah walaal ma soo duubi kartaa, is gooyska FAXAG in la furay iyo in kale, adigoo mahadsan!!!

  • @thesomalia5418
    @thesomalia5418 2 роки тому

    Xafladan magac ahan tarikhda ayaan jeclesan lahay ,sidee magacan ugu baxay xafada.mahadsanid.

  • @ayanleawale4123
    @ayanleawale4123 3 роки тому

    thank you abaayo, masjid abdulahi cawreer

  • @maymuunxagi794
    @maymuunxagi794 3 роки тому

    Asc mansha allah allah noo badiyo gabdhah adoo kale. Waxaada u sheegtay waxa ay aad ugu bahan yihiin in lio sheego dhalinyarada soomaliyeed iyo hoyooyinka somaaliyeed . Ha ka daalin , ajir allah kaa siiyo. Hadalka wanagsan waa xasanaad.

  • @ahmedimanainte4434
    @ahmedimanainte4434 3 роки тому

    Asc Adeer awal Allaha ku barakeeyo Allahane ku xifdiyo sida aad ugu faaiideysid QURBA JOOGTA waane fikrad loo baahnaay Ilaahey ayaane ku waafajiyay sida aad ugu bayaanisay xaafadala iyo wadooyinka laakin weli QURBAJOOGTO waxey daneynayaan kuwooda dad aanan u joogin Muqdisho dadkaas waxey rabaan in ay ogaadaan qiimaha DHUL BANAAN ama GURI DHISAN xaafadaha XAMAR JADIID/ WARTA NABADA - MADIINO adiga oowar cad oo lahubo warsanayo DALAALINTA intaas ayaa dhowr qofood taleefoon aniga iyo weydiiyaan adiga oo mahadsan Allaha ne ku barakeeyo

  • @abdirizakabdi3920
    @abdirizakabdi3920 3 роки тому

    Maasha Allah Vlogyadaadu runtii muuqaalo oo kaliya ma ah ee waa wacyi gelin bulsho. Alle hakaa abaal mariyo talooyinka wanaagsan ee aad umadda u gudbinayso.

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 3 роки тому

    maansha alaah ajmal warkaaga waa mid aad u qiimo badan ajir alaha kaa siiyo keep going sister

  • @idilmuhumed8029
    @idilmuhumed8029 2 роки тому

    Masha’allah abaayo waxan aad ugu faraxsanahy inaa gurigii aan kudhashay kuso barbaaray wax kuso bartay oo mudo iigu danbeesay aan youtube kada ka arko shukran masha’allah horay usoco ayaa.kuleeyahay

  • @kamalali79
    @kamalali79 3 роки тому

    Asc walaasheey waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah shaqo fiican ayaad heysaa ilaah ha kaa siiyo ajir iyo aamin aamin aamin mahadsanid markale walaasheey qaaliga ah

  • @yusufmuhammad283
    @yusufmuhammad283 3 роки тому

    wow masha allah , allah swt haku xafido villa somalia mamnuuc miyaa illeen waa warta nabadda nala wadaag haddi lasoo duubi karo 😍

  • @abdullahiahmedmohamed3925
    @abdullahiahmedmohamed3925 2 роки тому

    Gabdhaan hadl adeeg bdnaa h.g miyaa

  • @bileabdi9615
    @bileabdi9615 3 роки тому

    Mashaa alaah waa wadaniyadii

  • @ciisehaji7616
    @ciisehaji7616 3 роки тому

    Masha Allah waa muuqaal aad qurux badan sacdiyo Allaha ku xafido insha Allah

  • @fadumo7917
    @fadumo7917 3 роки тому

    Abayo masoo duubi kartaa suuqa dagmada heliwaa waliba kawanka heliwaa hadey surta gal tahay abayo mahadsanid kun jeer heliwaa waxaa igu Dan beysay 2004

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 3 роки тому

    Thank you abaayo for your beautiful words and I hope we all learn something from it insha allah.💜

