Xildhibanad As iyo dowladu waa isku mid tiri iyomuuse bixi oo garaaf jamac uhanjabay iyo ssc khatumo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

КОМЕНТАРІ • 60

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому +2

    wa runted aniga abgal ah aba la qaba war runtaa dideysa walalkeyow bal hadalka sifican u dhageyso xil dhibanadan waxey tiri xaqa lakin xildhibaankan sow ma oga in gobala badan alshababtu kuso noqden kadib marki laga xoreyay fa, isa waxey matasha weliba sifican shacabka muqdisho oo canshurta an dowladda ogeyn xildhibanka gal hareri no shegayo ow ka dhaco ee dadkeena abgaal tuugada ku jirta hala facshiro taa waa runted walahi ee kabax how kala dananine waxbama ogide anaka wan la jirna xildhibanka u hadlaya shacabka somaliyed dhibka lagu hayo ka sheega g /shacabka wayo anagey no yihin iney naga ilaliyan qaladka dowlada ka yimaada

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 2 місяці тому +3

    Xildhibaanada waa runteed

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 2 місяці тому

      Xildhibaadaas waa afhayeenka shabaabka ufadhida baarlamaanka

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤❤jayte wa gabar fariid ah runtii sharaf leh

  • @bima9383
    @bima9383 2 місяці тому +3

    Waa runted xildhibanada viva Faisa jeyte

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому +2

    wax hubso fa, isa jeyte runtey ka shegtay wana la qabaa mahan dhigi lahay ay dhigtay afka alle kuma gooyo abgalan ahay walahi wana la dhacay runta waxey ahayd ay ku hadlen ayada iyo xil k jiis oon shalayna necbaa balse manta shacabka si wanagsan ugu hadlay kii shacabka la jira ee xaqa ugu istaaga gardarada celiya ayan jecelnahay dowladda waxa plancegreya wa xildhibanada taa baana ah midnimada shacabka waana horumarka dalka joji hadalka aand ka fiirsan walalkey h manal GUUL IYO GOBANIMO ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 2 місяці тому +1

    Insh Allaaah tagimayaan idoorku waxaa kahoreeya Harti Powered ❤❤❤❤❤

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 2 місяці тому +1

    Waa runteed...taad waddaa ayaandarra ah.....

  • @ApdilahiMohamed-e5u
    @ApdilahiMohamed-e5u 2 місяці тому +2

    Way saxan tahay xildhiban faisa jayte

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    hore usoco fa, isa dadkan jaahilkaa aan ka dhashay waxey ku hadlayan waxba how arkin wa dadkaadii aad xilka u haysay murusade iyo marexan waxba kama jiran taa ee runta ay sheegeen ayey dowladu ku dhisantahay kuna dhismeysaa no more qabiil mid baan nahay guuletstayaasha g/shacabka guul somaliya❤i love you somaliya❤

  • @Caliya7
    @Caliya7 2 місяці тому +1

    Waa run waa argagixiyo iyo isbaaroleey waxba isma dhaamaan waxaad rabtid uqaado

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 місяці тому +1

    Abwaan wararkaga aamin malahan nin mudulood ah oo abgaal ah ayaan ahay gabadhaa warkeedu waa xalaal

    • @HK-fv5sm
      @HK-fv5sm 2 місяці тому

      Runtu waa qaraar in la sheegana waa dagaal horleh gobolka banaadir in xaqiisa la doonana ma ceebaa iyo in leysku naco

    • @abdullahhassan1059
      @abdullahhassan1059 2 місяці тому

      Gabadhii u doodeeysay dadkan xamar ee cadow kastorabo in uu baado ayuu halmal noogu dhigaya in eey qaldan thy balsegabadhaa alle ayaa naga sareeye xaqeey ka hadashay

    • @HK-fv5sm
      @HK-fv5sm 2 місяці тому

      @@abdullahhassan1059 runtu qaarbaan rabin in la sheego ninkaana kuma jiri war gabadhu waa mida keliya ee gobolka banaadir u hadasha ma in lagu colaadiyey u baahan tahay iyadoo baarlamaanku 4/5 lagu fadhiyo inta gobolka banaadir ay ku matalaan hadey afku xirteen midii u hadashan afka la goosto ma mudan tahay midkaan abwaanka sheegteya inuu iska laadlaadiyo midii xaquuqdiisa soo dhicin laheed meeshuu ka difaaci lahaa ayuu ka doorbidey inuu microphone 🎤 u soo qaato

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 місяці тому +3

    Tan Xildhibaanad mahan ee waa shabaab.

