Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
AHU. ABTIGAY AXMED MOOGE LIIBAAN. One of the greatest artists in Somaliland.
Ilaahay haw naxariisto abwaan xasan qawdhan iyo axmed mooge
ilaahay janadii ha geeyo axmed mooge liibaan sidoo kalee mulaxanka cajiibka badan siciid maxamed xarawe eebbe cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo 22 october axad 2023 garoowe jawi dagan iyo roob 1:05 habeenimo alle cimri dheer hasiiyo danbigoodna hadhaafo inta qoraalkan arki doonta
Aamiin aaamiin yaa rabbi 😢🤲
Abwaanka heesta qoray?
Xasan qawdhan zhp@@Ahmedjohn-go9xu
Erayadii Aun Xasan qowdhan Laxankii Siciid Siciid Xarawo Mahadsanid Masuuul
@M Hanad 12 Media...Adaa Mudan bro, Thanks
Mirihii xasan qowdhan laxankii siciid xarawo cadka axmed mooge liibaan
Heeskan waxaan dhagaysanayaa anoo yara walbahaarsan waayo waxaa jira waxayaalo aanju haminayo oona wali iisuurta galin Hbeen talaado ah taariikhdu waa 7/11/23 goorsheegtu waa 12;40 Waxaa meel agtayda ah ku qayilaya guuleed ooaan wada shaqayno Jhbeen ay jirto laydh qaboow Mahamad shaafi jigjiga dds 🎉🎉
@sheekhmaxamedshaafi illaahay ha kuu fududeeyo waxaad niyada ku hayso ee aad jeceshahay si niyada ayaad commentkan aad usoo qortaan filayaa Sxbkaa Guuleedna nagu salaan adna aad baan kuu salaamayaa Mahadsanid
Ilahay ha kugu guuleeyo muraadkaaga oon macsi lahayn wll
Hees xusuus mudan alle ha u naxariisto axmed mooge liibaan
@Naasir Cabdi..Aamiin aamiin yaa rab walaal illaaay qabriga ha u waasiciyo Fanaankaa Qaran
allah kaw naxariiso legnd buu ahaa
Aamiin aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto hobol legend ah ayuu ahaa Axmed Mooge Liibaan
Allow u naxariisto yaa rabi
Aamiin aamiin yaa rab
Eraydii abwaan xasan qawdhanLaxankii siciid harawoCodkii Axmed mooge liiban
Xog sugan
Laxanka iyo musiga waxa saray xasan gared mahadsanid gared
Siciid Harawo waaye wll
LAXANKA Siciid Xarawo ayaa leh Erayadana Abwaan Xassan Qowdhan
Sxb waa saciid xarawo
Xasuus heestan ugu jeclaa 1993-94
Axmef moge liban
Heestan ifahan siya walalayal
Ahm'd🤩
Aun Fanaanka
allah yaraxma axmed mooge
Ismano642.
AHU. ABTIGAY AXMED MOOGE LIIBAAN. One of the greatest artists in Somaliland.
Ilaahay haw naxariisto abwaan xasan qawdhan iyo axmed mooge
ilaahay janadii ha geeyo axmed mooge liibaan sidoo kalee mulaxanka cajiibka badan siciid maxamed xarawe eebbe cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo 22 october axad 2023 garoowe jawi dagan iyo roob 1:05 habeenimo alle cimri dheer hasiiyo danbigoodna hadhaafo inta qoraalkan arki doonta
Aamiin aaamiin yaa rabbi 😢🤲
Abwaanka heesta qoray?
Xasan qawdhan zhp@@Ahmedjohn-go9xu
Erayadii Aun Xasan qowdhan
Laxankii Siciid Siciid Xarawo
Mahadsanid Masuuul
@M Hanad 12 Media...Adaa Mudan bro, Thanks
Mirihii xasan qowdhan laxankii siciid xarawo cadka axmed mooge liibaan
Heeskan waxaan dhagaysanayaa anoo yara walbahaarsan waayo waxaa jira waxayaalo aanju haminayo oona wali iisuurta galin
Hbeen talaado ah taariikhdu waa 7/11/23 goorsheegtu waa 12;40
Waxaa meel agtayda ah ku qayilaya guuleed ooaan wada shaqayno
Jhbeen ay jirto laydh qaboow
Mahamad shaafi jigjiga dds 🎉🎉
@sheekhmaxamedshaafi illaahay ha kuu fududeeyo waxaad niyada ku hayso ee aad jeceshahay si niyada ayaad commentkan aad usoo qortaan filayaa Sxbkaa Guuleedna nagu salaan adna aad baan kuu salaamayaa
Mahadsanid
Ilahay ha kugu guuleeyo muraadkaaga oon macsi lahayn wll
Hees xusuus mudan alle ha u naxariisto axmed mooge liibaan
@Naasir Cabdi..Aamiin aamiin yaa rab walaal illaaay qabriga ha u waasiciyo Fanaankaa Qaran
allah kaw naxariiso legnd buu ahaa
Aamiin aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto hobol legend ah ayuu ahaa Axmed Mooge Liibaan
Allow u naxariisto yaa rabi
Aamiin aamiin yaa rab
Eraydii abwaan xasan qawdhan
Laxankii siciid harawo
Codkii Axmed mooge liiban