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 3 роки тому

    Ajmal cawa anaa u horeyo Wn ku slmy abayo🇸🇴🇸🇴❤️🙏 wad na ku mahadsn thy sida mar walba muuqal qiimo leh noo gu soo gudbisid

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 3 роки тому

    The only one Mogadishu 🏞️ wel done sis💚✋🇸🇴

  • @muuseyare7879
    @muuseyare7879 3 роки тому

    Maanzhalah guulayiiso wll

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 3 роки тому

    Asc walaal waan jeclahay muuqaaladaada aad sooduubtit . laakiin maanta xaafadeena baad sooduubtay mahad sanid.

  • @istarhabeen
    @istarhabeen 2 роки тому

    Ala hawiyow magaalada waad cunteen😭😭😭😭

  • @nasrakeef3255
    @nasrakeef3255 3 роки тому

    Masha Allah abaayo ilahey haku xafido

  • @km300ge
    @km300ge 3 роки тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohitalkhaircargollc7757
    @mohitalkhaircargollc7757 3 роки тому

    WAA XAAFADEEYDI MASHAA ALLAH IIGU DAMBEESAY 15 SANO KAHOR.. MAHADSANID WALAALO

  • @fadumo7917
    @fadumo7917 3 роки тому

    Masha Allah abayo allha ku xafido

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 3 роки тому

    Masha allah

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 2 роки тому

    Geed Hindi was caleemo yar yar yahay

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 3 роки тому

    Masha Allah

  • @yusufabdillebarodiintaada8498
    @yusufabdillebarodiintaada8498 3 роки тому

    السلام عليكم

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan 3 роки тому

    Waa runtas 24 sano kaho ayaa ladhihijiray

  • @najaadikar812
    @najaadikar812 3 роки тому

    Alla gurigeena ahaa abaayo maxaa iigusheegi weyday waan kusoo dhaweynaa

    • @hkyro6877
      @hkyro6877 3 роки тому

      Hayeey dooliga madaris ayaanu nahay xerta

  • @abdifatahmahathussein4253
    @abdifatahmahathussein4253 3 роки тому

    geedaha noogu qabo

  • @sadaqwadanioffchiyal8394
    @sadaqwadanioffchiyal8394 3 роки тому

    Abayo sacdiyo aaway cod sigeda aaway madina gar ahan jid cakaro gar ahan masajidka xaji maxamad woxo ku magic dheryahay masajidka xaji maamow in kasto oo diday magaca masmow🙏👈

  • @mariamhassan5345
    @mariamhassan5345 3 роки тому

    Adoo mahadsan wixii aan kugu baraney ee xaafafa DAARU SALAAM baryahaan

  • @maxamedcali3768
    @maxamedcali3768 Рік тому

    Dagmada wardhigley ee xaagada xararyaale

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 3 роки тому

    geed hindi lama yiraah saxiib geed hindi wuu suulay geedkaan dagaaalka kabib ayuu wadanka soogalay

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 3 роки тому

    Sax waaye xaafada magacaas Geedka jacaylka ayaa loo yaqaanay weliba magacaas wuxuu ahaan jiray magac busteejo BL ka. Caasiyada iyo koostarada waxaa la dhiji jiray Geed jacaylka ii jooji.

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 3 роки тому

    FADLAN ISRAAC DEGMADA YAAQSHIID SOO DUUB MAALIN WALBO WAAN FIIRSADAA CHANNELKADA INTAAS AYAAN KAA CODSANAA

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 3 роки тому

    21 century miyaan wadada qashinka yaan ladhigin dadka baraynaa??

  • @Gzy308
    @Gzy308 2 роки тому

    Warta nabada waa magac iga danbeeyey talow ma Wardhiigley baa warta nabada loo badaley mise waa xaafad cusub. Dadka xamar daganow bal ii kala sheega warta nabada waxay tahay?

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 роки тому

    Masha Allah