    • @Caliya7
      @Caliya7 2 місяці тому +1

      Shabaab ma ahan ee waxeykutiri waa labo sheydaan oo midba dhinac kacunaayo masaakiinta dowladkushega sbaarada dadka udhigtay

    • @galadi111
      @galadi111 2 місяці тому

      Dhilada Hassan Garguurte dhashey ayaa al shabaab ah

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 2 місяці тому

      @@galadi111 Qof aad ucaqlaaqxun ayaadtahay Hooyo marhore dhimatay ayaad qabrigeeda ugu tagtay hadalkaagaas maalinta qiyaamo ayuu kuuyaal teedakale Calidheera shabaab miyaa kudhalay mexey tahay Caqlaaqxumadaan yaa Abuujahal.

    • @HK-fv5sm
      @HK-fv5sm 2 місяці тому

      @@sahruja5777 sharwadayaasha hadey kuu kala xigaan waa kuu doqonimo adigoo Kabo ku dukade uu kaa dhashey iyo Karataay inaad kala jecleysato sharwade kaama yeelayee marka hore isasoo daahiri walaal

    • @galadi111
      @galadi111 2 місяці тому

      @@sahruja5777 Aniga hal hooyo dhimatey ka fokan waysay leedahay garguurte isagana qabuurihii oo dhan lafihii ku jireen ayuu lasoo baxay lacag darteed mida aan Aniga wax ka sheegay waaba dhilee

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 2 місяці тому +1

    Naaaaamus

  • @Mooiokk
    @Mooiokk 2 місяці тому +1

    Wey saxantahay baqbaqda mesha kala tag duliyahow waxa ka qaaade malahne

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 місяці тому +1

    Rerkaan waa shabaab

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 місяці тому

    Subxanallah wa waxlagaxumado wa kuwaas xildhiibanda Somaliyed qarkood oo badaan iyo waliiba kuwa baraanokale oo jajusenta u ah Ethiopianka iyo shisheeyah oo dagaal ogaal ah reer muqdiishona hoosta ayay kuhaystan

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 2 місяці тому

    Horta dadku may is yeelyeelaan SSC waa halkee ma labada degmo ee dhulbahante Lascanood iyo Taleex ee sool hoos yimaada yaab maanta wa kaa muse ku baadhiyaaya Buuhoodle Qoriludig Galbeerkii Sool Sanaag iyo Cayna warkeedaba daa waabu ku baadhiyayaa beeneey waa run

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 2 місяці тому

    Garaad Ninkan Muuse Judan baa layidhaa meeshu tabto way qalashaa, Wana abaa Guuldarada waligin talabo u qaday kumu gulaysan, wanu ku gashilma Haw aqin Darawishta waa u diyaar

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 місяці тому +1

    Naagtaas waa naag shabaab

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    sharciga cidna kama xigo xaqa iyo runta oo la sheego ayaba sharci ah haye ma qaldana fa, isa jeyte walahi wa wataa ano abgal ah weliba curadkii ah

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 місяці тому +1

    Waa in laxiro

  • @galadi111
    @galadi111 2 місяці тому

    Waa runteed Faiso hadalka dhabta bay ka hadashey Hassan Garguurte ayaa ka xun al shabaab Tuuga umada iyo wadanka xoolihiisa dhacayaan isaga iyo labadiisa Xaas eve tuugada ah iyo ilmahiisa jahanama Allah haku rideee

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 місяці тому +1

    Muruursade waa xaaraan shabaaba

    • @HK-fv5sm
      @HK-fv5sm 2 місяці тому

      Oo hadaa yaa xalaal ah oo mid dhintey iyo mid noolba ay ka joogi la yihiin

  • @abdallajama1823
    @abdallajama1823 2 місяці тому +1

    Kkkkkkk oo gabadha . .ma runtaa lagumaagayaa kkkkkk waa geesiyad

    • @Caliya7
      @Caliya7 2 місяці тому +1

      Runtii ayaa reerkan dhibeysa

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 місяці тому

    Adaa ayandaran qabiileyste ah didac kujira

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому

    XILDHIBAANOÒ W XAAL QAADO

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 2 місяці тому

    Kkkkkkkk
    Run sheeg waa Ceeb sheeg abwaan

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 2 місяці тому

    faiza weysaxantahay runta wey qarartahay

  • @CabdiJaamac-f6t
    @CabdiJaamac-f6t 2 місяці тому

    Ninkan guda biirsay borame canshuur ha kakeeno maxaa ka dhigay xamar meel Shirakawa ah

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 місяці тому

    Wllkey gabadhan qudbadeed sifiican u dhageeso weey saxan thy waxeeyna u doodeysaa hooyada maskiinta ah ee canshuur eey awoodin lagu heesto adigaana ku heeysatay habeen hore md xasan shiikh canshuurta xamar kaliya laga qaado ee meelkale laga qaadi karin hadalka danbe waxeey u jawaabeysay waaxid eelazy ah ee adiga warak aad zoo qazdaneyso iska fiiri hadaad daacad thy

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 2 місяці тому

    Kuwa u sacbiyeyna kawarama iyaguna qawariijt miyaa

  • @suadismail7881
    @suadismail7881 2 місяці тому

    Oo maxaad la qaylineysaa soo adiguba habeen iyo maalin difaacaya hassan xaraash dal iibsade dhul boobe

  • @powerwhydoh491
    @powerwhydoh491 2 місяці тому

    guul guul Somali land😂😂😂😂😂😂🎉😂🎉🎉😂😂💪💪💪💪👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 2 місяці тому

    Waay saxantahay mamada sxb ee benta joji😂😂

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 2 місяці тому

    Waysku xaaratay xildhibaanada ee sharciga hala marsiiyo

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 місяці тому

    Walahi waa Ayaan daro faisa jeyte waa kahwarij barlamanka somali waa jooga kahwarij hala iska saaaro😳😳💣💣💣👎🏻👎🏻👎🏻😊

    • @HK-fv5sm
      @HK-fv5sm 2 місяці тому

      Saaridu kula fududaa sow ma ogid iney matalaad ay ku joogto weliba ma hadlayaasha gobolka sheeganaayo iney uga danqasho badan tahay

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 місяці тому

    Tan waa dhilo farmaajo baa heysa jirey

    • @Caliya7
      @Caliya7 2 місяці тому

      Maalinta qiyaame adigaa gaga leyndoona markii Allaah hortiisa lagugu weydiiyo.

    • @HK-fv5sm
      @HK-fv5sm 2 місяці тому

      gabdha keliyah ee gobolka banaadir u hadasha ayey arki la yihiin maxaad fileysaa hadey ka gaabsadee kuwii la midka ahaa sow leysma dhihi karo waxey ka wada siman yihiin in masaakiina dhibta lagu ku sii haayo nin waliba shaqaduu qabto buu la shir tagaa Faiza shaqadeedii ha ku hiifin adna waxaad ka shaqeyso baad noo sheegtey

    • @Caliya7
      @Caliya7 2 місяці тому

      @@HK-fv5sm afkaa loowada buuxiyey iyagaana wada alsh ah nacalaa sheydaan kuyaal, gabadhaan oobadan Allaah hanasiiyo hana xifdiyo.

    • @sahramohamed7113
      @sahramohamed7113 2 місяці тому

      @HK-fv5sm gabadhaan waa naag aan garanaheyn shaciya ,aqoon la aan baa ka muuqata waxaay ku hadleysaa afka naagta xarmaajo ,laakin hadlada aan loomeeldayin ey ku mudan karto in maxkamad la sootaago

    • @HK-fv5sm
      @HK-fv5sm 2 місяці тому

      @@sahramohamed7113 adiguba hadalkaadu yuu matalaa oo aad u hadleysaa mida kale xaaska Farmaajo kuma taqaano aduguse inaad taqaanaa cadeysey mida kale gabadhaad heysato waa gabadha keliya ee u hadasha gobolka banaadir cidey aqoon uga baahan tahay ma jiraan maxkamada aad la soo boodayna ma adey kuu furan tahay mise dalku dowlad buusan laheen aqoontuna waa mida aad ku colaadineysid iyadoo weliba ay kuu soo dhicineyso xaquuqda aad ku leedahay ama aan ku leenahay gobolka banaadir ee walaaley bal gaabso war murti lehna ku hadal ama eeda iska daa